Jacaylbaro

Nomads
  • Content Count

    44,142
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    1

Everything posted by Jacaylbaro

  1. Originally posted by AAliyah416: ^^ wara maanto dhan ayaan dhahaya ...car naagta igu dheh ... Only if women would rule the world ,,,,,,
  2. ( remember the lies Somaliland Times spread about the first lady!) , ,,, I thought they were saying it was right ,, looooooooool started a new policy of wishing Puntland to become a less prosperous, and less secure place. wishing ??? ,,,, the writer should write the solutions posted before he jumps in and say such thing.
  3. shaadh iyo surwaal do you go naked in a hotel room while alone ??
  4. Somaliland got the independence in 26 June and Somalia was colonized until 1st July
  5. oo ah Dawlada ay Soomaalidu u Dhantahay I should stop there ........... no need to read the rest
  6. Somalia was under a colonial administration while Somaliland was an independent State ,,,, just to add to your information
  7. I'm in Somaliland and Yes i would like to pay a visit to Somalia ,,,, ,,, sure i would contribute when was the last time you've been in a pure somali party ??
  8. I'm now officially disturbed ,,,,,,,,,,, i know who to blame
  9. u don't have to ignore ,, Somaliland existed before the republic of Somalia
  10. Ìnay dagaal sokeeye ka badbaaddo ,, maxaad ka qabtaa adigu ?
  11. Originally posted by Adam Zayla: H ey A baayo cynical T o be honest i agre E with you, R eally She is not a Hater ,,,,,, come on
  12. bugland is just yesterday sxb ,,,,, we existed before it long long time ago
  13. No ,, i guess it was long long time ago ,,, i mean abaartii xididaalay iyo tii xiiqdheer time what kind of books do you like to read ??
  14. We got a vision and we see it that one day Somaliland will be recognized and all Somalilanders will live out the true meaning of their greed. The road is very rough and the load is very heavy, we have a definite target and we have to reach it
  15. iga tag waaban yaabeee ,, looooooooool
  16. Oh , i thought you're talking about Somaliland ,,, Yes, we have our refrendum many years ago ,,,, it was really successful.
  17. Originally posted by me: No referendum at all and especially not under the current circumstances. So scared huh ??
  18. I was a big fan of a newsletter which used to be published in Lasanod in the 90s ,,, it was called: "XANSHASHAQ"
  19. It has already lost ,,,,,,, now tell me the difference between Dhagaxbuur and Muqdisho ??
  20. Originally posted by S .o.l_AnalYst: if she is non-muslim, she can live with out NiN maxa yeelay she can date another Naaag. Even muslims do that markay diinta ka fogaadaan ,,,, i know few ppl here too
  21. UDI my behind No ,, i can't do that ,,,,,,,, sorry
  22. Washington DC (Harowo) - Madaxweynaha Jamahuuriyadda Somaliland, Mudane Daahir Rayaale Kaahin, ayaa maanta huteelka uu degan yahay ee la yidhidhaahdo "May Flower", kula Kulmay madax Dhaqameedyo, waxgarad iyo Dhalin yaro ka soo jeeda gobolada Sool iyo Sanaag Bari. Shirkan oo uu soo qaban qaabiyey Keenadiid Khaawi, kana soo qayb galeen Raage Garaad Cabdiqani Graad Jaamac, Caaqil Axmed Cali Abokor iyo Cabdilaahi Shariif, ayaa waxa uu Keenadiid u sheegay Shabakada Wararka ee Harowo.com in madaxweynuhu war bixin iyo tafaasiil ka siiyey martida shraftale ee ku soo booqatay huteelka xaalada siyaasadeed iyo Dhaqaale ee ka taagan laba gobol, kuwaas oo hada si toos ah ugu soo biiray maamulka Somaliland. Dhinaca kale, masuuliin ka socota ururo Somaliland ah iyo dad kala yimid meelo fog fog oo ka mid cariga Maraykanka, ayaa hadba raxan raxan loogu geeynayey madaweynaha, iyada oo qaarna salaan ugu tagayeen halka qaar kalena waxyaabo kala duwan kala hadlayeen madaxweynaha.
  23. When a mad man laughes at another mad man ,,,,,, here is widhwidh boys laughing at this issue: (Faalo}22.01-8Waxaa la yaab ah in maanta uu cade muuse Gudoomiye u soo magacaabo gobolka Sool ayada oo aysan gacanta waxba ugu jirin. Tani waxay cadaynsaa inuu waalanyahay oo uusan miyir qabin. Beesha dagta gobolada Sool, Sanaag, Iyo Cayn ayaa ah kugu aan aayahooda ka tashan balse iska dhaadhiciyay in maamulka Puntland inuu wax u soo celinayo ayaga oo iska sugay Puntland ayaa soo socota. Halka Cade muuse iyo Af-qudhac ay heshiis hoose la galeen maamulka somaliland. Cade Muuse iyo Af-qudhac iyo maamulka somaliland ayaa waxay qaxiyeen in kabadan 90 kun oo qoys oo ka qaxay Gobolka sool ee magaaalada lascanood taasi ay isla ogaayeen, halka ay been u sheegeen garaadad iyo cuqaasha ka soo jeeda gobolada Sool, Sanaag iyo Cayn. Cade muuse iyo af-qudhacow ma la socdaan in gudoomiyahii Gobolka Sool uu dhex mushaaxayo Hawdka isga oo Habeen iyo Maalin u soo jeeda sidii uu dib ugu noqon lahaa Magaalada Lascaanood, waxaad fur-furtaan uun baad dooneysaan iyo si loo qabsado Gobolka Cayn. Cadde Muuse iyo ku xigeenkiis Af-qudhac waxba dadka beenta ah ugu sheekaynina waa soo dhamaatay waqtigii beenta la isugu sheekeyn jiray, ee waxaad sameysaan iskaga taga meesha, hadii kale Puntland waa dumaysaa.