Jacaylbaro
Nomads-
Content Count
44,142 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
1
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Jacaylbaro
-
Bannaanbax lagu taageerayo xasuuqa iyo barakaca ka dhacay qeybo ka mid Muqdisho oo lagu qabtay Waqooyiga magaalada Muqdisho -------------------------------------------------------------------------------- hadhwanaag 2007-11-15 (Hadhwanaagnews) Muqdisho(HWN) Bannaanbax la sheegay in lagu taageerayo wax lagu tilmaamay isbadalka nabadeed ee maalmahan dambe ka dhacay qeybo ka mid ah magaalada Muqdisho gaar ahaan degmooyinka Hodan, Howl-Wadaag, Suuqa Bakaaraha iyo xaafadaha Galbeed ka xiga waddada Warshadaha oo dad badan oo rayid ah lagu dilay kuwo kalena lagu barakiciyey, balse ah bannaabax lagu taageerayo barakaca iyo xasuuqa ka socda degaannadaas ayaa maanta lagu qabtay Garoonka Stadium Konis ee waqooyiga magaalada Muqdisho. Bannaanbaxaas oo ahaa mid ay soo abaabuleen maamulka Gobolka Banaadir ayaa waxaa ka qeyb galay Saraakiisha sare ee ciidamada dowladda Embagathi iyo saraakiisha sarsare ee ciidamada Itoobiya ee Muqdisho ku sugan, sidoo kale waxaa ka qeyb galay Safiirada Itoobiya iyo Yemen ee dalka Soomaaliya, mas'uuliyiin ka tirsan maamulka Gobolka Banaadir ee Embagathi iyo xubno kale, waxaana ugu horreyn ka hadlay Taliyaha qeybta Booliska Gobolka Banaadir Jen. Yuusuf Dhuumaal, Taliyaha ciidanka Nabadsugidda dowladda Embagathi ahna Taliyaha Guddiga amniga maamulka Embagathi Jen. Maxamed Warsame Faarax (Darwiish), Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho Maxamed Cumar Xabeeb (M/Dheere) iyo xubno kale waxayna dhammaantood ammaaneen soona dhaweeyeen howlgallada ciidamada Itoobiya iyo kuwa dowladda Embagathi ka sameeyeen qeybo ka mid ah xaafadaha magaalada Muqdisho. Maxamed Dheere ayaa sheegay inay si gaar ah ugu mahad celinayaan ciidamada dowladda Itoobiya oo uu ku sheegay kuwo saaxiib la ah Soomaalida oo uu sheegay in ay mudan yihiin tixgelin gaar ah. "Tixgelin kaliya maahinee waxaan dhigi doonaa koob lagu sharfayo dowladda Itoobiya oo ay ku tartamayaan 16-ka degmo kaasaana guddoonsiin doonaa, maxaa yeelay waa dad naf iyo maal noo huray oo gacan naga siiyay nabadeynta dalkeena" ayuu yiri Maxamed Dheere oo shacbiga Soomaaliyeed gaar ahaan kuwa Gobolka Banaadir ugu baaqay iney taageeraan ciidamada nabadgelyada ka shaqeynaya inta meesha laga saarayo kooxaha uu ku sheegay kuwa nabad diidka ah. *********************************
-
Thanks a lot ,,,,,,,,,,, anigaa kuwaa kala xarraasiye igu hallee
-
1000 baa lagu faanayaa ,,,,,
-
Are Punlanders among the most patriotic Somalis?
Jacaylbaro replied to AfricaOwn's topic in Politics
-
annaga noo kala bax marka ,,, i slet so late last night and had to wake up so damn early this morning ,,,, i think i'll sleep now ,,, i can't hold my eyes
-
where the UN siad that ?? The gun doesn't rule LA ,,, it could rule Muqdisho if that is the case.
-
I think it is too late now ,,, i can't even type this ,, i'm too damn hungry
-
Caruurta inaga celi adigu anigana wixii aad kari waydo igu hallee ,, had a busy day ,,,,,,, and was sleepy coz ,,,, ehem ,,
-
Ilaahay baa quudka bixiya ee UN waxba ma hayso sxb ,,,, UN tuna markay aragtay dadka oo wax qabsanaya uun bay meesha yimaadeen ee dadkaa dhulkooda wax u qabsanaya
-
gobolku wuu dayacnaa 5 tii sanno ee ugu dambaysay qof walibana wuu arkayaa ,,,, may be not you ,,, Imikay dadku wax qabsanayaan oo ay gobolkoodii dib u dhisanayaan ,,,, This is just the beginning laakiin mashaariicdu are in the pipeline sxb.
