
Jacaylbaro
Nomads-
Content Count
44,142 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
1
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Jacaylbaro
-
YES ,,, I would go for a beautiful white girl but i guess its too late now ,,, Indhoyarta wax ka fiican horta ma jiraan ???
-
Originally posted by lil_sister: here's another one but dont mean to offend anybody here!! A seventy-five year old White guy, his hair was completely white, marries a twenty-two year old girl, and she gets pregnant. Nine months later, he walks into the Maternity Ward. He says to the nurse, "Well, how'd I do?" The nurse says: "She had twins." He says, "Heh, heh, heh...well, I guess that goes to show, that even if there's snow on the roof, there can still be fire in the furnace." She says, "Well, then you'd better change filters. Both of the babies are black." lol ,,,,,,,,,,,,,, loooooooooool@the filters ,,
-
VERY SMART ,,,,, LOOOOOOOOOOOOOOOL
-
The Somali Immigrant trying to cross the Mexican Border
Jacaylbaro replied to Hibo's topic in General
loooooooooooool ..... -
No i don't have a smart phone ,,, that doesn't exist here ,,, well, not yet ,
-
Same here sometimes specially with those narrow and highly crowded streets ...... And i hate when police stop you at night and come to see inside the car during the night ,,,, damn it. Last night i was stopped at least 5 times in different places.
-
looooool ,, Isimadu dee malaai'g maahee , dadkuun bay ka mid yihiine ,,,
-
waar bal is ilaali ......... sometimes to walk is safer. Even if it is hours ...
-
Try it man ,, try it once ......
-
Yes ,, but i'm afraid i'll sleep before the weekend comes ,,, i'm already dead on my desk.
-
Bal quruxda eeg niyow ,,,,,,,,,,
-
Italians and women ,,,,,,,,,
-
I really want a cup ............
-
Garaad Saleebaan:"Anigu wakhtigii aan Laascaanood la qabsan waxaan xidhay tuute,qori baan qaatay,iyo jubad,aan dagaalano baan idhi". Garaad Saleebaan:"Ninkii naftiisa raboow Laascaanood isaga carar,hadii kale adigaa og meeshaad naftaada gayn doonto"."Isimada waxaa ku jira mid gaabis ah,mid si kale ah mid sharci khaldan haysta"hadaladaasi waxay ka mid yihiin Warysi dheer oo ay qaar ka mid Garaadada ku sugan Tukaraq ay bixiyeen waxaad ka dhagaysan kartaa xaga hoose: "Waa taan Boocame ku shirnay,laba masalaana lagu soo koobay midnimo *********** iyo in dhulkii la xoreeyo,wax kasta ha weheliyeene,adigu mudaa la isa sugay dadku waa kala fog yahay,belaayo badan iyo somaliland dad u shaqaynaaya dee waa nagu dhex jireen,adigu si baa wax naga noqnoqdeen,arintii waa dhakhsan weydey.hada waxaan u nimid inaan halkii laba kaclaysiino"ayuu yidhi Garaad saleebaan oo la weydiiyey ujeedad shirka Tukaraq. "Adigu dee maamulkaas waa maamulkayagii oo caayi mayno,aniga wax kasta oo aanu ka tirsanaynona idiin sheegi mayno,oo cid u sheegi mayno,adigu kolay hawlihii dib bay nooga yara dhaceen,oo horay noogu dhakhsan waayeen,hada waxaan u soo baxnay inaan wixii fududayno,oo marka hore anagu isku tashano,oo marka aan tashano,markaana aan maamulkii dib ugu noqono,oo waxaan uga baahano dib baan ugu noqonaynaa,maamulkii kama aanaan soo cadhoon,kama aanaan soo bixin,maamul kale oo aan u hanqal taagaynaana ma jiro,oo maamul waxaa noogu dhow kaa cadowga ah ee xabadu nagu dhaxayso"ayuu yidhi Garaad Saleebaan oo la weydiiyey inay ka soo baxeen maamulka Puntland iyo in kale. "Isimada waxaa ku jira mid gaabis ah,mid si kale ah mid sharci khaldan haysta,mid cadowga in la iska kiciyo doonaya,isimadu horta wax walba waa leeyihiin oo isku wada caqli maahoo hooyo iyo aabe ma wada dhalin,markaa anigu cid aan eed saaro anigu saas u garan maayo"ayuu yidhi Garaad Saleebaan oo la weydiiyey in odayaashu wada socdaan iyo in kale. "Anigu horta marka ugu horeysa daba dhilif ma ihi,oo nin nasabadiisa ninka iibsadana ma ihi,anoo kale ninka i eedeeya ama u hanqal taagaya,waa nin nasabadiisa