Jacaylbaro
Nomads-
Content Count
44,142 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
1
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Jacaylbaro
-
Caashaqa loo qabo dhoofka ayaa marba marka ka dambeysa ku soo xoogaysanaya quluubta dad badan. Wuxu si gaar ah fara baas ugu hayaa dhallinyarada iyo haweenka oo aad moodo in inta siidhi loo afuufay la yidhi ka soo dareera dalkiina. Waxa loo xamaan urursanayaa sidii loogu hayaami lahaa Galbeedka Yurub, Waqooyiga Ameerika iyo meelaha kale ee la sheegay in ay ka jirto nolol ka wanaagsan kana qurux badan nolosha Afrika oo iyada lagaga cabanayo raaxo-yaraan, rafaad badan, iyo waliba rajo-xumo. Boqolaal qof oo koox koox iyo kali kaliba u socda ayaa ku qulqulaya Addis Ababa, Jabuuti, Nairobi, Sanca iyo caasimadaha kale ee loo arko in ay yihiin albaabada laga galo Yurub iyo Ameerika. Beryihii hore dhoofku umuu adkayn sida uu maanta yahay. Ciddii lacag ku filan haysataa inta badan way dhoofi kari jirtay. Mid baasaboor foojari ah iibsada, mid raadsada baasaboorka qof ay isku eg yihiin, mid xigtanimo aan run ahayn lagu kaxeeyo… qofba si buu u bixi jiray. Haseyeeshee hadda hawshu ma yara oo waddamadii loo dhoofayey ayaa iyaguna dhinacooga ku dedaalaya sidii ay isaga xakamayn lahaayeen dadka aan xadka lahayn ee khayraadkooda ku soo qamaamaya. Waxay sameeyeen shuruuc adag oo iska soo daba dhacaysa, waxayna horumariyeen farsamo casri ah oo ay ku qaban karaan baasaboorada iyo dhukumentiyada been-abuurka ah. Cilmiga sayniskuna wuxu u ogolaaday in ay baadhaan hidde-sidayaasha dadka oo ay kala gartaan ciddii wax isu ah iyo ciddii aan wax isu ahayn. Dadkii dhoof-doonka ahaa markii ay dariiqyadii kale isa soo xidheen waxay hindiseen xeelado cusub oo saynis iyo tiknoolaji aanu midkoodna dabar ku noqonayn. Waxay u badheedhaan in ay doonyo dhaako-dhaako ah ama laash daciifa kaga tallaabaan badaha waaweyn ee qaaradaha u dhaxeeya. Inkastoo tahriibku yahay wax aad u halis badan oo naf-biimeyn ah, haddana weli suuqiisu waa xaami. Waxayna dadka dariiqan maraa hal-ku-dhig ka dhigtaan “ama dhoofay ama dhintay”. Haddii aad tahay qof la il daran kalgacaylka dhoofka, isla markaana aanad diyaar u ahayn biimeynta naftaada, waxba niyadda ha iska xumeyn waxa jira dariiq kale oo kuu banaan. Adigoon noloshaada halis galin kharash badanna kaa bixin ayaad heli kartaa Baasaboor Nool oo cagihiisa ku socda oo aad ku tagi karto meel kasta oo aad jeceshahay. Kaliya waxad u baahan tahay in aad ku guuleysato laba arrimood: in aad hesho qof guur-doon ah oo ku nool dalka aad jeceshay iyo in aad hanato qalbigiisa kuna qanciso in aad tahay qofkii ku habboonaa. Waxase suurta-gal ah in qofkaasi dookhaaga noqon waayo, dabeecadaha aad jeceshahay yeelan waayo, da’ ahaan aad kaaga weynaado, hab-dhaqankiisa aad u bogi waydo, xogta lagaaga soo gudbiyaana ku farxad galin waydo. Tashwiishka, walaaca iyo werwerka ay arrimahaasi maskaxdaada ku furayaan waxad kaga gam’i kartaa su’aal kaliya oo aad naftaada waydiiso: horta adigu ma guur-doon baad tahay mise dhoof-doon…? Qore: M M Khayre
-
Finnish Embassy in Kenya receives attack warning
Jacaylbaro replied to Jacaylbaro's topic in Politics
why case loogu samaynayaa ?? -
Somaliland frees Puntland Pows — Puntland Vows to Retake Las Anod City
Jacaylbaro replied to Jacaylbaro's topic in Politics