-
50,000 ????????? It is good now that the UN realized the reality and it is going to take part of the long abandoned region of Sool. Good for the people and good for the country too.
-
Habeenimadii sabtidii aynu soo dhaafnay ayaa madaxwaynaha dowlada Federaalka ee Somalia uu C/laahi Yuusuf Axmed kulan balaadhan la yeeshay qaar ka mid ah jaaliyada beesha *********** ee magaalada Nairobi ee dalka Kenya.. Kulankan oo ay soo qaban qaabisay jaaliyada beelaha Sool,Sanaag Iyo cayn ee dalka Kenya ayaa waxaa lagaga hadlayey xaalada uu hada ku sugan yahay gobolka Sool gaar ahaan magaalada Laascaanood oo mudo bil laga jooga gacanta ugashay maamulka Somaliland , waxayna jaaliyada Sscayn ee Nairobi usoo gudbiyeen madaxwaynaha Somalia dacwad ka dhan ah masuuliyiinta sare ee Maamulka Puntland , waxayna sidoo kale xubnaha u hadlay jaaliyadu eed dhakada uga tuureen madaxwayne C/laahi yuusuf oo ay ku canaanteen in uusan ka soo bixin kaalintiisii kaga aadanayd fashilkii siyaasaded ee ka dhacay magaalada Laascaanood.. Sidoo kale xubnaha jaaliyada *********** ee Nairobi ayaa ku eedeeyey madaxwaynaha Somalia Mudane C/laahi yuusuf in uu isagu ka danbeeyey in Koonfurta Somalia loo raro ciidamadii daraawiishta Puntland ee fadhigoodu ahaa deegaanka Adhi-cadeeye oo 30km dhanka Waqooyi ka xigta laascaanood , taas oo sababtay ayay yidhaahdeen in laascaanood ka baxdo gacanta Puntland.. Madaxwayna C/laahi yuusuf oo si degan udhegaysaneyey hadalada jaaliyada *********** oo ay xamaasadi ku dheehnayd ayaa iska fogeeyey dhamaanba eedaymaha ay jaaliyadu usoo jeedisay isagoona xusay in uu wax badan uu isku dayey wax ka qabashada arinta laascaanood balse ay waxwalba ka dhaqaaqi waayeen siyaasiyiinta reer laascaanood, Madaxwayne yuusuf ayaa xusay in uu garoowe u yimid xalinta arimaha laascaanood oo ay ugu waynayd xilka qaadis tii Axmed Cabdi Xaabsade oo uu sheegay in uu ku qanciyey in uu xaabsade xilka wareejiyo, Madaxwayne C/laahi yuusuf ayaa si cad ugu sheegay xubnihii jaaliyada *********** ee kula kulmay magaalada Nairobi ee dalka Kenya in masuuliyada waxii ka dhacay laascaanood ay iyagu beel ahaan iska leeyihiin sababtoo ah ayuu yidhi waxay madaxda reer laascaanood ee Puntland jooga ka gaabiyeen dhisida maamul tayaysan oo dadku kawada raali yahay , madwaxaynaha ayaa cadeeyey in uusan haatan isagu ahayn madaxwaynaha Puntland balse uu yahay madaxwayne qaran sidaasi daraadeed waxa uu qaban karaa ay tahay uun gudi heer qaran ah oo loo saaro arimaha maamul goboleedyada Puntland iyo Somaliland oo uu xusay inay ka mid yihiin dowlada Federaalka ee Somalia .. Ugudanbayntii kulanka madaxwaynaha Somalia iyo jeeliyada beesha *********** ee Kenya oo aan loo ogolayn saxaafada ayaa ku dhamaaday jawi aan hagaagsanayn ka dib markii jaaliyadu ka wayday madaxwayne C/laahi yuusuf ficiladiisii waayadii uu madaxda ka ahaa maamul goboleedka Puntland , walllow uu madaxwayne yuusuf balan qaaday in arinta laascaanood lagu dhamayn doono heer dowlada federaali ah..
