Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Moderator
  • Content Count

    17,658
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    324

Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

  1. Don't you know inuu Korona baxay oo wuxuu sii marayaa Xarar iyo agagaarkeeda.
  2. True, boqolkiiba boqol waa run. What did Hindiya's Modi's Hindu-ruled higher court rule on last year regarding the destroyed Ayodhya masaajid? They gave the land the masaajid stood to their Hindu extremists. Where were kuwaan maanta dacaayadeenaayo markaas? What about the whole annexation of Daanta Galbeed on this very moment by the Zionists? Reer Galbeedka filinkooda only weak-minded awalba iyaga dabanaageys u ahaa ayaa raaco.
  3. Haddeeba aad u buuxan Xamar. Kuwa bajaajyada, hoteellada iyo maqaayadaha ka shaqeeyo lahjado Waqooyi ku hadlaan.
  4. Erdogan rejects global criticism over Hagia Sophia decision Turkish President Recep Tayyip Erdogan has rejected international condemnation over the decision to change the status of Istanbul's landmark Hagia Sophia from a museum to a mosque, saying it represented his country's will to use its "sovereign rights". In the past, he has repeatedly called for the stunning building to be renamed as a mosque and in 2018, he recited a verse from the Quran at Hagia Sophia. "Those who do not take a step against Islamophobia in their own countries ... attack Turkey's will to use its sovereign rights," Erdogan said at a ceremony he attended via video-conference on Saturday. The colossal Hagia Sophia was built 1,500 years ago as an Orthodox Christian cathedral and was converted into a mosque after the Ottomans conquered Constantinople, now Istanbul, in 1453. The secular Turkish government decided in 1934 to make it a museum. Erdogan on Friday formally converted the building back into a mosque and declared it open for Muslim worship, hours after a high court annulled the 1934 decision turning it into a museum. He said Muslim prayers would begin at the UNESCO World Heritage Site on July 24. International reactions The president went ahead with the plan despite appeals from NATO ally the United States and from Russia, with which Ankara has forged close relations in recent years. Greece swiftly condemned the move as a provocation, France deplored it while the US also expressed disappointment. Russia's Deputy Foreign Minister Alexander Grushko on Saturday said Moscow regretted the decision. "The cathedral is on Turkey's territory, but it is without question everybody's heritage," he told the Interfax news agency. The World Council of Churches wrote to Erdogan expressing "grief and dismay" over the move and urged him to reverse his decision. As a World Heritage museum, "Hagia Sophia has been a place of openness, encounter and inspiration for people from all nations," interim secretary-general Ioan Sauca said in the letter released on Saturday. Continue to read
  5. A Turkish court officially ruled Mustafa Kamaal's degree a century ago was illegal to make Hagia Sophia (or as I call it Xaajiya Safiya) as a museum. Now it is back as a Muslim place of prayer. Turkey reconverts Istanbul's Hagia Sophia museum into a mosque Turkey's president Recep Tayyip Erdogan has declared Istanbul's Hagia Sophia open to Muslim worship after a top court ruled that the building's conversion to a museum by modern Turkey's founding statesman was illegal. Erdogan made the announcement on Friday an hour after the court ruling was revealed, despite international warnings not to change the status of the nearly 1,500-year-old monument, revered by Christians and Muslims alike. "The decision was taken to hand over the management of the Ayasofya Mosque ... to the Religious Affairs Directorate and open it for worship," the decision signed by Erdogan said. Erdogan had previously proposed restoring the mosque