
Jacaylbaro
Nomads-
Content Count
44,142 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
1
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Jacaylbaro
-
Blogging is important as a 21st century tool for information. It enables the voiceless to fill the gaps of creative editing by the "mean stream" media. So blog on Africa and the world. Don't let them write your history. You know better!! Fill out the "truth vacuum" that they cut out. You saw it first, report it! You experienced it, so share it! This is your history- so write it before the mainstream media gets hold of it. They have a tendency to distort and twist the truth out of its axis. Blog gives you the power to debunk and challenge that! The blogosphere is our truth atmosphere.
-
Genaral Axmed Taajir wuxuu sheegtey inuu ingriiska ka qaadan jirey Attendance Allowance oo ah lacagta la siiyo dadka maskaxda kajiran ama naafo ah ama labudba hayaa oo aan isku fileyn in ay iyagu keligood is dareelaan . Hadab marka uu Axmed Taajir ka qirey Tefivionksa Chanell 4 inuu ingrriiska ka qaadan jirey Attendance Allowance ma wax uu inoo sheegey inuu waalan yahy lakiin xil loo dhiibtey. Mase tahay sababta keenaysa inuu dadkaa aad u ciqaabo oo uu cidiya iyo xubno nugulba ka xanuunjiyo ay tahay xanuunka isaga maskaxda ka hayo oo aanu dareemi kareyn inuu dhibaato geysanaayo. Walaalayaal anigum ma ihi nin aqoon gaara u leh Axmed taajir lakiin waxaan la yaabey inuu telefishan malaayiin qofi daawadaan uu ka qirto inay dowlada ingriisku lacay iyo kaalmo ku siin jirtey xanuunka xaga maskaxada iyo laaxaadka kahaya. Weliba ogaada qofka dalkan ngriiska kaalmada ama lacagta noocan oo kala ah lasiiyo in marka hore loodiro dhakhtar si loo xaqiijiyo in uu buuxiyey shuruudaha lacagta lagu bixiyo oo ah inuu walaalan yahay laxadka ka dhaawacan yahay ama uu 65 dada ka weyn yahay. Halka ka akhriso Attendance allowance shuruudihiisa:- http://www.direct.gov.uk/en/DisabledPeople/FinancialSupport/DG_10012425
-
Wafdiga Dawlada iyo Xubnaha Mucaaradka oo is marxabeeyay
Jacaylbaro replied to Emperor's topic in Politics
I think some ppl would say gabro ,,, -
Sol members a political force to be reckon with?
Jacaylbaro replied to wacdaraha_aduunka's topic in Politics
and do you think i will agree with you to end Somaliland. Bro, here comes our differences, you think Somaliland is for qabiil and i think it is not. You want Somaliland to unite with Somalia and i don't. You don't have to use economy to push me there. Again, you forgot to add this to NFD, Somali Galbeed and Djibouti. Let's find another solution coz i can see the differences already started here before we even go further. Basically i agree with the idea but only when Somaliland and Somalia is considered two different countries and any solutions based on this. -
Burco (QARAN)- The first graduates from the Burco School of Health have completed their three year course. The thirty one students are the first batch of graduates from the school since 1986. Speaking at the ceremony held at the Burco University campus Marwo Fadumo Osman, the school administrator, congratulated the graduates on completing their studies and encouraged them to use their knowledge and skill for the benefit of the people of Somaliland and the Horn of Africa. The Togdher Region Health Co-ordinator, Mudane Aden Mohamed also spoke at the ceremony to mark the graduation of the first batch of students from the School of Health since 1986 and reminded the graduates of their responsibility in filling the need for qualified health workers in the Somaliland health sector. Other dignitaries attending the ceremony included the Director-General of Burco's General Hospital, Dr. Abdijibar Mohamed Abdi, senior officers from the Somaliland Health ministry, the Chair of the Togdher Regional Health committee and members from several international aid agencies. The thirty one graduates will complete their final exams within the next week at Burco University.
-
Sol members a political force to be reckon with?
Jacaylbaro replied to wacdaraha_aduunka's topic in Politics
See ?? ,, it already started ,,, Well, it is a good idea Wacdaraha that we should do that but the disagreement comes in the first place to decide which country is which ,,, i believe Somaliland and Somalia are two different countries. Then then the argument goes on. -
Originally posted by Juje: quote:Originally posted by J.a.c.a.y.l.b.a.r.o: Next, they will say Sheek Meles .... I thought you named a Masjid after him in Hargeysa? Naah man ,, that was in Muqdisho ,,
-
17th anniversary of Zenawi's EPRDF celebrated in Hargeysa
Jacaylbaro replied to Kashafa's topic in Politics
Calling them reer Somaliland gives a nationalist edge Does it hurt ??? ...... -
It's been raining last night ,,, I think inaan Coke cabi doono maanta like hunguri weyne suggested ,,
-
i missed one this weekend due to the headache ,, It is raining ,,,,,,,,,,,,, whohoooooooooooo
-
Next, they will say Sheek Meles ....
