
Jacaylbaro
Nomads-
Content Count
44,142 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
1
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Jacaylbaro
-
Madaxwaynaha mamulka Puntland ee Somali ayaa wax uu Gobolka Mudug u magacaabay Gudoomiye cusub oo maamulka Puntlnd ee Somalia ug wakiil noqon doona Gobolkasi isagoo casily Gudoomiyihii hore ee maamulka Puntlnd uga wakiilka ahaa. Gudoomiyahan hadda loo magacaabay Gobolka Mudug ayaa waxaa lagu magacaabaa Cabdulqadir Axmed (Daahir Afloow) halka Gudoomiyihii hore ee Gobolka Mudug lagu magcaabi jiray C/rashiid Cali Xaashi (Dhuubane) uuna xilka Gudoomiyanimada hayay muddo dheer. Xilka qadistan lagu sameeyay Gudoomiyihii hore ee Gobolka Mudug C/rashiid Cali Xaashi (Dhuubane) ayaa waxa ay kusoo beegmaysaa xilli uu ku maqnaa Dalka Ethiopia oo ay sarakiil Ethiopian ahi ay uyeedheen si ay wada shaqayn dhanka amaanka ah ay Gudoomiyaha ugala yeeshaan Gobolka Mudug. Waxaana sarakiisha Dalka Ethiopia kala shirayay sidii mamulka Gobolka Mudug ay ul shqyn lahaayeen dalka Ethiopia dhanka amaanka taas oo dad badan ay hadda iswaydiinayaan in xilka qadista lagu sameeyay ay ku timi uun maamulka Cadde si toos h uga amar qadan wayay halka uu amaanka kala shqeeyay dalka Ethiopia. Hadaba Gudoomiyaha Cusub ee loo magacaabay Gobolk Mudug ee lagu magacaabo Cabdulqadir Axmed (Daahir Afloow) aya wax uu ku maqan yahay Dalka Kenya gaar ahaan Nairobi xiliga loo mgacaabay xilka Gudoomiyanimada iyadoo dhanka kalena wararku sheegayaan in labada Gudoomiyaba ay kusoo foollee yihiin magaalada Gaalkcayo. Afnugaal News Desk
-
Insha Allah there will be peace in Somalia but i believe it will be a long long process. And this is what i said ........... I'm generally hopeless sxb ,,,, But Allah is here to change ,,,, I believe it is not easy at all.
-
Ibtisam, HERE IS THE VOTERS REGISTRATION ACT
-
Hargeysa, February 29, 2008 (Haatuf) – Ciidanka Bileyska Somaliland ayaa qabtay shan nin oo ka tirsan casaabad khatar ah oo been abuurka lacagaha loogu soo tababaray magaalada Boosaaso ee dekeda maamul goboleedka Puntland ee dalka Somalia. Shantan nin oo la sheegay inay iskugu jireen muwaadiniin reer Somaliland ah iyo kuwo reer Itoobiya ah, waxa ay ciidanka Bileyska Somaliland ka qab-qabteen meelo kala duwan, laba bilood ka hor, ka dib markii ay muddo dheer daba gal ku hayeen. Hase yeeshee, sida wararku sheegeen ciidanka Bileysku waxay weli daba joogaan nin magaciisa la yidhaahdo C/Rashiid Daahir Nuur oo u dhashay dalka Itoobiya oo ahaa ninka keli ah ee Casaabad aanay ciidanka Bileysku qaban. Nimankan ayaa la sheegay inay haatan ku xidhan yihiin xabsiga Mandheera, waxaana la sheegay inay nimankani ahaayeen kuwo muddo dheer bileyska labada dal ee Itoobiya iyo Somaliland daba gal ku hayeen, ilaa markii ay Boosaaso ka soo baxeen, isla markaana ay soo mareen meelo ay ka mid yihiin Imaaraadka Carabta iyo meelo kale. Lacagaha Been Abuurka Ah Ee Ay Samaynayeen Waxa Ka Mid Ahaa Shillinka Somaliland, Birta Itoobiya Iyo Dollar-Ka Maraykanka Sida ay sheegeen wararka aanu ka helnay wardoonka labada dal, lixdan nin waxa ay u isticmaali jireen lacagta