Jacaylbaro

Nomads
  • Content Count

    44,142
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    1

Everything posted by Jacaylbaro

  1. hadhwanaag 2008-04-12 (Hadhwanaagnews) Democracy is a hard road arguably it takes time to develop the necessary conditions and institutions. Countries in Western Europe have had hundreds of years to reform and perfect the very institutions, which they find valuable today. In Somaliland we are attempting to take this arduous road and have witnessed both incredible success and challenges. This recent election is no different however, in our country today the average man and women on the street is not worried about democracy but the constant tit for tat childish squabbles that plague the very people we elect to lead us. Furthermore, its become clearer with each passing day that these individuals hardly care about the damage that they are inflicting not only on Somaliland’s international reputation but the confidence of the people in their own political process. I believe it is imperative that these “leaders” put national interest before petty political difference. It is laughable that Silanyo preaches democracy as if he was present in Greece during its inception because as any average individual that recently witnessed the “Kulmiye Convention” would know the very process was entirely questionable. The major opponents did not receive a fair chance furthermore Silanyo obviously has too much power within the party. For an individual who cannot fairly contest his own party nomination to seek to comment on the “wrong doing” of others is laughable. Ucid historically has been a party with a clear position it no longer is so, sometimes I wonder whether Ucid has lost its motivation and has become just another argumentative unsubstantial party like Kulmiye. Udub is not free from blame the recent announcement of the creation of six more regions is clearly a political ploy to win the election however, our country cannot be used in such a manner. An election cannot be the reason for the creation of new regions there has to be more. What will these new regions gain from their status the answer is simply very little. We have to understand that our country is not a toy its our collective future and every action that we take as a society or government has to be relevant to our national interest. The problem is that these “leaders” often do not know the countries national interest or in some cases what national interest is entirely. Can we honoustly say Silanyo and President Riyalle have the same national interest at heart? All I can do is provide my opinion and I believe they do not. Silanyo’s motivations still remain murky, he continuously blames, yet has never actually said to the people “ this is what I will do for you”? What are his policies? What would he do different? No one knows because he is to busy commenting on the presidents wife’s dress. What actually qualifies him to be president, his historical failure of leading the SNM to humiliating defeats, his embezzlement of Diaspora funds, his martini escapades with Siad Barre? Did we overthrow a dictator and sacrifice our cities and youth to put into office the epitome of our failures? I believe it is time for the political dinosaurs of yesterday to give way to the newly educated Somalilanders of our country who truly understand their national interest, who know what they want and how they will go about getting it. Our country will face bigger challenges in the future as globalisation, increased world demand and prices of basic foods such as rice, sugar and flour continues to rise around the world. We need to put into office credible fresh faces who are not associated to the past especially those with a long history of political failure namely, Silanyo. If we examine the political process today these political dinosaurs remain the ultimate obstacle to the growth, recognition and success of our nation. Abdulkadir Idan London, England
  2. Wrong Accusation from the Minister of Interior ,,,, He should start with investigation and announce the results later.
