Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Moderator
  • Content Count

    17,675
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    325

Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

  1. Safarada Xasan Socdaal ee dalxiiska ah: Imaaraadka - 10/06/2022 Turkiga - 03/07/2022 Eritareeya - 10/07/2022 Kiinya - 15/07/2022 Jabuuti - 16/07/2022 Masar - 24/07/2022 Ugaandha - 08/08/2022 Tansaaniya - 15/08/2022 Kiinya (2nd time) - 12/09/2022 Mareykanka - 15/09/2022 Ingiriiska - 18/09/2022 (rushed back from Mareykanka for the islaantii aaskeeda) Mareykanka (2nd time) - 20/09/2022 (back to Mareykanka for Qaramada Midoobay sessions) Itoobiya - 28/09/2022 Ugaandha (2nd time) - 08/10/2022 Jabuuti (2nd time) - 22/10/2022 Suudaan - 01/11/2022 Aljeeriya - 02/11/2022 Masar (2nd time) - 06/11/2022 Eritareeya (2nd time) - 10/11/2022 Jabuuti (3rd time) - 08/12/2022 Sacuudiga - 09/12/2022 Mareykanka (3rd time) - 12/12/2022 Talyaaniga - 08/02/2023 Imaaraadka (2nd time) - 22/02/2023 Qadar - 04/03/2023 Eritareeya (3rd time) - 13/03/2023 Jabuuti (4th time) - 15/03/2023 Ugaandha (3rd time) - 18/03/2023 Itoobiya (2nd time) - 14/04/2023 Ugaandha (4th time) - 27/04/2023 Qadar (3rd time) - 17/05/2023 Sacuudiga (2nd time) - 18/05/2023 Imaaraadka (3rd known time) - 21/05/2023 Turkiga (2nd time) - 02/06/2023 Jabuuti (5th time) - 11/06/2023 Mareykanka (4th time) - 20/06/2023 Talyaaniga (2nd time) - 23/07/2023 Jabuuti (6th time) - 22/09/2023 Eritareeya (4th time) - 08/10/2023 Biljam - 24/10/2023 Imaaraadka (4th known time) - 30/10/2023 Sacuudiga (3rd time) - 09/11/2023 Burundi (1st time) - 15/11/2023 Ingiriiska (2nd time) - 19/11/2023 Tansaaniya (2nd time) - 23/11/2023 Imaaraadka (5th time) - 30/11/2023 Jabuuti (7th time) - 08/12/2023 Mareykanka (5th time) - 10/12/2023 Ugaandha (5th time) - 15/12/2023 Kuweyd (1st time) - 19/12/2023 Jabuuti (8th official time) - 28/12/2023 Eritareeya (5th time) - 08/01/2024 Ugaandha (6th time) - 17/01/2024 Masar (3rd time) - 19/01/2024 Qadar (4th time) - 22/01/2024 Talyaaniga (3rd time) - 28/01/2024 _________________ Updated.
  2. Xeerka maxkamadaas ah. Dalka la soo dacweeyey iyo dalka dacwada wato inay hal qaali midkiiba keensado. Qaaliyaasha joogtadaa ah waa 15, labadaan kumeelgaarka ah ka dhigaayo 17. Qaaliyaasha joogtada ah 14 ka mid ah 15 kuligooda waa u wada codeeyeen qodobada lagu soo eedeeyey. Tan Ugaandha Musaveni soo dirsaday diiday.
  3. Maxaa naga quseeya anaga haddee bad lahaan jireen or not. Badda dadka ka qaatay ha ula tagaan. Why is Abiy Axmed scared of Afwerki? He knows inuunan ciyaar ciyaar ahayn. Waxee ku kala tageen waa badda filaa and Afwerki realized all his saaxiibtinimo waa daneysi ahayd. Eritareeya bad ee ganacsinimo u isticmaalaan wey siin lahayd laakiin taas ma rabo Abiy. Neefka Muuse Muqayil wuxuu dadka beenta ugu aqrinaayaa bad ee ka ganacsadaan waaye. Muuse is a threat to Soomaalinimo iyo jiritaankeeda. Because the moment these Xabashis and Oromo dhul bad helaan wey isbaalarin doonaan since meesha ahayn dhul la deganyahay. Just see what they did to Xarar, Diridhabo iyo inta u dhaxeysa Diridhabo iyo Jigjiga oo ah dhul la deganyahay.
  4. Dixon maa "slums" ah? Waligaa Dixon ma tagtay oo aragtay? You know these Dixon towers are considered privately owned 'condos,' not even apartments. Soomaalida wey gateen these individual suites. Mise Cedar camal ee Minneapolis maa mooday?
  5. Carabta Muslimka iyo gaalada ahba gobolka Michigan awood ku leeyihiin. Michigan waa swing state. Orangecon won narrowly in 2016; Biden had very narrow win as well in 2020, gaining 16 electoral college votes. Marka haddee Carabtaas u codeyn xaalka ma sahlana.
