Jacaylbaro

Nomads
  • Content Count

    44,142
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    1

Everything posted by Jacaylbaro

  1. Waar niyow malaa isma maqlayside ,,, bal is dhegeyso ,, Las Anod is being held by the Militia that you support You better say it is held by its inhabits that support Somaliand ,,,, ,,, yes i said it is their people with a lil logistical support from Somaliland. you yourself advocated for the arrest of these Garaads so why do you ask me why can't he he go to las anod Now, are you telling me Garaad Saleebaan is scared ?? ,,, the decision was made by the guddiga nabadgelyada gobolka, all of them are Sool inhabits led by Ali Sandulle. Here you should know, if he is arrested, he will be arrested by his own people. Fitnah is being caused by the people who have marched all the way from borame and hargeisa to wage war against the people of SSC You've just said: Las Anod is being held by the Militia that you support You don't have to shoot yourself on the feet sxb .....
  2. which people ,,, i thought people are those living in Lasanod, buuhoodle, xudun, Adhi cadeeye, and so on. why can't he go along with his people instead of sitting in Garowe and trying to create Fitnah among his own people ?? ,,,, The two are still the same ,,,,,
  3. Hargeysa-(Qaran)-Qarax wayn ayaa maanta duhurkii ka dhacay Dhismaha Gudaha Golaha Guurtida magaalada Hargeysa. Qaraxan oo dhacay abaaro 12:30 duhurnimo xili ay badi ka rawaxeen Xildhibaanada Golahaasi iyo Shaqaalahooduba,waxana qaraxaasi waxyeeleeyey Daaqadaha iyo qalabkii yaalay qaar ka mid ah Xafiisyada Golaha. Wasiirka Arrimaha Gudaha Md.C/laahi Ismaaciil Cali(Cirro) iyo Taliyaha Ciidanka Booliiska Somaliland Gen.Maxamed Saqadhi Dubbad ayaa labaduba tagay isla goobta waxyar ka dib markii qaraxu dhacay ayaa ka gaabsaday inay wax tafaasiir ah ka bixiyaan Qaraxaasi. Badhasaabka G/Hargeysa Cali Xasan Maxamuud(Cali Asad) oo ay saxaafadu wax ka waydiisay Qaraxaasi ayaa sheegay in lagu guddo jiro Baadhista sabobihii dhalisay qaraxaasi waxana uu tilmaamay cid loo qaban dhacdadan . Badhasaabka Gobolku wuu ka gaabsaday inuu wax tafaasiil ah ka bixiyo arrintan hase yeeshee Ciidanka Booliiska u qaabilsan Miinada iyo Walxaha qarxa ayaa howlgal balaadhan ka wada dhismaha golaha oo dhan.
  4. Waxaa ka dhacay xarunta golaha guurtida ee magaalada Hargeysa qarax weyn oo gigilay xaruntaas,waxaana ilaa iyo hada aan la hubim cida wax ku noqotay iyo sida qaraxu u dhacay.Qaraxan oo ah kii sadexaad ee todobaad gudihiis ka dhaca magaalada Hargeysa ayaan la garan karin cida ka danbaysa. Xarunta Golaha guurtida ayaa aad ugu dhow xarunta madaaxtooyada,iyadoo ku taala badanaa meelaha ay ku yaalaan xafiisyada dawlada Somaliland,waxaana hada baadhitaan halkaas ka wada ciidamada booliiska iyo qaybta miinobaadhista. Qaraxan ayaa dadka qaar waxay la xidhiidhinayaan doorashooyinka la filayo inay ka dhacaan Somaliland,iyadoo golaha guurtida beryahan lagaga doodayey qaabka ay doorashooyinku u dhici lahaayeen. Waa qaraxii 3-aad ee mudo todobaad ah ka dhaca Hargeysa,iyadoo badanaa lala beegsanayo masuuliyiinta doorashooyinka,iyadoo xukuumada Riyaale ay wado hawlo dib loogu riixayo wakhtiga doorashada,arintaas oo ay ka biyo diideen xisbiyada mucaaradku. Gudiga doorashada Somaliland ayaa iyaguna sheegay inaanay suurto gal ahayn inay dhacdo doorasho wakhtigii loogu talo galay,oo ugu horeyn ay doorsho dhici karto bisha Oktoobar ee sanadkan. Xisbiyada mucaaradka ayaa ka digay in dib loo dhigo doorashada,taasina ay keeni karto nabada oo faraha ka baxda.Waxaa sidoo kale is casilay dhowaan gudoomiyihii doorashooyinka Somaliland,isagoo sheegay in faragelin lagu hayo xubnaha doorashada iyo habka ay u dejiyeen doorasahdu inay u dhacdo. Qaraxyadan ayaan hore looga aqoon Somaliland,ayaa waxa welwel ka muujiyey dadka reer Hargeysa. Afnugaal
  5. loooooooooooooool@CL ,,,,
  6. Yaabka, adiguna cawaan baad tahay markaa ,,,
  7. looooooooooooool ,,, Is this neef Geel ah or Naag la aroosayo ???
