Jacaylbaro

Nomads
  • Content Count

    44,142
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    1

Everything posted by Jacaylbaro

  1. looooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooool dabadaan ka laadi dee
  2. looooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooool dabadaan ka laadi dee
  3. I don't even bother to open the link once i noticed it is widhwidh and jidbaale sorry for the disappointment sxb
  4. Anything those students learn it is later being wiped at the maqaaxis, mafrishs and houses ,,,, qabyaalad has to be eliminated first.
  5. hahahahaha ,,,, wuxuu moodayaa kaadi wax kaa imanayaan ,, waar way ku haysaa uun but nothing is coming out dee Qiiqaasi waa iska caadiye ,, looooooooool
  6. Originally posted by Kool_Kat: Ok people, I had the opportunity to interview Tuujiye this afternoon shortly after he left the studio, here's how it went: KK: Bajaqa hayeh warka keen? T: Abaa adi horta bajaq ha'iigu wicin maku dhihinoo KK: Yahooy i dhageyso, hadaa bajaq tahay ani bajaq lee kuugu wacaa T: Adi iga qaleehee dad badan aa igu af baree noo, macalimada ga' iga siiso hee KK: Fiiri horta, SOL maxaa waaye taa ka dhigtay? T: War kuwoo bajaqyaasho aa meelan ka galo la'ahay, I think they saw me under the water nooh (gets excited) KK: Ee adi maxaa ku sameysay hee gabdhaha T: Ani meesha nac nac iyo baq baq lee kusoo qoraa bal iyaga what's fifteen for them hadaan dadka fun ka sameeyo. Gix Gix Gix (looks into the camera isagoo is qurxinaayo) Get it, maxaa uga shan iyo toban ah...heeeheheeeeheheee KK: War bal daya ciridkiisa, dameer daalay lee iga dheh T: Kuusha, hayeh ani maa hadana igu soo kala fireysay? KK: Ee baabuur maa wataa, maxaan soo kala fireenaa...LOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOL T: Adigana qosolka maalaa yacniga aan kuugu nacay, marax yehee KK: Fiir adi marax nimadeyda laguuma dirsanaa, cunug yohoow aa moodo oday qamri ka dargay, war istooso, maxaa la liicliicoysaa T: Heheheee, adi qosoleey aa is mooday yaah KK: Fiiri ani ha ii qoslinee, ilkahaas aad u moodo bulukeet si qalad ah la'isku dulsaaray, maxaa waaye 'BREAKING NEWS'kaan aa wadid, iyo cunugaan MMA ladhoho aad moodo inuu subxaanyada qabo T: Ee maya nooh adi, meesha ooyin iyo cabaad eela yimaadeen, marka waxaan is dhahaayay xoogaa banooniga u salax noo KK: Ee MMA intuu ka soo galaa sheekada T: War kaas waanku daneysanaayey lee nooh, in la'i ban gareeyo aan ka baqaa KK: Mabaqday marka, ma labadii xiniinyood baa lagaa siibay? Wah thnx to Nephthys input) T: Yareey fiiriyaah, adi maxaa xiniinyaheey ku tusay KK: War ani ma arkinee, fulay baad igu noqotay noo, aaway wareysigii aa Serenity la yeelatay? T: (gets up, opens his jacket and starts yelling) FIIRI BAJAQ YAHAY, YOU WANT SOME OF THIS (hits his chest with his hands) KK: War isdaji, meesha dagaal mayaalee T: (starts crying) maya I am just sick and tired of these women picking on me (wipes tears) KK: Alla aboow raali ohoow (opens hands to give him a hug) T: (steps back) Naa horta maxaa gaal gaal isaga dhigtaa, iga leexo marax yehee (leaves stage isagoo ilin iska tirtiraayo) KK: War bax bajaq yohoow ooyinta badan...Waaxay wuxu, nin rag ohoo ooynaayo...Soco dheh isagaa marax ehee... Hade waakaa, wiilkii waalaga xanaajiyay...I don't know qofka naga qosol siindoono... BTW, it was Nephthys idea to do this interview...And me being the creative person I am, I did the interview... ,,,, haye ,, where is tuujiska markaa ?
  7. Ahhhhhhhhhhhhh KK ,, Finally ma soo toostay I had a really great resting day here ,,,,,,, cashadii baa dabka ii saaran
  8. waar niyow 24 saacadood kaadi uun baa i haysa ,,,, show waa qabowga waar bal iska aamus niyow ,,,,,,, tanoo kele mabaynaan arage
  9. waar niyow horta reer daami maxay ku falaan wararkan garbage ka ah ??
  10. Don't read this ,,,,,,,,,,,, loooooooooooool
  11. Waxaa magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Bay ka socda guluf xoogan oo ay wadaan beelaha Ra'isal Wasaarihii hore Cali Maxamad Geedi. Beeshan ayaa dadaal xoogan ugu jirta sidii Ra'isla Wasaaraha cusub u heli lahaayeen halkaas oo ay ku sugan yihiin wafti balaaran ee uu hogamainayo Gudomiyaha gobolka Banaadir Maxamad Dheere. Wafdigaan oo ka kooban 220 qof oo maalmihii la soo dhaafey la tashiyo la wadey Madaxweynaha DFKMG ah ayaa gudbiyey musharax. Warar hoos oo Garowe Online ka heshay xubno ku sugan magaalada Baydhabo ayaa sheegaya in Gudoomiyaha gobolka Banaadir iyo waftiga la socda ay u gudbiyeen Madaxweynaha DFKMG ah ninkii noqon lahaa Ra'isla Wasaraha cusub iyada oo wararku tibaaxayaan in Cabdulahi Yusuf aqbaley. Waftiga Maxamad Dheere ayaa u gudbiyey Madaxweyne Cabdulahi musharaxa lagu magacabo Nuur Xuseen Xasan (Nuur Cadde) oo ah nin ka soo shaqeyey Soomaliya, isagoo markii hore ahaa General ka tirsanaa Ciidanka Boliiska Somaliyeed, kadibna noqday Xeer Ilaaliye, waqtigan xadirka ahna ahaa Gudoomiyha Hay'ada Bisha Cas. Nuur Cade oo ka soo jeeda besha Ra'isal Wasarihi hore [Cali Maxamad Geedi] ayaa hadana waxa jiffo hoose yihiin Muse Sudi iyada oo wararku sheegayaan in Gudomiyaha gobolka Banaadir Maxamad Dheere aad u raadinayo arinkaan si uu gacanta ugu dhigo tageerada beeshiisa oo dhan. Dhinaca kale xilka Ra'isl Wasaraha ayaa waxaa u sharaxan Maxamed Maxamuud Guuleed "Gacma Dheere", Prof. Afrax, Jamal Xaji Axmed iyo xubno kale oo fara badan. Ra'isla Wsaaraha cusub ayaa la filayaa in lagu dhawaaqo 48 saac ee socota iyada oo warar aan la xaqiijin sheegayaan in Madaxweyne Cabdulahi Yusuf go'ansadey in Nuur Cade loo magacaabo xilkaan Garowe Online,Muqdisho
  12. Jacaylbaro

    Euro 2008

    WOW ,,,,,,,,,,, i'll be there then
  13. Jacaylbaro

    Euro 2008

    I would say if Zidane is still there ,,, by da way, i'm just next to Lyon stadium ,, do u know when they have a match ??
  14. loooooooooooool@Neph ,,,,,, North, i think this is not even a valid question ,, sometimes you don't need to ask if the water are drinkable or eatable
  15. looooool@khudabdii jimcaha ,,, looks like There is a lot to be done niyow ,,, but so far so good