
Jacaylbaro
Nomads-
Content Count
44,142 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
1
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Jacaylbaro
-
No ,, la ima wacdiyin ,,,,
-
Naah man ,,, I'll never stop drinking my cuppa coffeee ,,, nothing can stop me sxb ,,,,
-
ONE OF MY FIRST HINDI MOVIES ,,,, Gunmaser G 9
-
looooool ,,, i think they're not counted yet ,,
-
hadhwanaag 2008-04-06 (Hadhwanaagnews) Hargeysa(HWN):- Sanad Guuradii 27 ee ka soo Wareegtay Asaaskii Ururkii SNM oo ku beegnayd maanta oo kale oo ay taariikhdu tahay 6 April, ayaa dadweyne aad u tira badan iyo qeybaha kala duwan ee Saxaafadu waxay ku hungoobeen fagaaraha Beerta Xoriyada ee Magaalada Hargeysa si ay uga qeybgalaan dabaaldega Xuska asaaska, kadib markii ay cid masuul ahiba ka soo Xaadiriweyday Madashaashi oo kuraastii loo siidiyaariyey ay hawanayeen, marka laga yimaado Gudoomiyaha Ururka SNM Mujaahid Xasan Ciise Jaamac oo goobtaasi yimi ayaa ka Cadhooday qaabka ay wax u dhaceen iyo ka soo xaadiritaan la’aanta masuuliyiintii SNM iyo Xukuummada , waxaanu Xasan Ciise oo cadheysan oo halkaasi weedh kooban ka yidhi waxa uu yidhi “Af Soomaali aan ku sheego magaranayo sababta ay sidan wax ku dhaceen, ee aan u soo seexdo”. Mujaahid Xasan Ciise aad iyo aad ayuu uga cadhooday xusid la’aanta xuska sanad-guuradii 27-aad ee ka soo wareegtay Asaaskii Ururkii SNM. Marka laga yimaado taas, Muj. Dr.Cabdiraxmaan Cabdiqaadir oo isagu in badan qurbaha ku noola oo xalay Warsaxafadeed soo saaray, waxaanu u dhigna sida:- “Waxaan arkay qoraal si qalad ah uga hadlaya asaaskii SNM markii soo gaadhay London ee lagu dhawaaqay bishii April 1981waxaan cadeynayaa qodobadan:- 1. Magaca SNM [somaliland National Movement] waxa lagu go’aamiyey guriga aan ku jiray ee ciwaankiisu ahaa “34 Charleville Mansions, Lodon W14” Calaamada Ururkana [logo] waxa halkaa ku Sameeyey Yuusuf Warsame Siciid. 2. Waxa go’aankaas wada gaadhay madaxdii ururkii Somali Welfare Organization ee mudada dheer ka waday London mudaharaadadii lidka ku ahaa xukunkii M.S.Barre. Madaxdaas waxa ka mid ahaa. - Axmed Xaaji Cabdilaahi [Axmed Suufi] - Axmed Maxamed Ibraahim Cigal - Cabdiraxmaan Cabdiqaadir Faarax - Dr. Omar Dixood - Ibraahim Sheekh Muuse - Ibraahim Cali Wayrax - Marxuum Ismaaciil Maxamud - Xasan Ciise Jaamac Waxa go’aankaas nala qaatay Weftigii nooga yimi Saudi Arabia iyo Imaradka oo ka koobnaa: -Marxuum Xasan Aadan Wadadiid - Marxuum Axmed Ismaaciil [Doqdi] - Marxuum Xuseen Abokor X. Faarax - Marxuum Maxamed Yuusuf Cartan - Dr. Cabdisalaan Yaasin - Maxamed Xaashi Cilmi - Maxamed Xuseen Yuusuf 3. Waxa halkaas lagu qorsheeyey in la qabto Shir ay isugu yimaadaan xubnihii iyo taageerayaashii ururkii SWO iyo Saxaafaddii London oo lagaga dhawaaqay Ururka Cusub ee SNM. 4. Waxa kale oo la go’aansaday in la qabto Shirweyne 6 bilood kadib, bisha October 1981. Waxa la qorsheeyey in intaas in intaas ka hor mar kale raacdo lagu maro dalalka Carabta, Yurub iyo Afrikada Bari, iyada oo la raadinayo cidkale oo u soo baxda halgankaa bilaabmaya, iyo cid kale oo Somalida kale ka mida oo hawshaa nala bilowda. 5. Shirkaas 6-dii April 1981 ee lagu asaasay Ururka SNM waxaanu ku qabanay hoolka “Connaugh Rooms”oo u muuqda BBC.Bush House. Aniga ayaa hayey Microfoonka oo hagayey barnaamujka Madasha. Waxa halkaas SNM kaga dhawaaqay intayadii arrinta soo wada go’aamisay ee ku wada socotay een soo sheegay xubnihii iyo taageerayaashii SWO ee SNM ka horreeyey ee mudada dheer halganka dheer ku soo jiray, tiradoodana way ka badnayd boqol qof, shirkana aad iyo aad oo Camiray. Waxa kale SNM nagula dhawaaqay Marxuum Siciid Maxamed Cigaal oo ka yimi Sweden. Waxa shirkaas ka soo qeybgalay Weriyayaashi BBC-da iyo kuwo kale oo badan oo ka socday Wargeysyada Ingiriiska.”
