-
Content Count
17,675 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
325
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar
-
"I’m scared to leave Addis Ababa"
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Che -Guevara's topic in Politics
It is 'very successful' because millions of Soomaalida are flying with it. I have always refused to fly this Xabashi airline as a principle. Never did it once, albeit it being a direct flight to Toronto straight from Adisababa. Soomaaliya waa dalka kaliya diyaarad qaran lahayn. Liibiya, Yeman, Afgaanistaan, Burundi, Suuriya iyo dalalka kale caalamka - dal walba diyaarad qaran leeyahay. Not Soomaaliya, waa yaab yaabkeeda. All these airlines from Xabashada, Kiikuuyada, Imaaraadka, Qadar, Turkiga, Ugaandha, Jabuuti dalkeena waa iska imaadaan, bilaa kantarool. Worse is Xabashiland that goes straight to Soomaali cities without first visiting the country's capital. To them, Soomaaliya waa iska gobol gaar ah. This is not sustainable oo dhaqaalihii ummadda Soomaaliyeed shisheeye iska aruursanaayo. Soomaalida, being a hugely diaspora community, fly higher proportion than than all these neighbouring countries' citizens. Dowladda shirkadaha waa weyn - sida Jubba iyo Daallo - wey ku qasbi kartaa midoobaan and create a single flagship national airline, taking a public share as well. -
Maryooleey oo ku shamuumay Abiy Axmed FB posts
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Soomaali Xabashi kama adkaan, but dhabarjabinta Ruushka iyo xirtiisa shuuciga. Plus the betrayal of Jimmy Carter, the Christian religious who secretly sided with his fellow Christian Xabashi, albeit being communist regime. -
HY rising to arm and liberate themselves
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Illyria's topic in Politics
Xunjuf marqaanka iska yaree, carabkaaga iyo dhagahaaga isma maqlaanee. -
HY rising to arm and liberate themselves
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Illyria's topic in Politics
Ciidamadii yareyd uu maalin dhaweyd Awdal geeye Muuse Muqayil Hargeysa ku soo celiyey la leeyahay, muuqaalo caawa iyagoo soo noqday la soo galiyey FB. Muuse waa wareeray, awalna Sool uu ka keenay. -
Frequent flyer madaxweyne
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Xasanoow, fursad aan diyaarado bilaash ah helay iska daayee ee samee ficilo muuqdo. Reer Awdal aqoonyahanadooda iyo waxgaradkooda si deg deg ah iskugu yeer, dhaqaale iyo hubna sii. Reerka kale Muuse mucaarad ku ah hoos kala xiriir, dhaqaalo sii. Muuse meesha ka tuur, maanta maalin uu ka daciifsanyahay ma jirto. Wasiir arrimo dibad si deg deg ah u magacaabid lagaa sugaayaa. Waxba Deni hala sugin kulankiisa. Safaradaan wasiir arrimo dibad ku filan. -
Frequent flyer madaxweyne
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Safarada Xasan Socdaal ee dalxiiska ah: Imaaraadka - 10/06/2022 Turkiga - 03/07/2022 Eritareeya - 10/07/2022 Kiinya - 15/07/2022 Jabuuti - 16/07/2022 Masar - 24/07/2022 Ugaandha - 08/08/2022 Tansaaniya - 15/08/2022 Kiinya (2nd time) - 12/09/2022 Mareykanka - 15/09/2022 Ingiriiska - 18/09/2022 (rushed back from Mareykanka for the islaantii aaskeeda) Mareykanka (2nd time) - 20/09/2022 (back to Mareykanka for Qaramada Midoobay sessions) Itoobiya - 28/09/2022 Ugaandha (2nd time) - 08/10/2022 Jabuuti (2nd time) - 22/10/2022 Suudaan - 01/11/2022 Aljeeriya - 02/11/2022 Masar (2nd time) - 06/11/2022 Eritareeya (2nd time) - 10/11/2022 Jabuuti (3rd time) - 08/12/2022 Sacuudiga - 09/12/2022 Mareykanka (3rd time) - 12/12/2022 Talyaaniga - 08/02/2023 Imaaraadka (2nd time) - 22/02/2023 Qadar - 04/03/2023 Eritareeya (3rd time) - 13/03/2023 Jabuuti (4th time) - 15/03/2023 Ugaandha (3rd time) - 