-
Content Count
17,712 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
326
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar
-
Originally posted by AAliyah416: what's with all this oh i dont know howta wear my macawiis, my female relative showed me how .. looool and why didn't a male relative show u? why would they send you a female relative? am just curious...besides whats so hard abt wearing macawiis i fail to see that or ye all trying to act westernized... U sheeg, walaashiis. Wax ka fiican inaynan jirin hoosgundi lagu seexdo. Wax ka comfort ahna ma jirto. Bless whoever invented and designed hoosgundida, siiba tan sabarindiga ah. I have afar joog, and waligeyna wax kale kuma seexan. I also go out occassionally wearing it, to a grocery store, to masaajidka at salaatul leylka... If this non-Soomaali dude can wear it, I don't know kuwaan iska dhig dhigaayo Carabcarabeedka iyo kuwa kale dhaqan Galbeedka balaayo mooday. Maxee ku seexdaan taloow? Bijaamo or dabagaab? Nin 25 jir ah or ka weyn bijaamo or shorts ku seexanaayo? Also this cute couple.
-
With my short stay in these forums ( i just joined recently) I haven't came across any and the things some of the forum posters spew here are way out of my league and could be classified as hate speech, hate mongering and quite simply ignorance. It effects me and I sometimes lose my senses and become numb. Here we have some guy killed and one beats drums of war, accuses whole community and wants blood. There has been blood and there will be blood! but do you know how to make peace, how to not blame whole group of people for the act of one or few bad apples? how to not paint whole community in one brush? There is one way to deal with this. Simply ignore posts and threads like what you are describing. Believe me, waxaas dhan maba la aqriyo, because it would be too much to realize crap like that were uttered or written by a so-called Soomaali. Soomaali dad ayee Soomaalinimada u tahay shaatinimo, dantooda iyo danta tolkooda kaliya markee jirto magaca Soomaaliyeed iyo dalka Soomaaliyeed huwado, marka kalena qashinqubka ku daro.
-
Aah, Mr. Eenoow. Not again, though about this dude. This guy is a bit well-known, Soomaalida iskool Ingiriis lagu barto kulahaa too, oo dad badan Ingiriis soo baray. He, however, wrongly believes dadkiisa inay all the time victim yihiin, oo la caburin jiray. He may have a point, but wixiisa waa too much. Some of them even believe -- or try telling other uninformed non-Soomaalis -- in iskoolada loo diidi jiray. What the...? they do understand somali but most somalis dont understand them.....they speak af maay... Afmaay is Afsoomaali, the other branch being Afmaxaatiri. Same like those "Bantus" in Shabeellada Dhexe, Hiiraan and Qalaafe, who speak Afmaxaatiri, the people called "Bantu" in Shabeellada Hoose, Gedo, Baay and Jubbooyinka speak Afmaay, where it is the land they reside where the dialects are spoken at. And not all the "Bantus" are from some other nations. Some of them are as native to our country as any other Soomaali. Isku wada mid ma'aha, siiba kuwa dego Shabeellada Dhexe iyo Hiiraan. Kuwa Jubbooyinka ayaa recent arrivals ah, some of them who to this day retained their native tongues from other African countries. but from what i do know (and inshallah if im mistaken please do correct) is that the somali bantu's are also known as 'midgaan' or giireerka Yes, you are mistaken. "Bantus" are not ethnic Soomaalis, whereas the other is. Jareer and the other derogatory term is not interchangeable, either. P.S. - I am putting a quatation mark on the "Bantu" word because we Soomaalis never called them a word or term like this. It is a recent all encompassing term, coined by non-Soomaalis.
-
PM kaagi waan ka soo jawaabay. But it is saying your PM is full. Adeer, ileen meesha shaqo kalaad ka haysaa. Oo muran'ka siyaasada waxbaa kuu waheliya! FULL weeye ee kala yaree hawlaha. Ninka wax uu kala shabinoyaa, kala haayaa, ee qarxiska maaka dhaaftid. LoLing at kala yaree howlaha.
-
Originally posted by Kool_Kat: Sugabo, SUGA...........Hadee gabdhihii reer miyiga ahaa ay arigii raaceen, howshii guriga qabteen, caruurtii koriyeen, arigii liseen, caanihii culeen, dhiishii lagu shubaayay caanaha sameeyeen, cawdii falkeen, haamahii biyaha lagu shubaayay sameeyeen, xaarinkii badarka lagu haadinaayay toleen (iyo wax yaalaha kale oo kor ku qaran), intaas dhan hadee sameynaayaan, just what hell are the 'men' doing? Libaaxa, dhurwaaga iyo dawacada meyladagaalaayaan? Sug, Nuunka, anaa u jawaabaayee. Nimanka habeenkii "donation" bixiyaan nooh, markee iskala warto iyada siiba. ______________ Xaniifa, waaku salaamay, abaayadiis. Meeshii tuuladii maa joogtaa Calibeesteenka wali?
