
Jacaylbaro
Nomads-
Content Count
44,142 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
1
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Jacaylbaro
-
Gabilay,(Qarannews)-Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland, Md, Axmed Yuusuf Yaasiin saaka ka qeyb-galay munaasibad balaadhan oo loogu wan-qalaayey Gobolka Cusub ee Gabiley. Xafladan oo lagu qabtay Dugsiga Qalax ee duleedka Magaalada Gabiley, waxa ka soo qeyb-galay ka sekow Madaxweyne Ku Xigeenka, Gudoomiye-yaasha xisbiyada Mucaaridka ah, Gudoomiye-ku Xigeenada Labada Gole, xubno ka tirsan xildhibaanada labada Gole, Golaha Wasiirada, Culimo' Salaadiin iyo dadweyne kale oo aad u tiro badan oo iyagu ka kala tegay Gobolada ku hareeraysan Gobolkan. Ugu horreynba waxa halkaa ka hadlay Madaxweyne Ku Xigeenka, oo ku hambalyeey reer Gabiley Gobolka cusub, waxana uu sheegay in Gobolada iyo Degmooyinka lagu qiimayn doono dadkiisa, dhulkiisa iyo wax-soo saarkiisa, waxana uu soo jeediyey in awooda la saaro sidii loo buuxin lahaa kaalinta gobolnimo. Madaxweynuhu ku Xigeenku waxa uu hadalkiisa ku bilaabay;"Rasuulku wuxuu galay jihaad dheer markii uu jihaadkii ka soo noqday ayuu umaddiisii ku yidhi, waxaynu soo galnay jahaadkii yaraa, waxaynu galaynaa jihaadkii waynaa markaa waxaad galaysaan jihaadkii waynaa, maanta maxaa looga baahan yahay reer Gabiley? reer Gabiley waxaa lagu yaqaanaa wax soo saar, waxaad galaysaan waa jihaadkii dheeraa, waxaan idinku dhiirigelinayaa cidii degaysa ee wax gashanaysa soo dhaweeya, waxaan xusuusanahay dagaalkii labaad ee aduunka ee ay baddu xidhantay ee ay Berberi xidhantay halkii loo soo doontay Hadhuudhka waa halkan.Reer Gabilay waa in aad ku xisaabtantaan berigaas dadku wuu yaraa waxaa laga yaabaa in ay idiin yimaadeen ilaa 20,000 kun oo qof, maanta waxaad ogaataan in ay idiin imanayso gawaadhi waawayn oo doonaysa cunto". Axmed Yuusuf Yaasiin waxa uu intaa ku daray; "Umaddeenu waxay barteen bariis, waxaynu dadkeena ugu balan qaadaynaa hadhuudhkii, imika waxa la cunaa waa intii bada ku soo jirtay, cid walba way xidhatay waxeedii, waxaa innagu waajib ah in aynu wax beerano, reer Gabiley idinka ayaa la idinka sugayaa. dawladana waxaan ugu baaqayaa, in la keeno mishiinadii lagu ridqayey, waxaan somaliland u soo jeedinayaa somaliland dhul lama kala laha". Madaxweynuhu isagoo ka biyo-diidsan hadalo dhawaan laga sii daayey qaar ka mid ah warbaahinta, waxa uu yidhi;"Waxaan ka jawaabayaa hadalo aan dhawaan maqlay oo aan xaal ka bixinayaa, ninka reer somaliland meesha uu doono, ayuu degi karaa ninka fidnada wada ayuun baa la iska qabanayaa, kuwaas uun baa loo yeedhayaa oo la odhanayaa adeer fidnadda naga jooji.waliba waxaan la hadlayaa dadka Caasimada u dhashay, Caasimada waxaa soo degaya khalqiga oo dhan ninka yidhaah hebelow ka bax waa in la xidhaa, wax inaga xumaanayaa ma jiraan oo Asxaabtii iyo cid walba waa la wada hadlay, waxaan rajaynayaa in aan halkan ugu dabaal degno wadankeena oo la ictiraafay". Gudoomiyaha Mucaaridka ah ee KULMIYE Axmed Siilaanyo oo isaguna halkaa ka hadlaya ayaa sheegay in Gabiley ay u qalanto Gobolnimo, xisbiga Kulmiye-na uu mar kasta uu balan qaadayey in uu magacaabi doono Gobolkan, haddii ay tallada ku guuleystaan. Gudoomiyuhu isagoo hadalkiisa sii wata waxa uu yidhi;"Waa in aad doorataan dad aan ku qayilin shilinka ummada, oo wadanka wax u qabta, Cadaaladana waa in aad ilaalisaan, Gobolkan lama siin Gabiley oo keliya, waxa la siiyey dhamaan degmooyinkii oo dhan. waxad ogaataan wadamada aynu cadowga nahay, ee cadowga u ah Somaliland wey ogtahay Somaliland cadowgeeda, waananu iska celinaynaa, waa in aynu gacmaha is qabsanaa.waxan idiinku bushaaraynaa Caawa waxanu soo af-jaraynaa murankii, muranku danteena maaha, ee danteenu waa midnimo iyo is jacayl". Waxa kale oo halkaa ka hadlay masuuliyiin tiro badan oo ay ka mid yihiin cuqaal Salaadiin iyo Wax-garad ka kala yimi gobolada iyo degmooyinka dalka, kuwaasi oo ku dhiirigelinaayey dadweynaha reer Gabiley in ay xejistaan gobolnimadooda, isla markaana ay ilaaliyaan midnimada iyo horumarka Somaliland.
