
Jacaylbaro
Nomads-
Content Count
44,142 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
1
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Jacaylbaro
-
Dhiigayga geedkaan uga dhigay biyaha iyo, Miyay dheefta calanku dadka naga dhaxaysaa, Dhimasho iyo miyay cidi dhibta iila simantahay, Dheeldheel kumaan helin, Dhayal la iima siine, dhulku maalintii hore(1960) maantuu igaga dheeryahay WATCH THE VIDEOS of what happened in Hargeisa and other ares in Somaliland.
-
Hargeysa (Qarannews)- Xukuumadda Somaliland ayaa la sheegay inay amartay in la masaafuriyo laba nin oo dhammaystay xukun ay Maxkamadda sare ee Somaliland ku riday, ka dib markii Maxkamadu ku heshay fal Argagixiso ah oo ay lacag Itoobiyaan ah ku dhaceen duleedka degmada Wajaale, sannadkii 2003. Labadaas nin oo dhalasho ahaan ka soo jeeda Beelaha Muqdisho iyo kililka shannaad ee Soomaalida Itoobiya, ayaa waxa toddobaadkan u dhammaaday lix sannadood oo xadhig ah, oo uu Madaxweyne Rayaale ugu bedelay xukun maxkamadda sare ku riday oo ahaa 12 sannadood oo xadhig ah. Labadan nin oo uu saddex ku ahaa muwaadin u dhashay Somaliland oo uu magaciisu yahay Yaasiin Khaalid Cismaan oo isaga si rasmi ah loo sii daayay, waxa la sheegay in hay’adaha ammaanka Somaliland amar ku bixiyeen in labadaas nin ee aan Somaliland u dhalan gacanta lagu hayo tan iyo inta la masaafurinayo. Hase yeeshe warku waxa uu sheegay in la sii daayay ninka dhalasho ahaan ka soo jeeda Beesha ****** Mr. Maxamed Cabdi Xaamud (Jacfar), ka dib markii ay odayaal reer Somaliland ahi dedaal ka galleen mastaafurintiisa, waxaanu hadda si xor ah u joogaa magaalada Hargeysa. Laakiin ciidanka Booliska ayaa weli gacanta ku haya Yaxye Cabdiraxmaan Cali oo la sheegay in loo diyaarinayo sidii loogu mastaafurin lahaa magaalada Muqdisho ee uu ka soo jeedo. Raggan ayay ciidanka Boolisku gacanta ku dhigeen, ka dib markii ay fuliyeen hawlgal ay ku dhaceen lacag ku dhow hal milyan oo Itoobiyaan ah oo ay lahaayeen dad ganacsato ah oo u safrayay gudaha wadanka Itoobiya. Maxkamada sare ee Somaliland ayaa saddexdan nin ku xukuntay min 12 sannadood oo xadhig ah. Laakiin waxa xadhigoodaas loogu bedelay lix sannadood, ka dib markii uu Madaxweyne Rayaale qaatay go’aankaas. Source Geeska Africa
-
Hargeisa(Qarannews)- The honourable members of the Somaliland House of Representatives have voted to approve the 2008 budget put before them by the Somaliland Ministry of Finance. In today's session chaired by the Speaker of the House, Mudane Abdirahman Mohamed Abdillahi and attended by 57 members of the 82 seat house including the Speaker. 54 members voted to approve the budget whilst 2 members voted against the motion. The Speaker of the House did not cast a vote. The 2008 Budget approved today by the Somaliland House of Representatives is the largest to date, estimated at 51 million dollars ($51,000,000) an increase of 27% from 2007. In other business at today's session members of the House of Representatives also voted on two motions concerning the recent appointments of two new ministers, the Minister of Rural Development, Mudane Mohamed Hagar Dirir and the Minister of State for Education, Mudane Mohamed Garad Mohamed. Both new appointments received approval from the members of the House. The honourable members of the Somaliland House of Representative have as a result of this today's votes completed the sixth session of the House. The 2008 budget has been welcomed by the all the government, regional and district workers along with the indepedent agencies and all of Somaliland instiutions of higher learning, who are expected to gain from the budget.