  6. Our Soomaali adeer Judge Cabdiqawi Axmed Yuusuf did good.
  7. Another hostage among the thousands languishing in Zionist jails.
  8. What is this Ugandan qaali? They bought her, shame on her for acting more Zionist than terrorizing Zionists.
  9. I am talking about your hypocricy. You want a 'unity' for other Soomaalis with you, but not the whole of Soomaaliya. You want unity, Soomaali dhan la mid ahoow, ha sheegan dad gooni ah for your own self interests and subjugation. We will have a referendum for the whole Soomaaliya in order to put this useless movement out forever.
  10. From Bin Haashin to Yahuudiya (Cigaal's '90s letter) to Irirle to Oromiya - serious marqaan sessions in Waqooyiga produced epic identity crisis. Alloow alle. I blame habar this, habar that abtirsi for this kalsooni la'aanta ee ka qabaan meeshee ka soo jeedaan. We have a single habar in Koonfurta, dhibka ee geysteen in the last three decades Rabiyaa og. Imagine several habro in Waqooyiga iyo dhibkooda.
  11. Lafta explains himself. Si wacan u hadlay, I hope inay dhab ka tahay.
  12. Ya secessionist, dhagahaaga iyo carabkaaga ma ismaqlaan? You are solely talking about the failed secessionist project. Reer Sool must unite with us ayaa la soo taagantihiin after all these xasuuq, burburin iyo barakicin. Laakiin dowladii Kacaanka waxee Hargeysa ka geysatay have to make you to separate. If your xasuuq makes you separate, what makes others xasuuq not get to separate? You must know this - if you think Soomaaliya is divisible, so must the secessionist project. Reer Awdal, Sanaag, Sool xaq ayee u leeyihiin ayaahooda ka tashtaan, meesha iyo cidee rabaana la wadaagaan. Howl idiin taalo ma'aha as long as Soomaali ka carareysiin. Soomaali dad aan rabin Soomaalida kale ma rabaan.
  13. Hadalada jiljileeca ah baryahaan ku hadlaaye haddaa ogaaday meesha laga soo amray. Turkiga ma aadi karo, fadeexadii wiilkiisa ayaa ka taalo. Xasan Socdaal dalkaan meel xun ayuu u wadaa.
  14. Xasan Socdaal daciifnimadiisa xad dhaafka ah markii la arkay ayuu saan jees jees ugu hadlaayaa Xabashada daljirahooda. Xasanoow maxaa Soomaali bahdishay, mar dad u sujuudid, marna madax kale hortaada dalka Soomaaliya haku hor caayaan. Haddana Oromahaan Soomaalida sheegto.
  15. at 'charismatic.' I didn't know Soomaali MAGAts existed. Xunjuf, Reer Dutch aad la degantahay elected a mini-Orangecon. Yaa ogaado adigaba you voted for his cunsuri party
  16. Aaden Madoobe waaka baahanyahay Xasan. Jeebka u buuxiyeen and waala aamusiyey. Even though tolkeyga ka soo jeedaa, he is not like gaashaanle Shaatigaduud oo qadiyada iyo mabda' lahaa. Aaden macalin dugsi iska ahaa. Xamse ayaa la isku deyn doonaa la rido, he is easier of the two. The weakest ra'iisul wasaare ever.
  17. Xasan Socdaal waligiisa isma badalaayo, dalka qatar haku jiro ama yuunan ku jirin, his pockets and family always come first. Waligey madax Soomaaliyeed ka iimaandaran ma arkin - in his mind, he is always in poverty. Abaar,bolol adag iyo meel daran xun ku soo koray filaa. Si kale loo micneysto ma leh. Iimaankii ka celin lahaana malaha. Shame of rhese corrupt xikshibaanno noo soo celiyeen tuugaan. And if he thinks he can be C/fitaax Alsisi of Soomaaliya or any of these Carab leaders meesha iska joogaan, waa qafiifay. He should also remember baarlamaanka passed two years extension for Farmaajo in 2021, too. Taas meeshee martay waala ogaa.