Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Moderator
  • Content Count

    17,651
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    324

Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

  1. Eeygii madax bakeeriga weynaa waa loo jawaabay. Xuseen Ciyaarjecel ayaa u jawaabay qashinka asaga camal jawaab ma istaahilaan laakiin runtaa la tusiyaa.
  2. Walaasheena Naciimo ayaa jawaab wacan siisay eeyga Bakeeriga madaxa weyn marqaanlaha ah.
  3. Eeygaan waa in lagu dacweeyaa dowladda Ingiriiska. Meesha baasaboor iyo aqoonsi Soomaaliyeed ku joogaa. Safaaradda Soomaaliya ee Ingiriiska ku taalana haka ceshato baasaboorka.
  4. Shisheeye meesha haka iloowin, siiba gacmaha Imaaraadka iyo Blackwater mercenaries. There is no way some of those qaraxyo would've continued without certain countries funding them. Dowlad aanan dadkeeda xataa rabin canshuurtii yareyd bixiyaan maxee qabanee, xataa haddii nabiyo la soo diro. Dowlad ku jiraan ciidan beeleed dhulal xaaraan ah ku dagaalamaayo maxee qabanee without fundamentally changing those clan militias-cum-ciidan dowlad.
  5. Here comes ariirkii fudeedka badnaa, dabeesha meeshee u haado aado. Ii waran, ariiroow. Xamar isbaaradaada ka raadinaaye, ileen isbaaro ku nooliyaashii waa laga ciribtiray waa hore. Eniwey, how is Dhuusamareeb? Meeqo bilood shir loo fadhiyaa meesha noo sheeg, waxna lagu kala qeybsan la yahay. Unlike you, qabiil Soomaaliyeed dad xun iyo kuwa wanaagsan ku jiro uma gafaayi.
  6. Waa ayaandarro weyn suntii xumeyd lagu talaalaaye tan iyo intuu dhashay ka dhex hadleyso. Marka waxaa dhaho ma aqaan ka ahayn Rabi ha caafimaad siiyo. Hadduu ogaan lahaa asagoo saas u quuqleynaayo nafta ka bixi kartaa.
  7. Waxaan qashinka ah ayaa xildhibaan qaran kuu sheeganaayo, waliba 'honourable' uu micnaheeda garaneynin meesha ku qortay. Xildhibaanada Kiikuuyada waxaas ku arkay filaa oo wax reer magaal sameeyaan moodaa. Waxaan boqolkiiba boqol ogahay hadduu madaxweynaha booqan lahaa dhaawacyada isbitaallada la dhigay sida labadaan meesha ku sawiran inuu ugu yeeri lahaa 'istus tus' iyo 'igu sawir'
  8. This latest tragedy and mass murder committed by anti-Soomaali enemies at outskirts of Muqdisho proves more than ever the necessity of road closures on major throughfares in Muqdisho. If it wasn't the road closures in central Muqdisho, this terror would have occured right in the middle of the city and the casualties would have been God knows only. The anti-peace spoilers always keep complaining about the road closures (some of them praying for qaraxyo to score political points against dowladda dhexe). The anti-Soomaali argagaxiso are also against the major road that is being built from Muqdisho to Afgooye, funded by Qadar and built by a Turkish company. They always target the Turkish engineers as it was in this case as well. The Turkish company refused to pay any extortion to inkaarqabiyaasha who have infiltrated in that area since 2006, especially Ceelasha Biyaha. Rabi ayaa waaxid ah ha u wada raxmado maatida lagu xasuuqay Kontoroolka Afgooye. Inta dhaawaca ahna caafimaad waaro ayaa u rajeynaayaa
  9. Fadlan, calankeena suuban noo dhaaf. Qashin aad jeceshahay meesha suro.
  10. I have posted a thread on SOL of Hiiraan Online's misleading articles five and half years ago. They used and copied picture of mine that I took in 2009 of an old neighbourhood our family used to live in 1990s in Nayroobi. They used that picture of mine as though it was taken in Mandheera. I cannot stand that amateur site, though some Soomaalis consider it to be the primary site of Soomaalis. Nonsense. Most of their non-Soomaali articles are a direct copy-paste ones; some international sites like BBC even warned them not to use their articles without explicit permission. Some of them sourced from neocon and right-wing sites. I don't know if they are ignorant of these sites or if it is their poorly designed algorithm. Also the site's design hardly changed in 20 years of existence. Look at this page Hiiraan Online from 1999 compared to today in 2019. They are almost identical, save the graphics used.
  11. Waa runtaa, saaxiib. Reer Koonfur Galbeed tuugii weynaa Shariifka wey ka neefsadeen, no question about that. Also wasiirada uu magacaabay Laftagareen badankooda waa dhalinyaro wax bartay, unlike tuugadii odeyaasha ahaa magacaabi jiray Shariifka. Having said that, I wanted a fair and free (s)election to take place, even if Rooboow was a candidate. Let xildhibaanada deegaanka ah qofkee rabaan doortaan.
  12. I have to admit I did not approve nor support the way he was (s)elected. However, what he is doing and keeps doing surprised me. To the locals, he is a 1000% better than Shariifkii safarka badnaa, qarashkaba diyaarado ku bixi jirtay and his hotel stays in Nayroobi. Su'aalo adag oo kulul ayaa lagu weydiiye wareysigaan, si kalsooni ah ayuuna ugu jawaabay.