been abuurka Printer (qalab wax lagu daabaco) midab leh, waxaanay ku dul sawiri jireen waraaq cad oo adag. Ka dibna suuqa ayay gelin jireen. Shanta nin iyo qalabkii ay u isticmaali jireen iyo tiro xadidan oo lacagtii been abuurka ahayd ayay ciidamada bileyska Somaliland soo qabteen, iyaga oo ku sugan magaalada Hargeysa. Nimankan ayaa la sheegay in aanay meel keli wada deganaan jirin, balse ay marba meel u guuri jireen, iyada oo ay wararku sheegeen inay tageen Boosaaso, Dubai, Hargeysa iyo meelo kale, iyada oo ay intaasi oo dhanba la socdeen sirdoonka labada dal ee Somaliland iyo Itoobiya. Aakhirkii laba bilood horteed ay ciidanka bileyska Somaliland ku guulaysteen inay soo qabtaan shan ka mid ah lixda nin, halka ka kalena ay ilaa imika baadi goobayaan ciidanka ammaanka labada dalba. Ninka haatan la doon-doonayaa waxa uu deganaan jiray markii hore, magaalada Harta Sheekha, waxaanu ahaa jiray Macalin ka diiwaan gashan Wasaaradda Waxbarashada deegaanka Soomaalida Itoobiya. Lacagaha been abuurka noocan ah oo Somaliland, ku cusubi waxa ay xadhkaha goosteen oo lagu sameeyaa maamul goboleedka Puntland ee dalka Somalia, gaar ahaana magaalada Boosaaso, waxaana la sheegay inay xataa ku lug leeyihiin xataa masuuliyiin ka tirsan maamulkaasi. Sida ay wararku sheegeen nimankani waxa ay markii hore soo mareen oo ay xarfada been abuurka lacagta ku soo barteen magaalada Boosaaso. Lacagaha been abuurka ahi waxa ay khasaare aan laga soo waaqsan karin ku hayaan dhaqaalaha bulshada danyarta mandaqada. Khasaaraha dhaqaale kuma koobna oo keli ah dalka lacagtiisa la been abuuray, hase yeeshee wuxuu soo gaadhayaa ilaa halka ugu hoosaysa, tusaale ahaan haddii qof reer miyi ahi magaalada neef u iib keeno oo neefkii lagaga iibsado lacagta been abuurka ah ee Itoobiya, ka dibna lacagtii la ogaado inay foojari tahay, waxa uu ku waayayaa wax uu sannado badan shaqaysanayay oo uu neefkaasi dhaqayay. Lacagta foojariga ah ayaa la sheegay inay ka khafiifsan tahay ta runta ah, iyada oo lagu soo daabacay Printer (qalab lagu daabaco) midab leh oo qof waliba garan karo, haddii uu hoos u eego. Baanka Somaliland ayaa hore uga digay lacago been abuur ah oo dalka la soo geliyay oo ka yimid xagga Somalia, laakiin waa markii ugu horeysay ee cid loo xidho, isla markaana ay ciidamada ammaanka ee Itoobiya iyo Somaliland iska kaashadaan arrimahan dhaqaale burburka ku keenaya ummadaha labada dal.
-
It is Sunday ,,, yes i know it is your holiday but here it is the first day of the week which means i don't have time to do it ,,,,,,,
-
Originally posted by Laba_Xiniinyood: Africans in AFRICA are facing racism from white folks in Africa! Now who shall we blame on ???
-
I'm in the top ten Richest guys in Somaliland.
-
Insha Allah there will be peace in Somalia but i believe it will be a long long process. The Somalia's problem doesn't depend on A/Y or Geedi or whoever ,,,, it existed before them and nobody can assure the 2009 election/negiotiation/nomination will bring a better leadership. This guys will always switch sides one becoming the ruler and the other one becoming the freedom fighter.