The UN is not an NGO delivering supplies to the needy people. They are political platform and they are a bigger government where they should intervene any chaos, fightings and political crisis. In East Africa they failed to do nothing but deliver some supplies to some displaced people which sometimes cause even more chaos because lack of enough security resources. They failed in Darfur, They failed in Ethiopia and now in Kenya and Chad. They lack the capability to come against America. To be honest, i think the UN is collapsing soon ,,,,,, -
War deg deg ah: Qaraxyo ka dhacay Magaalada Boosaaso
Jacaylbaro replied to Che -Guevara's topic in Politics
Originally posted by Hunguri: Jacaylbro, saaxiib dee adigana nacaybkii Puntland ayaa kula fogaaday. Muslimka ama Somali meelay joogtaba waa isku mid. Kan Hargaisa jooga, iyo kan Xamar dagan iyo kan Boosaaso. Waa intaan ka dhaadhicin kari la'ahay ,,, bal adigu u sheeg malaa adigay kaa maqliye ,, wax kalaa ka dhex qaylinayee -

Lets talk about the upcoming SL elections for a minute
Jacaylbaro replied to AfricaOwn's topic in Politics
The upcoming SL elections are expected to be hot and strong. The three parties will struggle to win. UCID is not on the table for the moment as everybody knows they're not in a position to win. KULMIYE has a good chance to take the lead of the country as he has a very good human resource but they need to change their campaign. There is a lot to be changed but i don't agree with those who say Siilaanyo should resign. Let him compete with the rest of the candidates and if he wins then he can lead the party as well as the nation. Still what i don't like about KULMIYE is the way they campaign and the clannish calls they make among the population. UDUB is a bit weaker this time. In the recent months the achievements were good and they make a remarkable progress politically and on the ground. Nothing has changed in terms of economy and there are human rights violations reported although i don't agree some of them. -
Tell me if there is a way so that i can contribute my salary ,,,,,,
-
I try my best ,,,,,, Is life beautiful ?
-
How someone can sit and live with gabadh dhukuran ,, i wonder ,,
-
Yes i would know what i want in my life ,, that is why i live. Are you planning to be a president one day ??
-
Now i just want to sleep ,,,,,,, a cup of tea would do wonders right now. what was the last book you've read ??
-
My Noise ,,,,,,,,,,, what is the color of your hair ?
-
I guess inay ka weyn tahayba ,,,,
-
War deg deg ah: Qaraxyo ka dhacay Magaalada Boosaaso
Jacaylbaro replied to Che -Guevara's topic in Politics
They're not different from those in Muqdisho sxb ,,,, Mine will be there markii la arko ,,,,,, don't worry -

Coz i don't wanna tell you ,,,,, Is zakaria your son ?
-
A Tiger what is wrong with you today ??
-
War deg deg ah: Qaraxyo ka dhacay Magaalada Boosaaso
Jacaylbaro replied to Che -Guevara's topic in Politics
why ? -
War deg deg ah: Qaraxyo ka dhacay Magaalada Boosaaso
Jacaylbaro replied to Che -Guevara's topic in Politics
why ? -
We're living in a SHI'T world ,,,,,,,, Now i don't give a sh!t ..........
-
War deg deg ah: Qaraxyo ka dhacay Magaalada Boosaaso
Jacaylbaro replied to Che -Guevara's topic in Politics
-
War deg deg ah: Qaraxyo ka dhacay Magaalada Boosaaso
Jacaylbaro replied to Che -Guevara's topic in Politics
-
Bal sheeg waxaad taqaanaba ,,,,,,,,,, hadaad rabto igu darba oo
-
Fuley waaxid ,, maxaad la dhuumanaysaa dee orodoo tag