-
Man admits having sex with over 1000 cars Acuudubillaahi MIna Shaydaani Rajiim ,,,, :mad: :mad:
-
Confused already? Ethiopians heavily shell TFG base lol
Jacaylbaro replied to Paragon's topic in Politics
Thanks Emperor for telling us the unreported after slap story ,,,,,,,,, -
Welcome back anytime ,,,,,,,,
-
Hassan Turki: Somalis Should be Ready to fight against the UN Troops
Jacaylbaro replied to Jacaylbaro's topic in Politics
ABtigiis, What is the difference between Xabashis and the UN peacekeepers ?? -
Originally posted by Lois Lane: Jacaylboro, The northern seperate movement came to exist thanks to diaspora members who believed in what in their personal gain to seperate. So right off the bat, this entity was possible due to the diaspora. It was not the daspora following the work on the ground. Thus, your point cant stand on that argument alone. Perhaps some of the work now is possible due to the dedication of the citizens, however the whole existence was done thanks to the diaspora. It was an idea from the diaspora and quickly transformed to the field. After one year of the announcement of SNM the second step which was done quickly was the creation of the military wing in the field so that the diaspora would follow. After the establishment of the government President Egal turned all his efforts on the ground so that the diaspora will follow again. That is how we played the cards and wish Somalia will follow anytime soon.
-
XIINFANIIN: Marmarsiiyo oday uun ka dhigtay maan maslaxo doono! (GABAY)
Jacaylbaro replied to Abtigiis's topic in General
Meeshan dadku way gabyi doonaan baan is lahaaye ,, sowkuwan hadal uun la soo galay ,,, -
Now i can see you are all living in the Middle class ............
-
Sh,.Xasan Turki ayaa shaaca ka qaaday In Ciidamada la sheegayo Ee Qaramada Midoobay ay doonayaan Inay dalka Soomaaliya usoo diraan Laga Hor tago islamarkaana ay tahay ayuu yiri shirqoolkii Gaalada ay dalalka muslimiinta Ku Doonayaan inay Ku qabsadaan iyadoo Uu sheegay inuu arintaasi ka dambeyso Xukuumada Maraykanku . Shekha Oo maanta shir jaraa,id ku qabtay Dhinaca telefoonada ayaa Ugu Baaqay Guud ahaan Shacabka Soomaaliyeed Meel kasta oo ay Joogaan inay Isu Diyaariyaan Dagaal Xoogan Oo Ka Dhan ah Ciidamada QM Ee La Filayo In La Keeno Soomaaliya taasoo Uu sheegay Inay fasahaadiynayan Diintooda iyo sharaftooda islaamnimo . Sh,xasan Turki ayaa sidoo kale carabka ku adkeeyey inay Ciidamadii Ethiopia ay ku jabeen dalka soomaaliya islamrkaana ay Iminka gababsi yihiin taaso ay Wiiqeen ayuu Yiri Mujaahidiinta islaamka ee u dagaalamaya Diintooda iyo sharaftooda islaamnimo iyadoo uu xusay in maanta aysan jirin Ciidamo xoogan oo Ethiopian ah oo Dalka jooga Inta Ku Hadhayna waxaa Ku Filan ayuu Yiri mujaahidiin Yar oo La dagalanta . "Shacabka Soomaaliyeed Waa ay Yaqaanaan Sida ay Ula Dagaalmaan Cadowga Dalkooda Ku Soo Duula Waligeedna Waan Ka Guulaysan Jirnay Maantana Waanu Ka Guulaysan Doonaa Insha allaah " ayuu yiri sheekh xasan Turki Dhinaca kale Mar sheekha la weydiiyey xasan Turki ahaan dhinacee ayaad ka Tirsan tahay ayuu waxuu ku jawaabay waxaan la tirsanahay Cid kasta oo kasoo Horjeeda cadowga ISLAAMKA Sidoo kale xasan Turki ayaa la weydiiyey Iminka xagee ku sugan tahay ayuu waxuu ku jawaabay waxaan joogaa Geed Qudhac ah Oo Soomaaliya ku yaala Hoostiisa . Hadalkan uu sheegay xasan Turki ayaa Kusoo Beegmaya Xili ay QM ka dhawaajiyeen in soomaaliya La keeno Ciidamo Caalami ah La keeno islamarkaana ay xeebta dheer badweynta Hindiya Ku sugan Yihiin Maraakiibta Dagaalka ee Huwanta Yurub iyo Maraykanku .