-
Juun 09, 2008 to Oktoobar 09, 2008
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Bil iyo dhowr maalmood kasoo wareegatay since shirka la kala saxiixday, and, to my knowledge, a single Xabashi soldier kama bixin dalkeena, iskaba dhaaf qodobadii kale lagu "heshiiye." -
Originally posted by The Zack: Miskiin, How did you get the lyrics? I wanted to get the lyrics of all their new songs. If you have a link please pass it on. Duqa, ani ma qorin the words. Waa tifaftiray [edited] kaliya. Somalilyrics.net site la dhahaa lagu soo daabacay; don't know if they have the rest of the new songs' lyrics. Meeshaas ka baar
-
Isqorid aan loo dirsan
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Haye, Kuusha, dadkaas kale 'alien' miyaana? I don't know wuxuu ula jeeday, though, ninkaas about idima rabno, yet contradictingly imaanaayo a site like this, a pan-Soomaali site. Maba arko his obvious contradiction, I guess. -
Pride in NZ's first Somali soldier
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Che -Guevara's topic in General
"Most of my community do taxi driving and things like that," Mr Farah said. The collarbone break did not slow Ajiil down, and now is considering the offer of a tour of duty in Afghanistan next year. First of all, nothing wrong driving a taksi, ninkaaga Faarax la dhahoo ismooday balaayo already. Tan labaad it is an honour to drive a taksi than kill a fellow Muslim in their occupied country. -
Sheekada qaafka aad camiraneysid nagala gooy aan ku dhahay yaaqeey.
-
Somali 78-year old: ‘I wish I had not lived this long’
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Paragon's topic in Politics
Mooryaaan Max'ed Dheere and his maafiyo waxaan camal ka suurowdo inay ku dhaqaaqaan. Waxaan maafiyada ah ayaa dowlad sheeganaayo. Shuud. Walaahi ciilnimo ku dileyso xataa. -
Anigu waan ku jeclahay :Warqad furan
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Buuxo's topic in News - Wararka
Ani magoow Mareykan waa necbahay, oo maba la i tuso. Ar qoraalka ma wada aqrin, laakiin waxaa u maleynaa in uu yahay qoraal 'sarcastic' ah. Haye, Buuxo adiga iyo Marxuum Yamyam [Eebba ha u naxariistee] labadaan beri waa isheysiinee? Qoraaladiisa iyo gabayadiisa ka heshay, waa u jeedaa. Nin qoraa wanaagsan uu ahaa. -
Nuune, buuggaa kuu sheegaaye oo ah Qaamuuska Magacyada Soomaaliyeed labadaan beri guriga uu yaalay, ee caawa ayaa qeyb kasoo guurinaa. Qeybtaas oo ah inta wax, shey ama erey lagu yiraahdo ama ku saabsan timaha ay Soomaalida u yaqaanaan. Magacyada Timaha Baabul Baar Bisqin Bulan Bulbul Cawaandi Cirro Coof Daacuf Deeb Doofil Food Foodshareer Gardho Garmalayto Gas Guud Halab Hareed Hiiro Hool Hoolan Hoolaato Hootif Idif Jaraf Jareer Joof Jeegaxiir Kawir Malaas Qoordiid Raamo Raan Rifrif Sayn Sheexo Shuun Tidic Xaad Xoosh Yaleex Yalax Yix Yoofi Yoos ______________ Qaarkood micnahooda ayaa la socdo, mar kale soo guurinaa, hadda intaas ha inoogu joogto.
-
Waaba ku jahwareeray xaa ku raaxeystaa. Kala dhig dhig nooh, Nuunoow, see u sahlanaato aqriska, maadaama isku wada jiraan.