-
Police are warning internet users to be wary of dating site scams, after a Gold Coast woman who was swindled out of $47,000 in four months by a Nigerian con artist was the victim of an online romance scam, according to police. Nigerian authorities today arrested a 27-year-old man after a coordinated investigation with Queensland Police, charging the man with fraud-related offences. Queensland police said a 56-year-old Gold Coast businesswoman began an online relationship in July with a man named Benson Lawson. She believed he was a British engineer who travelled the world, but in reality she was communicating with a calculated conman who swindled her out of a large sum of money. Superintendent Brian Hay from the Fraud and Corporate Crime Group said the woman had become so convinced the romance was legitimate, and was now paying the ultimate price. "This woman was simply looking for a relationship, looking for a partner in life, and it cost her somewhere in the order of $47,000," Superintendent Hay said. "Quite frankly, the poor lady feels humiliated and embarrassed, she is angry and frustrated, and of course is left with a broken heart. "She has suffered greatly and there's no doubt what she feels will carry far beyond the events of today and the last four months." The conman came up with a number of complex excuses for needing money, which was sent to several overseas locations, including the United States. "Each time there was a twist in the story and a different reason for the money to be sent, always with a promise of coming to meet her," Superintendent Hay said. She was bombarded with declarations of undying love and affection which turned out to be cleverly veiled lies and deceit, he said. The big sting came when the woman's love interest was on his way to Australia to meet her. An e-mail later arrived from a Nigerian doctor, who said the man had been involved in a serious car accident while on his way to the airport. Authorities had recovered a passport and airplane ticket and a diary containing her contact details, with the word "love" written underneath. After sending pictures of a mangled car, wedged beneath a truck, the doctor pleaded for money to pay for medical bills. "At the moment Benson is in a coma and very unconscious and needs urgent attention in order to commence further treatment," the e-mail read. "We expect your urgent response in order to save his life." Superintendent Hay said the e-mail was a cowardly play on emotion, and was sent with an horrific photograph of a car accident the woman believed had involved her love interest. If not for the actions of her suspicious son, she may have sent money to assist with the fictitious treatment. However after conducting an online search, her son found the same photograph of the car accident and discovered it had originally appeared on the internet years earlier. The family contacted police, and an investigation led to the man's arrest today. Police believe he had accomplices all over the world, and have not ruled out other victims in Australia. Superintendent Hay said things could have been much worse, revealing the man had earlier asked for $US60,000 to fund an engineering project. "We're talking about an intelligent, articulate woman who ordinarily in business circumstances would not be conned," he said. "There will always be discrepancies, but people get to the point where they want to believe something to be true and therefore make excuses." He appealed for anyone involved in an online romance to be cautious and never send money to someone they have never met. "Please give us a call and we will make the time available to talk to you about your situation, and hopefully save you from embarrassment and the loss of thousands and thousands of dollars," he said. "If you are ever asked to send money, don't. Contact the police, get independent advice and listen to that advice."
-
Dhanka kale waxaa hadalkii lagu wareejiyay Dadwaynihii halkaasi isugu yimi waxaana u hadlay shan qof oo kala ah Caaqil Maxamed X. Ibraahim Ducaale,Oday C/laahi Maxamed Maxamuud,Caaqil Maxamed X. Ismaaciil,aqoonyahan C/qaadir Ducaale Cali Kaarshe iyo gabadh u hadashay haweenkii halkaasi isugu yimi iyada oo ay dhamaan dadkii halkaasi isugu yimi ay u xaqiijiyeen masuuliyiinta UN ka in Gobolku uu amni yahay laakiin ay jiraan warar been abuur ah oo laga fidiyay Gobolkaa taasina aysan waxba ka jirin kana sugayaan Hay’adaha UN ka in Gobolku waxa uu tabanay iyo baahiyihiisa wax ka qabtaan.
-
aniga dhib buu igu hayaaba ,,,,
-
Baasaboorkii Soomaaliga miyaa haddana beec laga dhigay?
Jacaylbaro replied to Abwaan's topic in Politics
macaankoodii berigaan dhashay baa ii sii dhadhamaya ,,, miyaanay sidaas uun ahaanayn ? -
Baasaboorkii Soomaaliga miyaa haddana beec laga dhigay?
