-
Content Count
17,713 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
326
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar
-
Iskool Xaawo Taako sideedameyadii. Safkaas ee ku jiraan waa calansaarka subaxdii hore iskoolka dhexdiisa la istaagi jiray. Waliba waxaa sii xasuustaa gacantaada midig waxaa saaraneysaa ardeyga kaa horeeyo garabkiisa midig. How I hated kuwa gacmahooda canjeerada saliideeda leh ee soo cuneen ku taalo garabkaaga soo saarto garabkaaga, especially markuu shaatigaaga cadyahay. Ciyaalka see u dhalaaloyaan arag. Midnimada Soomaaliweyn saas keentaa, more dhalaal iyo sharaf soo jiidasho leh maadaama la isku wada jiro.
-
beel keen erey somali oo KH ka kac.
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to burahadeer's topic in General
By the way, why is this topic in the 'Jokes' section. Who is moving the topics to this section. Darn it. -
beel keen erey somali oo KH ka kac.
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to burahadeer's topic in General
Waxaan waa waxaa had iyo jeer u sheegi jiray. Erey 'kh' ka bilowdo Afsoomaaliga kuma jiro. Erey xataa 'kh' dhexda xaraf ahaan kaga jiro kuma jiro Afsoomaaliga. Afsoomaaliga isir ahaan uma laha ereyga 'kh.' Ereyada dhan 'kh' wada ah waa ereyo wada Carabi ah. Quuro looma qori karo 'khuuro.' Saa shaqsi ahaantaada ugu dhawaaqeysid ma badalaayo ereyga higgaadiisa. Qalqal waa sidaas oo kale, 'khalkhal' ma'aha. Again dhawaaqo shaqsiyaadkaaga ereyga ma badalaayo higgaadiiisa. Waxa kale jirto Afsoomaaliga markii la qoraaye kuwii qoray wey ka doodeen 'kh' iyo 'q.' Badanaa 'kh' oo ereyo Afcarabi ah waxaa loo daaye magacyada iyo meelaha, like nouns. Sida Makhtal, Mukhtaar oo kale loo daaye marka la qoraayo. Ereyada Carabi 'kh' ah oo laakiin nouns ahayn 'q' loo qoraa. Kuwa Afsoomaaliga ahna waa wada 'q' for that doesn't change. Soomaali badan ku wareersan waxaan, xataa anagoo xaadir ah Afsoomaaligii badalaan rabo. Haddii saan lagu socdona beri kuwa ku doodo xarafka 'p' in uu Afsoomaaliga ku jiro soo bixi doono. Same with kuwa ku doodi doono beri xarafka 'v' in Afsoomaaliga ku jiro. Waxee tusaale u soo qaadan doonaan sida hadda 'khuuro' oo aan jirin loo soo qaatay. Waxee dhihi doonaan erey 'pun' waaye ee ma'aha bun. 'Piimees' waayee ma'aha biimees. Waxee dhihi doonaan 'vajac' waaye ee ma'aha fajac. Waxee dhihi doonaan 'varuur' waaye ee ma'aha faruur. Afsoomaaliga hab iyo isirba uma laha xarfahaas, oo kala ah mar kale aan ku celiyee: V, P iyo KH. Alfabeetada waa lagu daray xarafka 'kh' maxaa yeelay ereyada badan ee Carabiga ah Afsoomaaligeena ku jirto ugu wacan. Kuwa 'v' iyo 'p' ahna waa laga tagay, oo ereyada yar yar ee shisheeye laga soo deensado ereyadaas ku jiraan si automatic ah waxaa lagu badalaa f iyo b respectively. Kuwa Carabiga ahna 'kh' ku jiro automatically becomes 'q' if it is not a noun. Dad badan ma'oga tan. Waala wada wareersanyahay. -
Che -Guevara;811406 wrote: I wonder what was this cusmaantaa's job? Qoftaan turjumaan ayee ahayd waagii UNOSOM. Sawirkeeda iyo kuwa kaleba hadda kahor soo giliye. Isla bogaan amuu yahay. Xataa in the early years of the civil war, Soomaalida wey dhalaali jireen. Hadda kuwa dalka joogo lamaba fiirin karo si si kale u gubteen iyaga dhan. Dagaalo socdo labaatan sano takes its toll, I guess.