-
Hargeysa(Qarannews)- Xaflad lagu Xusayey 31'ka May ayaa maanta lagu qabtay xarnunta VTC SOOYAAL ee magaalada Hargeysa. Munaasibadan lagu xuseyey maalintii ay Ciidamadii ururkii SNM ay gacanta ku dhigeen magaalada Hargeysa oo ku beegan 31 May. Taas oo ay u babacdhigeen islamarkaana xoog kaga saareen guud ahaan magaalooyinka waawaayn Somaliland taliskii macangaga ahaa ee Siyaad Barre oo xasuuq ba’an u gaysan jiray dadka reer Somaliland. Xafladdan oo ay soo qaban qaabisay Xaruunta Mujaahidiinta Sooyaal ee magaalada Hargeysa waxaa ka soo qaybgal Gudoomiyaha Xisbiga KULMIYE Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) Madaxwayne ku Xigeenkii ugu horeeyey ee Somaliland isla markaana ka tirsan Hogaanka sare ee Xisbiga KULMIYE Md Cabdiraxmaan Aw Cali Faarax, xubno faro badan oo ka mid ah Mujaahidiintii ka soo qayb qaatay hujuunkaa Hargeysa ay ku qabsatay SNM.iyo dadwayne kale. Ugu horeyn waxaa hadalkooban ka soo jeediyey Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Axmed Siilaanyo “Maanta waynu garanaynaa waxaynu u dabaal dagayno,iyo halka ay taariikhda kaga jiraan maalmahani. Alle ha u naxariisto intii ku shihiiday dagaalkaa intii ka horeysay intii ka danbaysay ee halgankaa dheer wadanka usoo galay ee dadyawga reer Somaliland lagaga xoreynaayey taliskii Maxamed Siyaad Barre ee ma naxaanka ahaa inagana samir iyo iimaan Alle ha inaga siiyo.geesiyeyaashii faraha badnaa maanta way inaga hooseeyaan, ifka aynu joogno itaalkiisa waxkasta ha ahaadee calanka aynu dugsanayno,iyo xoriyadda aynu haysano ee ay u soo shihiideen naftoodii u huray, waynu ognahay qiimaha ay inoogu wadda fadhido taariikhdu. Balse inta aanan u galin taariikhda, anigu saaka goor hore ayaan imid dad badan meesha ugu iman hadana kuma arko oo dad badan meesha ma fadhiyaan, waxaynu isku ogayn oo balan inoo ahaa hadii aynu nahay bahda halganka in maalmaha taariikhiga ah ee muddan dabaaldaga iyo xusuusta in ay inoo qaabil sanaato SOOYAAL iniga oo islaaha talaw hoolku ma qaadi doonaa dadka mise fagaare lagu qaban doonaa runtii maaha wax aan ku farxay markaa hadii aynaan taas isku sheegin waa ayaan daro. Walaalayaashayada SOOYAAL ee aanu saaxiibka ahayn hawlahana idinkaa qaabil sanaa dee hawshan maanta waa arkaysaan oo halkan waxba ka odhan mayo,ee aynu dib iskugu noqono.taariikhdan sanad walba waynu is xusuusinaa oo waynu ku celcelinaa waxaynu isu xusuusinayno maalin walba waxaa dhasha caruur, taariikhda inaan la ilaawin dadkii naftooda u soo huray dalkan umaada taariikhdu inaan ka lumen waxaa taariikhda loo ilaaliyaana waxaa laga tigtoonaanayaa wax imandoona waa in aanad dabinkii barigii hore aad ku dhacday kiisii oo kale ku dhicin taariikhdu waxay