  3. Paris(Qaran)-Waxa isi soo taraya hawl-galka Xafiis ka dhawaan laga furay dalka Faransiiska ee Somaliland furatay, kadib markii Safiirka loo magacaabay Maxamuud Saalax Nuur soo gaadhay caasimada Paris . Isaga oo waajibaadkiisa gudanaya wuxu la kumay bishii March 31'keedii 2008 Waaxda Afrika u qaabilsan Bari/Badhtamaha/iyo Indian Ocean ee Wasaarada Faransiiska , Ms Legal iyo xafiiska xidhiidhka (Somali Desk) ee Geeska , M.Thierry Caboshe . Marka Hore iyada oo si diran loogu soo dhaweeyay Wasaarada Arrimaha Dibada , waxay labada dhinac isla soo qaadeen arrimo badan oo ay iskaashi ka yeeelan karaan , sidda luqada faransiiska looga hirgalinlahaa Somaliland , iskaashi dhinaca dhaqanka iyo waxyaabo kale oo badan . Wakiilka Somaliland , M.Maxamuud Saalax (Fagadhe) waxuu u gudbiyay Waaxda Arrimaha Dibeda ee Faransiiska waaraqaha aqoonsiga ee uu ka waday dalkiisa , waxa kale oo ka mahad naqay sida diiran ee loogu soo dhaweeyay dalka France . Intaa kadib , labada dhinac waxay carabka ku dhufteen dhinacyada la rabo inay iskaashi buuxda ka yeelan doonaan . M.Thierry Caboshe oo ah isu-duwaha-geeska Afrika oo dhawr dal uu qaabilsan Dawlada Faransiiska (sidda Somali Deska) ayaa isna dhinaciisa ka war bixiyay hawlaha mustaqbalka dhow ee Dawlada Faransiisku rabto inay ku talaabsato oo si gaar uu carabka ugu dhuftay Tacliinta Sare , dhaqanka iyo sidii looga furi lahaa Somaliland xidhidhka Alliance Française oo ah hirgalinta silsilida -af-barashada afka faransiiska , oo ah Hayad wayn oo ay faransiisku ku baahiyaan aduunka Waxa ku weheliyay Wakiilka , M.Maxamuud Saalax , kulankaa lataliyaha Xafiiska M.Youssouf Karieh iyo Xoghayha 1aad M.Ali Ismaaciil . Wuxu is-aragu ku dhamaaday heer sare oo is-afgarasho iyo qadarin leh ku dheehantahay .
  4. Oodweyne,(Qaran)-Munaasibad balaadhan oo loogu wanqalayay gobolka cusub ee dhowaan loo magaacaabay Odweyne,oo ay ka soo qaybgaleen Koox Wasiiro ah,Xildhibaano ka tirsan wakiilada,Masuuliyiinta g/togdheer,golaha degaanka Burco, Cuqaal,Salaadiin,Hayadaha Wadaniga iyo martisharaf kale oo badan ayaa maalinti shalay) ka lagu qabtay xarunta Gobolkaasi. Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland Md.C/llaahi Ciro,oo Munaasibadaas xadhiga ka jaray ayaa sheegay inuu ugu hambalyaynayo dadweynaha Reer Odweyne gobolnimadaa cusub ee la siiyay islamarkaana soo dhawaynayaan. Waxa uu intaa ku daray Wasiirku in hawlaha wasaarad ahaan ka khuseeya Gobolka ay sida ugu dhakhso badan uga fulin doonaan, Haseyeeshee waxaan idinkula dardaarmayaa inaad ilaashataan Nabada galyada oo ah shayga ugu muhiimsan “Waad la socotaan waxyaalaha maalmahan dambe laga wado hargaysa ee la doonayo in nabadgalyada lagu khalkhal galiyo,Mana aha mid aanu raali ka noqonayno.” Wasiirka Hawlaha Guud Siciid sulub Maxamed ayaa isaguna munaasibadaa ka sheegay in xukuumadihii wadanka soo maray reer Odweyne ay waydiisan jireen laba arimood oo ah Gobolnimo iyo Dhismaha jidka isku xidha Odweyne iyo Hargaysa,Balse labadii arimoodba waxa u fuliyay M/weyne Rayaale.Waxa uu intaas raaciyay Siciid Sulub in halkan hada laga sheegay in Odweyne yahay degaan hodon ku ah dhinacyada Xoolaha iyo beeraha sidaas darteed Bulshada looga baahan yahay sidii ay uga faaiidaysan lahaayeen khayraadkaas “Horumarka iyo hirgalinta Gobolka cusubi waa mid ku xidhan dadweynaha odweyne”. Waxa kale oo Wasiirku halkaa ka sheegay in lala wada socdo arimihii Wasiiraka daakhaligu ka sheegay BBC-da,waa Runtii warkuu