-
Ciidamadii Dalka Ethiopia ee afartii bilood ee lasoo dhaafay ku sugnaa Buuhoodle oo ka guuray Waxaa magaalada Buuhoodle ee xarunta Gobolka Cayn ka guuray ciidamadii Dalka Ethiopia ee ku sugnaa afatrii bilood ee ugu danbayay ciidamadaas oo uyimid sidii amaanka xuduudaha dalka Ethiopia ay wax uga qaban lahaayeen una adkayn lahaayeen amaanka. Ciidamadan ayaa waxa ay gaysteen intii ay ku sugnaayeen deegaankaasi oo ay ku lahaayeen xerooyin ciidan caqabadooyin waa wayn oo ay ku keeneen isku socodka dadka shacabka ah ee dega kilinka shanaad ee Dalka iyo Ethiopia iyo deegaanka Buuhoodle oo ay ka dhaxaysay ganacsi. Ciidamadan ayaa waxaa si wayn uga soo horjeestay intii ay ku sugnaayeen dhanka Galbeed ee deegaanka Buuhoodle dadka shaabka ee Gobolka Cayn iyago cabashooyin koodana ugudbiyay Dawlada dhexe ee Dalka Ethiopia oo usoo dirtay deegaankaasi saraakiil arimahaasi ukuur gasha waxna ka qabata. Dadka deegaanka Gobolka Cayn iyo Dawlada Ethiopia ayaa waxa ugu danbayntii ka wada hadleen xaalada ciidamada ku sugan aagaasi iyo sida wax looga qaban karo caqabada ay kuhayaan shacabka deegaanka taas oo ugu danbaytiui ay ka gaadheen guulo. Mar uula hadlayay qaar kamid ah dadka deegaankaasi sarkaal ka socda Dawlada Ethiopia mar ay shir wada yeesheen saraakiil ka socda Dalka Ethiopia iyo wafduud ka socda SSC ayaa waxa uu usheegay in bilihii ugu danbeeyay ee maamulka Somaliland gacanta ku hayay Gobolka Sool ay joogsadeen wararkii laga soo sheegi jiray deegaankaasi kaas oo ku saabsanaa in ONLF ay dhexmarto deegaanka SSC ayna wararkaasi sheegi jireen Puntlanda ayna hadda ******** in deegaankaasi uusan waxba ka jirin. Afnugaal News Desk
-
I heard some say chewing Khat is part of our culture ,,,,,,,,,,,, Isn't fighting for camels part of our culture ??
-
The word Diaspora by original definition is in ancient Greek, means scattering and refers to any people or ethnic population who are forced or induced to leave their traditional homelands. In the African, context, corrupted dictators and primitive ethnic based civil war, forced millions of people to leave their original country, while for example in Europe and Latin America Fascist and Military dictators forced brutally millions of civilians , Intellectuals, nationalists and revolutionaries to leave their home countries for decades. The Chilean Dictator, General Augustus Pinochet, the Dictator of Cuba Mr Batista, the German Adolf Hitler and the last white president of South Africa ( known as the big crocodile) stands for hateful Symbol of holocaust, Human atrocity and brutal human displacement world wide. The list is long and every individual can add or complete the list with his favourite brutal misanthropist without including our self as silent or active misanthropist. However and in contrary to the Somali’s in the Diaspora, the mass expulsion of people in the over mentioned countries brought up brilliant, heroic and self sacrificing citizen who struggled and liberate their country from various brutal tyranny. In most case, the liberation of the people from savage and barbaric Dictators came from Intellectuals, professionals, academicians and well suited middle class citizens in the Diaspora. Unfortunately, in Somalia it is the other way round. Somali Intellectuals, professionals, academicians and well suited middle class Somalis mainly in the Diaspora were and are the driving force of the apocalyptic suffering of our nation. Apart from the undisputable financial support which Somalis in the Diaspora provides their families in Somalia, they sponsor also actively and openly their brutal and primitive clan warriors at home. Mainly Somalis in Canadian, USA and Great Britain fuel the never-ending cannibalism in Somalia and their contradicting demonstrations in London, Ottawa and Washington organised by their self declared countless Diaspora associations manifests the destructive roll of those well suited Somali citizens in the Diaspora. The misfortunate in this situation is the fact that the undisputable better half of the nation namely women in the Diaspora are contributing actively now more and more to the continuation of the human tragedy of our nation while those women in Somalia are ironically selling Tea, Mira, or Zambusa in all streets between Zeila and Kismayo to feed a hungry nation. If we want to