iibsanaya,waa nin leh aan ku qabsado oo dalkaaga iyo dadkaaga aan u taliyo,waana nin nasabadiisa iibsanaya,waana cadow aanan waxba wadaagin,anigu xaglin maaye,maamulka Puntland ragii wax ka dhisay baan lambar kow ka ahay"ayu yidhi Garaadka oo ka jawaabayey eedeemaha isaga lagu eedeeyo inuu u xagliyo maamulka Puntland. "Laba shir bay ahaayeenoo ka Boocame markii u horeysey waan diiday,oo la yidhi Boocamaa lagu shirayaa anigu waa diiday,sabbao darteedna waan ku diiday,intaan nala qabsan oo aan Laascaanood la qabsan,baan waxaan idhi waar aan is difaacno,anigu tuutaan gashaday,qorigaygii waan la soo baxay,jubad waan la soo baxay,aan dagaalano oo aan is difaacno waan idhi,markaa nalama qabsan,waa la ii midhiqshaanleeyey oo waa la i diiday,anigu markaa Boocame shirkaas hore sidaasaan ku diiday,oo dadkii markii hore is difaaci waayey in hadeer la leeyahay ha la isu keen keeno,saasaan ku diiday,markii danbena waa anigii imidoo dadka wixii ay isku raaceen aan kuraacay,kanse hada waa been aan raad lahayn,ninka iga sheegay iyo kii wax ka qoray,iyo kii website wax geliyey,kuli wada beenaale weeye waxna kama jiraan,isimada,gudiga,cuqaasha iyo ciidankaba anaa soo ambabixiyey,anigu waxaan u yar hadhay,markii aan nidhi aan baxno ayaa waxaa dhegaha taagay maamulkii(Puntland) oo yidhi *********** waa inaga baxayaa oo dad aan waxba hubsani ay u sheegeen(Waraysigii Cali Maraykan),kaasaan ku danbeeyey oo maamulkaan dejinayeyoo,anaa soo ambabixiyey,go'aankana anaa gaadhay oo la yidhi go'aami"ayuu yidhi Garaadka oo la weydiiyey sababta uu u diiday shirkii Boocame. "Aniga digif iyo Gudabiirsay iyo dadkii aan la aqooni nama qabsan jirin,hadana amar ilaahay bay nagu qabsadeen,iyo uun siyaabo kale,nama qabsan jirin,adigu nafsina waa jiraa,amarka ilaahayna waa shaqaynayaa"ayuu yidhi Garaadka oo la weydiiyey sida loo qabsaday Laascaanood ee loo Haysto. "niman daba dhilif ah oo aan beesha ka mid ahayn,oo aan nidhi reer walba ha iska saaraan,meel daran ilaahay ha u dhigee,shaqo kuma lihin dhulbahantena maaha,hadii la dilo godob u raaci mayno,cidii *********** ah waa la yaqaan,kan cadowga u shaqaynaya maaha anaka"ayuu garaadka oo la weydiiyey in beeshu kala qaybsan tahay iyo in kale. "Horta intayadii is heshay,oo anigu cid cadho ku maqan ma ogi,waxna kuma kala maqnin,laba sadex nin oo xaga Itoobiya(Buuhoodle) qaar jiraan,nin xagaa dhexuu joogaayoo kolay rag iyo waxbuu shirinayaa,markaa rag ciilqab ku maqan hadeer angiu ma ogi,wax soo bixi doonase ala iyo caalim"ayuu yidhi Garaadka oo ka jawaabayey in ay dhan yihiin iyo in kale. "Abaar iyo naq toona ma kala jeclin,anagoo cadowga iska kicina mooyee,cidna waxba nagama gelin,naq iyo abaar toona ma kala jeclin"ayuu yidhi Garaadka oo la weydiiyey sida dadka abaaruhu saameeyeen wax loogu qaban karo. "anigu waxaan u malaynayaa caqligayga inay wax fudud tahay,mida kale go'aan baanu gaadhay intii hore loo haystay,iyo in ku dhow iyo in sadex laabkeed ah toona dib loo haysan maayo,anigu waxaan ku talin lahaa ninkii naftiisa raboow isaga carar inta goori goor tahay,oo naftaada kala bax kii diidana,isagaa yaqaan meeshuu naftiisa geyn lahaa"ayuu yidhi Garaad Saleebaan oo naftiisa ku kalsoon tahay inuu gaadhi doono Laascaanood,digniina u jeedinaya dadka magaalada inay naftooda la cararaan,intaanu soo gaadhin magaalada. Isku soo wada duuboo waxaa waraysigan uu Garaad Saleebaan beeniyey waraysiyadii hore ee ay bixiyeen ninka loo doortay afhayeenka beesha Cali Maraykan oo waraysigiisii ku sheegay in ay go'aansadeen in laga baxo puntland iyo weliba waraysigii Caaqil Maxamuud Camey oo isna sheegay inay ka soo dhamaadeen Puntland.Garaadka ayaa waxa uu sheegay inay weli yihiin Puntland,ayna dib ugu noqon doonaan marka hawshu u dhamaato FOR MORE DETAILS
-
hello ppl ,,,,,, good morning trollers I'm totally sleeping today ...... totally ,,, coffeee doesn't work, nothing else is gonna work.
