Jacaylbaro

Nomads
  • Content Count

    44,142
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    1

Everything posted by Jacaylbaro

  1. Originally posted by Hunguri: quote:Originally posted by J.a.c.a.y.l.b.a.r.o: quote: Sheekh Shariif Ahmed, waa nin nadiif ah. Oo gacantiisu nadiif ka tahay dhiig iyo ummad Somaliyeed Waar ma la inaga hubaa ?? ,,,, Adiga dee meel baa ku bugta. Hadda, ninkaa la wada garanayo ayaad danbi u raadinaysaa. Waxba maaha qoladiina Hargaisa, inaad maalin dhaw Sheekh Shariif qabsataan. Oo tidhaahdaan, Waar dee Hargaisa ayuu odayaal ku dilay barigii Dawladii Siyaad Barre. Waniyow, Quraan halaydin saaro Su'aal uun bay ahayd dee ,,, jawaabteediina Che baa bixiyay ,,,
  2. Che, let it be less or more ,,, we're just talking about basics. Interesting you admitted he has some blood in his hands ,,,
  3. Sheekh Shariif Ahmed, waa nin nadiif ah. Oo gacantiisu nadiif ka tahay dhiig iyo ummad Somaliyeed Waar ma la inaga hubaa ?? ,,,,
  4. On a second thought: Ciidanka ma wax amra Ethiopia mise wasaarada gaashaandhigga ??
  5. yaa isa siri kara imika ,,, waar waa la isu caddaystaa ee codkaagu wuxuu kuu gooyaad leedahay ,
  6. ka dib markii ay kala garan waayeen kooxaha ka soo horjeeda DFKM iyo ciidanka aan wax sumad ah wadan oo daacada u ah DFKM.
  7. 0.9 Dollars a litre here in SL ,,,,
  8. Bal isu kaaya daa uun duulka ......
  9. Waar ma tii laasqoray baad xasuusan tahay weli iyo dagaalkii Dabra ,,,
  10. Taasi aniga iyo hablahay noo dhaxaysaaye ka bax adigu hadii kele is caddee ,,, waa markaan shakiyi jiraye ,,,,,,,
  11. FOOTBALL TOURAMENT IN OSLO, NORWAY WATCH THE VIDEO
  12. Wembley - UK SOME MORE
  13. Laascanood,(Qarannews)-Wasaaradda Macdanta iyo Boyaha Somaliland iyo maamulka gobolka Sool, ay iskaashnayaan hay'ado ayaa ku guuleystay in ay Shan ceel oo Biyo macaan ah ka dhexsameeyaan gudaha Magaalada Laascaanood. Ceelashan ayaa waxaa Lagu macaaneeyey Mashiinada Biyaha macaaneeya,mashiinadan ayaa kala safaynaynaha Biyaha Adag ee Ceelasha oo wixii wasakh ahna debeda ku tuuraya wixii Biyaha nadiifta ahna Taangiga ku wareejinaya, mashruucani waa mashruucii Biyood ee ugu horeyey oo la geliyo Magaalada waana markii ugu horeysey oo Biyo macaan laga Cabo Ceelasha Magaalada Laascaanood, taasi oo guri kasta oo magaalada ku yaala la galin doono biyo macaan waana markii ugu horaysay ee ayarintani dhacdo. Shantan Ceel ayaa ku kala yaala meelo kala durugsan oo magaalada gudeheeda ah shaqadooduna siwanaagsan ayey u socotaa oo aad ayaa dadka looga waraabinayaa, arintan ayaa wax wayn ka bedeshey baahidii Biyaha Macaanaa ee Tuulooyinka Lagasoo dhaamin jirey kuwaasi oo ay aad ugu adkayd dadweynaha badidiisa in ay meel ka dheer magaalada u doontaan biyo macaan. Arintan ayaa Shacabka Laascaanood ay aad ugu faraxsanyihiin taasi oo ay yiqiinsadeen in ay arintani horudhac u tahay hadalkii ama balan qaadkii Maxawayne Riyaalle uu hore u sheegay taasi oo uu qeexay in Laascaanood ay wax qabad ay u baahan tahay sida biyo macaan iyo waxyaale kaleba, taasi oo ay dadweynaha reer Laascanood aad u soo dhaweeyeen isla markaasna aad ugu riyaaqeen adeegaasi ay fulisay xukumada Somaliland, taasi oo ay dadka reer Laascanood ay aad ugu hambalyaynayaan xukumada iyo maamulka gobolka Sool oo ka midho dhaliyay balamihii ay u qaadeen shicibka reer Laascanood taasi oo ay ku cel celiyeen in ay soo saari doonaan biyo macaan oo wada gaadhi doona dhamaan magaalda taasi oo ay hore ugu guuldarsyteen dawladihii