  8. Ku: Madaxda sarsare ee Magaalo Madaxda wadanka Soomaaliya ku sugan Ka: Guddiga Nabadgelyada iyo ilaalada xuquuqul insaanka banii aadmiga iska hor imaadka ka taagan bulshadu wuu sii badanayaa , hadaba madaxdii qaranka hadii aa tihiin waxaad ku jahowareer santahihiin jago raadis iyo madaxtinimo doon, dadkiina waxey ku jirtaa dhibaato cakiran oo oo xun jah-wareer dhinacna ma heesato iyo dhinac loogu soo hagaago, madaxdiinu waa inaad debecsanaan u sameysaan dadka la dhibey ee dhibaatadu heesato. bulshadu wuxay dalbanaysaa in aad dowlad dhistaan, dhistaan dugsiyo, xarumaha kaydka dhaqanka, jaamacado iyo xarumo caafimaad loo furo si loo helo bareyaal iyo hawlwadeeno caafimaad, dadku marka uu intaas helo wuu nasanayaa wixii loogu deeqay ayuuna ku jeesanayaa kadibna xilliga ka midho dhalinayaa , marka intaas la helo waxaa yaraanayo ama dhinmaya is qabqabsiga, iska hor imaadka iyo danbiga aan tirada laheen kaas oo ah mid karkaarka waydaartay . bad dadaal baan is idhiye ,, ,waxaan ka tegey dhamastir adiguna ,,,,,,,
  9. Qaraxa ayaa ka dhacay gudaha xaruunta golaha guurtida Somaliland, oo ka soo horjeeda xaruunta madaxtooyada. Qaraxa oo dhacay abaarihii 12-kii duhurnimo ayaa cid wax ku noqon, inkastoo uu burburiyay qeybo ka mid ah dhismaha iyo qalabkii yaalay xafiisyada. Taliyaha booliiska Somaliland oo BBC wax ka weydiisay qaraxan ayaa ka gaabsaday inuu wax faahfaahin ah ka bixiyo. Xilliga qaraxu dhacay ayaa waxa ay ahayd mar shaqaalaha xaruunta Golaha Guurtida Somaliland ay ka rawaxeen halkaasi. Waa markii sadexaad oo todobaad gudihiis uu qarax ka dhaco Hargeysa. BBC Somali
  10. Hargeysa, (Harowo) - Fadhigii madasha golaha Guurtida Somaliland ayaa maanta waxa gilgilay bug iyo dagaal gacan ka hadal ku dhawaaday oo qaar ka mid ah Mudanayaasha Gollaha iyo Shir-gudoonka ka dhex dhacay isla markaana gollaha dhexdiisa ku baahay taas oo ay muuqatay in safayn loo kala baxayay mararka qaarkood, bakoorado iyo arimo kalana lagu ladhayay. Arintan ayaaka dhalatay ka dib markii ay subaxnimadii hore ay shir albaabadu u xidhan yahay uu xarunta Golaha Guurtida ku dhex maray Hogaamiyeyaasha Xisbiyada mucaaradka ah iyo ee KULMIYE iyo UCID Mr. Axmed Siilaanyo iyo Faysal Cali Waraabe Shir-guddoonka Golaha Guurtida ayaa iyaguna ka waramay waxay Xisbiyada mucaaradka ah ka wada hadleen, Guddoomiye ku xigeenka Golaha Guurtida Sheekh Axmed Sh. Nuux Furre oo golaha uga waramaya waxay ka wada hadleen ayaa hadalkiisa ku bilaabay: "Goluhu saaka oo dhan wuu na sugayey, waad mahadsan tihiin anaguna dee maanu hawl la’ayne hawl uun baanu ku maqnayn oo hadaanu odayaal nahay oo aanu odayaal kale is aragnay oo aanu wada shiraynay in wixii aanu ka wada hadallay wax idiinka sheegnaa waa waajib, intii la is odhan lahaa tolow maxay ka wada shireen. Waxa