-
17th anniversary of Zenawi's EPRDF celebrated in Hargeysa
Jacaylbaro replied to Kashafa's topic in Politics
Xafladdaas oo uu soo qabanqaabiyey xafiiska Ganacsiga ee Itoobiya ku leedahay Hargeysa, waxa lagu martiqaaday oo ka qaybgalay wasiirro ka tirsan xukuumadda Daahir Riyaale iyo xisbiyada mucaaridka ah. Iyo Hay’adaha UN-ka, ka jooga Somaliland and what is wrong with that ??? ,,, Don't you celebrate in the US, Canada, UK, Kenya, etc for the national day inviting who you want ??? -
Could it be the tfg itself to downgrade the Al-Shabaab's reputation ??
-
Somalia: China oil company representatives visiting Puntland
Jacaylbaro replied to General Duke's topic in Politics
Waxaa maanta lagu weeraray Garoonka Diyaaradaha ee magaalada Gaalkacayo Hoobiyaal kuwaas oo khasaarooyin kala gedisan ugaystay dhismaha garoonka siiba qaybta soo dhawaynta shacabka oo ay ku dhaceen tiro Hoobiyaal ah oo ay soo ridayeen kooxihii soo weeraray Garoonka. Kooxahadn maanta soo weeraray ayaan la ogayn sababata keentay inay weerar kusoo qaadaan Garoonka Diyaaradaha ee magaalada Gaalakcayo iyo waliba halka ay kasoo jeedaan inaksta oo wararka la isla dhex marayo waqooyiga magalaada Gaalkacayo ay sheegayaan in kooxihii soo weeraray Garoonkaasi ay yihiin koonfurta magaalada. Waqtigii uu dhacay weerarkii lagu soo qaaday Garoonka Diyaaradaha ee magaalada Gaalkacayo ayaa waxaan jirin wax diyaarad ah oo fadhiday waqtigaasi iyadoo weerarkaasi uu ahaa mid si wayn looga dareemay gudaha magaalada Gaalakacayo saamayn wayna ku yeeshay. Lama oga ujeedada dhabta ah ee ay lee yihiin kooxahn soo weeraray Garoonka xilli aysan wax diyaarad ah fadhiyin Garoonka inkastoo ay ugaysteen khasaarooyin soo gaadhay dhismaha Garoonka taas oo hakin karta shaqada Garoonka inta laga sugayo amniga garoonka. Hadaba dhinaca maamul magaalada Gaalakacayo ee maamul Goboleedka Puntland ayaan wali ka hadlin weerarkan lagu soo qaaday Garoonka Diyaaradaha ee magaalada isagoo ah isha ugu wayn ee magaalada Gaalakacyo ee ay ka helaan dhaqaale aad ufara badan maamulka Puntland. -
Amal is tall, of an average build and has a pretty face with the colour of an old newspaper Nice read Ngonge ,,, waiting for the next part.
-
Loooooool@Neph ,,,, waan sigtay hadaa show ,,, Xiinka ,,,, trust me, i'll share with you all.
-
TFG responds strongly to Channel 4's mochementary Borat moment
Jacaylbaro replied to General Duke's topic in Politics
loooooooooooooool ,,,, waakuwaa durba kaga cabaadiyaye ,,, let's see the next show -
Ghandi library is one of the few libraries here in Hargeisa but since it was first in this place, it is very much connected to all kinds of students in the schools, institutes and universities. I used to be a member back in the days but trying to go back withing the coming weeks. Hayam, I'm sure they have connections specially in the UK and US ,,, not sure about Canada but they can manage to import such books i believe. If you get in touch with them they will manage.