soo maray gobolka Sool, gaar ahaan magaalada Laascanood oo ay ugu danbeeyeen maamulkii laga saaray magaalda ee Puntland. Dhanka kalena Gudomiyaha gobolka Sool mudane Cali Sandulle Ayaa ka war bixiyey Mashruucan Shanta Ceel ah sida ay ku hirgaleen iyo Cida Maalgelisey wuxuuna yidhi ‘Mashruucani waa mashruucii 4'aad ee fula ilaa iyo intii Somaliland ay gacanta ku dhigtay Laascaanood waxaana ka horeeyey Mashruucii Dibu habayntii Xarumahii Dawlada,Mashruucii Laamiga,Mashruucii Abaaraha iyo Kan oo ah Kii shanaad oo sidii la doonayey u fulay markaa Dawladu waxay u soo jeedaa oo diyaar u tahay in ay Gobolka soo gaadhsiiso gobolada kale ee Somaliland sidaas darteed waa in lala shaqeeyee dawlada wax qabada keedana laga faaidaystaa,
  14. Las Anod(QARAN)-The Somaliland Ministry of Water and Natural Resources and the Sool Regional administration along with water development agencies have completed the installation of a water filteration complex in Las Anod. The complex of several water wells have been installed with purification and filtration systems to cleanse and make the water of city drinkable for its residents. This is the first such project to take place in Las Anod and comes after the resumption of Somaliland authority in the region. The new water purification complex consist of five wells spread across the city which are designed to provide hygenic household water for the residents of Las Anod. Previously, the residents of Las Anod relied upon infrequent water supplies from nearby villages. These new water development plants have been welcomed by the residents of Las Anod and comes after a pledge made to the them region by the President of Somaliland, Mudane Dahir Rayale Kahin upon the resumption of Somaliland authority in the region last year. The Governor of Sool, Mudane Ali Sandulle stated that this the fourth project carried out in the region since the resumption of Somaliland authority last year. The other projects include the reconstruction of the regional administration facilities, communications developments including roads and telecommunications, drought relief and the refurbishment of the local hospitals and clinics. Mudane Ali Sandulle called on the residents of the region to work with the Somaliland government to improve the lives of the residents of the city after years of neglect under the Puntland local administration. Source Qarannews Las Anod
  15. CANNES, France (Reuters) - Argentinian soccer legend Diego Maradona said on Tuesday he would be prepared to cut off the hand that scored one of his most famous goals for a sight of film star Julia Roberts. Maradona, in Cannes to promote a new documentary about his life by Serbian film director Emir Kusturica, appeared bewitched by the star of "Pretty Woman". "I would do anything to see her coming along here, along the Croisette," he said, through a translator. "I'd like to be able to walk along behind her and I'd be able to cut off my hand for that, even the hand with which I scored against England." "I'd be able to cut off my hand if I could see Julia Roberts," he said. Maradona, acclaimed as one of the best players the game has ever seen, beat England goalkeeper Peter Shilton by knocking in the ball with his hand during the quarter final of the 1986 World Cup that Argentina eventually won. After the match, Maradona famously refused to admit that he had scored with his hand, saying that the goal was scored with "the Hand of God."
