Jacaylbaro

Nomads
  • Content Count

    44,142
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    1

Everything posted by Jacaylbaro

  1. ... i've seen the joke but didn't think it has a nice place here
  2. Originally posted by AYOUB: Immigration Officer: Full name please Interpreter : Magacaa? Sujui Man: Abdi Farah Immigration Officer: Where did he travel from? Interpreter: Xagee baad ka.. Sujui Man: Ma-ga-ra-na-yo af soomaali Interpreter: From Somalia Immigration Officer: How did he get here? Interpreter: Suurad Faataxa akhri Sujui Man: Alxamdu lillaahi rabii.....wala daalin aamin. Interpreter: He praised God for making it here. He says he travelled from... Immigration officer: What about his family? Interpreter: Suurad kale akhi.. Sujui Man: Qul accuudu bi rabbi nnaas... Interpreter: He says he lost contact with them when they got displaced ... Inuu Quraanku mucjiso yahay cid diidaysaa jirin. I know where this story happened ,,,, and i know someone who was involved in it It is a true story but lil bit different from this you posted ,,,,, very funny indeed ,,,,,,,, quraan baaba la isu akhriyay
  3. Jacaylbaro

    Lost hope

    Intay la balantay bay u goysay markaasuu siduu u sugayay roobku dusha kaga da'ay ,,,,, hadda cusbitaalkuu jiifaa
  4. Anything you need in lagugu soo dhaweeyo, dance, aroos, diyaarad, football match, stroll, etc. Just come there and enjoy the government's soo dhoweyn plus mine and you'll never ocme back
  5. They chew even in Lyon ,,,,,,,,,,,,,, this grass is geed baas walee
  6. Waad waalan tihiin ,,,,,, Heesta anigaa allifay berigii aan xamar joogay
  7. Originally posted by Caamir: JB, what about British Somaliland? Is it not also a long defunct colonial Protectorate? Even ONLF has more political appeal to the international scene for the principle of the self-determination of peoples than Hargeisa populace seek. I'm talking about qabiil naming here not a name chosen by a proctetorate ,,,,, where does the name AFRICA came ?? ,, don't be confused sxb
  8. Guys you're still talking about MBs ,,,, we're using GBs now
  9. There was no ticket and this was done by the government. it is a new thing that they do this every summer for those who are coming for the summer. The same is done by the opposition. it is free of charge with Dinner included
  10. So the name was chosen by the British and it has been like that through out the years ??
  11. Aniga way i dhibaysaa waayo waxaan u arkaa khalad ku jira jidka dheer ee halganka oo hadii aan maanta la sixin aan weligii la sixi karin. Waa boog uu xabashigu ku faraxsan yahay inaguna aynaan dareensanayn.
  12. did they get married or it ended up with the same crap ,,,,,,,,, he/she dumped me
  13. you chose to focuze instead on the O in ONLF and what is wrong with that ?? I have to admit that Og-aden was still the internationally well-known name of the region (especially after the liberation struggle in the 70s which opposed Somalis against Abyssinian colonization) So you consider only what is internationally known ignoring the fact that it will affect the struggle inside the territory ?? and that is the point i want to raise here .... if people prefer their own brand, then by all means, do so and resist under your prefered banner So finally sheekadii qabiil baad ka dhigtay miyaa ?? ,,,,,, that is what i don't want to happen sxb PS: Prof Ahmed I Samatar Ahhhhhhhhhh ,, that one ! ! ! !
  14. Sidaasoo kele ha la yeelo soomaaliyeeeeeey ,, ha laga dhabeeyo heesaha
  15. Hargaysa(Qaran)-Madaxweynaha JSL Daahir Rayaale Kaahin, waxa uu caawa Qasariga Madaxtooyadda kulan kula yeeshay Wafdi ka socda Hay’adda Taakuleynta iyo Kaalimadda u qaabilsan Dalka Norway, ee marka la soo gaabiyo loo yaqaano (NRC). Wafdigaas oo ka kooban dhawr xubnood, waxa hogaaminaayey Madaxa Waaxda Caalamiga ah Mr. Jens Mjaugedal. Madaxweyanaha JSL, waxa uu Haay’adda NRC iyo laamaha kale ee mashaariicda horumarinta qaabilsan ee ka tirsan Dalka Norway uga mahad naqey Mashaaricda imika ay ka fuliyeen Somaliland. Madaxweynuhu, waxa uu xasuusiyey Wafdiga socodaaladii uu ku tagey isaga iyo wafdigiisu Dalka Norway, iyo kulamadii uu la yasheen, Dawladda Norway iyo Madaxda Haay’adaha gargaarka qaabilsan oo ay ka mid tahay Haay’adda NRC, Madaxweynuhu waxa kale wafdiga ka codsadey in Mashaariicda waxbarasha ee gacanta ay ku hayaan, kudaraan Mustaqbalka soo socda Dugsiyadda farsamada gacanta, si ay kaalin weyn uga qaataan tabobarada dhalinyaradda, taas oo u sahali karta qofku inuu ka barto xirfad uu ku shaqaysto mustaqbalka. Mr Jens Mjaugedal, oo isna halkaa hadal kooban ka jeediyey, waxa uu u mahad naqey Madaxweynaha iyo Xukumada Somaliland, soo dhaweyntii fiicneed ee ay kala kulmeen mudadii gaabneyd ee ay Dalka joogeen. Mr Jens Mjaugedal, Isagoo hadalkiisa sii wata waxa kale oo uu sheegay, in Haayadda NRC oo imika gacanta ku haysa Maashaariicda waxbarashada ay sii dar-dargelindoonto mustaqbalka soo socda Mashaariicda ay ka fulindoonto Goboladda Somaliland, taas oo wax weyn ka tari doonta Mustaqbalka iyo aayaha danbe ee dhalinyarada Somaliland si ay kaalin wax ku ool ah uga qaataan horumarka Dalka. Mr Jens Mjaugedal Mar uu ka hadlaayey Horumarka uu ku arkey Somaliland, iyadoo ay ugu danbeysay mudo labo sano kahor ah, waxa uu sheegay Wafuuda ka socota Dawladaha iyo Haayaddaha Caalamiga ah ee ku soo qulqulaysa Somaliland ay muujinayso in Somaliland qar-qarka u saaran tahay in Caalamka ka hesho aqoonsiga ay xaqa u leedahay. Kulankaa dhexmaray Madaxweynaha JSL iyo Wafdiga NRC, waxa kale oo goobjoog ka ahaa Wasiirka waxbarashada, Xasan Xaaji Maxamuud Warsame iyo Wasiirka Arrimaha dibadda C/laahi Maxamed Ducaale.