save our nation from the ultimate destruction we have to join hands and send a strong message to those who are responsible for the destruction. We cannot stop the agony in Somalia when we face (online) each other with views which are diametrically opposing or contradicting each other. Radical Clan activists, religious fanatics, hard core secessionists, intellectual opportunists in Canada, USA, and England are spear heading political debates and problems of Somalia. It is not important what those individuals think or believe. It is about what is good for our nation whom warlords deleted them literally from the Global map. If we deserve being intellectuals of a nation, the nation must be the bottom line of all discussions and how to restore and write heroic history for our coming generations in Somalia. This is badly needed in Somalia and it is never too late. Somali Websites are full of glorifications or condemnations of ICU, TFG, and Secessionist but what we need is political vision and dedicated intellectuals who are ready to take a long road to make differences in the primitive political debating in Somalia and in the Diaspora. It don’t add up that we have been watching 16 years or silently supporting the barbarism in Mogadishu and all of sudden start singing the Somali nation anthem in front of the downing street nr 10 or the State department in Washington DC. Visitors of the countless Somali web sites know at least that 14 or 15 failed Somali reconciliation conferences took place inside and outside Somalia. What most of us don’t know is that more than 100 Somali seminars, congress and studies took place in many parts of the world organised by Somali Intellectuals or friends of Somalia. As far as I can remember the last one was in Djibouti hosted by Honourable President of Djibouti Mr Ismail Omer where many Intellectuals from the Horn of Africa have been discussing days the burning problems of the region. I was not expecting any results from that recent intellectual session because high ranked top Continental African politicians Like Kwame Nkrumah and Gamal Abdi Nasir failed to build African Nations or Arab nations by applying top down political strategy. I think it is better we start cleaning our rooms now and we will help later our neighbours by cleaning their rooms, otherwise, Somalis in the Diaspora will remain the permeant gravedigger of the nation Aden Mohamed Tani Bonn, Germany E-mail: adentani@yahoo.de
-
These are serious times with serious challenges that require serious leadership capable of envisioning free and united Somalia based on peace, justice and equality. Devoid of that, the current bloodshed will only continue and the humanitarian crisis will worsen. Despite the disillusionment with the process that produced the current Transitional Federal Government (TFG) October of 2004 in Kenya, war-fatigued Somalis, those in the homeland and the Diaspora alike were willing to give the benefit of the doubt to a government formed neither by its vision nor capacity to deliver, but by the clan one belongs to or by the brutal reputation or the deadly arsenal one possesses. It did not take long for the TFG to demonstrate its incompetence. It failed to articulate a new vision and grew more dependent on Meles Zenawi's regime (Ethiopia). Furthermore, it adopted an ill-advised mantra of threat and polarization and failed to set a foot in Mogadishu due to the instability created by the same warlords that the TFG was made of. It would take them over two years and for tens of thousands of Ethiopian troops, tanks and fighter jets, and US AC-130 gunship to oust the Islamic Courts Union (ICU) and shield TFG right into their barricades of apathy and corruption. The invasion that brought TFG into Mogadishu abruptly ended six months of peace enjoyed by the people of Mogadishu under the ICU and it ushered in an occupation force with relentless brutality and no exit plan. ICU came to the forefront of the Somali politics as part of a grass-roots movement spearheaded by the people of Mogadishu who were eager to get rid of the warlords and have found in the courts interest to advance the common good and willingness to stand up against the warlords. And get rid of the warlords, they did. But, to the utter dismay of civilians sighing relief, a