sheegay,waayo Isagaa Aminga dalka u qaabilsan,cida waxa wadaana kama iman meel dheer ee waa gudaheena “Waa rag doonayaa inay burburiyaan Nabada iyo Horumarka aynu gaadhnay ee aduunku inagu ******anayo…Miyaynu ka yeelnaa …Dadweynihii..Maya..Maya. Isagoo Siciid Sulub ka hadlaya Arimaha Doorashada waxa uu yidhi “M/weynuhu marnaba ma odhan hay lay kordhiyo,ee waxa uu markasta cadeenayay inuu diyaar u yahay doorashadu inay wakhtigeeda qabsoonto. Waxa Wasiirku ku soo koobay hadalkiisii in Gobolka Odweyne yahay mid u dhexeeya Reer somaliland oo dhan,cid gaar u lihina aanay jirin. Axmed Cabdi Xaabsade oo ka mid ah siyaasiyiinta waaweyn ee Reer Sool,oo Munaasibadaa ka qaybgalay ayaa sheegay inuu soo dhaweynayo magacaabista gobolada cusub isagoo arimahaa faahfaaniyana waxa uu yidhi “Dadbaa lahaa gobolada cusub waa khalad oo cambaareynayay,hasehaatee anigu waxaan leeyahay waa talaabo wanaagsan,waayo Tirada iyo tadawarka dadku waa sii kordhiyaa markaa waxa loo baahan yahay in la kordhiyo gobolada iyo degmooyinka oo aan la taagnaan halkii ingiriisku inagaga tagay. Waxa kale oo Xaabsade tilmaamay inuu ahaa gudoomiyihii golaha wakiilada Somaliland ee ugu horeeyay,balse uu markii dambe aan cadho kaga tagay iyadoo lawada ogyahay,hadana dib ayaan ugu soo laabtay Somaliland sababtuna waxay tahay markaan arkay in xisbiyo siyaasadeed la furay oo isbedel yimi oo wixii aan ka cadhooday shalay ka baxeen meesha “Waxaan hada isku soo sharaxayaa jagada M/weynaha soo codka isiin maysaan”. Waxa uu ku soo koobay Xaabsade hadalkiisii in Reer Odweyne looga baahan yahay sidii hanashada gobolkooda cusub. Xildhibaan Cali Xaaji oo ka mid xildhibaanadii baarlamaanka ee ka soo baxay degaanka Odweyne ayaa isaguna sheegay in hada gobolka Burco iyo Odweyne yihiin laba gobol oo siman,kana madaxbaanaday.Xildhibanku waxa uu intaa raaciyay in dadweynaha Odweyne looga baahan yahay sidii ay muujin lahaayeen gobolkooda.waxaanu ku soo koobay hadalkiisii in xafladani tahay mid loogu talagalay gobolnimada cusub iyo mid duco ah maadaama xaalad abaareed oo xun lagu jiro,olaahayna ka baryayno inuu raxmad khayr qabta inoo shubo. Duqa magaalada Burco Maxamuud Axmed Xasan(Dhegalaab)ayaa munaasibadaa ka cadeeyay inay soo dhaweynayaan gobolnimada cusub ee Odweyne tahayna wax u soo kordhay togdheer,waxa uu intaa ku daray in Xiligii aanu Maleeshiyada ahayn Odweyne u magacaabnay Gobolka Daadmadheedh,sidaas darteed magaca Goblku yahay Daadmadheedh,ugu dambayntii waxa bulshada Odweyne kula dardaarmay inay ka hawlgalaan horumarinta gobolkooda oo camiraan Balse aanay hada markaanu ka caraabno naga soo daba caraabin ee ku nagaadaan gobolka. Gudoomiyaha Goblka cusub eeOdweyne Col.Maxamed Cabdi Libaan ayaa balan qaaday in si cadaalad ah ugu shaqayndoono dadweynaha gobolka,kana hawlgalidoono sidii dhamaanteen inagoo gacmaha ishaysana u horumarin lahayn gobolkeena. Gudoomiyaha gobolka Togdheer, Duqa Odweyne,Chief,Maxamed Daahir,Suldaan Maxamed C/laahi(Galaal),Suldaan Qoobey,iyo Xubno kale oo badani ay ka hadleen Munaasibadaas loogu talagalay gobolnimada Cusub ee Odweyne,Waxa kale oo munaasibadaa Wacdaro ka muujisay Kooxda Baanbooyda. Munaasibadan loogu wanqalayay gobolada Cusub ee Odweyne ayaa waxa ka soo qayb galay Wasiirada Hawlaha Guud,Arimaha Gudaha,Beeraha,X/xoolaha.Wasiir udawlaha Arimaha dibada,Wasiir ku xigeenka wasaarada Ganacsiga,Siyaasiyiin,Xildhibaano iyo Martisharaf badan ,waxayna ahayd munaasibad si weyn loo soo agaasimay.