la inoola shir yimid labada xisbi mucaarad oo ay nagu yidhaahdeen aanu golaha ka hor sheegno waxaanu u socono, anaguna waxaanu ku nidhi anagaa odayaashii ah e anagu aanu golaha u sheegnee noo sheega, waxaanu isla gaadhnay in goortii dambe ay noo sheegaan wixii ay noola socdeen, wax xunna may ahayn. Waxaan ku soo ururinayaa waxay yidhaahdeen xaaladdan imika dalku taagan yahay waxa loo baahan yahay wada tashi dee waxaanu idiinla nimid in aanu wada tashano,anaguna waanu la qaadanay wada tashina cid diidi kartaa ma jirto. Shirkaas oo ay kaga wada hadleen labada dhinac xaalda maanta dalku marayo sidii wada tashi looga yeelan lahaa oo xisbiyada mucaaradku u so jeediyeen shir guddoonka isla markaana uu shir guddoonkuna ku raacay. Wixii ay ka wada hadleen iyaga iyo xisbiyada mucaaradka ahi isla markaana ay madasha horteeda ka akhriyeen magacyada aygudi ay u saareen shir guddoonku xal ka gaadhista arimaha siyaasadeed ee dalka. Markii uu fadhiga goluhu halkaa maryo ayuu mar kaliya jawiga mudanayaashii golaha fadhiyey uu buuq iyo qayli cirka isku shareeray, mudanayaasha ayaa fadhiga kor uga kacay iyaga oo ay qaar ka mid ahi ku doodayeen horta hadalka ha naloo ogolaado, halka qaar kale oo ka mid ah liiska magacyada uu shir guddoonku xaadiriyey ay iyaga oo dhawaaq sare ku qaylinaya ay lahaayeen "Nooga saara magaca gididan xaaranta ah ee aad nagu darsateen." Xidhibaan Aadan shire Sanweyne ayaa isaga oo cadho cirka marsan bakoorad xoog leh kaga sanqadhiyey miiska Xoghaynta Shir guddoonka iyo miisas kaleba isaga oo ku dhawaaqaya "Wallaahi in aan nala af-duubayn" isagoo shir guddoonka toos ula hadlaya, qaar kale ayaa iyaguna ku tiraabayey shir guddoonka golahani wuxuu noqday qaar nin iyo xisbigiisa u shaqeeya, shir guddoonka ayaa waxaas oo qaylo ah iyo hadalkii mudanayaasha inta uu isa dhaga mariyey waxa uu ugu jawaabay "Oo maxaydin samayn kartaan" guddoomiyihii shirku waxaanu iska sii watay hawshiisii isaga oo mudanayaashii ka dalbay in ay cod u qaadaan ansixinta gudidaa uu magacaabay shir guddoonku, isla markaana cod gacan taaga ah ay u qaadeen ku ansixiyeen. Madashii ayaa sidaa ku xidhantay, qaar ka mid ah xildhibaanadii ayaa war baahinta dibada ugu waramay. Xildhibaan Aadan Shire Sanweyne oo ka mid aha xubnihii qaylada la oogsaday isla markaana ahaa xubnihii Bakoorada miiska ku garaacayey ayaa isaga oo saxaafadda u waramaya waxa uu hadalkiisa ku bilaabay "Waad ogtihiin qoladiinan warbaahintu wixii meesha ka dhacay, balse maantaa ugu horaysa, waxa la qabtay shir aan kooramkiisu buuxin tirade xibnihii kooramku ku furmi lahaa ma joogin. Ta kale Gudida halkan laga magacaabay ujeedo alla ujeedo ay leedahay oo la cadeeyey ma jirto, mudada lama sheegin, gudida rag badan oo ka tirsan ayaa iska casilay waxa ay soo gasheena wax