Juje

Nomads
  • Content Count

    2,791
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Juje

  1. Originally posted by Jacaylbaro: They want Sh. Sharif to join SOL dee ,,
  2. Waryada the guy is busy with rebuilding 'heykalki dowladniimo. In mean time you vagabonds can have the liberty to express your unwarranted and inaccurate statements. Dhagax sxb alabti Maxamed Siyaad Baare wayahan maso garin, may be you ment that of President Yeey, well it is still under good condition.
  3. Originally posted by NGONGE: ^^ There is a press release every single day. But Juje is a xaasid. He keeps them to himself and does not pass them on to the public. Loooool
  4. Originally posted by Norfsky: How many press releases have come out of the presidents office this year? 2? 3? How much are you aware of the Press Releases that come out from the President's Office?
  5. A Somali mother and her beautiful baby....what a wonder for the eyes.
  6. That's it... easy now.... use all pressure.... open your legs wide and give me all you got can until you are relieved.... I'm a toilet seat after all
  7. Originally posted by Jacaylbaro: I just can't stand the xildhibaanada part ,,,, Loool On much brighter side , I really loved the 'xildhibaan' arrest. I would have loved if they were held overnite. But on a serious note it is sad to see aged men and women, and many youngsters paying the price for ****** acts committed by few on Friday.
  8. Boqolaal Somali ah oo lagu maxkamadeynayo Nairobi Boqolaal Somali ah oo xalay ilaa saakay laga qab-qabanayay magaalada Nairobi ayaa waxaa isla saakay la soo taagay maxkamad ku taal magaalada Nairobi taasoo lagu magacaabo Kibera Magistrates Court, waxaana maxkamadeyntani la xiriirtaa rabshadihii Jimcihi eynu soo dhaafnay ka dhacay caasimada dalkaasi taasoo ay ku dhinteen 2-ruux. Inta badan Somalida maxkamada lasoo taagay oo aan wax lug ah ku laheyn rabshadahani ayaa waxaa lagu haystaa in ay sharci darro ku joogeen dalka Kenya. Xildhibaanada iyo saraakiisha ka midka ah dadka xabsiyada loo taxaabay ayaa waxa ay kala yihiin Generaal Galaal, Xildh. Caasho iyo xildh. Aamina iyo kuwo kaloo badan.Sadex ka mid ah xildhibaanada ayaa la sii daayay kadib markii ay soo bandhigeen sharciga loogu ogolaaday in ay dalka ku joogaan. Tirada guud ee dadka Somalida ah ee xabsiyada loo taxaabay xalay ilaa saakay ayaa lagu sheegay tiro kor u dhaafeysa 300 oo ruux. Maxkamada ayaa wali u socota Somalida, waxaana la filayaa in qaar cusub maalmaha soo socda maxkamada lasoo taago.
  9. Huge ransom paid to Somali pirates The largest ransom ever paid to Somali pirates has been dropped onto the deck of a Greek-flagged oil tanker carrying two million barrels of oil. The ransom delivered on Sunday is believed to be between $5.5m and $7m, according to unnamed sources interviewed by the Reuters news agency. With 28 crew members on board, the Maran Centaurus oil tanker was captured in November as it was crossing the Indian Ocean, northeast of the Seychelles islands. The tanker was sailing from Kuwait to the United States. The European Union's anti-piracy force says the crew includes one Romanian, two Ukrainians, nine Greeks and 16 Filipinos. 'Jackpot' Andrew Mwangura of the Kenya-based East African Seafarers' Assistance Program told journalists in December that the hijacking was a "jackpot to the pirates" because a tanker full of oil is worth millions of dollars. The Greek ship was the second largest oil tanker seized by Somali pirates. In 2008, pirates hijacked the Saudi-owned Sirius Star. They eventually released the ship for a reported $3m ransom. World powers, including the European Union, Nato and the United States are running naval patrols off the Somali coast in an effort to protect commercial shipping. In response, the pirates have extended their reach, attacking ships up to 1,800km from Somalia, deep in the Indian Ocean. Source: Al Jazeera and agencies
  10. Originally posted by Cali_Gaab: As far your comment goes about me being childish, my hairline proves otherwise. I think your hairline is 'cirro-cannod' - it is not only childish but out of order to narrate to us an experience you had in your car regardless whether it is true or not. Mida kale qofka walo ceeb qaariya ee lama sheeg sheego.