-
Baby Girl Born With Two Faces Worshipped as Reincarnated God
Jacaylbaro replied to N.O.R.F's topic in General
what ????? -
…I used to work in a place that sold condoms before and majority of the buyers tended to be women; if men came to purchase them, they usually spoke in hushed voices and their eyes bugged out when I used to ask “banana/orange flavor or strawberry/banana flavor?”…Usually the answer was “whatever”…We only carried one size at the time, imagine if we carried different sizes, I am sure like the Indian men they would have chosen a bigger condom than they needed...If no one asked they would probably get the right size for themselves, it's the asking that causes the boosting bee bye ..............
-
Well, I don't think many others will agree with you ,,, and you can never say ahmed diriye is a politician ,,, come on ,,, you could say better.
-
Originally posted by Juwairiah: Myth #7 All Somali women have big behind ,,,,,,,,,,,,,,, i think that is not a myth ,,, it is true ,, looooooool
-
Somaliland keen to host US base, hopeful on Oil
Jacaylbaro replied to Jacaylbaro's topic in Politics
It is called politics sxb ,,,, you've to live with it -
KULMIYE Convention Came to the End ,,,,,, Leaders Elected
Jacaylbaro replied to Jacaylbaro's topic in Politics
Originally posted by Laba_Xiniinyood: A special just for Oodweyne: Doqonkii dibbira waa lagu yaqaan daaca qudhumede Darajuu ismoodsiiyaa dabadeed yidhaa I daawada e Muxuu been daldalayoo taariikh dabakhan nagu afuufay Darandoori muxuu noogu riday hadal duluc sii ridnayn Dacar uurku la bukiyo muxuu nabarro soo daadshey Damiinkii Suldaan ahaana muxuu ka daba-naageeyey Looma dirsane tolow muxuu durbaan dhawaaqla’ tumay Dulliyohow ninkastoo damiir lihi daaqad kaa aragye Dugsigaa kuu been sheegiyo daaradahan dhaadheere Meel lagu diriryaadan aragoo degin daayin abidkaaye Duul cadhaysan baan kusoo geliniyo darawiish lalaya e Labada daamood baa kuu buxiyo uurkoo daahsanaaye Damaacigana waa laydin ku yaqaan nimakiinan daacaya e Cagadhigta walle dooxooyinka Nugaal doobi kuma culataane Dameeradiina iska dhaqdoo dhaansada dhulku waa dooge Dusha ka rartoo fuula ileen dunji waad u lahaydeene Intaas uun baan idinleeyahay maanta... Taasi waa cay dee sxb ,,,, do u want me to come back with my 2 cents hadaba ??? ,,,, armaad cadhootaa ,, loooool -
QARAX KA DHACAY XARUNTA GOLAHA GUURTIDA SOMALILAND
Jacaylbaro replied to Jacaylbaro's topic in Politics
loooooool ,,, Kuwasi iyagii baa isku dawakhaye ,,, -
Peaceful and progressive Somaliland rightfully deserves recognition
Jacaylbaro replied to Jacaylbaro's topic in Politics
No ,, never wished ,,,,, but sadly it is happening. Even the gaalo knows that. -
QARAX KA DHACAY XARUNTA GOLAHA GUURTIDA SOMALILAND
Jacaylbaro replied to Jacaylbaro's topic in Politics
I'll let you know in not time IA ,,,,,