Jacaylbaro

Nomads
  • Content Count

    44,142
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    1

Everything posted by Jacaylbaro

  1. Never mind ,, it was a lil irrelevant question
  2. That is for the politics section sxb ,,
  3. Good news from the UAE ,,,,,, we should be careful though
  4. Garoowe(Jidbaale)Masuuliyiin ka tirsan Xukuumada Cadde una dhashay SSC, ayaa ku hawlan sidii loo baajin lahaa,shirka ay ku baaqeen Isimaddu,ee lagaga tashanayo xaaladaha taagan. Mid ka mid ah Isimada SSC,ayaa u sheegay Jidbaale.com in degmada Boocame oo la filayey in shirku ka dhaco, uu arintaasi burburey,kadib markii Wasiirka Isboortiga C/nuur Cilmi Biindhe oo asal ahaan ka soo jeeda Degmada Boocame,uu arinkaasi is hortaagay,isagoo adeegsanaya qaar ka mid ah Waxgaradka degmada. Madax dhaqameedku waxaa uu intaasi ku daray in qorshaha lagu fashilinayo qabsoomidda shirkaasi uu yahay mid ay wasiirka ku weheliyaan xubno sar sare oo Xukuumada Cadde ka mid ah,wuxuuse sheegay in ay tagayaan deegaanka Tuka-raq,ayna halkaas ku tashan doonaan,wuxuuna intaas ku daray Isimku in ay iibsadeen Agabkii kala duwanaa. Bulshada SSC ee dal iyo dibad ayaa soo dhaweeyey, wararkii dhawaan ka soo baxay Isimadda ku sugan Garoowe,ee sheegayey in layskugu yimaado shir wada-tashi oo dib loogu eegayo dhulka la haysto, kadib markii ay xukuumadda Cadde,arinkaasi ka soo bixi weyday. Shirka ay Isimadu ku baaqeen ayaa markii uu soo baxay,waxaa qaylo dheer arinkaasi ka muujiyey Cadde Muuse iyo Xasan Daahir,waxaanu cadde shir la qaatey qaar ka mid ah madaxda dhaqanka ee ssc ka hor intii aanu dhoofin,waxaana la sheegay in Cadde uu ka codsaday Isimada in ay 7 cisho sugaan,marka uu yimaadana uu arinka Gobolka Sool wax ka qabanayo,wallow la sheegay in ay arintaasi ku gacan saydheen Madaxda dhaqanka ee uu la shiray. Jidbaale.com.
  5. Yes ,,, welcome to the club
  6. Not yet i guess ,,, yesterday i could see the Hilaax in the western part of SL ,, not sure where exactly ,,, today it rained here (a bit) ,,, I hope it'll reach the eastern part soon ,,, IA
  7. He is a legend sxb ,,,,, we all do mistakes and that is why he is a human being but he has a special place in the African politics and history. I don't think he'll step down that easily ,, but let's see
  8. ma is waydiiseen ninka yaa uureeyay ??? ,,, and some of you will say GABADH ??? ,,
  9. looooooooooooool ,, i think he is 22 months ,,
  10. Originally posted by Dabshid: It was just a litmus test for some pple here, [ So how did the test go ???
  11. Ngonge hadda soo toosay ,,,,,, Northerner Hindi la mooday ,,,, CL, oo riyoonaysa ,,, ALLA MAXAA DAD MEESHAN LAGU HAYAA ,,,
  12. It Just started to rain ,,,,,,,,,, it is raining now ,,, whohoooooooooooooooo
  13. I want to judge the attractiveness of some women around me here ,,,,,, where is the software at ??
  14. how about Siyaasiyiin with payroll ??? ,,, Waanu la soconaa those Elders with the payroll sxb ,,, they'll be coming back one by one soon ....
  15. Ciyaal lagu tarbiyadeeyay sida wax loo afduubo waa la yaqaan casharrada lagu edbiyo ,,, Somaliland uun baa laga helaa ,,,
  16. Taliska naxayoo (??) NIyad Jabka ahoo Naf la caarigaa Naxashka saaran Naxashka saaranoooooo
  17. Miskiinka gaadhiga maa la isaga celiyo ,,,, wax kele oo uu ku socdo ma haystee ,,
  18. good afternoon dhamaantiin ,,,,,,,,,,,,,,, Just out of a 2-days workshop and preparing for another freaking meeting ,,,,,,,, how long ,, i guess forever. The weekend is just at the corner