dadka ku anfacdaa waa intaas weeye. Labadaa taariikh ee caanka ahaa ee gudo galkii Burco iyo Hargeysa maxay ku timid waxay ku timid iyada oo halkankii sacdo markii la soo galayey magaalooyinkan waawayn waa la ogaa ciidamada, mujaahidiinta , hogaanka iyo xubnaha ururkii SNM marna kamay qarsoonayn meel ay joogeenba, inaanay Ciidan ahaan iyo cudud ahaan is leegkayn marka ciidan ahaan loo eego ciidankii ay doonayeen inay ka maroojiyaan dalka waxay u soo badheedhayeen mar qudha kamay qarsoonayn laakiin waxaa halkaa hortooda isa soo hortaagay waxa la yidhaahdo choice ama doorasho taasi oo ahayd rabitaan ka umadan.” Sidoo kale waxa isna halkaa ka hadlay Madaxwayne-Ku Xigeenkii ugu horeeyey ee Somaliland Md Cabdiraxmaan Aw Cali Faarax oo aad uga sheekeeyey maalmahan qiimaha ay ugu fadhiyaan umada reer Somaliland meelkasta oo ay ku sugan yihiin iyo sida loogu baahan yahay in la qiimeeyo oo lana wayneeyo soo gudo galkii SNM ee dalka, waxaanu yidhi “hadii aan ka hadlo maalmahan waxay ahaayeen maalmo wayn, mujaahidkii iga horeeyey waxaa uu lahaa ha la mideeyo, maalintii Burco la soo galay iyo maalintan Hargeysa la soo galay waxay ahayd in maalin kaliya la soo wada galo, oo way haboonayd laakiin may dhicin, markaa hadii ay laba cisho ay noqdeen oo la xus loo sameeyo wax ay dhimayso ma arko. Anigu maalintii dhawayd Burco ayaan tagay oo aan ka qayb galay xuskii 27 kii May madal qurux badan ayay ahayd oo dad fiican ayay ahaayeen oo wax isku ogal oo wanaagsan halkan waxaan ku arkaa dad kala qayb san oo Hadii aanu reer hebel nahay dawlada sidaas ayaanu leenahay, waxaanu nahay reer habelkii ka tirsanaa SNM”. Md Cabdiraxmaan Aw cali waxaa uu ka hadlay waxaa SNM ku kalifay in ay soo gasho gudaha wadan isla markaana ay kale doortaan maxaabiis iyo inay wadanka qabsadaan “Maxaa Burco SNM ku kelifay in ay soo gasho? waxaa ku kelifay in ay soo gasho SNM in ay jirto ama aanay jirin,halgankii in uu jiro iyo in aanu jirin waxaa la kala doortanaayey, in halgankii sii sacdo iyo in uu bakhtiyo, afartaas ayaa la kala doortay waxaanay ahayd guul ama geeri labadii dawladooda ayaa heshiiyey in aynu maxaabiis noqono iyo inaynu dagaalkii sii wadno, labadaas mid ayay ahayd sidaas ayaa lagu soo galay dalka lagu dhiciyey ahayd oo lagu xoreeyey” Waxa kale oo iyaguna halkaa ka hadlay Mujaahidiin ka tirsan xanunta SOOYAAL ee magaalada hargeysa iyaga oo ka hadlay sida ay ugu baahan yihiin in la gacan qabto iyaga oo ku dooday in aanay cidna ka helin wixii ay uga baahnaayeen iyo wixii ay xaqa ulahaayeen toona waxaanay dadwaynahay reer soamaliland usoo jeediyeen in ay ilaashadaan nabad galyada waxaanay xuseen in aanay cidnaba u daba fadhiisanayney ilaalinta wadanka.
