
Jacaylbaro
Nomads-
Content Count
44,142 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
1
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Jacaylbaro
-
Hmmmmmmmm ...
-
Qabiileyste Abwaan Maxamed Hiirad and his latest drivel
Jacaylbaro replied to Suldaanka's topic in Politics
loooool ,,,,, waar niyow bal soomaalida u soo ducee -
Observation: u kuur gelid
-
kombuyuutar/kiiboodh/moos
-
Hmmmmm ,,,,,
-
hadhwanaag 2007-12-05 (Hadhwanaagnews) Burco (HWN) Degmada Qoryaale oo u jirta70 km Magaalada Burco waxa Maanta shil Gaadhi oo ka dhacay Ku geeriyooday ala Ha u Naxariistee Cali Cumar Axmed(Cali Dheere) oo ka tirsanaa golaha Guurtida Jamhuuriyada Somaliland sidoo kale waxa iyaguna ku Dhaawacmay Xildhibaaan Cumar Faarax Budeeye oo isna ka mid ahaa Golaha Guurtida Jamhuuriyada Somaliladn sidoo kale waxa isna ku dhaawacmay shilkaasi C/rizaaq Xasan X Ducaale oo ahaa wadahii gaadhiga . Xubnaha xildhibaanada ee shilka gaadhi Maanta galay waxay la socdeen wafti balaadhan oo xalay u hoyday Magaalada Burco oo ku socday Magaaalda laascaanood ee Xarunta Gobolka Sool , iyagoo saaka subaxii hore ay dhamaan wafuuduu ka baxeen Magaalada Burco ayaa waxa gaadhiga shilka galaya uu isagu ka danbeeyay weftgii markaas oo uu agagaarka degmada qoryaale uu shilku kula galay. Ale Ha u naxariistee Xildhibaan Cali Cumar Axmed waxa Galabta si heer qaran ah loogu Aaasay Xabalaha octoober ee Magaalada Burco , Ale Ha unaxaristee taariikhda Marxuun Cali Cumar axmed Waxaanu Wax ka weydiinay Walaalkii Xasan Cummar Axmed oo shegay in uu Cali ahaa 5ojir kuna dhashay Magaalada laascanood isagoo kana soo shaqeeeyay Wakaaladii Horumarinta Biyahaa ee Somalia isago ka shaqaynaayay tan iyo marki ay Burburtay Dawladii Jaale Maxamed Siyaad Bare ale Ha unaxariistee Marxuun Cali Cumar Axmed Waxa uu ahaa aasaasayashii Somaliand isagoo ahaa nin lagu yaqiiin ka shaqaynta Nabadgelyada Marxuuunku waxa uu ka mid ahaa xildhibanadii Golaha Guurtida soo galay Sanadii 1997 shirkii Beelaha ee Hargeysa isago ilaa imikaana ka mid ahaa xildhbaanada Golaha Guurtida gaar ahaana kuwa laga soo doorto Magaalada Laascanood' Ale Ha ha unaxaristee Cumar Dheere Waxa uu ifka kaga tagey 11 caruur ah iyo Hooyadood Isaguna waxa shilkaas Maanta ku dhaawacmay Cumar Faarax Budeeye oo dhaawac culusi ka soo gaadhay lugaha isago labada Bawdo ka jabay Xildhibaan Budeeye sida ay noo sheegeen shaqalaaha Cisbitaalka Burco , imika lagu daweynaayo cisbitaalka
-
Burco (Qarannews)-Xildhibaan Cali Cumar(Cali dheere),ayaa ku geeriyooday,waxaana ku dhaawacmay Xildh.Cumar Faarax Budeeye iyo darawalkii ka dib markii gaadhigii ay wateen kula dhacay Saaka meel u dhow bariijka Qoryaale oo ku yaala jidka laamiga ah ee u dhexeeya Burco iyo Caynaba. Xildhibaanadan oo ka mid ahaa golaha guurtida Somaliland ayaa qayb ka ahaa wafti balaadhan oo uu hogaaminayay Wasiirka hawlaha guud Md.Siciid Sulub oo u socday magaalada laascaanood. Waftigan ayaa ka koobnaa xildhibaanada ka soo jeeda gobolka Sool,Wasiiro xukumada iyo Axmed cabdi xaabsade kuwaasoo subaxnimadii hore saaka ka jarmaaday Burco ka dib markay xalay u hoyden. Maydka xildhibaanka iyo dhaawicii ayaa la soogaadhsiiyay burco,iyadoo cisbitaalka guud lagu daweynayo dhaawicii inkastoo la sheegay in dhaawaca xildhibaanku culus yahay,sidoo kale maydka xildhibaanka ayaa lagu aasi doonaa magaalda burco.
-
Ohhhhhhh ,,,,,, merci
-
Nothng wrong ,, just doing their usual duty
-
and what about if my english suck ??
-
-
From you ?? ,,, Ohhh i don't think so. I'm the professor of that love and i can teach you some in an open market during a working day
-
Ghanima, yarka ma inuu waasho baad doonaysaa
-
Qabiileyste Abwaan Maxamed Hiirad and his latest drivel
Jacaylbaro replied to Suldaanka's topic in Politics
Originally posted by Peace Action: Suldaanka & JB, Why cry now when yesterday you were celeberating for the liberation of LA. And JB reported that the SL army captured Tuka raq. And Riyaale says he will capture Groowe. Saaxibayaal fidnada sidee looga baxaa oo dhiiga daadanaya looga hortagaa. The Answser is for SL to vacate LA. Dhiiga daadanaya waxa looga baxaa marka qabyaalada la iska daayo oo qaran la noqdo. -
is he HE or SHE horta ?? ,, if SHE then hell NO
-
and what does it stand for ?? Ghanima, I've only one day before i leave ,,, i woudln't mind a cup of coffee with him though
-
who is LSL ??
-
,,,,, No wonder i hate the Lahja
-
From: un ugly, rainy, cloudy country. France. and i expected you write it in French ,,, I find this topic useless
-
Qabiileyste Abwaan Maxamed Hiirad and his latest drivel
Jacaylbaro replied to Suldaanka's topic in Politics
I live today and that is my concern ,,, wixii hore loo tirin jiray waxba igama gelin coz kumanaan nafood baa lagu waayay oo waa waxa dib soomaalida u dhigay. -
hehehe ,,, and what has this to do with Somali ??
-
waar qaylo badanaa ,,,, didn't hear a word of what they're saying waar niyow gadh weynidaa