-
Isqorid aan loo dirsan
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Originally posted by Qudhac: miskiin you are acting like those youngsters that use anything they see on the net to as propaganda against JSL. tut tut tut For what? Maxaa barabagaandha laga qoraa Soomaali isma dhaantee, oo dhashood wada ahee. Qoraalka just iga yaabiyey, wax kale ma'ahee. Dad aan loo dirsan meel isku cariirinaayo, and of all things, talkng about unity and midnimo wanaagnimada ee leedahay concerning dad aanan waliba daris ahayn, while at the same time advocating the disunity of their own people. That alone ayaa yaab ah. And they are not, from what I understood from the qoraal, Soomaali Mareykan ka yimid. Waa dad iska camiranaayo, taloow laaluu$h iyo hunguri raadis mee ahayeen? You never know. -
Somaliland army takes control of Las Qorey port town
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Suldaanka's topic in Politics
All this maati Soomaaliyeed loo qaxinaayo, lagu qaxar dhibaayo, dhalin Soomaaliyeedna dhiigooda lagu daadinaayo just to show off the world -- to show off how to 'rescue' afar gaal oo Jarmal ah. Ma dhiigooda ayaa ka qiimo badan kuwa Soomaaliyeed? Ar muxuu dhiigeena raqiis noqday, Soomaalidii ugu horeyso ka dhigtayna. -
The Rubberstamping of the Occupation
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Dhashiike's topic in Politics
Indeed. I think sister Warmoog should be included in Xiinfaniin's editorial writers, that idea still stands. -
Isqorid aan loo dirsan
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Yareey, dadka dhaaf nooh. Peru kulahaa, mayaa Bolivia and Chile. -
Somaliland´s economy remains steady and progressive
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Qudhac's topic in Politics
Intuu ka keenay, apparently by a non-Soomaali by the name of C/casiis Almotaa'iri [Abdulazez Al-Motairi]. No wonder it is published by that pay-as-you-post site, American Chronicle. Take a look at his other articles. A supposedly non-Soomaali that is as obsessed about Waqooyi Galbeed as he is, waligey ma arkin. Somebody is paying both to him and the articles that site publishes, since anyone can publish any articles on that site as long as you are paying per article. -
Walaaloow...walaaloow...
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Saaxiib, Abuukar Albadri himself sometimes freelances for Los Angeles Times. Marka he himself can translate if email loo diro, I am sure he is capable to without anyone else taking the liberty to translate his article. -
Munaasibada dabaaldega maalinta xorrnimada Maraykanka oo lagu qabtay Magaalada Hargeysa iyo dhalashada ururka Hanad oo soo qaban qaabiyay Xaflad aad u balaadhan oo ay soo qaban qaabiyeen urur la yidhaahdo Hanads ayaa ,xalay lagu qabtay Hotel Dalxiis ee magaalada Hargeysa, xafladan oo ahayd dabaal dega sanad guuradii 232 ee ka soo wareegtay markii ay xorrnimada qaateen wadanka Maraykan iyo waliba ku dhawaaqista ururka Hanad ayaa waxa ka soo qayb galay masuuliyiin kala duwan oo ay ka mid ahaayeen Agaasimaha guud ee Wasaarada Qorshaynta Qaranka Md Maxamed Muuse Oday, Xildhibaano Ibraahim Mahdi Buubaa, C/raxmaan Cismaan Caalin, Axmed Cabdi Kijaandhe, qaar ka mida qurba jooga degan wadanka Maraykanka, madaxa hay`ada EDC iyo marti sharaf kale oo badan Hada ugu horayn waxa halkaasi ka hadlay Xildhibaan Buubaa, oo sharaxaad ka bixinayay qaabka ay u abaabuleen iyo sababta ay u sameeyeen, in ay tahay sannadguuradii 232’aad ee ka soo wareegtay markii ay Gobolada Maraykanku midoobeen, isla markaana ay maalintan oo ay u arkayeen mid muhiim ah [What a contradiction! La midowga Soomaalida walaalahooda diidan qaarkood, yet... ] ay ku beegeen ku dhawaaqida Urur cusub oo lagu magacaabo HANAD, oo sida uu