  11. Rabshado dhimasho iyo dhaawac sababay oo maanta ka dhacay magaalada Nairobi Banaanbax looga soo horjeedo xariga Sheikh Abdullah al Faisal oo ay dowladda Kenya xirtay December 31, 2009 xilli uu ka soo baxayay masjid Jamia ee ku yaala Bartamaha Kenya ayaa ka dhacay maannta oo Jimca ah January 15, 2010 magaaladda Nairobi kadib Salaadihii Jimcaha. Banaanbaxan oo isku badalay mid rabshadeed ayay kadiba police-da dalka iyo dadkii banaanbaxa sameenaya isku dhaceen iyadoo la xaqiijiyay dhimashada 2 qofood halka tiro kale oo dad ahna way ku dhaawacmeen kuna jiraan qaar ka mid ah police-ka. Midka ka mid ah dadka dhintayna waxaa ku jiray wiil Somali ah sida ay dad xog ogaal ah ii xaqiijiyeen. “Ma dooneeyno in dalkeena uu noqdo sida Somalia oo kale, halkani waa Kenya”, ayuu yiri engineer Aggrey Kaisha oo banaanbaxa goob jog ka ahaa. Mid ka mid ah banaanbaxayaasha ayaa watay calanka madow ee astaanta ah ururka Al-Qa'ida iyo Alshabaabka Somalia. Iyadoo inta badan warbaahinta Caalamka ay qorayeen in Calanka Al-shabaab uu Qatar u keeni karo amaanka dalke Kenya. Todobaadkii hore ayay aheyd markii banaanbax aan rabshadi wadanin uu ka dhacay banaanka hore ee Masjidka Jamia ee bartamaha magalaada ku yaal balse banaanbixii maanta ayaa isku badalay mid rabshada wata. Sheikh Abdullah al Faisal oo u dhashay dalka Jamaica ayay horay dowlada Britain u xirtay kadibna dalkeeda ay isaga soo masaafurisay ayadoo lagu eedeenayo in uu dadka Muslimka ah ku dhiiiri galinayay in ay dilaan Yuhuuda iyo reer galbeedka. Sidoo kale dalal kale oo African ah ayaa iska soo masaafuriyay. Sheikh Abdullah al Faisal ayaa dalka Kenya la rumeesanyahay in ay ka soo galay xuduudka dalka Tanzania ay dowlada Kenya la wadaagto inkastoo dowladda Tanzania ay arrintaasi ka biyo diiday. Dowlada Kenya ayaa Sheikh Abdullah al Faisal u masaafurisay dalka Gambia ee galbeedka Africa ku yaal balse dib ayaa loogu soo celiyay dalka Kenya kadib markii Shirkahada duulimaadka iyo dalalka uu transit-ka ku noqon lahaa ay diidan shiekhan. Banaanbaxan ayaan maanta geestay qasaaro naf iyo maalba isugu jira iyadoo isi socodkii magaaladana uu hagad galay. Dalke Kenya waxaa dagan boqolaal kun Somali ah, Magaalada Nairobi waxa ku nool Somali fara badan waxaana laga yabaa in ay arrintani saameen ku yeelato dad badan oo Somali ah. Sanadkii 1998 ayay aheyd markii safaaradda dowladda US ee magaalada Nairobi ay bur-buriyeen kooxda Al-Qa'ida, Dowladda Kenya ayaa taxadar kaga jirta sidii aysan dalka ooga dhici laheen falal argagixiso. Ibraahim Da'ud Abdalle “Gentleman” Nairobi-Kenya
