-
Content Count
17,714 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
326
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar
-
Aamiin. Dad badan ayaa ku baxsaday isbitaalkee maamuleysay sanadihii 2006-2011, kaas oo ku yaalay agagaarka deegaanka Lafoole. ______________________ Dr Xaawo Cabdi oo ku geeriyootay magaalada Muqdisho Waxaa maanta Magaalada Muqdisho ku geeriyootay Allaha unaxariistee Drs Xaawo Cabdi oo ahayd Dhaqatarad cimrigeeda inta ugu badan ku bixisay samafalka bulshada. Drs Xaawo Cabdi ayaa mudo ka badan nus qarni ka soo shaqeynaysay Arimaha Caafimaadka, iyadoona lagu xasuusto Halgankii ay u soo gashay Bulshada Soomaaliyeed mudadii Dalka uu ku jiray Burburka. Marxuumadda ayaa duleedka Magaalada Muqdisho ka yagleeshay cusbitaal lagu daryeelo hooyada iyo dhallaanka iyo dadka kale ee buka. Drs Xaawa Cabdi Dhiblaawe, waxa ay ku dhalatay magaaladda Muqdisho, sanadku markii uu ahaa 1947kii. Waxa ay ka shaqeynaysay ilaalinta Xuquuqda Aadanaha iyo daweynta kuwooda taagta daran, gaar ahaan hooyada iyo dhallaanka. Markii ay burburtay dawladdii dhaxe ee Soomaaliya waxay duleedka magaaladda Muqdisho ka dhistay Cisbitaal, iyo xero barakacayaasha ay ku helaan hoy iyo daryeel caafimaad. Dad badan oo isugu jira masuuliyiin dowladdeed iyo shacabka ayaa geerideeda ku tilmaamay tiir adag oo ka baxay umadda Soomaaliyeed.
-
Turkey sets up first African military base in Somalia
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Che -Guevara's topic in Politics
Afar sano ka dib: Turkey to train 1/3 of entire Somali military, envoy says Turkish-Somali relations have experienced great success over the years, and as part of their strategy of cooperation, Turkey has trained one-third of the Somali military forces. Turkey’s Ambassador to Mogadishu Mehmet Yılmaz told Anadolu Agency (AA) in remarks regarding bilateral relations, “When we look at the total numbers, Turkey will have trained one-third of Somali military forces, estimated to be around 15,000-16,000 personnel." In addition to military cooperation, Yılmaz also touched other areas of the countries' partnership, including health and education. The envoy underlined that historical relations between Turkey and Somalia have dated back many years but began to develop further after President Recep Tayyip Erdoğan’s official visit to Mogadishu in 2011, when the country was struggling with a drought. “The visit by our president in 2011 to Somalia changed the fate of this country and took the bilateral relations to a new level,” Yılmaz said. He said Somalia "came under the spotlight" following President Erdoğan’s visit, noting that Somali sympathies toward Turkey and the Turkish people continue. Underlining that Erdoğan became the “only non-African leader to visit Somalia in 20 years,” the ambassador said Erdoğan’s message of solidarity was received with happiness by the Somali people. The ambassador added that Turkey has been continuing its support to Somalia with humanitarian aid according to the country's current needs, in the areas of health, education and security. 'Turkey’s military cooperation with Somalia of critical importance' Regarding military cooperation between the two countries, Yılmaz said Turkey's involvement in Somalia is of “critical importance.” “Turkey’s military cooperation with Somalia is of critical importance for this country. It contributes to Somalia’s security and its fight against terror,” he said. Stating that the international community’s biggest expectation from Somalia is the training of units that will ensure safety in the country, he noted the debates regarding the possible withdrawal of the African Union Mission in Somali's (AMISOM) forces from the country. “The withdrawal of AMISOM forces is being debated nowadays. In fact, the Somali Transition