Jacaylbaro

Nomads
  • Content Count

    44,142
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    1

Everything posted by Jacaylbaro

  1. You're expecting too much from Xiin sxb ,,,,,
  2. Some people would ,,,,,, it just shows who their master is. Next: A. Samatar ?? ,,,,,, May be
  3. Originally posted by Dr.Galbeyte: they were guarding voluntarily the coast of Somalia from violations and abuse. Really ?? I Don't think so
  4. Waar adigu meel walba miyaad ku jirtaa ? ,, walee yaabay
  5. Gudoomiye ku xigeenka sharci dejinta ee Isbaheysiga dib u xoreynta Soomaaliya Injineer Xuseen Maxamed Ceydiid ayaa taageeray diblomaasiyadda cusub ee dowlada Mareykanka ay ku taageereyso dimoqoraadiyada ka hana qaaday Jamhuuriyadda Somaliland “ Shacabka iyo Xukumadda Somaliland waxaan ugu hambalyeeynayaa guulaha siyaasadeed ee ay ku tilaabsanayaan taasna waxaan ku sifeyn karaa mid ka dhalatay dulqaadkooda iyo sida ay nabada uga shaqeeyeen ,waxaana ku dhiirigelinayaa inay sii laba laabaan horumarinta dalkooda” ayuu yiri Xuseen Maxamed Caydiid oo u waramayay Waagacusub isagoo ku sugan Magaaladda Dubai ee Emirate-ka Carabta. Xuseen Caydiid oo markii ugu dambeysay Xukumaddii Federalka ee Geeddi ka hayay xilka Ra’isulwasaarre ku xigeenka iyo Wasiirka arrimaha Gudaha waxaa uu sheegay inaysan Somaliya ka jirin dowlad dhexe loona baahan yahay in Caalamka uu gacan hagar la’aaneed ka geysto sidii dalka looga hergelin lahaa dowlad loo dhan yahay oo nabadeed. “ Isbaheysiga waa uu shaqeeynayaa waxaana qorshaheenu yahay inaan dalka ka xoreyno Cadawga xooga ku heysto,waxaase jira rag Somali u dhashay oo wali aan fahmin qorshaha socda kuna hoos nool gumeeysiga” ayuu yiri Xuseen Caydiid oo xusay in ragaas ay mar xeero iyo fandhaal kala dhacday ku baraarugi doonaan falaartii ay tuureen oo dib ugu laabatay. Xuseen Caydiid wuxuu tilmaamay in Cabdulahi Yusuf iyo Xukumadda Zenawi ay shalay xilkii u u iskaga tagay u magacaabaysay nin ay isku heyb hoose yihiin si ay beesha u qanciyaan laakiin maalmo kadib lagala laabtay xilkii Maqaarsaarka taasna la garan karo waxa ka raacay. “ Ragga hoos jooga Cabdulahi Yusuf waxaa tusaale ugu filan jidka uu maray Geeddi uuna ku socdo Nuur Cadde sidaas daraadeed waxaa lama huraana inaan runta la iska indha tirin oo aan jago beenbeena la siisan shacabka Soomaaliyeed” ayuu yiri Xuseen Caydiid. SOURCE
  6. loooooooooooooooooool ,,,, as soon as i left the dentist ppl i met greeted me with a surprise on their faces thinking i'm chewing some Khat ,, You can catch me with some 10,000 more posts only ,,,, are u implaying my posts are useless and crap ??? ,,
  7. Siilaanyo is thinking of his future in the coming elections ,,,, ,,, he must be thinkful these days.
  8. Anigu soonigii beri hore warkayga cadeeyay ee idhi DIIDAY ,,,,,,,,,,,,,
  9. I bet you can do it ...... the time he lived was completely different from the one of yours. FYI, There is no internet connection in the xerada geela ,,
  10. Nice to meet you Shafi Said ,,,
  11. Haye ,,, haddana facebook baa socda sow maaha ,,, Naah ,, i'm not gonna join ,,,,
  12. Finally the tooth is removed and it is still aching ,, the doctor must left some of his equipments there i guess ,, Now i'm obliged to eat in one side only ,,,, how da hell someone can do that bal ??
  13. It is out of hands indeed ,,,, even if they agree the situation is uncontrolable since the tribes and ethnic groups are fighting each other. Even the military and police forces might join just like what happened in Somalia. Allah ha sahlo ,,,,
  14. Suldaanka, ha is xiijin sxb niman aan ogahay waa Miidaamo dhego ma leh hadii malag dhawaaqaaye ,, Now i'm sure Mr. Me, Nayruus & Naxar will take that story of NGOGE as it is and would assume i'm dating with the old lady ,,,
  15. GJ, At least we agree on some valuable points here ,,,, that can make us closer than ever.
  16. It is one person movement just like the NSPU ,,,
  17. Dablaydii dhowaan afduubatay Markab laga leeyahay wadanka Ruushka xeebaha Soomaaliya gaar ahaan deegaanka Eyl ee gobolka Nugaaal ayaa iyaga oo taleefoon kula soo xidhiidhay Radio Garoowe,waxay sheegeen inay yihiin ciidan ka tirsan ciidamada bada ee Puntland. Dhinaca kale Wasiirka Kalumeysiga DGPL ayaa sheegay in shirkadaha iska leh maraakiibta la qafaasho ay dhiiri galinayaan Burcad badeedka madaama toos ula xaajoodaan kooxaha wax afduuba. Nin u hadlay nimanka qafaashay markabka ayaa idaacada Garoowe u sheegay in markabka oo alaab xamuul ah boosaaso ku dejiyey,uu hadana sidao 70,000 oo tan iyo Kaluun kale. Markabkan ayaa waxa saaran kabtan u dhashay UK,farsamo yaqaan Irish ah,iyo 4 nin oo shaqaale ruush ah. Waxaa sidoo kale meel aan sidaa uga fogayn markabkan isna lagu haystaa mid kale oo isna dhowaan la afduubtay oo laga leeyahay wadanka Cumaan. Afnugaal News Desk.
  18. Ma sugi karaysaa inay maaweelo tahay iyo in kele bal ha la arkee ??