-
Ceerigaabo (Qaran)- Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Mudane Axmed Yuusuf Yaasiin iyo Wefdigii uu hogaaminayay ayaa maanta si diiran loogu soo dhaweeyay Magaalada Ceerigaabo ee xarunta gobolka Sanaag. Madaxweyne ku xigeenka Somaliland oo ay wefdigiisa xubno ka ahaayeen Wasiirka Duulista Hawada , Wasiirul dawlaha Daakhiliga , Wasiir ku xigeenka Dib u Dejinta , Xildhibaano iyo Saraakiil kale oo ka tirsan xukuumada waxa lagaga hor tegay tuulada Yufle oo 25 km dhinaca koonfur galbeed ka xigta Magaalada Ceerigaabo , halkaasi oo ay ku qaabileen maamulka gobolka , Ka degmada iyo Boqolaal dadweyne ah. Madaxweyne ku xigeenka Somaliland iyo Wefdigiisa oo intii aanay soo gaadhin Magaalada Ceerigaabo meelo fagaare ah kala hadlay dadweynaha ku dhaqan degmada Ceel-afweyn ee gobolka Sanaag . Mudane Axmed Yuusuf Yaasiin waxa uu u sheegay in ujeedada socdaalkoodu uu la xidhiidho sidii gurmad biyo dhaamis ah loo gaadhsiin lahaa dadweynaha abaaruhu tabaaleeyeen ee ku dhaqan gobollada dal, isaga oo arrintaasi ka hadlayana waxa uu yidhi "Waxa socdaalkayagu la xidhiidhaa sidii gurmad biyo dhaamis ah aanu ugu samayn lahayn dadweynaha abaaruhu hayaan , waxaananu rajaynaynaa in ilaahay inoo shubo raxmaadkiisa''. Mudane Yaasiin isaga oo hadalkiisa sii wata waxa uu yidhi "Wixii aanu hayno haddii aanu jeebka ku shubano oo aanu cuno Yawmul qiyaamaha ninka masuulka ahi waxa uu yeelanayaa Toban laab dambi ah ama cadaab ah''. Wasiirka Duuliista Hawada iyo Gaadiidka Cirka Mudane Cali Maxamed Waran Cadde , oo halkaasi ka hadlay ayaa tafaasiil ka bixiyay safarkooda , waxana uu sheegay in ay soo mareen gobollada Saaxil , Togdheer , Sool , Saraar iyo Sanaag , isaga oo xusay in gobol walba ay siiyeen Kharashkii loogu tallo galay gurmadka biyo dhaamiska ah. Wasiirku waxa uu sheegay in xukuumadiisu aanay ka gaabinaynin sidii ay gargaar biniaadanimo ay u gaadhsiin lahayd dadkeeda abaaruhu hayaan. Mudane Waran Cadde oo ka jawaabayay cabasho ay ka muujiyeen dadweynaha degmada Ceel-afweyn sixir barar baahsan oo ka jira gobolka Sanaag iyo saamaynta ay ku yeelatay Maceeshada lacagaha been abuurka ah ee lagu soo macmalo Puntland , waxa uu yidhi "Adduunyada lama arag wadan dal kale suuq u ah oo lacagtiisii socodsiiya , waxaan la yaabanahay in dadweynaha gobolka Sanaag ay adduunyadoodii iyo xoolahoodii lagaga bedesho Waraaqo la soo midabeeyay , waxaanan idiinka digayaa in arrintaasi ka digtoonaataan''. Mudane Cali Waran Cadde waxa uu ganacsatada iyo dadweynaha gobollada Bari ee dalka in ay wax kala soo degaan dekedaha Xiis iyo Maydh oo uu xusay in ay dawladu dhiiri gelinayso sidii badeecaduhu uga soo degi lahaayeen. Wefdiga Madaxweyne ku xigeenku oo haneen hore u hoyday Magaalada Ceynaba ee xarunta gobolka Saraar ayaa Khamiistii uu xadhiga ka jaray xaflad loo sameeyay gobolnimada cusub ee SARAAR.
