Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Moderator
  • Content Count

    17,649
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    324

Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

  1. Why is Deni silent? Yaab. Xataa cambaareyn yar maaka soo yeeri weysay.
  2. Gabadhaan ayaa ka mid ah dadka maanta la toogtay. Eebbe ha u raxmado.
  3. Sawir iala markiiba xusuus weyn noqday ayaa laga qaaday magaalada Laascaanood caawa.
  4. Waxgaradka iyo aqoonyahanada Reer Laascaanood are still being killed. Reer Koonfur Galbeed lagu marmarsiyoon jiray si hantidooda loo dhaco ma joogaan maanta.
  5. Labadaan daljire are meeting with almost every wasiir ka mid ah dowladaan waalan. Waa yaab. Maamul goboleedyadii ayaaba qaatir laga ahaa haddana wasiiradii kuwa sheeganaaye. Was it like this during last dowlad? I don't think so.
  6. He could have used so much more to damage him, like posting bogus 'deleted' transcript of Ronaldo's 'extended' interview. Meesha wuxuu la yimid Dabcasar iyo waxaa loo joogin.
  7. What odds? Muuse Muqayil oo laba sano sharcidarro ah ku darsaday will be long gone before Laftagareen.
  8. Leopard never changes its spot. Xasan Sh. and his little minions thought what they pulled in Xamar in Abriil, 2021, will also work in Baydhabo. Arming clandestinely little militia members and trying to occupy a house and another centre. They called themselves 'Ciidamada Badbaabada Koonfur Galbeed.' For several weeks they were told to disarm and vacate. They refused. Until yesterday when a brutal crackdown was unleased on them and those places were freed, one a villa owned by Xasan Sh.'s previous finance minister in his previous term, a man by the name of Fargeeti. He is an Soomaali-Australian. One can' t watch videos of the scene of clashes afterwards. Those dozen militias wax yar naftooda lagu qabtay ka soo haray, making their children orphans, while kuwii lacagta yar soo siiyeyna hotellada Xamar iskaga raaxeysanaayo. Do they really think what they pulled in Xamar would work in Baydhabo, especially a veteran of RRA like Laftagareen in his deegaan? That they would make him a 'marti' in Baydhabo as they claimed Farmaajo was in Xamar?
  9. LOL at Caasimada. If only their wishes were true. Lix bilood ayee balaayo sadaalinaayeen. It was a dozen men funded by Shariif Sakiin in unknown room declaring a so-called 'badbaado.' They are Rooboow tolkiisa and disappeared. Laftagareen ayaaba u jawaabay isla maalintii :
  10. Munaafuqnimo moooryaankaan camal ka sug. Laftagareen's extension is xaaraan. However, for him, Axmed Madoobe's, Qoorqoor's and Guudlaawe's extensions waa xalaal. Waliba tan Axmed Madoobe wuu ku taageeraaye oo caleemasaarkiisa fadhiyey sanadkii 2019 asagoo faraxsan.
  11. He became a real majnuun and obsessed about Farmaajo after shirqoolkii Qalbidhagax. Asagee maanta ku dhacday tan Qalbidhagax. Nabsi iga dheh.
  12. Aqoondarro? You think this is the first social media post by U. S. military official that visited Berbera that said same thing.
  13. Safarkiisa dhoofka badnaa waxaa islahaa Toronto uu umaan doonaa. Firinbigeyga sii diyaarsaday oo safka hore u fadhiisan lahaa.
  14. Removed from Muqdisho by kuwa uu u sacabtumi jiray for years. Haka saarto.