-
Yemeni government forces have beaten back an advance by northern rebels who brought their fight to within 12 miles of the capital, officials and witnesses said Saturday. Eyewitness Hamoud Mohammed said many houses were demolished in the village of Bani Heshiash near San'a after three days of airstrikes and shelling by government forces battling the rebels. Artillery shells could be heard exploding in the area over the weekend. "The bodies of the dead were seen in the streets, left unburied because of the intensity of the strikes," Mohammed said. "Water and medicine is scarce and the injured have to drive dangerous roads to the capital for proper treatment." Tribal officials and medics said scores have been killed on both sides in fighting over the past few weeks. They spoke on condition of anonymity because of security concerns and the government did not provide any casualty figures. The rebels from the al-Zaydi sect of Shiite Islam have been fighting intermittently since 2004, claiming the government is corrupt and too closely allied with the West. Thousands have been killed in the rebellion. Until recently, the rebellion had been concentrated in Saada province, close to the Saudi border and more than 100 miles from the capital. But in the last three days, government forces pounded advancing rebels in the mountainous around Bani Heshiash, 12 miles north of San'a, tribal and local officials said speaking on condition of anonymity because of security concerns. The Ministry of Defense said its forces had taken control of the village and detained dozens of rebels. But fighting in the area persisted. The government put checkpoints on main streets in San'a, searched cars and questioned passengers while deploying armored vehicles to Bani Heshiash. Soldiers were taking positions behind barricades and underground trenches on the main road leading to San'a airport. The fighting has also spread to the northern province of Amran, a predominantly Shiite area between Saada and San'a. On Friday, a gunmen went on a shooting rampage inside a mosque in the town of Kohal in Amran province, killing eight worshippers. It was the second attack on a mosque in northern Yemen this month. The government indicated the attack was not related to the rebellion, saying it was a criminal act. There have been clashes between rebels and the government in Harf Sufiyan district in Amran for the past two weeks. Local official said the rebels cut the highway linking Amran with the capital and preventing the army from deploying soldiers and sending ammunition and weapons to military zones in Amran and Saada. Officials in Sunni-led Saudi Arabia and in Yemen's government suspect Iran and Libya support the al-Zaydi rebels. Sunni governments in the region suspect Shiite Iran is trying to increase its influence by supporting Shiite groups such as the militias in Iraq and Hezbollah in Lebanon. Outside the violence in the north, Yemen has seen a spate of attacks, some of them aimed at foreigners and blamed on al-Qaida linked militants. Yemen is the ancestral homeland of al-Qaida leader Osama bin Laden. The group has active presence in Yemen despite government efforts to destroy it. Al-Qaida was blamed for the 2000 bombing of the USS Cole destroyer in the Yemeni port of Aden that killed 17 American sailors. Source AP
-
Fagaaraha ha la isugu yimaado baan ku idhi ,,
-
Somaliland to Deport Terrorists to their Countries
Jacaylbaro replied to Jacaylbaro's topic in Politics
what is the big deal here ,, they were charged, their finished their term and they are ready to go home. Just to let you know about the justice, they are not forgotten in the jails, they are not killed, and they are not missing. North, those guys were working with the terroristts who killed the aid workers in 2003/2004 and they admitted. -
Hello ppl ,,,,,,,,, still having a headache
-
Faan weynaa ,,, bring it on old boy
-
XIINFANIIN: Marmarsiiyo oday uun ka dhigtay maan maslaxo doono! (GABAY)
Jacaylbaro replied to Abtigiis's topic in General
waanigii idhi: xiinow xiinfiniinow marka hore xas baad tahay xiin hoorayaad tahay xabag iyo sun baad tahay waabayda xaglan baad tahay nin xawaaraynayaad tahay xawli nin ku socdaad tahay gaadhi xiimayaad tahay diyaarad xumaatoo xawaaraynaysa hawadoo injiinkii ka xumaadoo cidal dhexe ka xawloo iska xiiqsan baad tahay xaguu ku socdiyo hadaf nimaan xaraf ka garanaynoo xumaan la hagooganiyo xumbo saydhan baad tahay islaan xaabo keentoo xaawalay ka biishatoo dad amaahisay xoolihii xaglo madhan la hoyatoo isla sii xamxamloo yara xanaagsan baad tahay xero wada adhiyoo xoolihii dideenoo sanqadhii xabaashiyo intay xiin dareemeen xagaa u yaacoo xasana gaadhi waayoo iska xiiqsan baad tahay la soco .................. -
Everybody knows this ,,,, what else could we expect ?
