Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Moderator
  • Content Count

    17,665
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    325

Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

  1. Mar hore warar hoose ayaaba sheegaaya qandaraaskaan si xoog leh waxaa u qaadatay reerk qoyska Xasan Sh, sidee ahayd 2013-17. Marka qandaraaskaan la furay la leeyahay waa iska sheeko sheeko. Tan labaad maxee tagay raashiinkaan 'aanan bisleyn' la keenaayo? Ma galey, qamadi, digir, masago, sisin (macsaro) iyo wixii la mid ah dalkeena ka baxo maa dalka laga waaye? Baasto iyo bariis from Kiinya iyo Ugaandha mee keenayaan instead? Yaab. _________________ Wasaaradda maaliyadda Soomaaliya oo maanta furtay qandaraaska iibka raashinka iyo shidaalka dowladda Wasiirka Maaliyadda xukuumadda Soomaaliya Dr. Cilmi Maxamuud Nuur ayaa daah-furay tartanka Iibka qandaraasyada ee keenista raashinka aan bislayn iyo shidaalka ee loogu talagalay hay'adaha amniga ee dalka. Sida uu wasiirku sheegay, daahfurkan ayaa looga golleeyahay horumarinta hannaanka Iibka Qandaraasyada Dowladda si ay dadweynaha Soomaaliyeed u wada gaarto Qandaraasyada Dowladda. Dr. Cilmi Maxamuud Nuur , Wasiirka maaliyadda ayaa tilmaamay inay arrintaan muujinayso xoojinta iyo kor u qaadidda hannnaanka daah-furnaanta Qandaraasyada dowladda iyo isla xisaabtanka taasi oo muhiim ah horumarinta dhaqaalaha dalka. "Waxa aan maanta ka qaybgalay munaasabadda furitaanka tartanka Iibka Qandaraasyada Dowladda ee ku saabsan keenista raashinka aan bislayn iyo shidaalka ee loogu talagalay laamaha amniga ee Soomaaliya, Si kor loogu qaado daahfurnaanta qandaraasyada Dowladda, waxaa dhawaan hab casri ah loo sameeyay Portalka Iibka Qaranka Soomaaliya (Somali Public Procurement Portal) kaasi oo aan dhawaan daahfuri doono,” ayuu yiri wasiirku. Sida ay wasaaradda maaliyaddu sheegtay, waa sanadkii saddexaad oo tartan furan loo galo iibka Qandaraasyada dowladda ee ku saabsan sahayda keenista raashinka aan bislayn iyo shidaalka ee loogu talagalay laamaha amniga ee Dowladda Federaalka Soomaaliya. Xigasho
  2. Balamo badan ayaa loogu baxay as it waa the same in 2012. Labada marba raiisul wasaare loo balanqaaday, waana lagu booday. More balan last week loogu baxay, waa tan ka sii xanaajisay.
  3. Siyaasad qabyaaladeed Soomaaliya iyo danta markaas jirto iga dheh. Deni oo Xamar ka soo hungoobay toddobaadkaan markee Xasan Sh. kulmeen oo fashil ku dhamaaday iyo isla markiiba isbaheysi cusub mucaarad Xasan Sh. sameysanaayo. Laftagareen daneystiyaasha Xamar fadhiyo oo Reer Koonfur Galbeed ah asagana iska dhisaayaa.
  4. Meherkii. What is Muuse Muqayil doing here? I guess waa gabadha abtigeeda sida Qoorqoor wiilka adeerkiisa u yahay.
  5. Waa garoob la soo furay, too. And this Saadaq Joon is married to gabar Ingiriiska degan.
  6. Jabuuti iyo markii sadexaad uu booqdo Xasan Socdaan:
  7. Saadaq Joon being rewarded for his anti-Farmaajo political moves in 2021.
  8. Yaab. They also used to put her on Faux News to purely attack and demean Rep. Ilhaan.
  9. Reer Qadar Jarmalka ayee ku jees jeesteynaayaan. Mocking this:
  10. Kiikuuyo Online is anti-Xasan Sh. now. I thought he appointed Faroole's son as a useless lataliye jago.
  11. The murderer: Moooryaanimadiisa waaka muuqataa. Meeqo qof masaakin taloow uu dilay.
  12. Meeshaan maa nabad waarto ka dhalan karto. Soomaali waa inkaaranyihiin. Moooryaan isbaariste killed a poor driver for toban kun shilin Soomaali, which is roughly twenty five cents U. S. And the isbaaro is alleged owned by three 'xildhibaanno' ka tirsan golaha Hirshabeelle. Dadkeena dugaag iyo bahako ayee noqdeen. Xasan Sh. was just here on last week, asking his folks to remove isbaarooyinka between Balcad and Xamar. These folks jufooyinka hoose ayee isku dilooyaan as well. Alloow u raxmo.
  13. Yaab iyo amakaag. This is full throttle attack against ummadda Soomaaliyeed.Dan weyn ayaa la wataa oo waxyaabo been lagu gambanaayaa.
  14. Waa baxsadeen kuwii weeraray madaxtooyada agteeda according to one of the biggest mouthpieces pf Xasan Sh. and a member of notorious MBB. Waa markii labaad ee baxsadaan kuwa argagaxisada hoteelada galay. Hoteel Xayaad kuwii weerarayna Mahad Qalaaye u sahlay baxsadaan, kuwaana waa saas kale.