-
If you are a Christian, the worst place to live in the world is North Korea, according to Open Doors’ 2008 World Watch List released Monday. The annual country persecution list ranked North Korea in the No. 1 spot for the sixth year in a row. There were more arrests of Christians in the country in 2007 than in 2006, according to Open Doors. In North Korea, considered by many the most repressive regime, citizens are strictly banned from worshipping any other gods beside those enforced in the state religion – a personality cult revolving around current dictator Kim Jong Il, and his deceased father, Kim Il Sung. Moreover, Christianity is considered a serious threat to the regime’s power and there are many reports of Christians being publicly executed, tortured or imprisoned indefinitely simply because of the discovery of their faith. It is estimated that there are at least 200,000 underground Christians and up to 400,000 to 500,000 believers secretly practicing their faith in North Korea. At least a quarter of the Christians are imprisoned for their faith in political prison camps, from which people rarely get out alive, according to an Open Doors local source. “It is certainly not a shock that North Korea is No. 1 on the shame list for the sixth year in a row,” said Carl Moeller, President/CEO of Open Doors USA. “There is no other country in the world where Christians are being persecuted in such a horrible and systematic manner.” In second place behind North Korea is the kingdom of Saudi Arabia where fundamentalist Wahabbi Islam dominates society and oppresses believers. Under the kingdom’s strict interpretation of Islamic law, apostasy (conversion to another religion) is punishable by death if the accused does not recant. Following close behind in third is Mideast neighbor Iran. Although Christians are officially recognized as a religious minority, believers regularly face discrimination and persecution. Islam is the predominant religion in six of the top 10 countries: Saudi Arabia, Iran, Maldives, Afghanistan, Yemen and Uzbekistan. This year, several countries moved up in the list including Bhutan (No. 5, up from No. 7), but mainly due to Somalia and Yemen’s decrease in persecution. Afghanistan also rose from No. 10 to No. 7 due to the South Korean Christian hostage drama last summer as well as other events that contributed to its worsening persecution status. Two new countries were added to the 2008 list: Uzbekistan at No. 9, up from No. 11, and China at No. 10, up from No. 12 last year. Three of the top 10 countries – North Korea, Laos and China – have communist governments. Bhutan is the only Buddhist country on the list. Improvement in human rights occurred in Somalia (from No. 4 to 12), Vietnam (from No. 8 to 17), Burma (from No. 19 to 25), Ethiopia (from No. 37 to 43) and Colombia (from No. 43 to 50). The World Watch List ranks countries based on the intensity of persecution Christians face for actively pursuing their faith. The list is compiled based on answers to 50 questions covering various aspects of religious freedom from Open Doors’ indigenous contacts, field workers and persecuted believers. Open Doors encourages Christians to join its prayer campaign for North Korea and participate in North Korea Freedom Week, April 27 - May 3. 2008 World Watch List 1. North Korea 2. Saudi Arabia 3. Iran 4. Maldives 5. Bhutan 6. Yemen 7. Afghanistan 8. Laos 9. Uzbekistan 10. China HALKAN
-
Otherwise i would tell them to I'll attack.