  5. looooooool ,,, xaasid buu ahaa kaasi ,,
  6. Thanks ,,, Lots of ladies are coming ,, most of them are Gaalo though ..
  7. Well, i'm finally gone for the weekend. BIG BIG BIG Party tonight ,,,,,,,, ánd i'm ready ,, Already dancing ........... whohooooooooooooooooo
  8. Hargeisa (Somali Press Review, April 10)— Somaliland opposition parties are preparing for impeding local and presidential elections amid reports about opposition mistrust in the ruling Udub party’s ability to agree to holding elections in Somaliland when Somaliland president’s five year term expires in May. Ahmed Mohamed Silanyo, the leader of main opposition party, Kulmiye, questioned the utility of voter registration in his speech to the second convention for the party faithful held in Hargiesa two weeks ago. “Kulmiye understands that voter-registration is necessary for fair and free elections but ... the voter–registration process might take longer than expected which would in turn impact and delay the election itself, then it is necessary to give priority to the timely election and scrap the voter-registration,” Silanyo said. How Somaliland government will find a way round this objection is still an enigma to many people. Opinions differ on Somaliland president’s decree to establish new regions and districts. Awdalnews.com a pro-government website has put a damper on the decision to create new regions and districts. “Instead of building a united, integrated and cohesive society that puts the higher national interests at its focus, Riyale opted to heighten tribal polarization and hostility among the people of Somaliland,” editorialised Awdalnews. Somaliland law expert Ibrahim Hashi Jama argues that while the Somaliland constitution pragmatically considers districts’ and regions’ statuses based on economy and demography to upgrade or downgrade a given status, “no such assessments … have taken place and certainly there have been no presidential decrees announcing downgrading (from A or B to C or D) or loss of district status.” Some observers of Somaliland political scene believe that elections may be postponed indefinitely, a move that will anger the two main opposition parties in Somaliland, Kulmiye and UCID. Engineer Faisal Ali Warabe, the leader of UCID party, urged the Council of Elders ( Guurti) not to give in to pressure to extend the presidential term. "Somaliland has a constitution. The Somaliland president was elected to lead us for five years. The Council of Elders will serve five years. If the Council of Elders does not honour the constitution, let them tamper with the constitution,” Hadhwanaag news website quoted the Faisal Ali Warabe as saying. Political temperature in Somaliland is rising. Yesterday a blast rocked a Council of Elders' adminstrative office in Hargiesa. The Somaliland Minister for Interior, Abdullahi Ismail Irro, blamed Kulmiye party for the explosion. Ahmed Mohamed Silanyo, the chairman of Kulmiye party denied the allegation and challenged the minister to back up his remarks with evidence. In the coming months Somaliland will be facing a major political test. Will the time honoured tradition based deal-making approaches to political stalemates prove useful again? Somalilanders have succesfully managed power transfer following the death of president Mohamed Hagi Ibrahim Egal in 2002, and the subsequent election results in 2003. The multi-party system was in its infancy. It is still fragile but 2008 is the year that has thrown up many political challenges for Somaliland politicians and Somalilanders. © 2008 Somali Press Review