status of the UNESCO World Heritage Site, a focal point of both the Christian Byzantine and Muslim Ottoman empires and now one of the most visited monuments in Turkey. Earlier, a top Turkish court revoked the Byzantine-era Hagia Sophia's status as a museum. The Council of State, which was debating a case brought by a Turkish religious organisation, cancelled a 1934 cabinet decision that defined the sixth-century building as a museum. "It was concluded that the settlement deed allocated it as a mosque and its use outside this character is not possible legally," Turkey's top administrative court said in the ruling. "The cabinet decision in 1934 that ended its use as a mosque and defined it as a museum did not comply with laws," it said. Erdogan shared on his Twitter feed a copy of the decree he had signed which said the decision had been taken to hand control of the Ayasofya Mosque, as it is known in Turkish, to the country's religious directorate and reopen it for worship. Reporting from Istanbul, Al Jazeera’s Sinem Koseoglu said the decree was not a surprise as Erdogan had previously stated that he would like to see Hagia Sophia open for Muslim prayers on July 15, the anniversary of a failed coup attempt. Koseoglu said that in four hours Erdogan was expected to make a speech on the importance of the Hagia Sophia, and its status being altered to a mosque again. "There are dozens of people in front of Hagia Sophia museum. As soon as the court decision was announced ... they have been here chanting, they have been celebrating since then, and we spoke to them, they are very impatient to be able to pray inside Hagia Sophia," Koseoglu said. Continue to read
  6. Shiinaha oo dhoolatus millateri ka sameysay meel u dhow xeebaha Somaliland, kadib xiriirka ay la yeelatay Taiwan Dowladda Shiinaha ayaa dhoolatus ciidan oo balaaran ka sameeysay meel aan wax badan u jirin badda Soomaaliya, gaar ahaan gobollada waqooyi ee Somaliland, xili ay taagan tahay xiisada ka dhalatay xiriirka cusub ee Taiwan. Shiinaha ayaa toddobaadkii hore dhoollatus milateri ka sameeyay gacanka cadmeed oo aan ka fogeyn biyaha Somaliland ee Badda-cas, Sida uu dhawaan baahiyay Telefishanka dowladda Shiinaha ee CCTV. Saddex markab oo kuwa dagaalka ah ee dowladda Shiinaha ayaa dhoolatuskaasi lagu sameeyay, iyada oo ay bar-bar socdeen tababar ay ku tijaabinayeen cududdooda ay kaga hortagi karaan khataraha amniga iyo gudashada waajibaadkooda hawl-gallada milateri ee kala gedisan. Dhoolatuska Millateriga Shiinaha ayaa loo arkaa mid hanjabaad nooc cusub ah oo ku socota Somaliland oo uu rumeysan yahay inay qeyb ka noqoneysa kala goynta dhul weynihiisa, wallow aysan labada arrin si rasmi ah iskula xiriirin dowladda Shiinuhu. Sidoo kale waxa dadka ka faallooda arrimaha diblumaasiyadda ay dhoollatuska Shiinaha ku macneeyen fal uu ku muujinayo cadhadiisa iyo diidmada xiriirka cusub ee Taiwan iyo Somaliland. Shiinaha ayaa si adag uga horyimid xiriirka ay Somaliland la sameysatay Taiwan, oo uu aaminsan yahay inay tahay Jasiirad ka tirsan dhul weynihiisa, halka ay iyadu ku doodeyso inay tahay dal madax-banaan. Xiisada ka dhalatay xiriirkaasi ayaa u muuqata mid kasii dareysa, maadama oo Shiinaha iyo Soomaaliya ay si wada-jir ah u wadaan qorshayaal ka dhan ah xiriirkaasi iyo kuwa diblumaasiyadeed ee Somaliland iyo Taiwan, oo labadoodu kala sheegtan. Xigasho _______________ Dowladda dhexe waa inay Shiinaha kala hadashaa inay ku soo xadgudbin baddeena Soomaaliya.
  7. Saalax, no wonder kuwaan marqaansan saan baabuurta u wadaayo shil kama dhamaado meesha: Naftooda iyo tan dadka kale ayeeba halis galinaayaan intee jaad daroogo ah meel ciyoow ku geeya isleeyihiin. Haddeeba wax caafimaad waxtar leh wadaan fiicnaan lahaydaa.
  8. Wareygsiga oo dhameystiran aqriso. Wax badan ayaa ka ogaaneysaa taariikhda Soomaaliya sanadihii kontomeyadii iyo lixdameyadii.