Plan, which was put into effect for directing the reconstruction efforts by the state, also envisions this. Within the scope of this, last year and this year the number of AMISOM troops have been decreased by 2,000. But the realization of the plan depends on the creation of Somali’s own local security forces,” Yılmaz said. “I can say with clarity that the country that provides the contribution of the highest quality is Turkey,” he said. Saying that sergeants and noncommissioned officers, who will make up the backbone of the Somali military, are being trained in the Camp TURKSOM, a defense university and a Turkish military base, the ambassador added that the training provided is high-quality commando training. “They first receive initial education in Somali. After that, they are sent to Isparta province (in Turkey) for commando training. After it ends, they are transferred to the Somali military,” Yılmaz said. Yılmaz added that Turkey managed to overcome and contain the coronavirus outbreak at the military base, all the while continuing to provide training. The ambassador said at least 1,000 special police officers will have been trained by Turkey. The envoy also touched upon the fight against the Gülenist Terror Group (FETÖ) and said Somalia was the first country to end FETÖ activities after the July 15 failed coup attempt. Yılmaz also praised the Maarif Foundation’s efforts to bolster education in the African country. “Maarif did a very good job in Somalia. The foundation is making efforts to develop the two schools it has taken over here. These schools are in high demand. There is another school that Maarif has taken over in Somaliland too. Our teachers are successful,” he added. Yılmaz also rejected allegations that Turkey demanded soldiers from Somalia for its efforts to help Libya’s U.N.-recognized Government of National Accord (GNA) in its fight against putschist Gen. Khalifa Haftar’s forces. “Social media is very powerful in Somalia. We are observing the efforts of some countries to manipulate the area for their interests. We see this as a targeted effort. Those allegations are not true. There is no truth to these claims,” the ambassador said. Xigasho -
Mogadishu- Afgoye Road Project
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to biyo-cad's topic in Developement | Projects
-
Eebbe ha u raxmado marwo Xaawo Cabdi oo maanta ku geeriyootay Muqdisho. Drs Xaawa Cabdi oo ku geeriyootay Muqdisho Allaha u naxariistee waxaa saaka magaalada Muqdisho ku geeriyootay Drs Xaawa Cabdi oo muddo dheer ka soo shaqeyneysay horumarinta arrimaha caafimaadka Soomaaliya. Wararka ayaa sheegaya in xanuun deg-deg ah oo kusoo booday ay sababtay geerida ku timid Xaawa Cabdi oo ka mid aheyd dhaqaatiirta waa weyn ee Soomaaliyeed. Sidoo kale qaar ka mid ah caruuteeda iyo ehelladeeda ayaa warbaahinta u xaqiijiyey geerida ku timid marxuumadda oo xarun caafimaad ku laheyd deegaan iyada loogu magac daray oo ku yaalla duleedka koonfureed magaalada caasimadda ah ee Muqdisho. Geerida ku timid Drs Xaawa Cabdi waxaa sidoo kale ka tacsiyeeyey qaar ka mid ah dhaqaatiirta Soomaaliyeed. Waxa ay aheyd 73 sano jir wax ku soo baratay wadanka Ruushka, horaantii toddoaatameeyadii, waxaana ay garab qaban jirtay dadka danyarta ah. AUN Drs Xaawa Cabdi ayaa waxaa lagu xauusan doonaa kaalintii ay ka soo qaadatay howlaha adeegga caafimaadka muddadii burburka. Xigasho
-
How in the name of Eebbe did this dude become a leader of a country, let alone a major country like Mareykanka? And three and half years later, he still has his seat. Any other nation - major or minor - his matching orders would have long be given, if not overthrown forcibly. He has zero sense of self-awareness, empathy, sympathy with or any other soothing words a leader is expected to offer in times of crisis.
