Jacaylbaro

Nomads
  • Content Count

    44,142
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    1

Everything posted by Jacaylbaro

  1. I had a fabulous weekend this time ,,,,,,,, I wish the coming one will be better weliba ,,
  2. I had a fabulous weekend this time ,,,,,,,, I wish the coming one will be better weliba ,,
  3. whateva u call ,, xarrago (as in Somali) and Sexy (as in english) ,, same same ,,, At least someone has agreed with me ,,,, looool
  4. Taas waa la wada og yahay oo marka horeba waa la ogaa ....... only one person in Asmara is more close to Al-shabaab and he is Sh. Hassan Dahir Aweys
  5. "anigu inan gumeedka waxaan u aqaanaa ninka reer Somaliland ah ee *********** ah ama Warsan-geli ah, ee marka uu xilka hayo Somaliland nin libaaxa ah oo difaaca, xilku wuu dhamaadaaye maalinta laga qaadana dhinaca kale isa soo taaga oo cadowga u gala, ninkaas baa inan gumeed ah baan idhiye hadeer-ba ha la ogaado.” “Anigu waxaan u shaqeynayaa Somaliland inta aan noolahay, taas waad ogaanaysaan."
  6. hadhwanaag 2008-04-06 (Hadhwanaagnews) Hargeysa(HWN):- Wasiirkii hore ee Wasaarada Horumarinta Reer miyiga iyo deegaanka Somaliland Md. Fu’aad Aadan Cadde, ayaa maanta xilkii wasaaradaasi si rasmiya ah ugu wareejiyey Wasiir ku xigeenka Wasaarada Md. Siciid Maxamed Bille, ka dib markii uu Madaxweyne Rayaale xilkii kaga maalintii khamiistii tobadkii hore ee ina dhaaftay. Munaasibadii loo sameeyay xil-wareejintaas oo lagu qabtay xarunta wasaarada beeraha ee Magaalada Hargeysa, ayaa waxa ka soo qeyb-galay Wasiir ku-xigeenka Wasaarada Horumarinta Reer miyiga Md. Siciid Maxamed Bille, Agaasimaha guud Maxamed Jaamac Faarax, Agaasimeyaasha waaxaha iyo shaqaalaha Wasaaradaas. Wasiirkii hore ee Wasaarada Horumarinta reer Miyiga iyo Deegaanka Md. Fu’aad Aadan Cadde, ayaa sheegay in xilku meerto yahay. Isaga oo arrinta ka hadlayana waxa uu yidhi "Sidaan Jaraa’idka hore ugu sheegay xilku waa meerto, Madaxweynuhu isagaa xaq u leh inuu qofka uu rabo ama ay is qoonsadaan uu xilka ka qaado." . Isaga oo hadalkiisa sii watana waxa uu intaa raaciyey, oo uu yidhi "Marka horena isagaa dadka qora marka dambana ka qaada. jaraa’idkaan hore ugu qoray kuma ciil qabo, taas waa la ogaanayaa, hore jaraa’idka ayay ku taalaa maahmaah ayaan Idhi, anigu inan gumeedka waxaan u aqaanaa ninka reer Somaliland ah ee *********** ah ama Warsan-geli ah, ee marka uu xilka hayo Somaliland nin libaaxa ah oo difaaca, xilku wuu dhamaadaaye maalinta laga qaadana dhinaca kale isa soo taaga oo cadowga u gala, ninkaas baa inan gumeed ah baan idhiye hadeer-ba ha la ogaado.” Mar uu ka hadlayey mustaqbalkiisa siyaasadeed waxa uu ku dambayn doono, waxa uu yidhi “Anigu waxaan u shaqeynayaa Somaliland inta aan noolahay, taas waad ogaanaysaan." Waxaana uu intaa raaciyey oo uu yidhi "Arrinta labaad waxaa weeye, Wasaaradan shan sanadood baan joogay, wax badan baan ka bartay horena wax ra’yi ah oo aan deegaanka ka haystay ma jirin, waxaan hada bartay wax badan oo ku saabsan deegaanka iyo Ugaadha, inkasta oo shimbiraha wasaaradu xukunto nasiib darro shimbiraha waxba kama aqaano, shaqaalaha meesha joogana rag iyo dumarba waa dad aanu aad iyo aad isugu wanaagsan nahay.” Md. Fu’aad Aadan Cade waxa uu ku dardaarmay oo uu yidhi “Dardaarankayga kowaad waxaan u sheegayaa Wasiir ku xigeenka, shaqaalaha dawlada ninka darajada B-da ah 220,000 kun oo shilin ayaa u soo hadha, inta kalena way ka hoosaysaa, qaar ilaa