  9. Aamiin. Wareysiga aan kor ku xusay oo aad u dheeraa wariyihii ka qaaday ayaa rabo inuu buug ka qoro. Mar dhow soo daabici doonaa, hadduu rabi idmo. Haddaa rabtid wareysigaas oo dhameystiran inta ka aqriso. Wax badan ayaa ka ogaaneysaa maalmihii u dhaxeysay dilkii madaxweyne C/rashiid Cali Sharmaarke iyo Kacaanka markuu talada la wareegay.
  10. 12 July 2020: Update on COVID-19 in Somalia. > New cases confirmed today: 8 > Banaadir: 8 > Male: 8 > Female: 0 > Recovery: 42 > Death: 1 ------------------------------------ Total confirmed cases: 3,059 Total recoveries: 1,306 Total deaths: 93 For more information, please visit: Website: www.moh.gov.so Dashboard: www.moh.gov.so/en/covid19 WhatsApp: bit.ly/MoHSomalia
  11. Waa runtaa, aagaas maqaayaddo iyo sarar caadi ahayn ku yaalo. It is becoming Xamar's exclusive xaafad. Maqaayadaha hoose ka muuqdo waa tagay, Posh Treats ka ahayn because meeshaas shiisha lagu baashaalaa la yiri. Goob shiisha lagu cabo cagteyda ma dhigaayi.
  12. And it is already delayed for a day, their excuse being maanta waa Jimco. Awalba Jimco inay ahayd lama ogeyn miyaa. It probably has to do hadalada madaxweynaha iyo ra'iisul wasaaraha dhaheen shalay. Baaqooda u diyaarsanaa laga qash qashay. Dib u dhac ku yimid furitaankii shirka Dhuusamareeb Waxaa maanta dib u dhac ku yimid shirkii madaxda maamul goboleedyada oo qorshuhu ahaa inuu ka dhaco magaalada Dhuusamareeb ee caasimada Galmudug. Sida ay ogaatay Caasimada Online, shirkaasi oo maanta ka furmi lahaa Dhuusamareeb, ayaa u baaqday kadib markii madaxda maamulada dalku ay isla qaateen inay maanta u noqoto ‘nasiimo’, maadama ay qaarkood shalay tageen magaaladaasi goor dambe. Kulamo gaar gaar ah ayay Madaxdu yeelan doonaan maanta, iyadoo Madaxweynaha Galmudug Axmed Qoorqoor uu qado sharaf u sameyn doono wafuuda ay hoggaaminayaan Madaxda Puntland, Hirshabeelle, Jubbaland iyo Koofur Galbeed. Magaalada Dhuusamareeb ayaa la ciir ciireysa wafuudii ugu badneyd ee ay horkacayaan Madaxda maamul goboleedyada iyo siyaasiyiin waxaa si aad ah loo adkeeyay amniga magaalada. Shirka madaxda maamul goboleedyada oo uu marti-gelinayo maamulka Galmudug ayaa si rasmi ah u furmi doona maalinta berri oo Sabti ah. Waxaana shirkaasi diirada lagu saari doona doorashada dalka ee 2020/2021, iyaga oo meel adag iska taagi doona muddo kordhin la sheegay inay wado madaxtooyada Soomaalya. Sidoo kale waxa shirkaasi lagu lafo guri doona xiriirka hoos u dhacay ee dowladda federaalka iyo maamul goboleedyada iyo weliba xiisada ka dhex aloosneed muddooyinkii u dambeeyay. Waxaana lagu wadaa in shirkaasi laga soo saaro go’aamo xasaasiya oo ku aadan doorashooyinka, mowqifka ay ka taaganyihiin maamulada dalku iyo arrimo kale oo xiligan taagan. Xigasho
  13. Waa runtaa. This thread is closed as well. Meesha meel ciyaal suuqeed moodaa.
  14. As long as wretched secessionists are forced to type, click a word they hate - SOOMAALIYA-online - when they come to this site, taas ayaa nagu filan. Otherwise ha iskaga jiraan boosaneeradooda hoose.