-
Uproar as Somalia turns back another miraa flight
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Saalax's topic in Politics
Kenyan khat traders count losses as Somalia fails to lift ban Khat traders in Kenya have decried loss of business following the latest order by Somali Government to turn back a cargo plane carrying the product headed for Puntland. The Miraa Traders Association said Sunday the continued ban of the leafy stimulant by Somalia had occasioned them losses running into millions of dollars. International flights in Somalia resumed today but the federal government did not lift the ban on khat. A cargo plane carrying 11 tones of khat was ordered to return to Nairobi Sunday before it landed in Puntland. According to the association, the plane entered the Djibouti airspace by about 10am after flying over Ethiopia and was readying to land in Puntland when it was ordered to return. The association said the plane was carrying khat valued at $80,000. Somalia banned the importation of khat in March as part of its COVID19 response measures. Though Somaliland and Puntland have eased khat import restrictions, the Federal Government is yet to issue a directive on lifting the order. Kenya used to export up to 50 tones of khat valued at $2.5 million daily to Somalia prior to the ban. -
Salaad Cali Jeelle: Nimaan dhaxeynin
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Salaad Cali Jeele oo ku baaqay in culeyska laga yareeyo Madaxweyne Farmaajo Salaad Cali Jeele ayaa ku baaqay in culeyska laga qafiifiyo Dowladda Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, isla-markaana ay dowladdu ka shaqeyneyso, sidii ay doorashada ugu qabsoomi laheyd waqtigeeda. Salaad Cali Jeele oo ka mid ah La taliye-yaasha Madaxweynaha Qaranka ayaa su'aal geliyay culeyska intaa le'eg ee lagu hayo dowladda haataan jirta, bacdamaa sida uu sheegay ay horeyba muddo kororsi u sameeyeen dowladihii hore. "Xasan Sheekh inuu lix bilood ku darsaday maad moogtihiin? Shiikh Shariif Kampala Accord hal sano inuu ku darsaday maad moogtihiin? Soomaalinimadu cadaalad bay rabtaa." Ayuu yiri Salaad Cali Jeele. Salaad Cali Jeele oo maanta ka hadlayay Shirka Beesha Mudulood ayaa yiri "Ninkan haddii ay u dhammaato uu farsamo la imaan waayo, isagaa laga rabaa." Waxa kaloo uu yiri "Madaxweyne Farmaajo anaa la taliye u ah doorashada inay waqtigeeda ku qabsoomtaa ka shaqeynaa, laakiin dadkaan suggi karin oo fitno uun dawo u tahay ayaan anagu diidanahay. Ilaah baan idinku dhaarshee fursadiisa hala siiyo." Jeele ayaa intaa ku daray "Hadda dhibaatada la geliyay, inta laga wacay meesha la yiraahdo Dhuusamareeb ayaa Ra'iisal Wasaarihii saaxiibka ahaayeen inta leesku diraa, la riday." UniversalTv -
The Scaramucci of Soomaaliya
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Dhacdadii xilka looga qaaday Cabdirisaaq Caato oo la sheegay in uu amray Mahdi Maxamed Guuleed Ilo-wareedyo ka tirsan xafiiska ra’iisul wasaaraha Soomaaliya ayaa sheegay in amarka ahaa in baabuurta aan xabadda karin dib loo soo celiyo uu bixiyey sii-hayaha ra’iisul wasaaraha Mahdi Maxamed Guuleed Khadar. Doodda ku saabsan in shaqaalaha xafiiska, gaar ahaan kuwii ku dhowaa ra’iisul wasaare Kheyre, laga soo celiyo baabuurta ayaa keentay in xilka laga qaado xoghayihii joogtada ahaa ee xafiiska ra’iisul wasaaraha Cabdirisaaq Xuseen Aadan Caato. Cabdirisaaq Caato ayaa waxaa xilka ka qaaday Mahdi Guuleed, kadib markii la sheegay inuu ciidan ku dalbaday Yaxle Cali Hareeri, si uu uga qaado baabuur xabadda aysan karin oo dowladdu leedahay, hase yeeshee xubno ka tirsan xafiiska ayaa sheegay in Cabdirisaaq uu ahaa nin ku shaqeynayey amar ka sarreeya. “Cabdirisaaq Caato, waxaa amray Mahdi Guuleed, markii arrintu dood dhalisayna asagaa ayuu eedda dusha u saaray, waa nasiib darro,” ayuu yiri qof ka mid ah xafiiska ra’iisul wasaaraha, kuna dhow Caato. “Cabdirsaaq kama suurtoobaan ficillo qalafsan. Waa shaqsi aad u afgaaban aqoon sare leh, shaqo yaqaan ah, haddana si xushmad leh ula macaamila dadka ay shaqo wadaagta yihiin, isagoo ammaan badan ku kasbaday howlihii uu ka qabtay madaxtooyada, oo uu ka ahaa agaasime ku xigeen,” ayuu yiri. Dhinaca kale, shakhsiyaad ku dhow Cabdirisaaq Caato ayaa sheegay inay rumeysan yihiin in amarka markii hore ka yimid Mahdi Guuleed uu ahaa qorshe iyo shirqool abaabulan oo ay ka dambeeyeen mas’uuliyiin iyo xildhibaano doonayey in xilka laga qaado Caato, kuwaas ooh adda ku guuleystay sidaas. Xigasho -
Uproar as Somalia turns back another miraa flight
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Saalax's topic in Politics