Jacaylbaro replied to Abwaan's topic in Politics
Ohhhhhh too bad ,,, i was talking about the first one ,,, -
Madaxa UN Security oo soo gaadhay Laascaanood shirna ku qabtay Dawlada hoose (Doowo Sawiro) Waxaa saaka soo gaadhay xarunta Gobolka Sool ee Laascaanood madaxa UN Security iyo qaar kamid ah shaqaalaha kale ee hadaha UN ka oo indha indhayn ku samaynayay amaanka Gobolka iyo xaaladiisa wafdidan ayaa waxaa si wayn loogu soo dhaweeyay markii ay yimaadeen xarunta Gobolka Sool ee Laascaanood. Soo dhawaynta wafdidan oo ka koobnaa afar xubnood oo kala ah Gabrial Matei,C/kariim Xuseen Cali,Cabdi Faarax iyo Maxamed Faarax ayaa waxaa soo dhaweeyay masuuliyiinta Somaliland ee ku sugan Gobolka ayna horkacayeen masuuliyiinta Gobolka iyo kuwa Degmada ee Cali Sandule iyo Canbaashe aw Daahir. Kadib imaashiyaha wafdidan ee magaalada ayaa waxa ay masuuliyiinta maamulka Somaliland ee ku sugan Gobolka waxa ay kulan kula yeesheen xarunta Gobolka Sool iyagoo ka wada hadlay socdaalkooda warbixinana kala qaatay waxaana kulankaasi kadib wafdida lagu soo wareejiyay magalaada Laascaanood iyo waliba xarumaha Dawlada iyo kuwa Dadwaynaha ka dhexeeya Sida Hospital ka. Kadib markii masuuliyiinta Somaliland ee ku sugan Gobolka Sool oo uu horkacayay Gudoomiyaha Gobolku ay soo dhameeyeen socdaalkoodii ku aadanaa indha indhaynta Gobolka oo ay masuuliyiinta UN ka ay tusayeen in magaaladu ay amaan tahay ayaa waxaa shir lagu qabtay hoolka Dawlada hoose ee magaalada Laascaanood. Shirkan oo ay kasoo qayb galeen dad aad ufara badan ayaa waxaa kasoo qayb galay masuuliyiinta UN Security,Masuuliyiinta Somaliland ee ku sugan Gobolka iyo shacab wayne aad ufara badan oo si wayn udanaynayay inay mar uun helaan Ha’adaha UN ka oo Gobolka ka hawlgala. Waxaa hadaba shirkii furay Gudoomiyaha Degmada Laascaanood Canbaashe aw Daahir isagoo halkaasi dadka uga war bixiyay masuuliyiinta ka socda UN ka ee soo gaadhay Gobolka si ay u eegaan xaalada amaan ee Gobolka dadkana ka codsaday inay usheegaan waxa ka jira Gobolka. Sidoo kale waxaa ku xigay Gudoomiyaha Gobolka oo ka warbixayay socdaalka masuuliyiintan iyo inay doonayaan inay Gobolka wax u qabtaan kaas oo Gobolku tabsanaa intii maamulka kale ka jiray hadana ay doonayaan in wax laga qabto. Waxaa lagu soo dhaweeyay hadalkii madaxa UN Security Gabrial Matei oo sheegay inay usocdaan sidii ay u ogaan lahaayeen xaalada Gobolka iyo nabad galyadiisa isagoo sheegay inaysan maamulka Somaliland iyo ka Puntland midna hawlohooda fara galinayn oo aysan u ool laakiin ay halkan u yimaadeen sidii Gobolka wax loogu qaban lahaa waxaana uu dadka ka codsaday inay xaalada dhabta ah ee ka jirta Goboolka ay usheegaan iyo amaankiisu sida uu yahay waxaana sidoo kale halkaasi ka hadlay masuuliuyiintii kale ee la socday. Dhanka kale waxaa hadalkii lagu wareejiyay Dadwaynihii halkaasi isugu yimi waxaana u hadlay shan qof oo kala ah Caaqil Maxamed X. Ibraahim Ducaale,Oday C/laahi Maxamed Maxamuud,Caaqil Maxamed X. Ismaaciil,aqoonyahan C/qaadir Ducaale Cali Kaarshe iyo gabadh u hadashay haweenkii halkaasi isugu yimi iyada oo ay dhamaan dadkii halkaasi