  15. Not really. Gobolka Baay has had five official districts, namely Baydhabo, Buurhakaba, Diinsoor, Qansaxdheere and Bardaale. If the 29 xildhibaanno are divided equally for each degmo, it is almost six xildhibaan per degmo. However, that is not the way it is going to be held. The bigger the degmo, the more xildhibaanno will be elected from. Baydhabo probably will have ten xildhibaanno. Buurhakaba probably 6/7 xildhibaanno. And so on.
  16. Che, waxaa i soo xasuusisay wareysi my old man, Rabi ha u raxmadee, laga qaaday bartamihii sanadkii 2000. Wargeyska Kasmo oo London ka soo bixi jiray ayaa ka qaaday, goobtana Xamar ayee ahayd. Wareysiga wuu dheeraa laakiin qeyb ka mid ah wareysiga waxaa ku jiray su'aalahaan iyo jawaabahaan: Kasmo: Ma jiraan wax xil ah oo aad ka qabatay maamulkii ciidamada? Sh. Mukhtaar: Waxba kama qabanin. Markaan xabsi-gurigii ka baxayba beer aan dhoobey ku lahaa ayaan iska aaday. Kasmo: Wax talo iyo tusaale oo uu maamulkaas kuu soo raadsan jiray ma jiraan, maadaama aad waayo-arag ahayd? Sh. Mukhtaar: Inuu ii soo raadsado ma jirin, anigaaba raadiyay, waraaqa u qoray oo aan u tegay markii dadka ciriiri la geliyay, suus galley ah aan laga soo qaadi karin Afgooye, la keeni karin Xamar. Wax beled laga qaado aan beled kale la geyn karin. Iyadoo sidaas jirto, ayaan Maxamed Siyaad xaanshida u qoray oo u tegay. Waxaan iri, "Sicirka badeecadaha u goyneysaan ee waddanka gudihiisa ah ka dhaafa. Alaabta beled laga qaadaayo oo beled kale la geynayo, aad u diideysaanna dhaafa, sicir-gooye Ilaahay waaye, laakiin wixii badda ka yimaada sicir u gooya, sidii rabtaan yeela." Waxaan iri maaddo cilmi ah oo caqiido Islaamka ku saabsan waxaan ka rajeynayaa inaad sikoollada ku dartaa. Maxaa yeelay ayan iri askartii gurigeyga waardiyaha ka haysay nin ka mid ah labo alifle ahaa ayaa sidaan u sheekeysaneynay wuxuu yiri, "Ruushka anagoo joogno ayaa nin gaal ah Ruush ah wuxuu na yiri, 'Idinka Ilaahay adduunkaan dhan suubiyay; dhulka, cirka iyo waxaan dhan suubiyay ayaad leedihiine, Ilaahayga naftiisa yaa soo suubiyay?' Wax jawaabo waa la waayay ayuu yiri. Marka Soomaalida dhan ayaa sidaas ah ee maaddo cilmi ah oo caqiiddo ah iskoollaha ku dar adaa diktator (kali-taliye) ahee waxa dhan suubin kartid. Kasmo: Markaad intaas tiri, muxu kaaga jawaabay? Sh. Mukhtaar: Shib ayuu iga yiri, waraaqddiina waa u dhiibay, wax uu ka qabtayna ma jirin. Mar dambe juuq uma dhihin, maadaama xaalkaas aan ula tegay uu wax ka soo qaadi waayay. Habeenkii uu xabiska iga bixinaayay dad buu ii soo diray. Ninkii askarta aniga ila joogtay xukumay iyo aniga ayaa fatuuro nalagu qaaday. Asagaa noo yeeray, waana u tagnay. Markaasuu i yiri; ‘Raalli ahow, dambi maad lahayn, laakiin siyaasad ayaa nagu kalliftay, adduunka dhaba saas waaye. Ninkii madaxweynaha jamhuuriyadd ah xabis lama geeyo, laakiin waa layska xareeyaa. Hadda ka horna inaan ku sii deynaan rabnay, Salaad Gabeyre sababtiisaa waqtigan ku soo gaartay. Mar Alle markii Sheekh Mukhtaar aan iska deyno aan niraahaba, wuxuu dhahaa ‘Aadan Cabdillena ha la daayo. Aadan Cabdiilena markii horaa naga xumaataye oo siyaasaddii ayaan ku darnay soddonkaas Afgooye ku xiran, si kaligiis aan u soo saarnana waa weynay. Mudadaan Salaad Gabeyre sabatiisa ayaad ku soo gaartay, haddana raali ahow, dambi ma lihid, meeshii rabtana mar. Kasmo: Maxay ahayd sababta uu Salaad Gabeyre soo-deyntaada iyo tan Aadan Cadde isugu xirayay?. Sh. Mukhtaar: Soddogiis soo ma ahayn? Gabadhiisuu qabay. In anigana lay daayo, asigana la daayo ayuu rabay. Markaan saas leenahay waa xiran yahay Salaad Gabeyre, dambigii inqilaab uu suubinayaa ayuu u xirnaa. Markaasaan iri, "Salaad Gabeyre ninkii inqilaabka suubiyay, gacantaada midig waaye lagu sheegayay, waa sidee?" Markaasuu (Maxamed Siyaad Barre) yiri, ‘Gacanta Alla ha ka gooyo, gacantay midig ma'aha.'