  13. Waraabihii waalnaa iska daacsan jiray mar ayee runta ka soo fakataa, sida tan camal.
  14. Faysal Cali Waraabe: Isma aan lahayn Hargeysa ayaa u darsan doonta qof laga soo magacaabo Muqdisho Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee UCID Faysal Cali Waraabe, ayaa sheegay in magaalada Hargeysa ay xilligan ka jiraan dhibaatooyin kala duwan oo xaga nadaafada ah, oo aan wax laga qaban tan iyo dowladdii Maxamed Siyaad Barre. Waxaa uu sheegay in guryo waa weyn oo Hargeysa laga dhisay xilligii dowladdii Maxamed Siyaad Barre ay weli taagan yihiin, ayada oo aan wax dayactir ah lagu sameyn, ayada oo madaxda Somaliland muddo 28 sano ah ay dhisi waayeen guryahaas oo kale. “Runtii wax na looga sheekeynayo ma ahan waxa caasimadda Hargeysa ka jira oo indhaheena ayaan ku aragnaa, xaqiiqdii guryahaan waxaa dhistay dowladdii aanu ridnay ee qabiilka ahayd ee na xasuuqday, ismaan lahayn Hargeysa ayaa u darsan doonta dadkii laga soo magacaabi jiray Muqdisho.” Faysal Cali Waraabe ayaa sheegay in mas’uuliyiinta hadda maamusha Somaliland aysan garaneyn wax aan ka ahayn “inay wax cunaan” oo aysan waxba dhisin. Guddoomiyaha xisbiga UCID ayaa sheegay inay u tagi doonaan madaxweyne Muuse Biixi, islamarkaana ay kala hadli doonaan arrimo dhowr ah oo ay ka mid yihiin golaha wakiilada ee aan la beddelin 17-ka sano iyo dowladda hoose ee Hargeysa oo uu ugu yeeray mid aan sharci ahayn. Faysal Cali Waraabe waxaa uu hadalkan sheegay xilli maanta uu booqasho ku tegay suuqa weyn ee magaalada Hargeysa, oo nadaafad xumo baahsan ay ka jirto. Xigasho
  15. Cajalkaan hoose ayaa ka arkeysaa kaamirooyinka qaarkood xaafadaha Xamar ku rakiban. Gaar ahaan daqiiqada 17:50 markee tahay.
  16. Shaqsi ahaanteyda cayayaan ma cuneen, laakiin dadkaan cunaayo, I have nothing against them. Probably was introduced by a qurbojoog soo wareeray, probably from dhul indhayar reer magaal iska dhigaayo. Ninkaas ayee iyagana reer magaal iskaga dhigeen.
  17. I am the last person on SOL that would defend Jaalle Maxamed Siyaad Barre considering how his regime immediately and literally affected my family in the very first day of his presidency. Having said that, you can accuse him anything but "enriching" his clan or himself. He didn't develop nor built anything where his clan members supposed lived at. Look at Cabuudwaaq. Look at Garbahaareey. These two degmo are supposedly where his fellow clan members lived and they were and still remain the least developed towns. Now compare that to other authoritarians of his time and after. Moi of Kenya comes to mind and how he developed his clan's town of Nakuru. Qadaafi of Liibiya as well and his clan's town of Sirte. So is the Tigrey Sanaawi and the Tigrey gobol. Other dictators also had tendency to name places after themselves; put their faces on their currencies; built statues of themselves in and around of their major cities. Force books they wrote taught at all schools. And above all, haul little money the country had in Swiss banks. Siyaad did none of these, which he could have if he wanted. In declining years of his regime, sure there were people in his family who were openly corrupt, including his step brother and his son, which he should have done something about that.
  18. What do you expect illiterate barely trained militia high on jaad. Even the way they carry qoriga looks so unprofessional.
  19. Wixii Soomaaliya hormariya waa anagoo hormarno, so the best they do is the best for Soomaaliya as well. Run haddii loo hadlo dowladda dhexe waxyaabo badan la taaban karo ayee qabatay, much better than any we had seen since 1990.
  20. There are dharcad undercover youths in each degmo in Xamar in the past year. The reason qaraxyada u yaraadeen is not only because of major road closures. NISA has a lot of informal agents who infiltrated a whole sections of xaafado, most of them youths in each xaafad. There are lowkey and mid range Barbaarta members being exposed each week in Xamar as a result of this. Just the other day their medical services arranger got caught.
  21. If this passes (you never know what Dotard can do to spite her), it is a great news to hear and will forever silence those self-hating Soomaalis who used poor excuses like what she has done for Soomaaliya in order to smear her. In a situation like this, only a congresspeople could add last amendments since the bill was already sent to Congress. So it seems our sister did it. Thank you, Xildhibaan Ilhaan.
  22. You mean intergobol highways? We have one, though had not being rebuilt in more than 30 years.