-
Confused already? Ethiopians heavily shell TFG base lol
Jacaylbaro replied to Paragon's topic in Politics
Ohhh the SLAP ,,, -
XIINFANIIN: Marmarsiiyo oday uun ka dhigtay maan maslaxo doono! (GABAY)
Jacaylbaro replied to Abtigiis's topic in General
KEE ?? -
Confused already? Ethiopians heavily shell TFG base lol
Jacaylbaro replied to Paragon's topic in Politics
,, the slap ,, -
Student researching al-Qaida tactics held for six days
Jacaylbaro replied to Fabregas's topic in General
The student had obtained a copy of the al-Qaida training manual from a US government website for his research into terrorist tactics looool ,, crazy world indeed. what is that manual doing in the US government website bal ?? ,, if it is already there, why downloding it is a crime ??? shouldn't they arrest the website management as well for putting this manual up ??? -
XIINFANIIN: Marmarsiiyo oday uun ka dhigtay maan maslaxo doono! (GABAY)
Jacaylbaro replied to Abtigiis's topic in General
Dabuubta gabayga Daandaansi ciyaarta Hawaawirka dookha Intaad derganayso Durbaanka sugayso Armaad dardhataa Raggaad doorbidayso Dushooda ishaaqsiga Danigaaga malaynta Dabaal aad u malaysay Armay ku dilaan Xabaasha dusheeda Duleedka qabrigaaga Dayacnaanta naftaada Hadaaban arkaaye Hoy ka daa lahaydaa ,,, -
I'm staying tuned ,,,,,,, waxaad soo wado la wada arki doonee yaa xiin ,,
-
ADDIS ABABA, May 24 (Reuters) - Ethiopia and Uganda denied on Saturday accusations by a U.N. weapons sanctions committee that their soldiers broke the world body's arms embargo on Somalia. The United Nations says the Horn of Africa nation is awash with weapons despite a 1992 weapon ban that followed the collapse of the central government a year before. Somalia has been engulfed in civil conflict ever since. Dumisani Kumalo, chairman of the U.N. Security Council's Somalia sanctions committee and the South African envoy to the body, accuses "elements" of an AU peacekeeping force in Somalia and Ethiopian and Somali government troops of arms trafficking. "We want to assure the world community that this accusation does not have an iota of truth," Wahade Belay, spokesman for the Ethiopian Ministry of Foreign Affairs, told Reuters. "In fact our troops were and still are playing an exemplary role in mitigating the arms trade inside Somalia," he said. Boats, planes and donkeys mainly transport weapons and military hardware to Somalia's numerous arms markets. The South African envoy said 80 percent of ammunition on sale in Somali markets come from Ethiopian and Somali troops. Ethiopia sent thousands of soldiers into Somalia in late 2006 to help the Somali government oust an Islamic Courts movement from the south. Since then, the two allies have battled an insurgency led by members of the Islamists. Kumalo said the presence of Ethiopian troops inside Somalia was itself a violation of the 16-year-old arms ban. Addis Ababa rejected this claim. "JIHADISTS" The sanction committee's report comes as the world body unanimously adopted a measure for a stronger U.N. presence in Somalia and opened the door for a possible U.N. force. A 2,200-strong African Union peacekeeping contingent, known as AMISOM, has been unable to stem the mounting violence. Uganda -- which has 1,600 troops in Mogadishu -- joined Ethiopia in condemning the sanctions committee's accusations. "I can assert that none of the AMISOM commanders is involved in any form of arms trafficking in contravention of the U.N. arms embargo," said Captain Barigye Bahouku, spokesman for the mission. Both Ethiopia and Uganda said they would investigate the claims if supplied with evidence. Last week, Ethiopian Prime Minister Meles Zenawi said his troops would remain in Somalia until the "jihadists" were defeated. The United States, whose main ally in the region is Addis Ababa, says some of the Islamist-led insurgents have links to terrorist organisations. Rebels hit Ethiopian and Somali government troops with near-daily attacks. Thousands of Somalis have been killed and some 1 million displaced by fighting.
-
I should call the Sheekh and tell him Gabadh Europe joogta ayaa kugu riyootay I'm yet to see his reaction ,,,
-
Hadaad sidaa u baqanayso maxad markii hore la soo doonaysay ,,,,,,,,,
-
D/P
-
I must say He has been useless in that way and will be useless again if he continues like this. How many years has he been in that action ? what are did he achieve rather than him being known among Somalis ?? The status of the diaspora will naver change unless changes has been done on the ground. Look at Somaliland for example, when the situation on the ground changed the whole diaspora thing changed automatically. There are no clan militias to finance, no chaos to support and nothing else. Yes, there are still threats from our diaspora but is not a political think. After the peace the whole think changed to developing regions, towns and villages which is kinda competition. That went for the good of the people and country.
-
XIINFANIIN: Marmarsiiyo oday uun ka dhigtay maan maslaxo doono! (GABAY)
Jacaylbaro replied to Abtigiis's topic in General
Doondoonatay rag aanad ogayn waxay daneeyaane Duugistaadaan sugayaa markay ku daaraane Aniguna sidii daawade ayaan diiradda ku hayne Maqiiqane goortii la dili baan diyaar u ahaane Alaylehe waakaa dab shiday Daa'imow abade Dermada bal ii soo dhiga daawashadu khayre Darmuus shaahana keena aan u dangiigsado e