  19. Laascanood(Qaran)-Wefiti balaadhan oo uu hogaaminayo Maxadwayne Kuxigeenka Jamhuriyada Somaliland Mudane Axmed Yusuf Yasin Ayaa si diiran loogu soo dhaweeyey magaalada Laascaanood ee Gobolka Sool, imaatinka weftida uu hogaaminayey M/kuxigeenku ayaa in dhawaydba laga sugayey Laascaanood iyo Gobolada Bari ee Somalilandba. Ujeedada Socdaalka wefdigan ayaa lagu sheegay inay la xidhiidhi Dib u dhiskii gobolka Sool iyo u kuurgalka abaaraha ba’an ee ka jira gobolada Bari ee Somaliland taas oo ay hada masuuliyiinta Somaliland isku dayayaan sidii ay wax ugu qaban lahaayeen dadwaynaha ay dhibaatadu ka soo gaadhay abaaraha sii fidaya. Weftida ayaa waxay ka koobnayd Golaha wasiirada, Golaha Wakiilada iyo Siyaasiyiin kale oo uu ka mid yahay Muadane Ahmed Abdi Xaabsade, Ali Maxamed Warancade oo ah wasiirka duulista iyo hawda, wasiiru dawlaha arimaha gudaha soo dhawayntii waftida ayaa waxaa ka qayb qaatay dhamaan shacabka oo aan u kala hadhin ayaan orankarnaa iyo ilaa 150 gaadhi oo kala duwan ayaa lagu soo dhaweeyay iyo caleemo qoyan iyo calanka Somaliland oo caruur iyo cirooleba ay ruxayeen. Madaxwayne kuxigeenka iyo weftida ayaa ku degey Hotel Xamdi halkaas oo uu Maxadwynu qudbad gaaban ka jeediyey khudbadiisiina waxaa ka mid ahaa sida uu uga mahad celiyey sida ay u soo dhaweeyeen Shacabka magaalada Laascaanood, wuxuu kale oo sheegay Md/Axmed Yasin in ay u socdeen sidii ay wax uga bedeli lahayen raadiikii Maamulkii hore ee Puntland balse ay Gobolkiiba uu Abaar baaxad wayn ku jiro sidaas awgeeda ay arinta Abaara iyo Biyaa la’aanta ay wax ka qabanayaan hada,wuxuu kale oo uu sheegay M/wayne ku xigeenku dad intii isku dal ah ba ay isku dad tahay isku DAWLADNA tahay maraa aanan anigu sheegan karin Soomaalida Jabuuti,ta Kililka Shaan ee Ithoobiya ama konfurtaba. Waxaa kale oo Xafladii ka hadlay Odayaal dhaqameen waxaa ka mid ahaa Caaqil Saleebaan Caabi (Bagaf),Caaqil Cali Maxmed Kaarshe iyo Caaqil Maxmaed C/laahi (Gadhyare),sidoo kale waxaa ka hadlay Uruuro Sama falka iyo Qaybo kale oo Bulshada ka mid ah. Madaxwayne ku xigeenku wuxuu tegey goob kala duwan sida Xarumaha Gobolaka iyo Dawlada hoose sidoo kale wuxuu gaadhey Jiida hore ee Ciidanka Qaranka ka dibna wuxuu ku soo noqday Hotle Xamdi halkaas oo kula shirayo qaybaha bulshada. Lama oga ilaa xiliga ay ka ambabaxayaan weftidu Gobolka Sool balse waxaa la sheegay in ay ku laabanayaan magaalada Caynabo ka mid ahayd Goboladii la magacaabay dhawaan halkaas oo ay weftidu Xaflad ka qaybgelayaan sidoo kale waxay marayaan Gobolka Buuhoodlle. Jama M. ISMAIL Qarannews Laascaanood Somaliland
  20. Waxaa goor dhowayd soo gaadhay magaalada laascaanood ee xarunta Gobolka Sool Wefdi aad ubalaadhan oo hogaaminayo madaxwayne ku xigeenka J.Somaliland Axmed Yusuf yaasiin iyo Col: Axmed Cabdi Xaabsade iyo waliba wasiiro aad utiro badan Wefdifga madaxwaynaha ayaa si aada loogu soo dhowaayey magaalada laascaanood iyadoona la dejiyey Hotal Xamdi oo 2km dhanka bariga ka xiga Magaalada laascaanood halkaas oo hada kula shirayo odayaasha dhaqanka magaalada iyo ururrada bulshada Rayidka ah . Ujeedada Socdaalka wefdigan ayaa lagu sheegay inay la xidhiidhi u kuurgalka abaaraha ba’an ee ka jira gobolada Bari ee Somaliland taas oo ay hada masuuliyiinta Somaliland isku dayayaan sidii ay wax ugu qaban lahaayeen dadwaynaha ay dhibaatadu ka soo gaadhay abaarahaasi.. Xaflada soo dhowaynta Mudane: Axmed yuusuf yaasiin iyo wefdiga la socda ayaa hada si toosa uga socota Holtel Xamdi waxaana maanta la fasaxay dhamaanka iskuulada magaalada ka dib markii uu sidaasi ku wargeliyey Maamulayaasha iskuulada Gudoomiyaha gobolka Sool Cali Sandulle Afnugaal
  21. Canada,, Serbia or China will never allow some group to hold a meeting and declare a war on the country ,,,,, try it somewhere and let's see the outcome adeer. Democracy doesn't mean someone to declare war and have the freedom to get weapons and start killing people. You should know that is against democracy.
  22. indho sarcaad ,,,,,,,,,