golaha u yaala maaha, xaalada siyaasadeed ee doorashooyinku Komishankay u taallaa, golahani Komishan maaha markaa golahan waxaad moodaa in meel laga oo soo istaadhay oo shir guddoonkiisu galay mid la adeegsado." Xildhibaan C/raxmaan Cabdi X. Faarax ayaa isaguna hadalkiis ku bilaabay "Waad joogteen wixii meesha ka dhacay sida aad idinku u turjumteen maaha, goluhu shir guddoon buu leeyahay, shir guddoon kale oo ka hoos samaysan baa jira oo safar iyo wax walba loo diro waana guddi la soo dirtay waanda aragtaan in gacanta ay xukuumadu kula jirto golahan sida ay Komishankaba ula gashay." Xildhibaan Cawil Xuseen Axmed ayaa isna hadalkiisa ku bilaabay "Waad ogtihiin qoladiinan Saxaafaddu wixii meesha ka dhacay, gudidan xaaraanta ee la magacaabayna waxay qabanaysaa hawshii Komishanka ee ay xukuumada iyo xisbiga UDUB ka qaadeen, waxaanan idiin sheegayaa guddida nala jiidhsiiyey in la galinayo halkii Komishanka, Guurtidiina maanta waa wada UDUB, Guurti umada u dhexaaa loo baahan yahay waana guddi gaar ah oo la taliyaha Xisbiga UDUB ah. Cawaaqib xumada ka dhalataana waxay ina dhaxalsiin doontaa sidii Kenya iyo Zimbabwe" Xidhibaan Maxamuud Xariir Rooble ayaa isaguna hadalkiis ku daray xidhibaanadaa hore, waxaanu yidhi "Horta golahani waa dhexdhexaad, golahani isagoo tix galinaya duruufaha jira Komishanku doorashooyinka ayey inoo maamulaan go’aankeedana way leeyihiin mudada ay ku qaban karyaana way sheegaan, waxa kordhin la yidhaahdo oo imika halkan la keenayaana ma jirto, waxaanan idiin sheegayaa aanu dhex ka nahay oo aanaan xisbi ahayn, kodhintuna waxay u tallaa Komishanka iyo Xisbiyada."
  11. I"m radiculously RICH ,,,,,,,,,,,,, Now, lemme see the list of the applicants ,,,
  12. Let's see if others agree with you on this. Every country and each society has such traditional leaders and as human being we have the good and we have the bad. I'm not questioning here about the background of the garaads/suldaans, if that is the case i could bring may be worse cases than being a looter or thief but that is not my point. I'm just stating the fact that a Garaad/Suldaan/boqor/Caaqil ,, who was sopposed to be a peace leader is turning into a military man, dressing the tuute, taking a gun and declaring a war leading his society into anarchy, destruction and demise. One declared a WAR in Muqdishu on bahalf of his clan (wateva the reason is) and the other declared the same in Somaliland (whateva the motive is). Now, i expect some SOL members to say this is good coz he is my clan and that one is bad coz he is not my tribe ,, but for me they are same. They share the title, the status and the declaration. Both can be Good and Both can be bad, that can be the ideal opinion of the normal people but all what i'm saying is THEY ARE THE SAME.