  12. Banaan bax Aad u Balaaran oo rabshado wata ayaa wuxuu Maanta ka dhacay Magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya Banaan bax Aad u Balaaran oo rabshado wata ayaa wuxuu Maanta ka dhacay Magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya kaasi oo ay sameenayaan dad Muslimiin Soomaali ah oo ka careysan Wadaad Muslim ah ay dhawaan xirtay dowladda Kenya. Wararka Naga soo gaaraya Xarunta Dalka kenya ee Magaalada Nairobi ayaa waxa ay sheegayaan in Magaaladaasi Nairobi ay ka dhacayaan Banaanbaxyo Aad u Balaaran .Sidoo kale Banaanbaxa ayaa waxaa uu ka bilowday Masjid weyn oo ku yaala Magaalada Salaadda Jimcada Kadib waxaana dadkani Muslimiinta Soomalida ah ee Dalka Kenya ku dhaqan banaanbaxooda ay kaga soo horjeedaan nin dhawaan laga soo tarxiilay wadanka Ingiriiska oo iminka ku xiran Xabsi ku yaala Magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya Waxauyna Aad ugu careesan Yihiin Shacabkaan Xiritaanka Shiikhaan . Daqiiqado kadib Waxaa goobta Banaanbaxa uu ka socday u soo gaaray Ciidamo ka tirsan Dolwada Kenya iyagoona ciidamada isku hareeyay gabi ahanba Masjidka Waxayna Isku Diyaariyeen in ay Kala Eryaan Shacabka u soo baxay Banaabaxa Sidoo kale waxaana la soo sheegayaa in dadkii banaanbaxa sameynayay iyaguna ay ku carareen Masjidka markii cidamo fara badan halkaasi ay yimaadeen Maadamaa Shacabka Banaabaxayay Ay u badyaayeen Soomaali Qaarkood Aan haysan Sharciga Lagu Joogo Dalka Kenya . Dhanka kale Wararka Naga soo Gaaray Goobta uu ka dhacay Banaabaxaas in uu Halkaas Ka dhacay Qasaaro Maadaama Ciidanka Goobta Soo Gaaray Ay Fureen Rasaas iyo Xabadaha Dadka ka Ilimaysa Lama oga ilaa iyo hada qasaraha dhabta ah ee ka dhashay rasaasta ay fureen Ciidamada amaanka ee dalka Kenya
  13. Iska horimaad xoog leh oo maanta ka dhacay Masjidka Weyne ee Jaamici Mosque ee bartamaha magaalada Nairobi Jimco, January 15, 2010(HOL): Afar qofood ayaa la soo sheegay in ay ku dhaawacmeen iska horimaad maanta ka dhacay Masaajidka Jaamic Mosque ee ku yaal bartamaha magaalada Nairobi. Dhaawaca ayeey dad badan sheegayaan in uu intaa ka badan yahay. Warar aan la xaqiijin ayaa waxay sheegayaan in halkaas hal qof ku dhintay. Iska horimaadkan ayaa wuxuu salka ku hayaa nin muslim ah una dhashay dalka Jamica oo ay dowladda Kenya ka masaafurisay dalkiida. Ninkaas oo la sheegay in dib loogu soo laabay dalka Kenya ka dib marka ay diiday dowladda Najeeriya in uu waddankeed (Transit) ku sii maro. Rabashadii halkaas ka socotay ayaa hadda waxay isku bedeshay mid u dhexeeysa dhallinyaro ka socota shacabka Kenya iyo dhallinyaradii ku sugneyd Jaamici Mosque. Waxaan hadda muuqata in Masaajidka Jaamic ay dhagxaan ku tuurayaa dad reer Kenya ah oo ku sugan halkaas. Waxaa cabsi lagaa qabaa in rabshadahan sii ballaartaan oo aanan la kala dhexgalin dhallinyarada halkaas isku haya. Source : HiiraanOnline