18/03/2023 Itoobiya (2nd time) - 14/04/2023 Ugaandha (4th time) - 27/04/2023 Qadar (3rd time) - 17/05/2023 Sacuudiga (2nd time) - 18/05/2023 Imaaraadka (3rd known time) - 21/05/2023 Turkiga (2nd time) - 02/06/2023 Jabuuti (5th time) - 11/06/2023 Mareykanka (4th time) - 20/06/2023 Talyaaniga (2nd time) - 23/07/2023 Jabuuti (6th time) - 22/09/2023 Eritareeya (4th time) - 08/10/2023 Biljam - 24/10/2023 Imaaraadka (4th known time) - 30/10/2023 Sacuudiga (3rd time) - 09/11/2023 Burundi (1st time) - 15/11/2023 Ingiriiska (2nd time) - 19/11/2023 Tansaaniya (2nd time) - 23/11/2023 Imaaraadka (5th time) - 30/11/2023 Jabuuti (7th time) - 08/12/2023 Mareykanka (5th time) - 10/12/2023 Ugaandha (5th time) - 15/12/2023 Kuweyd (1st time) - 19/12/2023 Jabuuti (8th official time) - 28/12/2023 Eritareeya (5th time) - 08/01/2024 Ugaandha (6th time) - 17/01/2024 Masar (3rd time) - 19/01/2024 Qadar (4th time) - 22/01/2024 _________________ Updated. -
Frequent flyer madaxweyne
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Wuxuu war wareegaba Xasan Socdaal wuxuu ku soo noqday siyaasadii aragtida dheereyd ee dowladii hore dajisay maadaama dalalkii Soomaaliya saaxiibtimada daacadda u ah ogaaday kuwee yihiin. -
Frequent flyer madaxweyne
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Waa runtaa ee iama soo horjeedi safaradaan. -
Waraaq uu aqrinaayaa, like a hostage. Mahad Kawaanle karbaashay munaafuqa, wey ku fiicantahay. Si loo sii daayo rabaa.
-
Frequent flyer madaxweyne
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Safarada Xasan Socdaal ee dalxiiska ah: Imaaraadka - 10/06/2022 Turkiga - 03/07/2022 Eritareeya - 10/07/2022 Kiinya - 15/07/2022 Jabuuti - 16/07/2022 Masar - 24/07/2022 Ugaandha - 08/08/2022 Tansaaniya - 15/08/2022 Kiinya (2nd time) - 12/09/2022 Mareykanka - 15/09/2022 Ingiriiska - 18/09/2022 (rushed back from Mareykanka for the islaantii aaskeeda) Mareykanka (2nd time) - 20/09/2022 (back to Mareykanka for Qaramada Midoobay sessions) Itoobiya - 28/09/2022 Ugaandha (2nd time) - 08/10/2022 Jabuuti (2nd time) - 22/10/2022 Suudaan - 01/11/2022 Aljeeriya - 02/11/2022 Masar (2nd time) - 06/11/2022 Eritareeya (2nd time) - 10/11/2022 Jabuuti (3rd time) - 08/12/2022 Sacuudiga - 09/12/2022 Mareykanka (3rd time) - 12/12/2022 Talyaaniga - 08/02/2023 Imaaraadka (2nd time) - 22/02/2023 Qadar - 04/03/2023 Eritareeya (3rd time) - 13/03/2023 Jabuuti (4th time) - 15/03/2023 Ugaandha (3rd time) - 18/03/2023 Itoobiya (2nd time) - 14/04/2023 Ugaandha (4th time) - 27/04/2023 Qadar (3rd time) - 17/05/2023 Sacuudiga (2nd time) - 18/05/2023 Imaaraadka (3rd known time) - 21/05/2023 Turkiga (2nd time) - 02/06/2023 Jabuuti (5th time) - 11/06/2023 Mareykanka (4th time) - 20/06/2023 Talyaaniga (2nd time) - 23/07/2023 Jabuuti (6th time) - 22/09/2023 Eritareeya (4th time) - 08/10/2023 Biljam - 24/10/2023 Imaaraadka (4th known time) - 30/10/2023 Sacuudiga (3rd time) - 09/11/2023 Burundi (1st time) - 15/11/2023 Ingiriiska (2nd time) - 19/11/2023 Tansaaniya (2nd time) - 23/11/2023 Imaaraadka (5th time) - 30/11/2023 Jabuuti (7th time) - 08/12/2023 Mareykanka (5th time) - 10/12/2023 Ugaandha (5th time) - 15/12/2023 Kuweyd (1st time) - 19/12/2023 Jabuuti (8th official time) - 28/12/2023 Eritareeya (5th time) - 08/01/2024 Ugaandha (6th time) - 17/01/2024 Masar (3rd time) - 19/01/2024 _________________ Updated. -
Frequent flyer madaxweyne
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Qaahira: -
What a projection! You are so, so close seeing yourself on the mirror. For three decades, Muuse Muqayil and secessionist hardcores were doing the same exact outlandish stuff for aqoonsi and each time were expecting a different result, which never comes.
