Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Moderator
  • Content Count

    17,680
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    325

Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

  1. Daadir waxaas dhahay: Meel walba ka muuqo waa lagu muunad beelaa. JImcaale wal eree: Lan banaan maroow faragshey geed ma daaraaw. Jaamac wuxuu yiri: Cagtii joogsan waydo mar bay ceeb la kulantaa. Waaka dignay, waa u sheegnay, magaca madaxweyne ha bahdilin. Xasan maa war kuu maqlaayo, diyaarad walba dalaq, meel walba waa taaganahay waaye. Markaa lahayn u dir kulankaan wasiir ku haboon saan imaaneyso ogeyn.
  2. Safarada Xasan Socdaal ee dalxiiska ah: Imaaraadka - 10/06/2022 Turkiga - 03/07/2022 Eritareeya - 10/07/2022 Kiinya - 15/07/2022 Jabuuti - 16/07/2022 Masar - 24/07/2022 Ugaandha - 08/08/2022 Tansaaniya - 15/08/2022 Kiinya (2nd time) - 12/09/2022 Mareykanka - 15/09/2022 Ingiriiska - 18/09/2022 (rushed back from Mareykanka for the islaantii aaskeeda) Mareykanka (2nd time) - 20/09/2022 (back to Mareykanka for Qaramada Midoobay sessions) Itoobiya - 28/09/2022 Ugaandha (2nd time) - 08/10/2022 Jabuuti (2nd time) - 22/10/2022 Suudaan - 01/11/2022 Aljeeriya - 02/11/2022 Masar (2nd time) - 06/11/2022 Eritareeya (2nd time) - 10/11/2022 Jabuuti (3rd time) - 08/12/2022 Sacuudiga - 09/12/2022 Mareykanka (3rd time) - 12/12/2022 Talyaaniga - 08/02/2023 Imaaraadka (2nd time) - 22/02/2023 Qadar - 04/03/2023 Eritareeya (3rd time) - 13/03/2023 Jabuuti (4th time) - 15/03/2023 Ugaandha (3rd time) - 18/03/2023 Itoobiya (2nd time) - 14/04/2023 Ugaandha (4th time) - 27/04/2023 Qadar (3rd time) - 17/05/2023 Sacuudiga (2nd time) - 18/05/2023 Imaaraadka (3rd known time) - 21/05/2023 Turkiga (2nd time) - 02/06/2023 Jabuuti (5th time) - 11/06/2023 Mareykanka (4th time) - 20/06/2023 Talyaaniga (2nd time) - 23/07/2023 Jabuuti (6th time) - 22/09/2023 Eritareeya (4th time) - 08/10/2023 Biljam - 24/10/2023 Imaaraadka (4th known time) - 30/10/2023 Sacuudiga (3rd time) - 09/11/2023 Burundi (1st time) - 15/11/2023 Ingiriiska (2nd time) - 19/11/2023 Tansaaniya (2nd time) - 23/11/2023 Imaaraadka (5th time) - 30/11/2023 Jabuuti (7th time) - 08/12/2023 Mareykanka (5th time) - 10/12/2023 Ugaandha (5th time) - 15/12/2023 Kuweyd (1st time) - 19/12/2023 Jabuuti (8th official time) - 28/12/2023 Eritareeya (5th time) - 08/01/2024 Ugaandha (6th time) - 17/01/2024 Masar (3rd time) - 19/01/2024 Qadar (4th time) - 22/01/2024 Talyaaniga (3rd time) - 28/01/2024 Imaaraadka (6th time) - 31/01/2024 Itoobiya (3rd time) - 16/02/2024 _________________ Updated.
  3. Do the diehard, delusional secessionists not know the story of cocky Kurdish in Ciraaq and how baalaha loogu rifay by Cairaaqi government using airspace restrictions?
  4. Xasan Socdaal waala wada ogyahay qolo gaar ah ayuu necebyahay, mainly because he thinks they might interfere his dreamy grand ambitions. He also thinks qolodaas bas inay degaan Soomaali Galbeed iyo NFD, which is incorrect. Deep down, he really doesn't care dalka la sii kala gooy gooyo. Wants to be a big fish in a small tank. Saas u maangaabanyahay. At 72 years old, he thinks he can be another Carab strongman under the advice of Imaaraadka amd Masar. The very first few months of his second selection, it was revealed he wants Soomaaliya to be a government led by a strongman.
  5. Xasan Socdaal Adisababa u socdaa la leeyahay. Maxaa dowladnimo lagu dheel dheelay.
  6. Waxaan baroordiiq wey dhaafoysaa xataa. Reerarkii saraakiisha laga dilay ee Imaaraadka ayaa la siyaaranaayaa. Qaabdaranaa oo badowsanaa Xasan iyo taliskiisa.
  7. Balidoogle iyo Berbera ayeeba heystaan hadda. Xasan oo Kismaayo laga sugaaye maalmo joogo orod ugu soo noqday because of this igu sawir iyo aamiin la'aanta wasiiradiisa ka qabo. Meel walba inuu taagnaado rabaa, jecelyahayna la kulmo ergey walba shisheeye jagaduu doono ha heystee. Muxuu heybadii ka qaaday jagada madaxweyne.
  8. Erdogan wali Soomaaliya la garabtaagan walaalnimo, Xasana Imaaraad wali daba ordaayo. He can't even go to Ankara, ashamed of his baxsad killer son.
  9. Tacsi aanan dhamaad lahayn ee baroordiq isku badashay. They are really worried about losing the little monthly cash funds they receive from Imaraadka ay ka dambeeyaan. Wasiir TikTok receives it, then shares it among with Xasan Socdaal and Mahad Qalaaye. Then the military seniors get their cut, then middle men. Ciidamadii Imaaraadka inuu Soomaaliya ku baabi'iyo u tatabaray wax yar ka gaarto lacagta. It is said to be several million a month.