  13. Range Resources Limited, the oil and gas explorer with assets in Puntland, Somalia, have been made aware of a recent misleading and defamatory "news" posting on the website called Garoweonline, under the heading "Somaliland Minerals Minister Accused of Receiving Kick Backs". This article was attributed to the Somaliland Times. Puntland and neighbouring Somaliland are currently in a dispute over an area of land relating to short - term colonial borders as opposed to historic tribal areas. In response to the various incorrect statements and claims made in this article, the Company would like to make the following specific comments: • No Directors of the Company nor any Company representatives or employees have ever met the Somaliland minister referred to in the article (Qassim Yusuf) and no payments have ever been made to this person by the Company. Range’s oil and gas and minerals exploration interests and activities are solely in Puntland and, at this stage, the Company has no intention commencing any activities in Somaliland. The Company further notes that the Minister in question and another businessman referred to in the article have also denied the allegations and have stated an intention to commence defamation proceedings against the publisher; • The article also make an incorrect reference to $2.5m and a further 17 monthly payments of $200,000 paid by the Company to the President of Puntland. The Company assumed the payment obligations to the Puntland Government under the original Contract of Work that was agreed to, and ratified by, the Puntland Parliament. The Puntland government has confirmed by written confirmation that all funds have been received under the Contract of Work. • The reference in the article to $16.7m being paid by the Company to Puntland authorities is also incorrect. The Company, in accordance with its cash flow reporting requirements, disclosed the amount. Approximately two-thirds (2/3) of the funds referred to relate to payments by Range to acquire the remaining 49.9% of the original Puntland interest as approved by Shareholders (they are not payments to the Government). • The article also incorrectly states, "the Puntland leader agreed that Range grant an 80% interest in the Nugal and Dharoor blocks to a new company called Canmex Minerals". The Production Sharing Agreements entered into between the Puntland Government, Range and its joint venture partner, TSX-listed Africa Oil Corporation (formerly Canmex Minerals) are unanimous Acts of the Puntland parliament. • The Company categorically denies that it or any of its directors or employees have ever engaged in any criminal or dishonest activity as alleged in the article. • The Company believes that the article is defamatory of both it and its directors and all appropriate legal avenues are currently being pursued. As a general comment, the Company has in the past noted stories on this website that were factually incorrect but has not specifically responded to these stories. However, in this instance and given the proximity to the commencement of seismic and drilling activity in Puntland by the Company’s joint venture partner, Africa Oil, the Company believes it is appropriate to respond to the increasing volume of false and misleading statements being made by minority groups for their own political and / or commercial ends. Shareholders should be aware that as the Company further progresses towards drilling at the project it may be subject to innuendo and false conjecture as to the status of the project. The directors advise that any shareholders who have concerns or queries relating to any media or web site article should contact the Company directly to allay their concerns about misinformation. It is disappointing that the Company was not directly asked to clarify these issues. Range, together with Africa Oil, is committed to the development of its assets in Puntland in a manner that provides tangible benefits to the region and its people as well as to shareholders. web page
  14. Goor maan ku idhi dadka kele waa wasakh aniguna nadiif baan ahay ?? ,,, i had the impression that you never understood my statement. Ha kugu taagnaato ,,,,,,,,,
  15. What is the difference between these two horta ?? Garaad Saleebaan:"Anigu wakhtigii aan Laascaanood la qabsan waxaan xidhay tuute,qori baan qaatay,iyo boosh". Garaad Saleebaan:"Ninkii naftiisa raboow Laascaanood isaga carar,mar dhowna dhawaaq waa la maqlayaaye ha la ogaado" LISTEN HERE
  16. I'm just saying the fact that they are both dirty. The third party can be a distant one with no connections at all. Just pointing out the fact without mentioning any third figure here.
  17. when the incident took place at around 1.30pm on Thursday Incident ???? ,,,,,,
  18. The fact that they are both dirty ,,,,
  19. I just feel like seeing two persons with a dirt shirts ,,, each one is pointing the other one telling people he is dirty but looking at them ,, they are both dirty.
  20. kkkkkkkkk ,,,, Too much coffee today ,,,,,,,,, haven't had my sleep after the Fajr prayer ......
  21. I could hear qayladooda xalay on the phone ,,,,,, bismillaah ! ! waan yaabayba
  22. U must ,,,,,,,, no other choices ,,
  23. Very Creative Indeed
  24. The title is misleadeing sxb ,,,,,, AlShabaab are not in dilemma, they have an ideology and they want to implement that ideology which means they don't give damn who is with them and who is not. That is why they disagree with Sh. Sharif and other members of ICU ,,,,,, I can't say they will be the next biggest fitna as Somalia has already the biggest fitna who are the Xabashis ,,,, but i can call them the Mini-Alqaeda in Somalia. They share the ideology with Alqaeda, Taleban and others in the similar thinking and path.