-
loooool ,, waar heedhe, they don't listen to songs ,,, that is the sad part of it.
-
Well, i didn't go for lunch actually ,, i just got Al-Marai milk to survive for the day. it is damn hot ,,,, shower in the office is a good idea i guess
-
Most of those girls i've seen told me it is coz they wanna look more sexy ,,,,,, of course it goes with some clothes but that is not all women wear this thing.
-
where is it snowing ???? where r u horta niyow
-
Originally posted by J.a.c.a.y.l.b.a.r.o: quote:Originally posted by somalipride: Need I remind you that a huge reason why President Abdullahi Yusuf is in Mogadishu is because of the elders that now reside in Mogadishu and people like Ina Qeybdiid, Abdullahi Dheere and now it is Nur Cade and before Geedi, Ina Aideed...etc? All thoughs people are influencial in Mogadishu and support the TFG. Good point indeed ,,,,, How about those elders that are now visiting Hargeisa who hail from LA and people like Qaybe, Cali Sandulle, Xaabsade ... etc ?? Aren't they all influencial in Sool and support Somaliland ??? Galgalasho won't make you better sxb ,,,, my question still stands for you to answer. I appreciate the concern of the person who wrote that atricle you posted but it has nothing to do waxaan ku waydiiyay. Dare to answer ????
-
hadhwanaag 2008-04-03 (Hadhwanaagnews) Hargeysa (HWN) - Qoraal uu Xafiiska Hadhwanaag ee Hargeysa soo gaadhsiiyay Guddoomiye Xigeenkii Labaad ee Xisbiga UCID Dr. Maxamed Cismaan Fadal ayuu ku sheegay inuu casilaad u gudbiyay golaha dhexe ee xisbigaasi UCID. Dr. Fadal oo qoraalkan ku saxeexnaa ayaa sheegay inuu xoogga saari doono isku xidhka aqoonyahanka dalka iyo dibadda dalkana si kale wax u tari doono. Haddaba warkaasi waxa uu u dhignaa sidan: *Waxaan ku wargelinayaa xubnaha iyo taageerayaasha Xisbiga UCID iyo guud ahaanba dadka reer Somalland in aan istiqaalad ka dhiibay xilkii Guddomiye ku -xigeenka ee aan u hayey xisbiga UCID. Arrintaa waxa igu kalifey iyadoo aan ku qancay in aan uga waxtar badnaan karo ka qaybqaadashada horumarinta **Somaliland haddii aan ku hawlgalo hab dhexdhexaad oo aan xisbi ahayn, wakhtigan xaadirka ah.* *Hadda waxaan ka shaqaynayaa siddii aqoonta iyo cilmibaadhista loogu dabiqi lahaa horumarka Somaliland marayso ee dhaqaale, bulsho iyo siyaasadba; waxa kale oo aan ku hawlgelayaa siddii aqoonyahanka iyo dhalinyarada jaamiciyiinta ah ee qurbajoogga ah loogu soo xidhi lahaa horumarka gudaha ka socda.* *Ugu dambayntii waxaan u mahadnaqayaa dadkii ila shaqeeyey mudadaas oo kala jooga Somaliland iyo woqooyiga Amerika.* *Allah Mahad Leh** Dr. Maxamed Cismaan Fada*l
-
Now don't get mad and attack individuals ,,,, just answer my qeustion sxb and compare it to your above claims i quoted ,,,,,
-
loooooool would you marry her and you would let her marry you then ??
-
and you're ??? ,,, From ?????