number of these fleeing warlords were granted safe haven by the TFG and later were appointed to critical positions. A case in point is the appointment of two of the most brutal warlords, Mohamed Dheere and Abdi Qeybdiid, to the security of Mogadishu upon TFG's arrival in Mogadishu. Despite their lack of good public relations and a holistic view of world politics, for the six months that they governed Mogadishu, the ICU has afforded Somalis, particularly those in Mogadishu, a sense of hope, empowerment, and national pride that mobilized the locals to organize volunteer services to clean the city's mountainous garbage and debris of the devastation. More importantly, after a decade and half of lawlessness, they established safe route for the delivery of food aid and ensured equitable distribution, and they established law and order to the point that Somali women of Mogadishu could leave their homes without the fear of being raped or robbed. Having done what they have in such a short time and in the spirit of giving peace a chance, one would assume that ICU would earn the support of the international community. Unfortunately, the fear of "terror" and "terrorism" by the West overshadowed Somalia's chance to clime out of the hellhole dug and ignited by the warlords and their militias. The ICU method that defied all logic and proved wrong the prediction of many analysts could've been the blueprint for the recovery of Somalia- nationwide. The ordinary people's victory over the CIA-backed warlords showed all the vital signs that could eventually save Somalia. Somalis, at least while it lasted, were awaken of their deep slumber and were willing to reclaim their national dignity and rights. In 2006 drought and flood suffered by different regions, ordinary Somalis (in Somalia and in the Diaspora) have responded with commendable unity to aid those faced with a natural catastrophe. I was particularly touched by the courage, unity, and the love demonstrated by the people of Mogadishu, who, despite tremendous pressure from the warlords, have united to save their brethren. Now the current situation; Somalia is under a ruthless occupation that killed 7000 civilians in its first year, created approximately 1 million IDPs (Internally Displaced Persons), and pushed 1.5 million people on the verge of utter starvation thus creating what is officially recognized as "the worst humanitarian crisis in Africa." On February 14, 2008, the UN Office for the Coordination of Humanitarian Affairs (OCHA) reported that "there are up to 2 million vulnerable people in need of assistance in the country. In the capital Mogadishu, the number of people escaping the city to the poorest areas of the Horn of Africa nation has doubled to 700,000 in the last six months". The following day, on February 15th the United Nations Children's Fund (UNICEF) was urging the international community to step-up their support as in the coming months about 90,000 children in war-ravaged Somalia were facing the threat of annihilation by malnutrition resulting from lack of food, supplementary nutrition, and therapeutic feeding. A few weeks ago the new Transitional Prime Minister, Nur Hassan Hussein (Adde) has formed his government which clearly is a much leaner cabinet of ministers than those formed by his predecessors. To his credit, his cabinet is also free of warlords though many still dispute this as the most powerful positions in the TFG, all so-called defense and security oriented positions, are held by infamous warlords. Also to his credit, the Prime Minister has changed the provocative rhetoric of his predecessor and, by and large, has adopted a language of reconciliation. Now that the Prime Minister has proven that he can "talk the talk", the million dollar question is, would he prove that he can "walk the walk". After all, good leadership is not appreciated by empty words that one employs to lull the masses but by the positive initiatives they take and actions they implement. And no initiative or action is nobler than to say "No" to the Ethiopian occupation. Sadia Ali Aden ------------------------------------- Sadia Ali Aden is a peace activist and a writer whose work has appeared in various publications
-