It would have been worse if Reer Islii and NFD stopped chewing it overnight. The whole Meru region ayaa dhaqaalo la'aan ku dhaceyso. -
Importing jaadka should immediately be stopped
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Uproar as Somalia turns back another miraa flight Miraa traders are up in arms after another plane ferrying 11 tonnes of the produce to Puntland in Somalia was turned back for allegedly violating Covid-19 restrictions. This is the second plane to be ordered back to Kenya by Mogadishu in a month. One ferrying 13 tonnes was denied entry early July. Nyambene Miraa Traders Association Chairman Kimathi Munjuri protested the move, saying the cargo plane had complied with all rules and regulatory frameworks. Mr Munjuri faulted the Kenyan government for what he termed as ignoring several pleas to engage the Somali government over the miraa trade suspension. TRADE SUSPENSION Somalia suspended Miraa trade in March as part of measures to contain the spread of Covid-19, and the resumption of international flights on August 3 has excluded non-essential goods. "The plane was carrying 11.3 tonnes of the highly valued Griid and Alele varieties of miraa to Puntland. It entered the Djibouti airspace by about 10am after flying over Ethiopia and was readying to land in Puntland when it was ordered back to Kenya. This is the second huge loss in one month," Mr Munjuri said. He said the traders lost about Sh8 million in the arborted trade deal. Mr Munjuri added: "It is painful because all the paperwork was right legally and procedurally." He decried an intensifying campaign by anti-khat crusaders to have miraa banned in Somalia. MIRAA TAXES The official added that there was a plot to hike miraa taxes once trade resumes in Somalia. "We already have information that Mogadishu plans an exorbitant hike in taxes on miraa to $5 (Sh538) per kilo, which will push khat way out of the reach of most consumers. We have not been involved in any talks about this by Mogadishu," he said. Marlier, Mr Munjuri decried the Foreign Affairs ministry’s slow pace of addressing the trade stalemate that has denied them access to the Somaliland market. “We have even been trying to have the Somalia border reopened to facilitate trade but nothing seems to be moving. The Trade and Agriculture ministries have been engaging their Foreign Affairs counterparts on various issues. All miraa trade issues seem to be stuck at the latter” he said. Anti-khat crusaders have taken advantage of the four-month trade suspension to argue their case on why the Somali government should ban it for good. Kenya has been exporting about 50 tonnes of khat to Somalia, valued at close to Sh25 million daily. Xigasho -
Salaad Cali Jeelle: Nimaan dhaxeynin
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Buuq hareeyey Shirka **** kadib markii Salaad Cali Jeelle Khudbad Lama filaan ah ka Jeediyey Buuq ayaa hadheeyay Shirka Mudulood markii la isku dayay in loo diido Salaad Cali Jeelle hadal jeedinta Shirkaasi. Inkastoo Cali Mahdi Maxamed uu Salaad ku taageeray hadal jeedintiisa, haddane waxaa muuqanayay in Jawiga Shirka marqura isbadalay oo buuq billowday. “Shirka hadduu shir ****yahay, sooma kaceen, laakiin doorasha laga hadlay, sidaas u soo kacay, doorasho dadban la rabaa in nagula qasbo oo doorasho qof iyo cod aheyn oo shacabkaan raba inay codeeyaan” Ayuu yidhi Salaad Cali Jeelle. Salaad Cali Jeelle Isagoo hadlaka sii wata ayuu hadalkan ka jeediyay. “Xasan Sheekh 6 bilood inuu ku darsaday maad moogtihiin, Shariif inuu 1 sano ku darsaday maad moogtihiin. Madaxweyne Farmaajo anigaa la taliye u ah. Lakin Qof iyo Cod doorasho ah ayaa dalka ka dhaceeyso” “Waxaa la isku diray madaxweynaha iyo Ra’iisul wasaarihiisa. Waa ogtihiin dadka ka shaqeeyay. Nabad iyo Nolol ayaa dalkaan ka taliso, Iyagaana amarka doorashada iskaleh”. Salaad Cali Jeelle ayaa madasha ka yiri “uma maleeneyn in wahaabi mowlacaan iiga adkaanayo” faafaahin kale inkastoo uusan sii raacin. Madasha shirkeedu qasan yahay waxaa jooga labadii Madaxweyneyaashii hore Xasan Sh. Maxamuud iyo Shariif Sheikh Axmed. Xigasho -
Salaad Cali Jeelle: Nimaan dhaxeynin
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
-
I know and very aware of his ugly actions during Xabashi occupation of Muqdisho in 2007, especially defending the indiscriminate shelling of suuqa Bakaaraha as a minister of then dowladii kumeelgaarka. Lately, he seems like he is redeeming himself when he keeps telling the failed politicians the reality of a new Soomaaliya. Some of them did not even want him to speak at the venue until Cali Mahdi forced them to listen to him.