  9. The Electoral committee said they could not finish all the procees to hold the elections on time ,,,, and the opposition parties agreed and signed to postpone the elections. That is why ,,,,,,,,,,,,,,,
  10. Hargeysa(Qaran)- Golaha guurtida Somaliland, ayaa maanta cod aqlabiyad ah ku meel mariyay in muddo hal sano ah loo kordhiyo mudada xil-haynta Madaxeyne Rayaale, oo ku eg bisha May ee fooda inagu soo haysa. Fadhigii golaha guurtida Somaliland ee maanta oo uu gudoominayay ku simaha gudoomiyaha ahna gudoomiye ku xigeenka kowaad, Sh. Axmed Sh. Nuux Furre, isla markaana aad loo adkeeyay amniga gudaha dhismaha golaha iyo barxada horeba, waxa mudaneyaasha loo akhriyay, soo jeedin Madaxweynuhu u soo gudbiyay oo uu kaga dalbaday inay qiimayn ku sameeyaan duruufaha ku gedaaman hab socodka doorashooyinka iyo go'aankii ay xalay isla gaadheen Komishinka iyo Sadexda xisbi qaran Ee UDUB, KULMIYE iYO UCID. Golaha Guurtidu waxay ka dhigeen muddada xil haynta Xukuumada Somaliland ilaa bisha May 2009-, waxana ogolaaday 61 Mudane, halka ay diideen sadex mudane, cid ka aamustay aanay jirin gudoomiyuhuna aanu codayn. waxana ay mudadaasi ay u cuskadeen xeerka doiorashooyinka oo qoraya in labada doorasho ay u dhaxayso muddo lix bilood ah. Sadexda Mudane ee diiday korodhsiimadan ayaa kala ahaa Mudane Cawil Xuseen, Md. Xaahi C/Raxmaan Xuseen Jaamac iyo Prof. Axmed Dirir Cali, waxana ay xildhibaanadani ku dhawaaqayeen in aana la kordhin wakhtiga. Korodhsiimadan sanadka ah ee golaha Guurtidu ay meel mariyeen ayaa ku soo beegantay iyadoo caawa ay Huteelka Ambassador ee magaalada hargeysa, ay sadex xisbi qaran iyo komishinka doorashooyinku ay qalinka ku duugayaan heshiis ay xalay wada jir u gaadheen, kaasi oo ah in bisha October 6-deeda la qabto doorashooyinkii Golayaasha Deegaanka, halka doorashada madaxtooyadana ay u qoondeeyeen in wadanka ka qabsoonto 31- bisha December ee fooda inagu soo haysa. Waxa kale oo xisbiyada iyo Guddida doorashooyinku ay isla gaadheen in hawsha diwaan gelinta codbixiyeyaasha dalka laga fuliyo oo la soo gabo-gabeeyo 5-ta bisha October, oo ku beegan maalin ka hor doorashooyinka Dawladaha Hoose.
  11. I'll post the news but here is the news in Brief: - Last night the leaders of the opposition and the Electoral committee agreed on postponing the elections again until Oct and Dec 2008. - As the current government's term is expected to end in May, then the motion is brought to the upper house today and they passed with majority the extension for the current government.
  12. Wararka ka imaanaya magaalada Hargeisa, ee Jamhuuriyadda la baxday Somaliland ayaa sheegayaa in Madaxweyne Daahir Rayaale Kaahin loo kordhiyay waqtigiisa xilka madaxtinimada. Cod ay maanta u qadeen gollaha guurtida ee jamhuuriyada la baxday Soomaliland, ayey aqlabiyad ku anisixiyeen, in muddo hal sano ah lagu kordhiyo, mudad ay xilka heynayaan Madaxweynaha iyo kuxigeenkiisa. Waqtiga xafiiska ee Madaxweynaha ayaa lagu kordhinayaa marka ay dhamaato muddii hore ee ahayd shanta shano ee horey loogu soo doortay oo ku eg bartamaha bisha soo socota ee May ee sanadkaan 2008-da. BBC
  13. You can say that too ......... that is how she'll understand anyway.
  14. Are you telling the girl to go commit a suicide ?? ,,,
  15. lil_Sister ,, You need no help at all. Just go with what you like ,,,,,, if you don't like anything, then stay home and get married as soon as possible.
  16. It is going to rain soon ,,,,,,,,,,,,, I really love the smell.
  17. Inaalillaah ! ! ! ! Edeb darro.com