-
TFG responds strongly to Channel 4's mochementary Borat moment
Jacaylbaro replied to General Duke's topic in Politics
and they expect the the British government to raid this stations like they do to Shabelle and others ,,,,,,,,,, -
Freedom ?? ,,,,,,,,,,
-
Muqdisho:- Madaxwaynaha Maamul Gobleedka Maakhir Jibriil Cali Salaad ayaa waxa uu gaadhay magaalada Muqdisho, caasimada Dalka Somalia halkaasi oo loogu soo dhaweeyay garoonka Aadan Cadde Airport, waxa soo dhaweeyay masuulkaasi masuuliyiin ka tirsan Baarlamaanka Federaalka iyo Xukuumada ku meel gaarka ah. Madaxwayne Jibriil Cali Salaad ayaa waxa la soo sheegayaa inuu isla markiiba kulamo goono gooni ah la qaatay xubnaha Baarlamaanka ee reer Maakhir iyo waliba wasiirada Dowlada ku meel gaarka ah qaar ka mid ah, walaw aan la sheegin arimaha ay isla soo qaadeen. Waxa la filayaa inuu dhawaan la kulmo Madaxwayne C/laahi Yuusuf iyo Raisal wasaarihiisa Nuur Xasan Xuseen iyaga oo isla gurfayn doona arimo badan oo ka dhexeeya DFS iyo Maamul Goboleedka Maakhir iyo sidii loo xoojin lahaa xiriirka maamul goboleedka iyo Dowlada ku meel gaarka ah. Madaxwayne jibriil Cali Salaad ayaa Safarkiisani waxa uu ahaa mid aan hore loo shaacin waxaana la sheegay inuu casumaad ka helay masuuliyiinta sar sare ee xukuumada wadanka Soomaaliya taasi oo ku aadan hanaanka Dowlad Goboleedka Soomaaliyeed ee Maakhir State. Jibriil Cali salaad ayaa waxaa la filayaa inuu warfidiyeenada dhowaan uu kula hadli doono magaalada Muqdisho isagoo ka warbixin doonaha qorshaha maamul goboleedka Maakhir iyo baahida keentey in maamulkaas dhidibada loo istaajiyo. LaasqorayNet/Muqdisho
-
Hargeysa (QARANNEWS)- Mudanayaasha Golaha Wakiilada Somaliland ayaa cod aqlabiyad ah ku asnixiyay Miisaaniyad sanadeedka 2008 , ka dib markii Mudanayaasha Golaha Wakiiladu ay ka doodeen. Fadhigan oo uu Gudoominayay Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland Mudane C/raxmaan Cirro , waxa Madasha fadhiyay 57 Mudane , waxa ogolaaday 54 Mudane , Laba Mudane ayaa diiday , cid ka aamustay may jirin , Gudoomiyuhuna muu codayn. Gudoomiyaha Golaha Wakiilada oo Mudanayaasha la hadlayay ayaa sheegay in Miisaaniyad sanadkeedka 2008 ay sidaasi dhaqan gashay. Dhinaca kale , Mudanayaasha Golaha Wakiilada ayaa cod aqlabiyad ah sidoo kale ku ansixiyay Wasiirka Horumarinta Reer Miyiga Mudane Maxamed Hagar Dirir iyo Wasiirul dawlaha Waxbarashada oo Madaxweynaha JSL Mudane Daahir Rayaale Kaahin u soo gudbiyay in ay ansixiyaan.
-
looooooooool@zulu
-
Originally posted by Nephthys: Tis not surprising! Muslim or not, these men are known to have a thing for a badonkadonk, big or small and everything in between. Kuwii oo diin 4 u fasaxdy helay, maxaad ka sugi! . Maxaad ka sugi lahayd dee ....... waa lagu hurgufayaa nooh ,, Lama lama deeey ....
-
That is the whole thing ,,, fahan ama ha fahmin baa la yidhaahdaa oo qof maskax badan uun baa fahmi kara .....
-
Balance of Power in Somalia Shifts Towards the Islamic Courts
Jacaylbaro replied to Fabregas's topic in Politics
Yes true on the ground but it is the contrary in the political theme ,,,,,,,,,, -
Some are already there ,,,,,,,,, lemme put some more
-
Ohhh ,,, Then i'll do it ...... Get ready at the FB ,,,,,
-
Would you marry someone you were not attracted to ?
Jacaylbaro replied to finestsista2005's topic in General
what is attraction ?? ,, does it contain love ?? ,, what kind of attraction, physical, mental ? -
Pangea Day taps the power of film to strengthen tolerance and compassion while uniting millions of people to build a better future. In a world where people are often divided by borders, difference, and conflict, it's easy to lose sight of what we all have in common. Pangea Day seeks to overcome that — to help people see themselves in others — through the power of film. Globalization in action ...........
-
hehehe ,,,, did i say i'll post ??