-
It is, so when are you opening it?
-
Importing jaadka should immediately be stopped
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Widaay, anything helps and this is a start. This is an opportunity and dowladda dhexe is taking every advantage of it because jaad has had a heavy special interest groups whose financial ties are too considerable both inside and outside the country. -
The Scaramucci of Soomaaliya
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Maxaa keenay xil ka qaadista degdega ah ee C/risaaq Caato Wararka laga helayo Madaxtooyada Villa Somalia ayaa sheegaya in sababaha xil ka qaadista Xoghayihii KMG ahaa ee Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha C/risaaq Caato ay la xiriirto xadgudub lagula kacay Yaxye Cali Hareeri oo ka mid ahaa ragga aadka ugu dhowaa Ra’iisul Wasaarihii hore Xasan Cali Kheyre oo maanta la isku dayay in gaari uu watay in lagala wareego. Yaxye Cali Hareeri oo gaariga aan xabadaha karin la socday oo ku tagay hoyga Ra’iisul Wasaarihii hore, waxaana markii uu ka degay, gudahana u galay hoyga Ra’iisul Wasaarihii hore, ayaa waxaa markiiba gaarigiisa hareereeyeen Ciidamo uu soo diray C/risaaq Caato, kuwaasoo darawalka waday gaariga ku amray inuu ka dego, dabadeedna la wareegay. Arrintan oo ay ka caroodeen Xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka ayaa u tagay Madaxweynaha, iyagoo u sheegay in aanay u dulqaadan doonin hab dhaqanka qalafsan ee lagula kacayo raggii ku dhowaa Ra’iisul Wasaarihii hore, isla markaana C/risaaq Caato uu maalmahan beegsi iyo xadgudub ku hayay raggii la soo shaqeeyay Ra’iisul Wasaare Kheyre. Intaas kaddib Madaxweyne Farmaajo ayaa degdeg u amray in xilka laga qaado C/risaaq Caato, waxaana uu la xiriiray Sii Hayaha Ra’iisul Wasaaraha Mahdi Guuleed oo durba xil ka qaadis la socotay iyo Magacaabis soo saaray, waxaana xilka si KMG ah loogu magacaabay C/raxmaan Mucaawiye oo horay u ahaa Kuxigeenka Xoghayaha Joogtada Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha. Xigasho ________________ @Saalax, do you know this Caato dude? Ma tolka siihayaha ra'iisul wasaarahaa? Deg deg badnaa. -
Cabdirisaq Caato oo noqdey Scaramucci-gii Soomaaliya Cabdirasaaq Xuseen Aadan, oo loo yaqaan Cabdirisaaq Caato, ayaa shalay noqday mid ka mid ah raggii ugu cimri xilka gaabnaa siyaasadda Soomaaliya, markii laga qaaday xilka xoghayahii joogtada ee xafiiska ra’iisul wasaaraha oo uu hayey toddobaad kaliya. Cabdirisaaq Caato ayaa la mid noqday agaasimihii hore ee warfaafinta Aqalka Cad ee Mareykanka Anthony Scaramucci, oo uu Trump xilka ka qaaday toban maalmood un markii uu xilka hayey. Caato iyo Scaramucci ayaa arrimo badan isaga mid ah, sida in labaduba la magacaabay bisha July, xilkana laga qaaday toddobaad ama toddobaad un ka badan markii la magacaabay, iyo inay xilka ku waayeen fudeyd iyo qaladaad ay sameeyeen. Sidee lagu magacaabay xilkana ku waayeen Anthony Scaramucci iyo Cabdirisaaq Xuseen Aadan Caato? Anthony Scaramucci Madaxweyne Trump ayaa Scaramucci u magacacay agaasimaha warfaafinta Aqalka Cad 21-kii July 2017. Magacaabistiisa waxaa ka hor yimid Afhayeenkii Aqalka Cad ee xilligaas Sean Spicer, oo isla maalintii la magacaabay ku dhowaaqay inuu is-casilay. Sida ay xilligaas werisay New York Times, Spicer ayaa iscasilay marii uu Trump ku wargeliyey inuu kasoo horjeedo magacaabista Scaramucci. Madaxii shaqaalaha Aqalka Cad ee xilligaas Reince Priebus ayaa sidoo kale si xooggan u diiday magacaabista Scaramucci. 