  10. Muuse Muqayil and his minion Feysal Dhurwaa agree something alright. Feysal Dhurwaa is just there to divide his tol and nothing else. He should've tried hard to save his kids dying in Suuriya instead of wasting the last two decades in Hargeysa marqaan sessions.
  11. I gave them the credit the Kacaanka deserves, not that I benefited from them, believed in them or anything from it. Giving its due does not make one a Kacaanle. Waxee qabteen sheegistooda waa waajib.
  12. The gullible secessionists were misled once again by conning and cunning Xabashi. They installed a little toy-like aviation equipment and told them meeshaan ayaa diyaaradaha maro Waqooyiga laga maamuli, hagi doonaa. They really believed it.
  13. Ma anaa 'Kacaanist' ah? Alloow nimaan wax ogeyn ha caddaabin. Do you realize how Kacaanka drastically changed my own very family's lives and fortunes permanently? Gaal dil gartiisana sii waaye. Kacaan was the best and better than anything that came after it. Where are we now after 33 years after Kacaanka? Sodon iyo sadex sano oo qqaaaro iyo dib u socod, Soomaali wada burburtay physically, spiritually and psychologically. Let's see: Fee-based private schools and universities. Corrupt, incompetent so-called doctors without any credentials. Nothing to export, all imports, including fruits and vegetables. No large-scale farms. Millions of lifetime refugees. Constant ying-yang famines and floods Complete environment destruction. Perennial recipients of 'aid.' Stealing and selling almost all public lands. Foreign-controlled puppets in each little fiefdom. Foreign mercenaries markee at every part of the country. Natural resources stolen and no central government to defend it. Soomaali iswada neceb. And not ro mention the millions of innocent people that were prematurely wiped out without any chance for life. And you dare to tell me this is better than towradii barakeysneyd. U qiro waxqabadkii Kacaanka and give its due.
  14. Qodob ka mid ah baaqa ee soo saareen siyaasiinta Shariif Sheekh Axmed, Xasan Cali Kheyre iyo C/raxmaan C/shakuur Warsame. "Waxaan walaac xooggan ka qabnaa xaraashka dhulka hantida guud ee maalmahan sida xawliga ah uga socda Muqdisho. Waxaan kasoo horjeednaa ku takrifalka hantida qaranka ee sida sharci darrida ah qiimaha jabanna looga iibinayo shakhsiyaad gaar ah. Waxaa xaaran ku ah diinta Islaamka, dastuurka iyo shuruucda dalka in madaxda qaranka ay ku takrifalaan hantidii shacabka Soomaaliyeed ka dhexaysay, iyadoo la iibinayo dhulkii danta guud, si degdeg ahna looga tirayo diiwaanka hantida qaranka. Waxaan hadaba uga digaynaa madaxda qaranka in ay ka waantoobaan arrinkaas, waxaanna xusuusinaynaa in arrinkaas la iskula xisaabtami doono mustaqbal dhow iyo kan fog intaba. Waxaan sidaa si la mid ah uga digaynaa ganacsatada iyo shakhsiyaadka ku hawlan iibsiga hantida qaranka in aysan yeelan doonin xuquuqda lahaanshaha dhulka maadaama sida lagu siiyay ay tahay sifo sharci darro ah. Waxaan gebagebadii ugu baaqaynaa Madaxweynaha in uu talada dalka dhulka dhigo, dalka iyo dadkana u turo, aqbalana talowadaag iyo tanaasul, si midnimo iyo isku duubni loogu wajaho halista dalka hortaalla. Waxaan uga digaynaa cawaaqib xumida ka dhalan karta in uu ku sii socdo qaabkan gole ka fuulka iyo kali-duulka ee uu haatan dalka ku hoggaaminayo. Waxaan ugu baaqaynaa inuu mudnaanta siiyo la dagaalka kooxaha argagixisada ah, ka hortagga damaca Itoobiya, joojiyana qaabka qardajeexa ah ee uu doonayo in uu dastuurka ku ansixiyo, iyo ku tagrifalka dhulka hantida danta guuud ee sida sharci darrida ah looga iibanayo shakhsiyaadka, siyaasiyiinta iyo ganacsatada ay danwadaagta yihiin." 1. Shiikh Shariif Sheekh Ahmed 2. Xasan Cali Khayre 3. Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame Xigasho ________________ Sadexdaan iyagaa codka xildhibaanno ay heysteen ugu wada shubay Xasan Socdaal. Haka saarto.
  15. He sent his tacsi in three afaf within a day. Isbitaal Digfeerna orod ku tagay, at night! He doesn't travel habeenkii Muqdisho gudaheeda amni darteeda. He never visited any ciidamo Soomaaliyeed la laayo. I have no doubt Xasan Socdaal wuxuu ku jiraa shabaqa Imaaraadka and they have some information to blackmail him.
  16. Sadex afaf ayaa loogu tacsiyeeyey jaajuusiintaan, intaas kuwa Soomaalida la xasuuqaaye waligiisa hal af xataa uguma tacsiyeynin. La heystaan meel uu la gubanaayaa.
  17. Dhagaxtuur, still as pessimist as ever. Last year you were a little hopeful, ee maxaa dhacay?