-
Originally posted by xiinfaniin: ^^Dani ka adag indeed Baashow, nin aan asxaab nahay oo maraykanka inta ka guuray gabdhihii carabta iyo africa jirey baabah ka dhigay baa soo laabtay. Wuxuu yiri inaan ragga u warramaan rabaa. Waxan ku iri saaxiib aniga mushtar iyo siyaasad midna ha iiga sheekeyne, waxaan jeclahay iiga sheekkee. Wuxuu yiri maxaad jeceshay? Waxaan iri dumarkaan jeclahay inaan iska guursado? Wuxuu yiri oo maad iska guur-guursatid sow iyagan meel walba dhooban, maxaa kaa horjooga? Waxaan, iri dan, iyo waxooga caqli ah? Wuxuu yiri raguu waa saddex. 1- Nin la aaminay. Yacni waa rabbaayad! waa sida Baashi, Castro, NGONGE iyo xiin oo kale. Mar alle marka qorraxdu dhacdo bay sidii digaagi dhankii guryahooda ka jiraan usoo carraabaan. haweenka ay qabaani waa yaqaanan oo kama shakiyaan... waa aamin. 2- Nin la dhaariyey. Yacni marbuu inta xiniinya is biday oo sida gabdhaha loola sheekeysto yara practice gareeyey buu damcay oo haweystay. Inta la ogaadaybaa oo la qabtay baa xooggaa la gil-gilay. Dhaarbuu isku xaabiyey, oo kitaabka quraanka dhowr second guduhood ku maray. Sidaa laguma deynine waxaa la yiri inaadan anoo jooga guursanayn ka dhaaro, dhaarbuu xuf isku siiyey. Waa dhaarsanyahay---wuxuu ku dhaarsanyahay inuusan guursanayn inta Caddeey subax walba kasoo agtoosayso. 3- Nin laga quustay. Kani waa raggeedii. Bishii ugu horreysayba naaga kale raadintood buu ku jirey. Ama dhabiiciyan buu u hawo badanyahay, ama faham diini ah oo u gaar ah baa wada. Miday tahayba, asaga iyo dumarka waxbaa isugu jira oo intaa ma kala baxaan. Tuu arkaba ishuu la raaca. Farsamo yaqaan buu ku yahay duulkan sida loo dhaqo. Way iska rabaan oo ma diidaan. Adigu waa wiil belo. Baashow saaxiibkay raggii intaas buu u qaybiyey. Wuxuuna i yiri haddaad rabto inaad hawshaan ka sal gaarto, darajada labaad soo gaar oo halagu dhaariyo,laakin bal xiniinya iska baar oo wax isku day. Marbaan damcay intaan xanaaqo inaan Cedar aado...laakiin dan iyo caqli baa weli i hortaagan. Bal ka tali yaa Baashi! Raggeedii ... ninkaasi armuu macalinkaygii ahaa , Lakin mid afraad baa jira ,,,,,,,,,,,,, hadhow baan idiin sheegi ,
-
LOOOOOOOOOOOL ,,, No ,, and not expecting ,,,
-
Headache ,,, HEADACHE ,,, and ,, HEADacke ,,,,,,,,
-
Hargeysa (Jam)- Diyaarad kuwa rakaabka qaada ah oo nooceedu yahay 24, isla markaana ay la socdeen laba sarkaal oo la sheegay inay ka tirsan yihiin kormeerayaasha ciidammada Maraykanka ee ilaaleeya dhaqdhaqaaqyada argagixisada Gobolka Geeska Afrika, ayaa si lama filaan ah abbaaro 4:00 galabnimo ee maalintii Salaasadii u soo cago dhigatay Madaarka magaalada Hargeysa. Ma jiraan warar xaqiijinaya ujeedada socdaalka labada sarkaal ku yimaaddeen Somaliland oo ka soo baxay dhinaca xukuumadda. Haseyeeshee, sida ay Jamhuuriya u xaqiijiyeen ilo xogogaal ahi oo u dhuun-daloola dhaqdhaqaaqyada Madaarka Egal International Airport, waxa markii ay soo fadhiisatay diyaaradda sidday labada sarkaal Madaarka ugu yimi saraakiil ka tirsan Hay’adda Sirdoonka Qaranka Somaliland, kuwaas oo markiiba u soo qaaday dhinaca magaalada. Inkasta oo aan si dhab ah loo ogayn goobta loo qaaday labada sarkaal iyo cidda ay la kulmeen toona, haddana sida ilahaasi tibaaxeen waxa loo badinayaa in loo qaaday dhinaca Madaxtooyada. Diyaaradda siday saraakiisha ka tirsan sirdoonka Maraykanka oo la sheegay inuu leeyahay muwaadin reer Somaliland oo deggan dalka Kenya oo magaciisa la yidhaahdo Captain Xaaji Faarax, ayaan la ogeyn halka ay ka yimaaddeen labada sarkaal, haseyeeshee sida ay noo xaqiijiyeen dad goob-joog ah waxa ay laba saacadood kadib markii dib ugu duuleen dhinaca dalka Jabuuti. Dhinaca kale, iyada oo uu muddooyinkan dambe si weyn isu soo tarayey xidhiidho aan weli kala caddayn oo u kala socday dawladda Maraykanka iyo Somaliland, kuwaas oo si xidhiid ah isu daba socday intii ka dambaysay safarkii horraantii sannadkan Madaxweyne Rayaale ku tagay dalka Maraykana, kaas oo waxyar kadib safar jawaab celin u ah socdaalka Md. Rayaal ay Somaliland ku timi Mrs. Jandeyi Frazer oo ah Kaaliyaha Arrimaha Afrika u qaabilsan Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee Maraykanka.