26-kii July 2017, Ryan Lizza oo ka tirsan wargeyska New Yorker ayaa shaaca ka qaaday inuu soo wacay Scaramucci uuna ka codsaday inuu u sheego cidda siisay xog ku saabsan khilaaf u dhaxeeyay madaxa shaqaalaha Aqalka Cad Reince Priebus iyo la-taliyahii Trump ee xilligaas Steve Bannon. Maalin kadib Scaramucci ayaa twitter soo dhigay inuu wedyiistay FBI-da inay baaraan Priebus isaga oo rumeysan inuu yahay qofka xog maaliyadeed oo isaga ku saabsan uu siiyey wargeyska Politico. Qoraalkaas twitter ayuu daqiiqao kadib tiray. 28-kii July 2017, waxaa is-casilay Preibus, waxaana Trump uu isla maalinkaas madaxa shaqaalaha Aqalka Cad u magacaabay jeneralka howl-gabka noqday ee John Kelly. 31-kii July 2017, Trump ayaa xilka ka qaaday Scaramucci, kadib markii uu sidaas dalbaday Kelly. Kelly ayaa Scaramucci ku sheegay nin aan aadaab lahayn, fudfudud, oo lumiyey kalsoonidii lagu qabay, kadib markii toddobaad gudihiisa uu qaladaad badan sameeyey. Scaramucci ayaa 10 maalmood gudahood ku helay kuna waayey mid ka mid ah xilalka ugu muhiimsan Aqalka Cad. Cabdirisaaq Caato 25-kii July 2020, Sii-hayaha xilka ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed, ayaa saacado kadib markii la magacaabay wuxuu isna Cabdirisaaq Caato oo horey u ahaa agaasime ku xigeenka Villa Somalia, si ku-meel gaar ah ugu magacaabay xilka xoghayaha joogtadaha ah ee xafiiska ra’iisul wasaaraha. Xilkan wuxuu u dhigmaa xilka agaasimaha madaxtooyada oo kale, waana shaqsiga kala wada dhammaan howlaha xafiiska ra’iisul wasaaraha, oo ay hoos yimaadaan shaqaalaha xafiiska. 26-kii July waxa uu Cabdirisaaq Caato billaabay olole uu doonayey inuu ku xisaabiyo dhammaan baabuurta aanay xabadda karin ee ay isticmaali jireen shaqsiyaadkii ku dhowaa ama la shaqeyn jiray ra’iisul wasaare Xasan Cali kheyre, isaga oo doonaya inuu ka wada qaado. 29-kuu July, qaar ka mid ah shaqaalihii xafiiska Ra’iisal Wasaarihii hore ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyre, oo lasoo xiriiray Caasimada Online ayaa sheegay inay wajahayaan cadaadis badan oo dhanka shaqada ah, oo kaga imanayey maamulka cusub. 31-kii July, waxaa is-casilay agaasimhihii warfaafinta iyo xiriirka bulshada ee xafiiska ra’iisul wasaraaha Calinuur Salaad. Calinuur Salaad ayaa la aaminsan yahay inuu kamid ahaa mas’uuliyiinta ugu dhowaa ra’iisul wasaarihii xilka laga qaaday ee Xasan Cali Kheyre. Calinuur ma sheegin in iscasilaaddiisa ay la xiriirto dhib uu ka tirsanayey Caato. Galabnimadii 1-dii August, Cabdirasaaq Xuseen Aadan (Caato) ayaa xadgudub kula kacay Yaxye Cali Hareeri oo ka mid ah raggii sida aadka ah ugu dhawaa Ra’iisul Wasaarihii hore Xasan Cali Kheyre. Yaxye Cali Hareeri oo watay gaari kuwa aysan xabadu karin ah ayaa hooygiisa ugu tegay Xasan Cali Kheyre, waxaana markii uu ka soo laabtay lagu celiyey afaafka hore ee madaxtooyada. Yaxye Hareeri waxaa la sheegay in askar ka amar qaadaneysay Cabdirasaaq Caato ay gaarigiisa isku geedaameen, isla markaana ay ku amreen in asaga iyo darawalkiisaba ay ka degaan, iyagoo sidaas ula wareegay gaarigii Hareeri. Xildhibaano iyo siyaasiyiin aad uga carooday arrintaas ayaa u tagay Madaxweyne Farmaajo, iyagoo u sheegay in aanay u dulqaadan doonin hab-dhaqanka lagula kacayo raggii la shaqeyn jiray Ra’iisul Wasaarihii hore Xasan