Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Moderator
  • Content Count

    17,675
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    325

Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

  1. Muuse Muqayil iyo maafiyadiisa inuu ka dambeeyo tan hadda ma cadda miyaa? Shaqaalaha xirfadda leh markee dhameeyaan ayee rabaan inay hay'adda QM la wareegto hawadeena. Shaqaalahaan xirfadda leh waa in meel gooni ah la dajiyaa, ilaalo gooni ahna loo sameeyaa. Sheekada maafiya wey dhaaftay. Dowladdana waa inay Muuse maafiyadiisa ku eedeysaa dilalkooda ka dambeeyaan, no more aamusnaan. Awal qaraxyada ayee ahayd, now openly assassinating folks.
  2. Worse, Muuse Muqayil Hargeysa ayuu ka soo buriyey marxuumkaan geeridiisa lagu xaqtumanaayo. Muuse wanted to get some bribery from ICAO, wey ka diiday. He kicked out these poor employees. Kuwa Garoowe aadeen, kueana Xamar.
  3. And selling part of baddeena and dhulkeena is not a declaration of major provocation? And since when meesha dhul dagaaleed ahayn? Oog ma meel masaajidada la isla fadhiyaa?
  4. Waxaa sheegaaye waa tan. Xasan waa cadowga midnimada iyo wadajirka Soomaaliyeed. I am no fan of Deni macangag - and since he was part of the gang that (s)elected Xasan - laakiin xilligaan ma'aha xilli Soomaali la sii kala fogeeyo. Xasan lataliyaal Mahad Kawaanle and co. ka dhigtay. C/shakuur C/raxmaan ayaaba ka yaabay siyaasadxumadiisa.
  5. He can also ban all flights to Hargeysa until further notice and put Muuse in his place. Xamsihii howl laga sugaayena timo talaalid Turkiga u aaday. He went missing earlier in this month in Turkiga. Laba toddobaad ku maqnaa, timo lagu soo talaalay la yiri. After he came back, koofibaraawe ku qarinaayaa. We will see if it was true.
  6. Xasan daciifnimadiisa mar mar waaka yaabeysaa. Siduu ugu hanjabi jiray, ugu booteen jiray Farmaajo oo shaqsi ahaa uguma hadli karo dalkii iyo baddii oo kis la qaadanaayo. Waa yaab. He really cares only about jeebkiisa. Why doesn't he go to Laascaanood and hold a shir jaraa'id that will let the world know Waqooyiga being part of Soomaaliya and dowladda maamusho. What is this inexplicable jikjileec? Imaaraadka iyo Jabuuti ka cabsanaayaa? Or qabyaaladnimadiisa ayaa ka xoog badisay. The only reason u soo dhaweeyey Firdhiye a few months back waxee ka ahayd inuu Deni iyo asaga isku diro. Now Deni is back, marka Reer Khaatumo ma kala jeclo.
  7. Muuse Muqayil's propaganda. Ninkaan asagaa ka soo buriyey Hargeysa, along with other staff members of ICAO based in northern Soomaaliya, after ICAO refused to pay bribery. Kuwa Garoowe ka shaqeeyaan, ninkaana iyo kuwa kale Xamar loo wareejiyey. I don't think NISA dishay. I really believe Muuse and co. are organizing these murders of Reer Waqooyiga in Xamar. Reer Koonfur inay nacsiyaan rabaan after meel walba ka soo xirmatay.
  8. Meel dunida ka jirto baddeeda xukumaan maamul goboleed kama jirto. Maamul goboleedyadaas Soomaaliya ka tirsanyihiin. Baddana dowlad dhexe u qaabilsan. Iswiserlaan ugu dhow confederation, xadkeeda dowlad dhexe ayaa maamusho. It is not like maamul goboleedyada control badda now either. A little militia doomo yar wato xeebta agjoogo is not a navy. In lala tashto haa waa qabaa, laakiin wax taas dhaafsiisan maya. Meesha confederation ma'aha.
  9. Xasan was the softest madaxweyne secessionists had faced. Xasan really didn't care, Muuse wuu kool koolin jiray. Case in point, not lifting a finger about xasuuqii Laascaanood ee sanadkii hore iyo ka aamusnaanta. Muuse jiljileeca Xasan kibir ayuu ka sii qaaday. Muuse qof macquul lala hadlo ma'aha. Reerkiisaba dhexdooda wadahal lama gali jirin, dagaaladooda sokeeye ka mid ahaa ("anoo wax dili karo...). Intuu Muuse marqaaniste joogo meesha wadahadal waxba ma soo kordhineyso. Plus Reer Khaatumo are gone, Reer Awdal are on the verge of going. Muuse marfishkiisa maxaa lala hadlaa hadduuba awood lahayn. This is not 2014.