- 383 replies
-
- 1
-
-
- somaliland
- somalia
-
(and 1 more)
Tagged with:
-
Israel Humbled as America sends more weapons
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Che -Guevara's topic in Politics
Tan waaka duwantahay tan ICJ ee Koonfur Afrika ku dacweysay. Tan waa ICC. Mexico, Chile refer Israel-Hamas conflict to ICC over potential crimes Mexico and Chile expressed "growing worry" on Thursday over "an escalation of violence" after several months of war between Israel and Hamas in a referral to the International Criminal Court (ICC) over possible crimes. Hamas militants launched a surprise attack in Israel in October, killing 1,200 mostly civilians and seizing 253 hostages, with multiple accounts later emerging of rape and mutilation. The Israeli... offensive on the Hamas-led Gaza Strip has led to increasing international alarm and scrutiny over the deaths of civilians, especially children. Gaza health authorities said on Thursday the war's death toll had risen to 24,620, with many more feared buried under the rubble. In a statement, Mexico's foreign ministry argued that the ICC was the proper forum to establish potential criminal responsibility, "whether committed by agents of the occupying power or the occupied power". "The action by Mexico and Chile is due to growing worry over the latest escalation of violence, particularly against civilian targets," it said. Israel is not a member of the Hague-based court and does not recognize its jurisdiction. But the ICC's prosecutor has stressed his court has jurisdiction over potential war crimes carried out by Hamas militants in Israel and by Israelis in Gaza. Mexico cited "numerous reports from the United Nations that detail many incidents that could constitute crimes under the ICC's jurisdiction". Chile's Foreign Minister Alberto van Klaveren told reporters on Thursday in Santiago that his nation was "interested in supporting the investigation into any possible war crime" wherever they might occur. Mexico said it was closely following the case presented last week before the International Court of Justice (ICJ) in which South Africa accused Israel of carrying out genocide in Gaza and demanded that the court order an emergency suspension of Israel's military campaign. Reuters -
Haa, that is why I support Xasan Socdaal iskugu waco all maamul goboleed, including Deni. Xataa Garoowe (or even better in Laascaanood) haku qabto shirka, hana ka hor sheego wax walba kala aragti duwanaan jirtay arrin ka daran ayaa timid oo hal meel laga soo jeesto. He has to be sincere. He also needs to go to Laascaanood as well as to Buuhoodle as soon as possible, to show the world that Waqooyi is part of Soomaaliya still and dowladda dhexe controls them. Wax walba optics ayaa mar mar ka awood weyn.
-
Not really. I don't think Xabashada Baydhabo caadi ugu baxaayaan unless xoog iyo awood loo sheegto. Ciidamo dheeraad ayeeba u soo direen to Gedo iyo Baay, expecting to enshrine their bases. Xasan needs to have a serious talk with Laftagareen, that danta qaran ka sareyso wax walba and inuunan faragelineynin arrimaha KG. Otherwise Lafta will not accept privately Xabashada haka baxaan meesha. Also pro-Xabashi and pro-secessionist Ingiriis have a base there, training KG ciidamo. To this day, I never understood why they chose Baydhabo. But they saw Mareykanka Belidoogle degay, iyagana Baydhabo iska xaadiriyeen without any known agreements. Some suspect uranium agagaarka Buurhakaba ku hoos jirto ayee rabaan. Shariif Xasan ayaa keenay.