Cali Kheyre. Isla shalay galab, Madaxweyne Farmaajo waxa uu la xariiray sii hayaha xilka Ra’iisul wasaaraha dalka Mahdi Maxamed Guuleed oo uu ka dalbaday in Cabdirasaaq Caato uu si deg deg ah u bedelo, taasi oo Mahdi Guuleed uu horey ka fuliyey, xilkana ka qaaday Caato. Cabdirisaaq Caato ayaa toddobaad gudihiisa ku helay kuna waayey mid ka mid ah xilalka ugu muhiimsan dalka. Anthony Scaramucci iyo Cabdirisaaq Caato-ba waxay na barayaan cashar ku saabsan in marka xil lagu dhiibo, wax kasta oo aad horey maskaxda ugu haysayba, ay habboon tahay inaad marka hore sal dhigato, kadib qorshayaashaada aad tartiib u fuliso. Xigasho
-
Soomaaliya airspace open once again
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
134 cisho kadib oo dib loo fasaxay duulimaadyada caalamiga ah ee dalka Waxaa saaka si rasmi ah dib u billowday duulimaadyada caalamiga ah ee dalka oo muddo 134 cisho hakad ku jiray, sababo la xiriira cudurka faafa ee Caronavirus oo saameyn ballaaran ku yeeshay caalamka. Maareeyaha Hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed Mudane Axmed Macalin Xasan oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in maanta la fasaxay duulimaadyada dibadda, islamarkaana ay u diyaar garoobeen. Sidoo kale wuxuu tilmaamay inay qasab tahay in rakaabka baxaya iyo kuwa soo dagaya inay xirtaan maryaha afka lagu xerto ee Face Maska, si loo xakameeyo Covid-19. “Waxaan dhammaan fareynaa rakaabka baxaya ama kasoo degayo Garoonka Aadan Cade ay qasabtahay inay xertaan maryaha afka lagu xerto ee face Maska. Iyo sidoo kale gacmo gashiga iyadoo la raacaya fariimaha aan ka bixineyno halista cudurka Covid-19.” ayuu yiri Maareeye Axmed macalin. Arrintan ayaa ka dambeysay, kadib markii todobaadkii la soo dhaafay ay golaha wasiirada Soomaaliya ay ansixiyeen in la qafiiyo xayiraadaha saarnaa dalka ee Coronavirus. -
Importing jaadka should immediately be stopped
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
DF Soomaaliya oo ‘hawada ka celisay’ diyaarad ka timid Kenya, kuna socotay P/land Sida ay warisay warbahinta maxaliga ah ee dalka Kenya waxaa todobaadkan hawada Puntland ay dowladda Soomaaliya ka celisay diyaad sidday Qaadka nooca loo yaqaano Miirooga, taas oo ka soo duushay Nairobi, kuna soo jeeday gudaha magaalada Gaalkacyo, qeybta waqooyi oo ay maamushu Puntland. Wararka ayaa sheegaya in maamulka hawada Soomaaliya uu ku amray diyaaraddaasi inta aysan dagin, ka hor inay dib ugu laabato halkii ay ka soo duushay oo ah Kenya. Sidoo kale urur ay ku mideysan yihiin ganacsatada Qaadka Kenya oo ka hadlay tallaabadaasi ayaa sheegay in celinta diyaaraddan ay u gaysatay dhaawac dhaqaale. Guddoomiyaha ururkan ayaa xusay in diyaaradda sidday xamuulka ee dib loo celiyey ay raacday qawaaniinta iyo qaab dhismeedka sharciyeynta, islamarkaana markii hore loo oggolaaday in ay geli karto hawada Soomaaliya, sida uu hadalka u dhigay. Weli ma jiro wax hadal ah oo ka soo baxay dowladda Soomaaliya oo ku aadan arrinta diyaaraddaas iyo cabashada ka soo yeereysa ganacsatada Qaadka ee dalka Kenya Bishii hore ayey aheyd markii hawada Soomaaliya laga celisay diyaarad Qaad sidday oo laga leeyahay dalka Kenya. Si kastaba ha’ahaatee horey ganacsatada Qaadka Kenya aya sheegay inay lumiyeen illaa $ 80,000 kadib markii ay khasaare xoogan ay kala kulmeen xayiraadaha ay soo rogeen dowladaha Soomaaliya iyo Kenya ee ku aadan xakameynta cudurka faafa ee COVID-19. Xigasho _________________ Mahadsanidihiin inta ka qeybqaadatay go'aankaan ee ka tirsan dowladda dhexe. -