isugu yimi ay u xaqiijiyeen masuuliyiinta UN ka in Gobolku uu amni yahay laakiin ay jiraan warar been abuur ah oo laga fidiyay Gobolkaa taasina aysan waxba ka jirin kana sugayaan Hay’adaha UN ka in Gobolku waxa uu tabanay iyo baahiyihiisa wax ka qabtaan. Hadaba ugu danbayntii ayaa shirkii maanta waxa uu ku dhamaaday jawi aad uwanaagsan iyadoo dadka shirkaasi kasoo qayb galayay ay si wayn udanaynayeen Hay’adaha UN ka si ay Gobolka waxa ugu qabtaan laakiin maaaha markii ugu horaysay ee Gobolka ay yimaadaan masuulyiin ka socda UN ka oo socdaal indhi indhayn ah ku yimaada laakiin waa markii ugu horaysay intii Somaliland ay la wareegtay gacan ku haynta Gobolka ay yimaadaan. MORE PICTURES HERE
-
Wefdi Ka Socda Hay’adaha Qaramada Midoobay Oo Socdaal Ku Tagay Laascaanood Laascaanood (Qaran)- Madaxa Xafiiska hay’adda [uNDSS] ee Hargeysa u qaabilsan Amniga Mr Gabriel Mattie iyo Saddex xubnood Qaramada Midoobay xidhiidhka Biniaadanimo , ayaa manta socdaal ku tagay Magaalada Laascaanood ee gobolka Sool , halkaasi oo ay ugu kuur galayeen xaalada Nabad gelyo ee deegaankaasi. Wefdiga Madaxa hay’ada UNDSS waxa magaalada Laascaanood ku soo dhaweeyay wefdiga Xukuumada ee ku sugan magaaladaasi iyo maamulka Gobolka Sool. Gudoomiyaha gobolka Sool Cali Maxamed Axmed oo wefdigaasi kula kulmay xafiiskiisa ayaa hay’adaha qaramada Midoobay ugu baaqay inay doorkooda ka qaataan horumarinta Mashaariicda gobolkaasi oo uu xusay in qoysaskii ku baro kacay dagaalkii ka dhacay Magaalada Laascaanood ay hada dib ugu soo noqonayaan guryahoodii. “qoyskii ka baro kacay magaalada oo sodon tuulo u baro kacay , ay dib ugu soo noqonayaan guryahoodii , markii xaaladii Nabad gelyo ee Magaaladu ay xasishay’’ ayuu yidhi Badhasaabka Sool. Gudoomiyuhu wuxuu hay’adaha Qaramada Midoobay warbixin ka siiyay baahiyaha gobolkaasi ka jira ee dhinacyada adeegyada Bulshada. Wasiirka Wasaarada Hawlaha guud Md Siciid Sulub Maxamed iyo Wasiir ku xigeenka Qorshaynta Md Axmed xaashi Cabdi,ayaa wefdigaasi u sheegay in xukuumada Somaliland ay kaalintii ay ka qaadan karaysay gar gaarka gobolkaasi ay fulisay , iyadoo raashin gaadhsisay qoysaskii baro kacay , isla markaana ay dawooyin gaadhsiisay cisbitaalka Laascaanood. Madaxa wefdigaasi Gabriel Mattie , ayaa socdaalkiisa ku micneeyay mid uu ugu kuur galayo Nabad gelyada gobolka Sool iyo sidii gar gaar bini;aadnimado loo gaadhsiin lahaa deegaanadaasi , waxana ay muddo dhawr saacadood ah oo ay joogeen halkaasi ay booqdeen cisbitaalka Laascaanood, iyagoo ku soo wareegay wadada Badhtamaha Magaaladaasi. Sarkaalkaasi iyo wefdigiisu waxa kale oo ay kulan la yeesheen odayaasha , Waxgaradka iyo Aqoonyahanka gobolkaasi , kuwaasi oo ay iska warayseen xaalada Nabad gelyo , waxana ay maantaba ka soo ambo baxeen Magaalada laascaanood. Waana Weftigii u horeeyay ee ka socda qaramada Midoobay,ee socdaal ku yimaada magaalada Laascaanood,tan iyo markii gobolka Sool laga sifeeyay maamulkii Garoowe.

Anigaa ah ,, but still love the breast milk ,,, horta ma la iibiyaa ? -
loooooooooooooooooooooooooooooooooool,,, Fetish miyaa
-
looooooooooooooool ,,,