-
Good morning ,,,, it is a nice Sunday morning and it is the beginning of my week here ,,,,,
-
-
Odayga habarta wax loo saar dheh niyow ,,, maahmaahda ha kharibine
-
Afsoomaaliga miyaad fahantaana ,,,,,,
-
They're increasing their attacks and it is taking more tactics these days whateva the reason is ,,,,,,,,,,,, baacbaacsi indeed
-
THE alliance between the United States and Ethiopia was born of pragmatism. In another time, they might have been enemies. Ethiopians do not like American soldiers tramping on their soil. Americans dislike Ethiopia’s bad human-rights record. Local elections due this month are a case in point. Ethiopia’s opposition, emasculated by the long imprisonment of its leaders (most of whom were pardoned last year) and weakened by its own divisions, will almost certainly be crushed in an unfair contest. “It’s going to be a stitch-up,” says a Western diplomat. “Control is what this government is all about.” America jealously guards information about its more discreet military activities in Ethiopia, while advertising its soldiers’ do-gooding: digging wells, vaccinating animals and so on. Officially, it contributes only a sliver of Ethiopia’s $300m defence budget. Unofficially, it may have helped pay for the rising costs of Ethiopia’s army, one of Africa’s largest. Some say America has a secret base in eastern Ethiopia to move CIA, special forces and “friendlies” into next-door Somalia; America says not. What is certain is that the closest military ties between the two countries involve Somalia, which America fears may have already become an incubator of Islamist terrorism. That is why America backed Ethiopia’s invasion of Somalia at the end of 2006. Its own air raids on supposed terrorist targets in Somalia have relied on Ethiopian intelligence, though nearly all appear to have missed. American officials praise the Ethiopian troops who are still in Mogadishu, Somalia’s battered capital, as peacekeepers; most Somalis see them as occupiers. Leftist hardliners in Ethiopia’s government think that its prime minister, Meles Zenawi, is doing the Bush administration’s bidding. That is not how the Americans portray it. Regardless of Mr Zenawi, who must answer to his party’s central committee and is anyway due to step down in 2010, the Pentagon wants to make Ethiopia a bulwark in a region where Somalia is a dangerously failed state, Sudan and Eritrea are pariahs and Kenya has troubles of its own. Ethiopia has other selling points. The African Union is based there. Its ancient Christian history stirs American evangelicals. Its poverty and population (at 80m, Africa’s third-largest) attract development-minded foreigners. But Ethiopia is too poor to be rated an A-list client state. Even American hawks admit that selling guns to one of the planet’s hungriest countries, the “cradle of humanity” to boot, would look bad. America says the little it gives Ethiopia’s forces is “non-lethal”: boots, night-vision goggles, medical kits and so forth. It would like to do more to train Ethiopian troops for peacekeeping work. A measure of America’s realism is the way it has allowed Ethiopia to buy arms from North Korea. So differences remain. Many in Ethiopia’s 1.2m-strong diaspora in the United States have lobbied their congressional representatives to condemn Mr Zenawi’s government as tyrannical. A bill passed by the House of Representatives last year called for curbs on aid to Ethiopia, but is unlikely to be passed by the Senate. Yet it points to a division between those in Washington (mainly Republicans) wanting to reward Ethiopia for fighting terrorism in Somalia and those (mainly Democrats) wishing to punish it for its human-rights abuses at home. Ethiopia, for its part, had hoped for stronger support from America over its border dispute with Eritrea. It wants the administration to list two Ethiopian separatist groups, the ****** National Liberation Front and the Oromo Liberation Front, as terrorists. America is reluctant. The process is complex; it has taken a long time to complete listing the Shabab, a Somali jihadist group. The ****** and Oromo fronts will go on fund-raising among their supporters in America, just as the Irish Republican Army once did. Aid from European Union countries will probably keep flowing, however patent Ethiopia’s human-rights violations. China will invest more. But Ethiopia’s luck may run out. After several years of good harvests, a famine may set in this year. With 8m of its people likely to depend on food aid, much of it paid for by the Americans, Ethiopia still needs America a lot more than America needs it. Source: The Economist
-
Originally posted by somalipride: Need I remind you that a huge reason why President Abdullahi Yusuf is in Mogadishu is because of the elders that now reside in Mogadishu and people like Ina Qeybdiid, Abdullahi Dheere and now it is Nur Cade and before Geedi, Ina Aideed...etc? All thoughs people are influencial in Mogadishu and support the TFG. Good point indeed ,,,,, How about those elders that are now visiting Hargeisa who hail from LA and people like Qaybe, Cali Sandulle, Xaabsade ... etc ?? Aren't they all influencial in Sool and support Somaliland ???