  16. Home Affairs = Internal Affairs = Arrimaha gudaha It has been always there sxb ,,,,
  17. loooooooooool@HIB ,,, MIBK: Ma Is Baran karnaa
  18. Ku: Qalbigayga, Nuurkii indhahayga ,, heblaayo hebel Waxaan hawada kuu soo marinayaa erayadan ka macaan malabka, ka udgoon cadarka kana quruxda badan dahabka saafiga ah. Waxa aanan marka iloobaynin bilowgii is barashadeena, xiisihii kalgacalkeena iyo kobcintii jacaylkeena. Waxay ahayd talaabo ku bilaabatay si lama filaan ah kortay si lama ilaawaan ah. Waxa aan xasuustaa maalintii ugu horaysay ee aad dhaayahayga soo hor marto adigoo la moodo cadceed soo baxday uduggaagana la moodayay cadar ka ugu udgood aduunka. Hillaac baa i hor maray, waxaan kala garan waayay inaan riyoonayo iyo in kele, indhahaan marmartay, wejigaan leexleexiyay dadkii aan la fadhiyayna waan ka dhex baxay ilaa aan xaqiisaday in aan soo jeedo adiguna aanad riyo ahayn ee aad dhab tahay. Araggaagu wuxuu igu ahaa sidii dheeman saafi ah oo lugaynaysa, tallaabadaadu waxay ahayd mid qofkii arkaa uu hinqanaayo oo aanan halkan ku sifayn karin habsamida ay lahayd. Waxay iigu sii darnayd markaad i soo jalleecday iyadoo wejigaaga la moodayo xuural cayntii oo banaanka u soo baxday, quruxda indhaha, debnaha oo la moodo ubax afka kala furay xilli roob da'aayo cadceedduna sii dhacayso. Waxaan rumaysan kari waayay waxaan arkaayo lakin waxa intaaba igaga darnaa markii aad dhoolla caddaysay ee sidii hillaac roob oo waslad dheeman ah falaadhaha ku ganay aan ashqaraaray. Dadkii ila fadhiyay hadal iyo gujo way igala quusteen ilayn nin maankiisa la qaatay baan ahay oo maqane jooga ahe. sidii baad qalbigayga u sidataa, sidii baanan kuugu hadaaqaa, habeenkii kugu riyoodaa, maalintiina aad ii hor joogtaa. Macaaneey, qalbiyeey, nuurkii indhahaygaay, tii aan jeclaayeey, furihii qalbigaygaay, quruxdii aduunkaay, waan hubaa oo ninka ku helaa wax kele uma baahna intuu nool yahay. Maalinta aad barbarkayga jiifsato ayaa raaxo iigu horaysa, maalinta aan gacanta is qabsano ayaa naxariis iigu horaysa, habeenka aynu aqal galno ayaana nolol iigu horaysa. La'aantaa hurdo ma ledo, la'aantaa cunto igama degto, la'aantaa qayb baa i maqan, la'aantaana nolosha geeridaa dhaanta. Waa jacaylkaagii hebel hebel
  19. The President of Somaliland, Mudane Dahir Rayale Kahin received this evening a delegation from the British embassy in Addis Ababa led by Ambassador Norman Ling and other senior diplomats who are on a short visit to Somaliland. In a communiqué issued by the President's press office, Mudane Rayale and Ambassador Ling met this evening to discuss the strengthening of the ties between the two countries in terms of economic, security and democratic developments. Ambassador Ling thanked the people and the government of Somaliland for the warm welcome afforded to his delegation and praised the ability of Somaliland to maintain peace and stability in the country whilst at the same time promoting good governance and democratic institutions. President Rayale responded to the Ambassador's comments by stating that Somaliland aims to continue on its path to democracy and assured the diplomats that Somaliland will hold free and fair elections similar to the previous ones. President Rayale thanked the United Kingdom for its continued support of the people of Somaliland and paid tribute to the historical ties between the two countries. Also attending the dinner for the British diplomats were the Somaliland Minister of Finance, Mudane Hussein Ali Duale, the Minister of Home Affairs, Mudane Abdillahi Ismail Ali, the Minister of State at the Foreign Office, Saeed Mohamud Nur and the Somaliland representative to the United Kingdom, Mudane Aden Musa Jibril. Source Qarannews
  20. I can see where you got that maqiiqnaan hadaba ,,, good to see you. Yes i was a student at Xuseen Giire intermediate schooll during the 80s ,,, waa xilligii la keenay macallimiintii ugu horaysay ee koonfurta si ay waqooyi wax uga dhigaan kuwii waqooyina xagaa koonfurta la geeyay. Mid baa soo galay class ,,,, xiisad afsoomaali ah buu u dhigayay ,, Sheekadiina sidan bay u dhacday: Macallin: Mukullaalo Arday: Macallin mukulaalo waa maxay ? Macallin: (oo yaabban) Mukulaalo tan oo Doolliga cunta waaye nooh ,, Arday: Macallin Doolligu waa maxay ? Macallin: (oo yara xanaaqay) ,, Doolliga ma taqaaniinoo ? kan oo Minanka gala waaye. Arday: Macallin Minanku waa maxay ? ,,, ,, he had no choice but to leave the class isagoo xanaaqsan ,,,
  21. She is blind with 4 children ,,, her husband is killed by the Xabashis the day before yesterday.