ingiriiskii shaqaynayay ayaa 120,000 kun qaata, waanay shaxaad tagaan oo kuma filna mushaharkoodu, waliba Wasaaradani ma laha waxa Soomaalidu Dhac-dhaca u taqaan. Wasiirka 3 Milyan qaata, kolayba aniga iguma filayn, waliba waan ka dhex qeyliyay golaha Wasiirada oo waxaan idhi walaaloow mushaharka ha na loo kordhiyo." "Laakiin la ima aayidin, oo hoosta ayay ka wada rabeen in musharka naloo wada kordhiyo, kii sadexda milyan qaadanayay ayay ku filaan waydayey, ka 120 kun qaatana kuma filaanayso nolashiisa, markaa shaqaaluhu wax lagu canaanto oo la yidhaahdo waad soo kalihi waydeen.”ayuu yidhi Md. Fu'aad Cade. “Waxaan wareejinayaa anigoo ku faraxsan oo walaahi aanay xumaani igu jirin, oo aan lahayn meeshii ayaa lagaa qaaday, dalka iyo dadkaba imikaan u xil badnaanayaa, waxa ugu weyn ee dalka laga rabaa waa nabad aniguna oday baan ahay wailba waxna way ii dheer yihiin” ayuu yidhi Fu’aad Aadan Cadee.. Wasiir ku-xigeenka wasaarada Horumarinta reer Miyiga iyo Deegaanka Md. Siciid Maxamed Bille,oo si ku meelgaadha xilka Wasaarada Madaxweyne Rayaale ku armay in loogu sii dhiibo oo isna xafladaas ka hadlay, ayaa Wasiirkii hore ee Wasaarada uga mahad-celiyey sida habsamida ah ee uu xilka ugu wareejiyay. Wasiir ku xigeenku waxa uu Fu’aad Aadan Cadde ka dalbaday in aanu ka dheeraan, isla markaana door ka qaadan karo hawlaha shaqo ee Wasaada. Waxaana uu balan-qaaday in uu shaqada Wasaarada iyo ta shaqaalaha-ba si hagar la'aan ah u wadi doono. Maxamed Jaamac faarax oo Agaasimaha guud ee Wasaaradaasi Horumarinta Reer Miyiga iyo Deegaanka, oo xaflada ka hadlay ayaa sheegay in ay Wasaarada hawlgalaan 170 shaqaale ah. waxaa kaloo uu xusay in ay Wasaaradu leedahay 14 Baabuur oo ka shaqeeya gobolada dalka gebi ahaan-ba..
  7. loooool ,,,, meel aan jirin bal ma ku doodi lahayd oo ma ku xiiqi lahayd ,, ? Bal may isa qiraan markaasaanu wuxuun isku af garan lahayne ,,,
  8. Yes ,,, you want some ?? ,, loooooooool I couldn't finish it yesterday coz it was a littre ,,,, but i'm here again inaan laaco intii hadhay ,,
  9. No one will miss you till then ,,,,,,, have a nic time sxb ,,
  10. Anigu waxa keliya ee aan la yaabay waxa weeyaan ,, if the bus is a mosque ,,, bal muxuu dadka uga dejinayaa si uu ugu dhex tukado ??
  11. looooooooool ,,, no but anything i can find humour and odd ,,, this was on the news and it is not a fiction at all. I still want to know how he decides to split the cow ,,,,, i can't wait that part ,, loooool
  12. kuwa dhaadheer wear them too ,,,,, just look sexier and taller. There was this short girl once , i didn't notice coz she was taller than me, i was like ,, waar gabadhu dheeraa ,, She then (somehow) had to remove the shoes and dhirinnn ,, in a second she is as short as to my jilbahayga ,,,,,
  13. I'm here to defend my coffee with any cost ,,,, even with my life ,,, No one u soo dhowaaan kara ama wax ka sheegi kara my two favorates ,,, Tea & Coffee
  14. Hunguri, you did a mistake (a big one) when you wrote this story in English. It is sweet and touchy when it is in Somali regardless of who will understand here in SOL village ... Jacayl dhiig malagu qoray Wali ruux maloo shubay Lafta saanta dhabarkiyo Ma u dheegay dhabarka Well, that might not be the original piece and to make some corrections, it goes like this: Jacayl Dhiig ma lagu qoray Weli dhuux ma loo shubay Ninna saanta dhabarkiyo Ma u dheegay seedaha Dhabannada cad laga jaray Hadalkii ma lagu dhigay