Mogadisho,Saturday,01 Mar,2008-Insurgents have attacked the Rage Aele district in north Mogadishu, kidnapping the district's deputy chairman and killing 6 bodyguards. The insurgents armed with automatic rifles reportedly took the chairman to the hideout of an Islamic Courts Union officer, Moaliim Hashi Mahmud between Jowhar and Rage Aele, informed sources told a Press TV correspondent on Saturday. Somali insurgents have also gunned down an officer in his home in the Medina district last night. On Saturday, the Ethiopian army used airplanes to transfer the bodies of more that 59 soldiers mostly killed in the Towfiikh District Base. Thousands of Somalis have been killed in fighting between insurgents and Ethiopian troops supporting Somalia's shaky government over the past 14 month. The interim government, backed by the Ethiopian soldiers, is battling rebels in Mogadishu who were driven out of the city last year. web page
-
Good morning humans ,,,,,,,,,,,, It is another beautiful day here ,,,,,
-
AP, AMSTERDAM Sunday, Mar 02, 2008, Page 6 Dutch Prime Minister Jan Peter Balkenende has warned a maverick lawmaker of the risks to Dutch national interests if he presses ahead with a film criticizing the Koran. Balkenende's appeal to Geert Wilders on Friday stopped short of demanding that he not release the film, which Wilders said was in the final stages of editing. "Already we are having to take account of serious threats to Dutch people," Balkenende said in a televised news conference. "When you see how the reactions have been at home and abroad, what the risks could be of this film, then there's one person who must answer for it, and that is Mr Wilders himself," he said. Wilders said his short film would portray the Koran as a "fascist book." He does not yet have a broadcaster for it, but says he will release it on the Internet if he fails to find one. In a statement after Balkenende's news conference, Wilders accused the Cabinet of "bowing to fear of terror and fear of Islam" and rejected calls to scrap the movie. "Let me make one thing clear: The film will be released," he said. Last week, the Pakistani government ordered Internet providers to restrict access to YouTube, allegedly to prevent Pakistanis from accessing a clip of Wilders in which he makes derogatory remarks about Islam. The move inadvertently caused a worldwide outage of the video sharing site. The Dutch development minister called off a visit to Somalia on Friday after he was warned his life would be in danger on the trip. "This is about the safety of Dutch citizens and businesses abroad, the Dutch military which is on a mission [in Afghanistan], about the broader interest of the Netherlands, the values for which we stand, our reputation internationally," Balkenende said. In an earlier last week, Wilders said negative reactions to his film "only served to prove the point" that Islam should be criticized. Wilders said the film would demonstrate how the Koran incites violence and intolerance of women and homosexuals. Muslim groups in the Netherlands say they will file hate-speech charges against Wilders for previous statements, such as his description of Islam as a "retarded" religion. The Grand Mufti of Syria has warned of "bloodshed" if the film is released. The Dutch national antiterrorism coordinator has told Wilders he may have to go into hiding abroad once his film is released. He already lives under constant police protection. Dutch embassies have warned staff to brace for similar violence if the film is broadcast. This story has been viewed 104 times. Source:AP
-
Alla maxaa la dallacay ,,,,,,,,,,,, mise tolow waaba la naaqusay ?
-
Either switch between a Somali secessionist or an Ethiopian occupation? Hmmmm ,,, You have a good point here.
-
Intaana waa lagu fahmay ,,,, nice argument though i don't agree some of the points. Still to wait for part 3 ..........
-
Somalis arrested for financing terror organisations in Somalia.
Jacaylbaro replied to Separatist's topic in Politics
Then do it .......... -
My Favorate one: Laqiinaahum Bi Armaaxin Diwaali, Falaaquunaa Bi Acmaarin Qisaari I hope you know that ,,,,
-
Originally posted by Northerner: ^^I would go as far saying its the best language for poetry (even when not fully comprehending it). I think i agree with you on this part ......
-
Somalis arrested for financing terror organisations in Somalia.