  17. It has been almost a year since her untimely murder. Rabi ha u raxmado. Warkaan hoose ayaa ku soo xasuustay: Friend completes podcast with slain Somali-Canadian journalist Hodan Nalayeh When Somali-Canadian journalist Hodan Nalayeh died in a July 2019 bomb attack in Somalia, recordings for a project she was working on with a friend back home in Canada were left behind. Nalayeh and Fartumo Kusow, a writer from Windsor, Ont., were in the early days of producing a series about being single mothers, and the challenges it poses within the Somali-Canadian community. The two friends would talk often on the phone, which Nalayeh would sometimes record, laying the groundwork for the podcast they wanted to create together. Their plan was to get together in a studio at some point, and record the final version of their series. When Nalayeh was killed, the podcast was incomplete. But now, with the help of CBC Windsor journalist Amy Dodge, Kusow has completed her friend's final work. Using a combination of recordings made by Nalayeh herself in the months before her death, and new recordings done by Kusow in a Windsor studio, the podcast was created. To listen the podcast episodes.
  18. Impact of COVID-19 On Somalia’s Economy: Will the virus be a springboard to severe crisis? The COVID-19 pandemic imposed unprecedented challenges to global health systems and economies and transferred to Somalia one of the poorest and susceptible to crisis economies of the world. The economy of Somalia was already severing due to structural deficiencies and lack of unity. The federal-level economic institution such as the ministry of finance, ministry of trade, and central bank are mainly residing in Moqdisho and have no capacity to extend their services to other regions. The central bank is not yet ready to function properly. It does not have the capacity to innovate suitable economic policies to stabilize the country’s currency value, prevent hyperinflation, and keep unemployment lower. In addition, the nation’s taxation procedures and revenue collection policies are not unitary. The regional states have autonomous economic and political institutions with different taxation and revenue maximation policies. In terms of employment, the state employs to a small fraction of the nation’s labor force compared to the private sector. Therefore, considering all these facts one may conclude state plays a negligible role in the economic activities of the country. The nation’s economy has been massively relying on foreign aid, remittance revenues, and import. The budget of the federal government and running costs are mainly financed through budget supports and other forms of assistance from donors. Almost every Somali household receives income from her overseas family member, especially Europe and the USA. Hence, remittance revenue is the lifeblood of the Somali household’s economy. On the other hand, Somalia is one of the countries with the largest trade deficit in the world, imports extremely surpass over exports. Since the livestock industry, the nation’s export backbone has been blemished by continual export bans from Saudi Arabia, the nation ended up an entirely import-dependent economy. The foreign aid, remittance revenues, and import are not reliable sectors because they are prone to global shocks such as political clashes, trade wars, and pandemics. For instance, COVID-19 pandemic adversely affected Somali remittance firms. The Somali remittance firms source funds from western countries where COVID-19 is massively damaged both human and economic. These countries have been executing a complete lockdown to fight against and attenuate the spread of the virus among the community. The business, schools, universities, and public transportations were completely closed. So, this instigated Somali immigrants in Canada, the