  15. Imika waxa la yidhi habartaaba odayga fuusha ,,,, sheekadu way is rogtay
  16. Bal maxaa idinka idin haya soydinkii lahaa Somaliland ma jirto ?
  17. Wixii markii horeba ka khaldanaa uun baa ka khaldan ,,, it is not something new ay imika la soo baxeen.
  18. BELGRADE (Reuters) - A Serb farmer used a grinding machine to cut in half his farm tools and machines to comply with a court ruling that he must share all his property with his ex-wife, local media reported on Thursday. Branko Zivkov, 76, told Belgrade daily Kurir he had been ready to give his wife Vukadinka her equal share of everything earned during their 45-year marriage, but was furious at being asked to give away half his farming equipment. Instead, he bought a grinder and cut in two all his tools, including large items such as cattle scales, a harrow and a sowing machine. "I still haven't decided how to split the cow," he told the newspaper. "She should just say what she wants -- the part with the horns or the part with the tail."
  19. Ben Then: Thriller And Finally: THIS
  20. Many Reasons to Drink Coffee Over the past week, I’ve read so many coffee studies I almost got a caffeine buzz. It made me wonder if the industry is in trouble (that and the Starbucks 9-cent a cup price increase). So if coffee is losing ground, these studies may get people coughing up dough for joe again. · Japanese researchers found that women who drink at least three cups of coffee a day seem to face only half the risk of colon cancer as non-drinkers. Sorry, guys, this study didn’t find any benefit for you. But the study, which included over 96,000 subjects in the 40 to 69 age range, did show a clear benefit for women, regardless of other diet and exercise habits. · An Italian meta-analysis of ten studies found that coffee drinking translates into reduced risk of liver cancer. In fact, the more coffee you drink, the lower the risk. Just one cup a day was linked with a 23% risk reduction…while “heavy” coffee drinking appeared to cut liver cancer risk by a whopping 55%. · American scientists found that exercise plus coffee seems offer protection against skin cancer. This study used mice as subjects – and the researchers learned that caffeine plus exercise resulted in 400% higher death rate of precancerous cells, meaning those cells never have a chance to develop into full-blown cancer. · A new Italian study found that coffee-drinking may protect us against late-onset blepharospasm (a.k.a. chronic eye twitching). In fact, the more coffee subjects drank, the lower their risk of developing the irritating condition. · And another score for women: drinking coffee may offer protection against cognitive decline, especially as we get older. A French study found that drinking at least 3 cups of coffee a day offered a 30% reduced risk of memory loss at age 65…and women over 80 who drank that much joe were almost 70% less likely to suffer cognitive decline than women who drank less than a cup a day.
  21. The problem is, if there is not agreed who is GUN and who is GOB.
  22. Do you have a caffeine-hater in your life? You know the type - they’re always telling you what’s bad for your health. Here’s a list of some good reasons to drink coffee. Memorize this list - so the next time you encounter your favorite coffee-hater you can pull out one of these babies. While you’re at it you can add the words “from a peer-reviewed scientific journal” — that’ll really get your pet coffee-hater frothing at the mouth. 1 - Cut the Pain Two cups of coffee can cut post-workout muscle pain by up to 48%. From the Journal of Pain, March 2007 . 2- Increase your fiber intake A cup of brewed coffee represents a contribution of up to 1.8 grams of fiber of the recommended intake of 20-38 grams. From the Journal of Agricultural and Food Chemistry. 3 - Protection against cirrhosis of the liver Of course you could just cut down on the alcohol intake. From the Archives of Internal Medicine. 4 - Lowered risk of Type 2 Diabetes Those who consumed 6 or more cups per day had a 22% lower risk of diabetes. From the Archives of Internal Medicine. 5 - Lowered risk of Alzheimer’s disease There is considerable evidence that caffeine may protect against Alzheimer’s disease. From the European Journal of Neurology. 6 - Reduces suicide risk 10 year study of 86,000 female nurses show a reduced risk of suicide in the coffee drinkers. From the Archives of Internal Medicine. 7 - Protection against Parkinson’s People with Parkinson’s disease are less likely to be smokers and coffee drinkers than their healthy siblings. Just make sure you don’t get lung cancer on the way.