Jacaylbaro replied to Separatist's topic in Politics
-
Originally posted by Faynuus: 7 skirts aa? shiir u naf adakaa duulku. looooooooooooooooool ,
-
KU: Madaxwayanaha iyo Maamulka Soomaaliland Og: Guddmooyiyaha Guurtida iyo Barlamanka Somaliland Og: Guddoomiyaha Gobolka Sool Og: Madaxdhaqameedada SSC Shir uga bilaabmay bishan February 22, 2008, waxgaradka, odayaasha, culumaaudiinka, aqoonyahannada, ururada bulshada iyo ciidamada nabad ilaalinta ee degmada Ceegaag ayaa maanta lagu soo gabagabeeyay degmadaas. Shirkan oo lagu lafo guray sidii maamul midaysan oo loo dhanyahay loogu samaynlahaa degmada Ceegaag, isla markaana looga hortagi lahaa wixii sharaf dhac iyo sumcad xumo u keeni kara dadwaynaha deggan degmada ayaa ku soo gabagaboobay is afgarad iyo mawqif midaysan oo ay yeelato degmada Ceegaag. Haddaba laga bilaabo manta oo bisha February tahay 25 sanadka 2008, waxaan caddaynaynaa in guddiga hoos ku qoran iyo masuuliyiinta laamaha kala duwan ee degmadu leedahay ay si toos ah masuul uga yihiin maamulka, nabadgalyada iyo horumarinta degmada Ceegaag. Magacyada Guddiga Golaha Deegaanka Ceegaag: 1-Cabdi Xaaji Cali Cilmi (Cabdi Riigle) ----- Guddoomiye 2-Aqoonyahan, Maxamed Ismaaciil Siciid (Ina Siidhi) ----- Guddoomiyaha Waxbarashada iyo xidhiidhka hay'adaha ee Degmada Ceegaag 3-Kalkaaliye Sare, Xasan Cali Cabdi Sooyaan (Ruush) ---- Guddoomiyaha Caafimaadka degmada Ceegaag 4-Luul Xuseen Xaaji Cali, Gudoomiyaha Ururka Haweenka ee Degmada Ceegaag 5-Dhamme, Sulub Gaas Guutaale -------- Taliyaha Ciidanka Booliska Degmada Ceegaag 6-Aqoonyahan, Cabdalle Xuseen x. Cali ---- Goddoomiyaha Xoogga Korontada iyo Isgaadhsiinta degmada Ceegaag 7-Shiikh Maxamuud Cabdi Jaamac Gaydh ---- Guddoomiyaha Arrimaha Diinta iyo Awqaafta degmada Ceegaag. Magacyada Maamulka Laamaha Degmada Ceegaag 1.Aqoonyahan, Maxamed Ismaaciil Siciid (Ina Siidhi) ----- Guddoomiyaha Waxbarashada iyo xidhiidhka hay'adaha ee Degmada Ceegaag 2.Kalkaaliye Sare, Xasan Cali Cabdi Sooyaan (Ruush) ---- Guddoomiyaha Caafimaadka degmada Ceegaag 3.Luul Xuseen Xaaji Cali, Gudoomiyaha Ururka Haweenka ee Degmada Ceegaag 4.Aqoonyahan, Cawaale Jaamac Raygal ---- Guddoomiyaha Horumarinta mashaariicda iyoBiyaha degmada Ceegaag. 5.Dhamme, Sulub Gaas Guutaale -------- Taliyaha Ciidanka Booliska Degmada Ceegaag 6.Aqoonyahan, Cabdalle Xuseen x. Cali ---- Goddoomiyaha Xoogga Korontada iyo Isgaadhsiinta degmada Ceegaag 7.Shiikh Maxamuud Cabdi Jaamac Gaydh ---- Guddoomiyaha Arrimaha Diinta iyo Awqaafta degmada Ceegaag 8.Cabdi Cali Abokor, (cabdidheere) Siyaasiga Degmada Ceegaag u Qaabilsan Somaliland 9.Xasan Jaamac Ismaaciil, (inajaamac dacay) Kuxiganka Siyaasiga Degmada 10.Cabdilaahi Gurxan Dhible, Gudoomiyaha xiriirka Jaaliyadaha dibada iyo gudaha. Maamulkani wuxuu shaqadiisa bilaabayaa maalinta taariikhda February tahay 25, 2008. Wabillaahi Towfiiq, Wixii faahfaahin ah kala xidhiidh: Maamulka Guddiga Degmada Ceegaag, Somaliland Telephone: 252-276-3080 ama 252-2449-2691.