-
Somali Youth locked up in Ukraine were on hunger strike
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Somalia's topic in Politics
Meel walba waa lagu dhib qabaa Soomaali haddaa nahnay. ____________________ Somali castaways in Maldives say “no” to repatriation Forty Somali castaways under the custody of Maldivian authorities have recently refused to return home despite arrangements that were made for their safe repatriation, Minivan News has learned. According to a top government official, who spoke to Minivan News on condition of total anonymity, the government had devoted “immeasurable amount of time and effort” over the past three years to safely repatriate several Somali nationals who have been discovered in Maldivian waters in dinghies lost at sea. Many were found in frail health conditions due to dehydration and malnourishment, and had to undergo long treatments before being transferred to Dhoonidhoo Detention Center, where they were provided temporary refuge until negotiations on repatriation were finalised. “However, after all their identities were verified, passports and a chartered flight was arranged for their safe transportation, they refused to go back to Somalia,” said the source, who has worked closely with the case. “The United Nations High Commissioner for Refugees (UNHCR)’s delegation arrived in Maldives to confirm their preference because no refugee can be repatriated without consent under the international conventions,” he said. “So the delegation asked them one question – Are you willing to go? All of them said ‘no!’” he recalled. He observed that the Maldives cannot resort to the option of forced repatriation as Somalia is recognised as a unsafe state. Maldives has not ratified the 1951 Refugee Convention or its 1967 Protocol citing “financial and technical capacity constraints” but the convention prohibits all states, regardless of whether they have acceded it, from returning a “refugee to a territory where his or her life or freedom is threatened”. “So the project is now a big failure,” he concluded, adding that the Maldives can face “increasing pressures from the international community if it continue with the forced repatriation.” Minivan News could not get a comment from the foreign ministry at the time of press on how the state intends to move forward in solving the repatriation block. Authorities have earlier echoed concerns over the increased financial burden to the state in providing shelter to the Somalis, who are said to be now in good health and actively involved in prison-based agricultural projects. A Maldivian expert on combating human trafficking meanwhile noted in an interview to Minivan News that “if repatriation does not work out, the only legal solution would be for Maldives to sign the international conventions on refugees and Rights of Migrant Workers Families and accept the Somalis as refugees, and provide necessary protection granted under these conventions.” “The Maldives will be pressured to sign the conventions. But, the question is are we ready to face that? We are already in a crisis with the current 100,000 expatriate population in the country which accounts to one third of the Malidives population. If these conventions are passed, it means, the expat population will be doubled or tripled,” he warned. “Are Maldivians willing to become a minority in their own country?” he asked. Xigasho -
10th Anniversary - 10 Thousand Posts!
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to SayidSomal's topic in General
Valenteenah.;811617 wrote: Happy 10th anniversary, Sayid! (PS: You're not the oldest active member. ) U sheeg. Eniwey, awguuriyo. -
Maadeey Maanuur kuma ogeyn in uu 'sing' gareeyo. Barbaarta heeso iyo waxaas kuma ogeynee maxaa. Filimaanta Hindiga uu daawanooyo jilciye u maleynaa igaarka.
-
Kuwii bilaabay, the proponents of Waqooyi Galbeed iyo Waqooyi Bari in here SOL, ayaa wax ka sheegaayo, kuna qoslaayo kuwa kale maanta soo kacay. We were saying from day one this is how it is going to be. Iskutagnimo qabiileed, maamul qabiilnimo ku dhisan iyo waxaas Soomaaliya iyo Soomaali kuma haboona.
-
Che, old sawiro hadda kahor lasoo dhajiye maa soo rogaal celinee? Xamareey caddeey cajiib iyo nus ayee ahayd runtii. Ma'ogi in kuwaan lasoo dhajiye ee aan soo dhajiyo. Xamar sideedameyadii.
-
Sawirkaan maalin hore la qaaday did give me reflections. Runtii, it gave me a pause. Adduunyo xaalkeeda ayaa saas ah. Eebbaheena anagoo wada Muslim oo Muumin ah oo camal wanaagsan wada leh aakhiro ha nagu wada kulansiiyo, dambigeenana ha wada dhaafo. Marxuumkaas la aasaayana Rabiyaa ugu baryayaa in uu uu dambigiisa u dhaafo.
-
Dad badan ayuu hilfaha u qaaday ninkaan. Dad kalena weyba ka cabsadaan because of reerka uu ka dhashay waxee u aaminsanyihiin awliyonimo. Waxee aaminsanyihiin kuu u jeesto inay balaayo ku dhaceyso. Waxaa arkeysaa dad mucaarad xun ku ah oo si u xun ugu soo horjeedo siyaasadiisa haddana in his presence shib shib kasoo hareyso. Very weird. Yaa u sheego he is a just human oo waliba maryooleey kasii ah. His younger brother was at my meher. Qof fiican u ekaa his brother.
-
Seperation of Fadhikudirir and State
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Carafaat's topic in Politics
suggest to the admin, to seperate the State politics and Fadhikudirir politics in diffrent sections. There is one. It is called Camel Milk Debate. Saa tiri waaye, it is not very popular. -
Somali-American Fatima Ali, accused of crimes against Love!