USA, and EU countries to lose their jobs and not able to send money back home. Remarkably, Somali immigrants in Europe and the USA are one of the highest deadly effected diasporas by COVID-19. The World Bank estimates show that Somalia receives nearly US$1.4 billion remittance annually which contribute 23% of the nation’s GDP. Although Somali remittance firms in western countries have been victimized by money laundering and terrorism involvement allegations, however, still remain dominant in the nation’s basic financial service and recently annexed to banking and real estate. The lockdowns in western countries due to COVID-19 have reduced the smooth follow of remittance funds and this may have a deleterious effect on household’s livelihood, families may not able to pay utility expenses. The reduction of remittance funds means people will have no cash to buy things and small business which employ a significant share of the nation’s formal and informal workers will face critical financial crisis. Most affected areas It is very difficult to capture the impact of COVID-19 on economy like Somalia where financial data is hardly available in public. However, the World Bank expressed concern that the pandemic may reverse decades of economic progress and poverty alleviation in the world’s poorest regions like Sub-Saharan African countries. World Bank recently estimates projects that the Sub-Sahara region could lose around $79 billion in output in 2020. In fact, Somalia will be one of the highly affected states in the region. Somalia could not impose a complete lockdown strategy, but schools, universities, local and international flights have been closed. The Khat or Qat (stimulant and flowering plant native to East African and Arabian Peninsula) import was temporarily banned. The education sector of Somalia which is 95% private has been extremely devastated by Corona Virus (Covid-19). The primary, intermediate, and secondary school teachers have lost their salaries since tuition fees are paid monthly. The Madarasa (Koranic School) teachers also have lost their jobs and the lives of their families are endangered to die for hunger and underfeeding. There are no safety packages, food, and cash distribution to ameliorate the deteriorating economic situation of Somali teachers. The Federal government of Somalia has banned the import of Khat in a bid to reduce the spread of Corona Virus across borders with neighboring countries, this sends a paroxysm of anger and frustration to thousands Khat traders, and street based Khat small business. The Khat is a paradoxical business, on one hand, it employs a significant share of the nation’s informal workers, and it is the only source of income for many destitute and vulnerable families like internally displaced families, and widowed women with children. It is also the mainstay of the government’s source of tax revenue. On the other hand, anti-Khat campaigners argue that Khat drains the economy and destroys the family. In fact, the ban of Khat import policy immediately impoverished thousands of families whose livelihood depends on directly or indirectly to Khat business. The government has not yet come up with any initiative to refurbish the lives of these hopeless families and workers. The health impact of COVID-19 on Somalia is not as nasty as predicted and expected. Somalia has confirmed only 2944 cases and 90 death cases so far, although the testing rate is very limited and some of the fatuous test result cases were reported in the media. However, a country like Somalia where social protection programs, unemployment insurance benefits, and other welfare schemes are not even in the dictionary of the society deep economic downtown is imminent and unavoidable amid COVID-19 pandemic. As long as the 23% of the GDP of the country