sheegay Xildhibaanku uu xubin ka yahay, isla markaana ay ku jiraan Qurbajoog badan oo ku nool Waqooyiga Maraykanka. Xafladan ayaanay ka muuqan Masuuliyiin fara badan. “ Waxaanu ka cudurdaaranaynaa in aanay Hay’adihii Maraykanka halkan ka joogay ee aanu ku martiqaadnay xafladan qaar ka mid ahi kama soo qaybgelin, sida USAID oo kale ,” ayuu yidhi Xildhibaanku. [Daadis ayaa la dhahaa waxaas. ] Md. Buubaa, waxa uu muujiyay sida dareen ahaan in Xafladani aanay ugu dhicin sii ay doonayeen, balse waxa uu sheegay in uu ku rejo weyn yahay in sannadaha soo socda ay noqoto mid weyn. “Maalintani way inagu cusub tahay, oo idinku wuxuun baad taqaanaan 18 May iyo 26 June, balse caawa waxaynu xusaynaa maalintii midawga Maraykanka, oo ku beegan 4-ta Julay. Waaxaanan rejaynaynaa in Xaflada tan ka dambaysaa ay intan ka waynaan doonto, aniga oo dawlada Maraykan xasuusinaya in ay Somaliland hoos u eegto.” Xildhibaan Maxamed Axmed Kijaandhe, oo isna ka tirsan Golaha Wakiillada, oo halkaa hadal ka jeediyay ayaa soo dhaweeyay Ururkan cusub ee lagaga dhawaaqay Xafladaasi, oo uu ku sheegay mid baahiyaha dhinaca bulshada wax ka tari kara. Sidoo kale, Masuul u hadlay Hay’ada Maraykanka ah ee EDC, (Dr. Siciid) ayaa ku dooday in Xuskani yahay mid qiimo weyn leh. “Inagu waxaynu isleenahay waxani wax wayn maaha, oo dad tiro yar ayaad tihiin. Laakiin Xuskaa yar ee aynu caawa isugu nimo ilaa Safaaraddii Maraykan ee Nayroobi ayaa laga ogyahay.” Ayuu yidhi masuulkaasi. Waxa kale oo iyaguna Munaasibadaa ka hadlay Guddoomiyaha Ururka cusub Mr. Axmed Maxamed Diiriye iyo Agaasimaha guud ee Wasaaradda Qorshaynta Qaranka Maxamuud Xuseen Muuse oo xubin ka ah isaga laftiisu Ururkan la yimi qorshaha ku cusub dadka reer Somaliland. “Ururkan wakhti hore ayaa loo baahnaa, waxaanu qayb laxaadle ka qaadan doonaa is dhex-galka bulshooyinka ku kala nool Wadamada kala duwan ee Dunida.” Ayuu yidhi Agaasimaha guud ee Wasaaradda Qorshaynta Qaranku. Xigasho
-
Puntland State to adopt Shariah law...
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to General Duke's topic in Politics
Almost two years and... -
Kuwa badan ayaa ka maqan, though. Intii la dilay the last five years oo aqoonyahan, waxgarad, ciidamo milatari, culumaa'udiino -- you name them. Maba la sheegi karo intaas. There is something, something unseen and probably u shaqeynaayo shisheeye kale ayaa wado wax. Runtii hal hal dadkii intii yarayd wax bartay dalkeena ku haray loo naf diloyaa. Eebboow.
-
Heesta qiimaha iyo qiirada leh ee cusub ka timid dhalinta cusub ee Waayaha Cusub. What a hees it is. Fiirso heesta Nabad Waaw iyo waaw. _______________ Nabad waa cadceedoo Cadde weeye tobanoo Aan caadku qarineyn Ruuxii Ilaah calaf ku siiyoo Isagaa cawo iyo ayaan leh Cuqdada daayoo Caloosha Soomaaliyeey isku fura Nabad waa cajiiboo Caraf weeye wacanoo Aan cidina diideen Ruuxii sahal Casiis ku siiyoo Isagaa cawo iyo ayaan leh Carada dhaafoo Cududa Soomaaliyeey iskaashada Nabad waa caradda Oo farxad lagu dulceeshoo Aan cidi ka caagayn Ruuxii Ilaah camal ku siiyoo Isagaa cawo iyo ayaan leh Carcarta reeboo Cimrigiin Soomaaliyeey iscaashaqa Cuqdada dhaaf Cuqdada daa Calooshana isku fura Caradana iska ilaali Camalada waanada leh Carfoonka iyo udgoonka leh Cisigiyo sharafta leh Cududiyo awooda leh Qeynkeedaba aan ku baree Marka hore cafis samee Adiguna cafis dalab Nabadana caynkeed noqo Dadkaagana ku caymiyoo Dalkaagan ku caymiyoo Caadadadana kaba dhigo Casiis Alle na cafiyee Dadkaayagow is cafiya Caalwaagan ha ajiibina Dibadaha u cayriya Dhalinyaro nabadana Casharkeeda la caarifa Caqligaaga la raaciyaa Culimada ha caarid Ha cawryinoo ha xaasid Ha caayinoo ha xaasidin Caadadaadan kaba dhigo Cuqdada daayoo Caloosha Soomaaliyeey isku fura
-
Cadowga badanaa, oo Soomaali wada ahaa.