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Carafaat's topic in General
Somalicentric;810807 wrote: Haha, thanks for pointing that out MMA, didn't even realize it... this calls for a celebration. Meet me in the luuq (sida rabtid uu qado) lol 100 does seem like a little tho *shrugs* i've become more of an avid reader/admirer (aka creeper) lol Waaba yaabanaa of only 100 posts in all those years. Ileen this is a new guntiino that was registered in last year. What happened to your old nick horta? That was one funny post of yours. -
Somali-American Fatima Ali, accused of crimes against Love!
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Carafaat's topic in General
Congratulations on your 100th post. Just saw it now. I can't believe you only posts one hundred posts. -
Be careful what you write online....
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to OdaySomali's topic in General
That is not racist post per se. Perhaps crass, hateful and abhorrent. Ma'ogi sababta loo xiray. -
New Garaad crowned in Somali Ethiopian region
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Carafaat's topic in Politics
Waa caay waliba aflagaado ah. Waxee meel ugu dhac u tahay halyeydii u dagaalamay, una halgamay gobolkaas. Kasoo biloow waagii Axmed Gureey ilaa '77. Waa meel ugu dhac sharaftooda iyo heybadooda. Soomaalinimadii waa sii tirtireysaa. Soomaali Galbeed haddii looga waco maxaa dhib ah. Reer Giriig uguma wacaan qeybta Qubruska Turkishka ah 'Turkish Qubrus.' Same with Reer Turkish, uguma wacaan qeybta Giriiga heysato 'Giriig Qubrus.' So are REer Falastiin. Uguma wacaan deegaanka Daanta Galbeed ee Yahuuda heysato 'Israa'iili West Band.' Iyo meelo kale oo badan. Xataa qaaradaha adduunka dadka sameeyo dhul Itoobiyo heysato u aaminsanyihiin, that is why most official maps there is xad beenaad between gobollada ku hareersan Soomaali Galbeed iyo gobolada kale ee Soomaaliya. That is why on most maps it says 'provisional line.' instead of international border. Adigoo Soomaali ah marka inaa Xabashi dhul Soomaaliyeed siisid waa yaab iyo barkeeda. Xataa Google Maps recognizes this fact. -
Somali-American Fatima Ali, accused of crimes against Love!
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Carafaat's topic in General
Sawirkaas dadoow maxaa loo isticmaaloyaa. Waa gabar Boorama ku nool oo duruufaad heysato. Intee ku arkeysay sawirkaas islahaa ileen afar sano iyo bar kahor ayaa SOL kusoo dhajiye. I am reposting it again. Gabadha Soomaaliyeed ee Ayaan Maxamed Muuse oo ka cabaneysa gar iyo shaarub [shaarbo] kusoo badanaya March 10, 2006 - Soomaaliweyn - Intii aan ku sugnaa degmada Boorame waxaan la kulmay gabar Sooaaliyeed oo dhibaato ka sheeganeysa dheddignimadeeda, taasoo ii sheegtay in ay ku noshahay cabsi iyo wel wel joogata ah,maadaama aysan haysanin hamiga iyo rajada ay ku naalaaloonayaan gabdhaha asaageeda ah. Gabadhaan oo magaceeda la yiraahdo Ayaan Maxamed Muuse waa 25 jir,waxayna la nooshahay hadda ina habaryarteed. Waxaan la yeeshay wareysi dheer,waxayna iga oggolaatay in aan sawir ka qaado isla markaasna aan baahin karo. Ayaan waa gabar muuqaal qurxoon leh dhismaha jirkeeduna ay si fiican uga muuqato astaanta dheddignimada, gaar ahaan marka ay saan qaadeyso iyo laafyaheed intuba,hase yeeshee, waxaa jira dhibaatooyin isugu jira kuwo muuqda iyo kuwo dahsoon oo dhamaantood fiisyoolojiyan taabanaya xaddidaada dhidignimadeeda. Ayaan dhibaatooyinka muuqda ee ay si weyn u dhibsatay waxaa ka mid ah gar iyo shaarubo ku sii badanaaya marba marka ka sii dambaysa, sida sawirkeeda ka muuqanaya, waxayna ii sheegtay in ay goor walba jarto. "Ma garanaayo wax aan sameeyo oo aan aheyn in aan aror walba maqasta la raaco,sidaasoo ay tahay raadkiisii waa kaa muuqanaya," ayay tiri; waxayna sii raacisay arrinta kale ee muuqata isla