is remittance revenues from the west so any possibility of second wave pandemic that can outburst and prolong lockdown in western countries will have a catastrophic short- and long-term impact on Somali Economy. China is the Africa’s main trade partner, especially Somalia’s business community extremely depend on Chinese markets. The full lockdown on Chinese economy and ban of international flights significantly reduced imports from china to Somalia. This skyrocketed the most of food and basic stuff prices. Somalia cansimply face food insecurity, if second wave of COVID-19 hits China again and Chinese officials prolong lockdown period. By the time I’m writing this opinion essay, china is struggling a new swine flu virus. This is not only bad news to Chinese economy but also to Somali economy. Possible options for economy refurbishment COVID-19 pandemic presenting aberrant challenge to the Somali Economy amid Somalia is expecting full debt relief from the international creditors. The debt relief program will enable the country to get developmental aid, and non-concessional loans. The government should speed up the debt relief program to get loans and developmental aid to improve the lives of citizens impoverished by the COVID-19 pandemic. The government should consult with individual donors and international financial institutions to design the kind of foreign assistance Somalia needs for economic recovery in the post-COVID-19 pandemic era. The government should allocate a significant amount of foreign assistance it received to income generation projects for internally displaced people (IDP). The government cooperating with local business communities and international NGOs should set food distribution packages to vulnerable workers such as teachers, unskilled construction workers, widowed women with children, Kat workers, and so on. Policymakers should direct international NGOs to implement small business development and income generation projects in villages, districts, and regions where poor and susceptible communities are inhabited. The government in partnership with international donors and local investment banks should prepare soft loans and investment mechanisms suitable to poor farmers to promote local production efficiency. Small business development, fishing and agriculture, training and skill development, and empowering women and poor farmers oriented international and local projects will lead to favorable economic growth in the post-pandemic era. Xigasho
  19. 09 July 2020: Update on COVID-19 in Somalia. > New cases confirmed today: 10 > Somaliland: 7 > Jubbaland: 2 > Banaadir: 1 > Male: 8 > Female: 2 > Recovery: 62 > Death: 0 ------------------------------------ Total confirmed cases: 3,038 Total recoveries: 1,209 Total deaths: 92 For more information, please visit: Website: www.moh.gov.so Dashboard: www.moh.gov.so/en/covid19 WhatsApp: bit.ly/MoHSomalia
  20. Calanoo xaal qaado iga dheh. Anyway, his hasty meeting bololaalkii ka horeeyey oo fashilmay waxba ma dhaamaan. 'Beesha caalamka' ayaa la iska gadaayaa, thinking beesha caalamka are as gullible as they were before. I can even pre-write useless baaq ka soo bixi doono: Waa in dowlad goboleedyada iyo dowladda dhexe si deg deg ah ku xaliyaan arrimaha doorashooyinka. Waa in arrimaha doorashooyinka lagala tashto maamul goboleedyada. Waa in xaalka matalaada Banaadir dib u habeyn lagu sameeyo ama sinnaan lagu qeybsado (ha laga noqdo ma dhihi karaan because Qoorqoor, Laftagareen iyo Waarre ma yeelaayaanee). Aqalka Sare waa in lagala tashtaa arrimaha doorashooyinka (like they were not). In dagaal beeleed ka socdo agagaarka Buuhoodle si dhaqso ah loo joojiyaa.
  21. Cadnaan, I have found another sewage dweller for you: I don't even know who she is, but no doubt a deep boosaneero creature inay tahay.