  10. Ismaaciil ciimadiisa haddee Seylac imaadaan, dib uma noqonaayaan. He will think he is the new Rwanda's Kagame and Seylac is Congo's Goma. He will do as he sees fit. Xasana ma kala jecla. Muuse Muqayiloow, ka xaab xaabi.
  11. Maka soo horjeedaa heshiiska Turkiga? Waa run boqolkiiba sodon in la siiyo laakiin xaalka xun ayaa keenay waa dareemi karaa. Turkigana ma'aha Imaaraad ama Masar, dhex dhexaad ayuu ka yahay siyaasiinta isheysta,dano gaar ahna malaha. Xasan Imaaraadka ula tagay qorshahaan, waana ka aamuseen. Masar ula tagay, waa ugu baxeen balantii. Turkiga waa his third and last option. Daruufta u geysay. Turkiga ka bilaabo ahayd. Heshiiskaan waxaa soo dadajiyey Xabashada duulaankeeda oo bisha soo aocoto ciidamo geyso rabto xeebta Awdal. Laakiin waa waajib in lagu noqdo siismada boqolkiiba sodon kheyraadka baddeena.
  12. Why do you sound like an ugly prostitute who never got attention before got a little attention from a dirty homeless guy with a dollar note? That is exactly how you and your failed secessionist project sound like.
  13. Hadaljeedintii Shariifka ee shalay hadalka badan dhalisay inuu u jawaabo rabaa. Turkiga iyo heshiis lala saxiixday marmarsiyo ka dhigto rabaa, laakiin waa arki doontaa axdiga qaranka badalkiisa sheekada ku dhameysan doonaa. Qof sidaa ognahay loogu soo bahdilay Adisababa, haddana xataa daljiraha Xabashida racdeyn karin waxba haka sugin. Lataliyaashiisa waa Jabuuti iyo Imaaraadka jeebkooda ku jiro.
  14. Daadir waxaas dhahay: Meel walba ka muuqo waa lagu muunad beelaa. JImcaale wal eree: Lan banaan maroow faragshey geed ma daaraaw. Jaamac wuxuu yiri: Cagtii joogsan waydo mar bay ceeb la kulantaa. Waaka dignay, waa u sheegnay, magaca madaxweyne ha bahdilin. Xasan maa war kuu maqlaayo, diyaarad walba dalaq, meel walba waa taaganahay waaye. Markaa lahayn u dir kulankaan wasiir ku haboon saan imaaneyso ogeyn.
  15. Safarada Xasan Socdaal ee dalxiiska ah: Imaaraadka - 10/06/2022 Turkiga - 03/07/2022 Eritareeya - 10/07/2022 Kiinya - 15/07/2022 Jabuuti - 16/07/2022 Masar - 24/07/2022 Ugaandha - 08/08/2022 Tansaaniya - 15/08/2022 Kiinya (2nd time) - 12/09/2022 Mareykanka - 15/09/2022 Ingiriiska - 18/09/2022 (rushed back from Mareykanka for the islaantii aaskeeda) Mareykanka (2nd time) - 20/09/2022 (back to Mareykanka for Qaramada Midoobay sessions) Itoobiya - 28/09/2022 Ugaandha (2nd time) - 08/10/2022 Jabuuti (2nd time) - 22/10/2022 Suudaan - 01/11/2022 Aljeeriya - 02/11/2022 Masar (2nd time) - 06/11/2022 Eritareeya (2nd time) - 10/11/2022 Jabuuti (3rd time) - 08/12/2022 Sacuudiga - 09/12/2022 Mareykanka (3rd time) - 12/12/2022 Talyaaniga - 08/02/2023 Imaaraadka (2nd time) - 22/02/2023 Qadar - 04/03/2023 Eritareeya (3rd time) - 13/03/2023 Jabuuti (4th time) - 15/03/2023 Ugaandha (3rd time) - 18/03/2023 Itoobiya (2nd time) - 14/04/2023 Ugaandha (4th time) - 27/04/2023 Qadar (3rd time) - 17/05/2023 Sacuudiga (2nd time) - 18/05/2023 Imaaraadka (3rd known time) - 21/05/2023 Turkiga (2nd time) - 02/06/2023 Jabuuti (5th time) - 11/06/2023 Mareykanka (4th time) - 20/06/2023 Talyaaniga (2nd time) - 23/07/2023 Jabuuti (6th time) - 22/09/2023 Eritareeya (4th time) - 08/10/2023 Biljam - 24/10/2023 Imaaraadka (4th known time) - 30/10/2023 Sacuudiga (3rd time) - 09/11/2023 Burundi (1st time) - 15/11/2023 Ingiriiska (2nd time) - 19/11/2023 Tansaaniya (2nd time) - 23/11/2023 Imaaraadka (5th time) - 30/11/2023 Jabuuti (7th time) - 08/12/2023 Mareykanka (5th time) - 10/12/2023 Ugaandha (5th time) - 15/12/2023 Kuweyd (1st time) - 19/12/2023 Jabuuti (8th official time) - 28/12/2023 Eritareeya (5th time) - 08/01/2024 Ugaandha (6th time) - 17/01/2024 Masar (3rd time) - 19/01/2024 Qadar (4th time) - 22/01/2024 Talyaaniga (3rd time) - 28/01/2024 Imaaraadka (6th time) - 31/01/2024 Itoobiya (3rd time) - 16/02/2024 _________________ Updated.