mar ahaantaasna ay kahsatay, " Garka iyo shaarubuhu waa wax aad qarsan karto ama waxaa la arki karaa inta ifku jiro, bal adiguba si dheh codkeygaan weyn oo habeen iyo maalinba isku si ah ." Ayaan Maxamed Muuse amuuraha ay ka cabaneyso kuma koobna intaas oo kali ah balse waxaa jira arrimo qarsoon oo ayan cid kale la ogeyn, waxayna had iyo jeer ka ooydaa uurka hoose, iyadoo ku fekerta sida mishkiladeeda xal u yeelan karto. Waxay ii sheegtay in ay dadka dhex mari Karin oo ay ka khijileyso, maxaa yeelay beey tiri, waxay ii arkaan in aan labeeb ahay oo aan isugu jiro nin iyo naag,hase yeeshee, sidaas ma ahi oo waxaan ahay gabar beey sii raacisay. Ayaan sida aan soo xusay waa gabar qurxoon oo ay dumarnimadeeduna si fiican u muuqato lehna naaso waa weyn. Mar aan weydiiyay goortii ay isku aragtay astaamahaan iyo in ay wax dhakhtar ah la xiriirtay waxay tiri: "Waxaan isku arkay anoo 8 jir ah laakiin waxaan si rasmi ah u dareemay 14keygii kolkaas oo ay timahaan igu soo bateen,waxaana ku qaan gaaray 18 jir keygii oo aheyd markii ugu horeysay o ay caadada dhiigga igu dhacdo. Dhkhtarna hal mar ayaan la xiriiray waxaa la oran jiray Dr. Nuur waxayna aheyd magaalada Jig-jiga,wuxuuna igu yiri, waxaa kugu badan hormonka labka,wax daawo ahna la ima siinin." Waxay intaas ku dartay magaalada Jigjiga ay mar kula kulantay koox wareyayaal ah oo ka codsaday in ay Adisababa u kaxeeyaan hase yeeshee, ay ka baqatay in sawiradeeda jaraa’idka lagu soo saaro sidaasna ay ku fadeexowdo. "Waan qaldanaa waxaa I qaaday caruurnimo," ayay ku catowday. Ayaan waxay kaloo ii sheegtay in ay hesho caadada haweenka ku dhacdo hase yeeshee ay tahay mid iska maqnaataa waqti dheer oo jahawareeersan, waxaa kaloo ay ii sheegtay in raggu ay u soo hasaawe tagaan agteeda laakiin ay ka baqato cuqdadna ay ka qabto. Waxay tiri: "Waxaan ahay gabar dhankasta laakiin timahaan iyo codkeyga ayaa igu wacan cuqdada." Ugu danbeyntii Ayaan Maxamed Muuse, waxay iga cidsatay in sawirkeeda aan baahiyo una bandhigo ciddii mishkiladaan ka saacidi karta, gaar ahaan dadka aqoonta u leh iyo kuwa u ololeeya xuquuqda iyo daryeelka haweenka. Ayaan ma heysato dhaqaale ay ku tagto dhkhtar oo baaritaan isku sameyso, sidaas daraadeed,waxay quf walba oo dareen banii’aadamo leh ka codsaneysaa in uu wax ka qabto dhibaatadeeda haddii uu kari karo,anigana waxaan sidaas oo kale idinka codsanayaa in gabadhaan dhalinyarada ah ee ka xaniban farxadda nolosha gacan lagu siiyo daaweynteeda si ay bulshada ula qeybsao farxadda. Safiyo Abuukar Karaani Soomaaliweyn -
Hees isku dhaceyso la saaray. Waxa kaliya Caydiid Senior and Junior ku roonaayeen waxee tahay badbaadinta keydka Raadiyo Muqdisho. Historical videos iyo audios badbaadiyeen. Good for Shariifka. That is what I was saying. Degmooyinka kale dhamaan ha tago oo Barbaarta heysan iyo xirooyinka barakacyaasha ee Dhadhaab.
-
Al Shabaab's worst nightmare, Maddeey and Che watch and weep
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Carafaat's topic in Politics
Carafaad, I am with you laakiin in fairness, waa lagu bareejeeye in this. Bareejo ma'ahee in waliba dhibic lagaa sareeyo u egtahay. Don't be Manchester City. Try harder next time. Use sawirada xeebaha ee Xamar Jimco walba laga soo qaado. That one dhibco badan ku heleysaa. -
New Garaad crowned in Somali Ethiopian region
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Carafaat's topic in Politics
Fadlan "Soomaali Itoobiyaan" wax la dhaho ma jirtee ka dhaaf. Soomaali Galbeed ugu wac dadkaas iyo deegaankaasba. It is like iyadoo la leeyahay 'Biyo Saliid' region. Ismaba galaan oo isma keenaan. Same with Soomaali iyo Xabashi. -
Adiga haddaa u taqaanid 'diig iyo digaagad' dadka kale badankoodana diiq iyo dooro u yaqaanaan. Adiga haddaa u taqaanid 'inan iyo inaan' dadka kalena wiil iyo gabar u yaqaanaan.