  22. Doorashada Soomaaliya: Ma ogtahay in gobolka Baay uu heysto kuraasta ugu badan ee baarlamaanka Soomaaliya Xeerka deegaameynta kuraasta ee uu dhawaan ansixyay golaha Shacabka ayaa markii ugu horreysay kuraasta baarlamaanka federaalka ah u qeybiyay 18-kii gobol ee ay Soomaaliya ka koobeyd kahor inta aan la ridin dowladdii kacaanka. 275-ta kursi ee Golaha Shacabka iyo 54-ta kursi ee Aqalka sare ayaa lagu soo dooran doono gobollada marka laga reebo kuraasta xubnaha matalaya gobollada Jamhuuriyadda iskeed madaxbannaanida ugu dhawaaqday ee Somaliland. Doorashadan ayaa u dhici doonta hab ka duwan kii horay loogu soo doortay xildhibaanada labada aqal ee Baarlamaanka federaalka, kuwaasoo lagu dhisay caasimadaha dowlad goboleedyada. Habka kuraasta loogu kala qeybiyay gobollada 1- Shabeellada Hoose waxaa la dhigay kuraasta 26 xildhibaan oo Golaha Shacabka iyo 3 kursi oo Aqalka sare ah. 2- Gobolka Baay, oo heysta tirada ugu badan ee xildhibaannada Golaha Shacabka, ayaa lagu soo dooran doonaa 29 mudane oo Golaha shacabka ah iyo 4 xildhibaan oo Aqalka Sare ah. 3- Shabeellada Dhexe waxaa laga soo dooran doonaa 20 xildhibaan oo Golaha Shacabka iyo 4 mudane oo Aqalka Sare ah. 4- Hiiraan ayaa heysta 18 xildhibaan oo u matali doonta Golaha shacabka iyo 4 senator oo Aqalka Sare wakiil uga noqonaya. 5- Gobolka Galgaduud wuxuu leeyahay 27 xildhibaan oo golaha shacabka ah iyo 7 mudane oo Aqalka Sare ah. 6- Gobolka Mudug ayaa lagu soo dooran doonaa 17 xildhibaan oo ku biireysa Golaha Shacabka iyo 3 senator oo ku matali doonta Aqalka Sare federaalka. 7- Gobolka Nugaal waxaa laga soo dooran doonaa 6 Mudane oo Golaha Shacabka ku mataleysa iyo 2 Aqalka sare ah. 8- Bari waa 13 kursi oo Golaha Shacabka ah iyo 4 kursi oo Aqalka Sare ah.# 9- Sanaag wuxuu leeyahay 6 xildhibaan oo Golaha Shacabka ah iyo 3 Aqalka sare ah. 10- Gobolka Bakool waa 14 mudane oo Golaha Shacabka ah iyo 1 kursi Aqalka Sare ah. 11- Sool waxaa loogu talagalay 9 kursi oo Golaha Shacabka ah iyo 2 Aqalka sare ah. 12- Gedo waxaa la dhigay 17 kursi oo Golaha Shacabka iyo 3 Aqalka sare ah. 13- Jubbada Hoose waxaa laga soo dooran doonaa 19 xildhibaan oo Golaha Shacabka iyo 2 Aqalka sare u matali doonta. 14- Gobolka Jubbada Dhexe wuxuu helay 7 xildhibaan oo Golaha Shacabka ah iyo 3 Aqalka Sare ah. 15- Awdal waxaa la dhigay 17 kursi oo Golaha Shacabka iyo 3 Aqalka Sare ah. 16- Togdheer waa 8 kursi oo Golaha Shacabka ah iyo 3 Aqalka Sare ah. 17- Waqooyi Galbeed waxaa la siiyay 15 kursi oo Golaha Shacabka ah iyo 3 kursi oo Aqalka sare ah. 18- Gobolka Banaadir waxaa ku qoran 5 kursi oo Golaha shacabka ah. Hase yeeshee Aqalka sare ee Banaadir waxaa loo qoondeeyay 13 xubnood. Arrintaas waxaa ansixiyay Golaha Shacabka federaalka, laakiin waxaa kasoo horjeestay mudanayaasha Aqalka Sare. Xigasho
  23. Waraa, jaadka Xabashada laga keeno la geeyo Waqooyiga baabuur ayaa lagu geeyaa, not diyaaraddo.
  24. Waa runtaa. I hope any lacag aad dirtid in lagu qayilin. I would hate nothing more than lacag qof ku soo dhididay in jaad iyo qashin lagu cuno, and the hard currency money straight goes back to Kiikuuyos and Xabashis.
  25. Only from the deepest part of the marqaamid session at marfishes would produce a ludicrous, absurd idea like this. Laakiin lama yaabaayi, desperation plus non-stop marqaamid of 30 years of wasteland ayaa keentay waxaan.