-
Content Count
17,683 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
325
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar
-
Abdirizak Haji Hussein Has Passed Away
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Che -Guevara's topic in Politics
Eebbe ayaa ugu baryaa inuu janadiisa fardowso ugu bishaareeyo adeerkeen C/risaaq Xaaji Xuseen. Halyeey ayuu ahaa dadkiisa iyo dalkiisa si siman u wada jeclaa, Soomaliweyna mabda' adag ayuu ka heystay. Halyeeydii hal hal u siibteen. In fara ku tiris ah ayaa hartay filaa oo hal gacan lagu tirin karo. Suu yahay caafimaadkiisa Maxamed Abshir. Warkiisa dhawaantaan ma maqlin. -
Barkhad guy got a date. he is balling now.
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Mooge's topic in General
What is he now? Boon beeso helay oo laba beri ku dhameynooyo? Ferrari kulahaa. -
Barkhad guy got a date. he is balling now.
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Mooge's topic in General
LoLing at 'net worth' iyo 'salary'. Taloow yaa u maleysaan who googled these terms? -
Rubish. Qof wareersan waxaan qoray.
-
Mala faayaa. Indhaheyga gaboobay miyaa mise meesha darbiyo cusub laga dhisay iyo rinji cusub la mariye. Iridihii hore aan kasoo gali jirayna darbi laga dhisay, irida cusub la sameeye. Abkeey abkooow.
-
Waa laba ka mid ah shaqaalihii Reer Bangaladeesh ee sartii warshadda ahayd la dumi jirtay horaantii sanadkaan. Sawirkaan caan ayuuba noqday. Eebbe ha u raxmado.
-
Weyrax wuxuu marayaa jidadkii lagu yaqaanay classic Soomaalida Reer Isdhiib. Probably Malta uu ku suganyahay now or Tunisiya. Then Talyaaniga tag waaye, after that the only option isdhiibdoon has is either Iswiidhan or Norwey, the two best countries Soomaalida qaabilaan in the last five years.
-
A way to achieve the great Dream we all share
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Aristotelese's topic in General
Aristotelese;991708 wrote: After I have been following the comments here I am assuming that some here and many somalis everywhere have given up. Of course, the situation in Somalia is little hope, but negativ thinking will certainly not change anything about it. Then yes if everyone thinks like some of you somalia will never recover. That's why we need people who can think beyond the boundaries and some of them will bring the change we are hoping for. No body ka quustay Soomaaliya iyo dalkeena. What decent folks on here have given up is 'debating' with trolls whose very existence, it seems, is to be content inay Soomaaliya saan kusii jirto. Their hatred iyaga ayaa u dhimanaayo and it is a waste of breath to engage with them. -
Aadaada aada!
-
Aadaada aada!
-
Indha adeygnimadiisa wali wuula soo taaganyahay. Mida koowaad bisha shanteeda Jimco ma ahayn, maalin Khamiis ahayd taas horta iska soo sax ninkaan guddoomiyaha Banaadir sheeganaayo. Shirkaddo ayaa guryaha kuu dhisaayaan kulahaa. Meesha sharci maaka jiro. Kuwaan shirkadaha leh anigaa leh ayee beri lasoo istaagaayaan oo daartaan anigaa dhistay iyagoo leh. Ma'oga miyaa guryo badan saas lagu dhacay, laguna heystaa.
-
Indha adeygnimadiisa wali wuula soo taaganyahay. Mida koowaad bisha shanteeda Jimco ma ahayn, maalin Khamiis ahayd taas horta iska soo sax ninkaan guddoomiyaha Banaadir sheeganaayo. Shirkaddo ayaa guryaha kuu dhisaayaan kulahaa. Meesha sharci maaka jiro. Kuwaan shirkadaha leh anigaa leh ayee beri lasoo istaagaayaan oo daartaan anigaa dhistay iyagoo leh. Ma'oga miyaa guryo badan saas lagu dhacay, laguna heystaa.
-
"Yaanan nagu qasbin inaa hadda hub qaadno..." Sarihii caanka ahaa dowladii lahayd -- sida hoteelada Jubba iyo Curuba, xaruntii gobolka Banaadir ee hore -- oo degmooyinkaas ku yaalo oo wali burbursan maxaa laga rabaa kuwii dadka rayidka lahaa. Gardarro iyo maag waaye. Degmooyinkaas la bartilmaameystay Shibis, Shangaan, C/casiis, Xamarjajab iyo Xamarweyne wax kale lala damacsanyahay maadaama maryooleey guryo iyo dhulba midba ku lahayn xaafadaas. Dadkii Xamar dhisay, ilbixiye ayaa degnaa xaafadahaas.
-
Mandela’s Socialist Failure he really didn’t disturb
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Abu-Salman's topic in General
Of course, otherwise he would have been vilified like Dear Leader Mugaabi had he redistributed the stolen natural wealth, especially the lands and farms, as Simbaabwe did. -
Been badanaa dadkaan. Awdheegle dadka ku dagaalamaayo ma'aha dadka kor ku qoran. Xataa ma kala yaqaanaan dadka dego Shabeellaha Hoose iyo toddobadeeda degmo. Afgooye, Awdheegle, Daafeed (Wanla-weyn), Marko, Qoryooleey, Kunturwaareey iyo Baraawe waaye degmooyinka Shabeellaha Hoose. Intaas degmo kala reer degan, inkastoo lix ka mid ah isku jufo kor yihiin.
-
Huge fraud at Mandela's memorial ceremony
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Tallaabo's topic in General
Safferz;990997 wrote: "Fake" Mandela Interpreter Was Charged With Murder, Rape, Kidnapping The saga of the "fake" sign language interpreter at Nelson Mandela's memorial continues to grow stranger and darker: One day after Thamsanqa Jantjie, the interpreter, told reporters he was hallucinating during the ceremony, South Africa's eNCA reported that—over the past 20 years—Jantjie has been charged with murder, rape, theft, and kidnapping. According to eNCA, Jantjie was charged with rape in 1994, theft in 1995, housebreaking in 1997, malicious damage to property in 1998, and murder, attempted murder, and kidnapping in 2003. Most of the charges were dropped after authorities ruled Jantjie mentally unfit to stand trial, and he was only convicted on the 1995 charge of theft, though it's not clear how much, if any, jail time he served. Making Jantjie's history more mysterious: When eNCA found the court file for his 2003 murder and kidnapping case, all of its contents were missing. The eNCA said they put their report together in less than 48 hours, raising further questions about the background checks performed by the South African officials in charge of security at the memorial. There were murderers and world criminals on that stage. And it wasn't this poor guy who had a panic attack.