Soomaaliya airspace open once again
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Tahriibiyaal laga soo badbaadiyey dalka Iiraan oo Muqdisho lagu soo celiyey: -
Guys, why aren't we talking about the Coronavirus?
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Holac's topic in Politics
Somali Livestock Traders Count Losses After Hajj Cancellation Due to COVID-19 Somalia's livestock industry has been reeling since Saudi Arabia canceled the hajj, the Muslim pilgrimage to Mecca, because of COVID-19. Somalia earns the majority of its export earnings from livestock, and it normally sells millions of cattle and goats to Saudi Arabia to feed pilgrims at the hajj. Hassan Farah, a livestock trader in southern Somalia, typically would be a busy man at this time of year, loading ships bound for Persian Gulf countries with livestock. But this year, he said, the coronavirus has destroyed his business. Farah, 42, said that before the virus struck, "we used to export livestock. We used to get our livelihood. Then the virus came, and everything we are doing came to a stop. Here in Lower Juba, we would export livestock two, three times a month, but now we export once every three months." According to a 2019 Veterinary Medicine and Science report, Saudi Arabia imports upward of 3 million goats, sheep, cattle and camels during the hajj season. Somali traders supply a large number of the animals. Khalid Saeed, a livestock coordinator for the U.N. Food and Agriculture Organization in Somalia, said that despite the virus and restrictions, Somali traders were able to export at least 1.3 million animals in four months this year. He said that from April to the end of July, the value of animals exported to the Middle East would be about $90 million to $95 million. However, Abdiaziz Bashir Adan, Kismayo livestock director, said that was a low number compared with figures from previous years. He said livestock traders target a time like this during the hajj period, and that the cancellation of the pilgrimage had made the situation worse, hurting prices. For example, he said, a goat that was going for $70 to $80 now was being sold for $50 and the cancellation of the pilgrimage was to blame. According to the World Bank, Somalia has an estimated 53 million head of livestock, which account for about 75 percent of Somalia's exports. The pandemic has left tens of thousands of families without an income and little hope of making a living unless COVID-19 is brought under control. Xigasho -
Guys, why aren't we talking about the Coronavirus?
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Holac's topic in Politics
02 Aug 2020: Update on COVID-19 in Somalia. > New cases confirmed today: 8 > Puntland: 7 > Somaliland: 1 > Male: 8 > Female: 0 > Recovery: 36 > Death: 0 ------------------------------------ Total confirmed cases: 3,220 Total recoveries: 1,598 Total deaths: 93 For more information, please visit: Website: www.moh.gov.so Dashboard: www.moh.gov.so/en/covid19 WhatsApp: bit.ly/MoHSomalia -
Somalia PM Mahdi opens Covid-19 patients treatment centre.
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Saalax's topic in Politics
Goormaa isdharjinee adigana yaaqeey.