  14. Originally posted by The Zack: LOL@ Dr cowke Ma horumarka ayad no didan tahey sxb?
  15. C/salaam Caddaay oo saftay horyaalka English premier league By Sunni Said Salah • January 12, 2010 LONDON, CIYAARO-Waxaa caawa ka soo dhaxmuuqday tartanka Horyaalka dalka Ingiriiska ciyaar ku dhaxmareysay garoonka Man city kooxaha kale ah Manchester City iyo Blackburn Rovers wiil Soomaaliyeed oo ka tirsan kooxda MAN City magaciisana la yiraahdo Cabdi Salaan Cabdul Qaadir Ibraahim ‘’Caddaay’’. Run ahaantii caawa waxay u ahayd Soomaalida degan dalka Ingiriiska habeen farxadeed kadib markii ciyaarta labada kooxood ku dhaxmareysay tartanka Horyaalka Dalkan Ingiriiska oo dunida dhan si toos ah looga daawanayay uu ka soo dhaxmuuqday ciyaaryahankan mustaqbalka wanaagsan islamarkaana ah Wiil Soomaaliyeed oo muda ka soo tirsanaa kooxda dhalinyarada Mustaqbalka kooxda Manchester City oo ugu dambayntii ku guulaystey inuu u soo gudbo kooxda heerka kowaad ee Man City . Kooxda Man City ayaa waxaa macalin u ah macalinka Robert Mancini oo u dhashay dalka Talyaaniga islamarkaana ahaan jirey ciyaaryahan aad ugu wanaagsan kubadda cagta soona noqday macalinka kooxda Inter Milan ka hor inta uusan noqonin macalinka kooxda Manchester City. Kooxdatan ayaa waxaa iska leh hantiile u dhashay dalka Imaraadka Carabta lehna shirkadatan( Abu Dhabi United Group Investment ) islamarkaana waxaa u safta ciyaaryahano caan ah sida Robinho, Taves, Viera, Adabayor, Koule Toure . Bellamy Shay given, Shaun Wright Philipps, Gereth Barry iyo ciyaaryahano kale, waxaana la saadaalinayaa inay soo iibsan doono laacibiin kale oo dunida magac weyn ku leh kubadda cagta waqtiyada soo socda madaama hantiilaha Carbeed uu doonayo inuu kooxda Manchester City ka dhigi mid ka mid kooxaha ugu awooda badan dunida. C/salaam waa 18 sano jir ka dhashay 1991 markii dalkeenii uu burburey balse waxaase dhalay C/qaadir Mohamed Ibraahim oo ku magac dheer Caddaay oo ahaanjirey Garsoorayaashii kubadda cagta dalka Soomaaliya islamarkaana noqday garsoore caalami ah, waxaan qadka telefoonka kula tiigsaday caawa isagoo ku sugan garoonka Man City si aan wax uga ogaado habeenka taariikhiga ah iyo jawiga farxadeed ee wiilkiisa . Run ahaantii caawa waxay noo tahay dhamaanteen habeen farxadeed Soomaali oo dhan, waxaana filayaa in magacii Soomaaliyeed iyo C/salaan laga sheegayo ideecadaha kale duwan ee laga daawanayo ciyaartan ku dhaxmareysa kooxaha kale Man City iyo Blackburn, aniga waxaan dareemayaa farxad iyo inay tahay tilaabo aan u qaadnay xaga Isboortiga meel fiicana aan mareyno Ilaahna waxaan ka rajaynaynaa inuu nala garab galo guulna uu ka gaari doono C/salaam kubadda cagta Insha Allah, balse waxaan waalidiinta Soomaaliyeed xusuusinayaa inay caruurtooda mustaqbalkooda sidii ay xooga u saari lahaayeen ay ku dadaalan ayuu mudane C/qaadir Caddaay oo markaas ku sugnaa garoonka. Kooxda Manchester City iyo kooxda Blackburn ciyaartii dhaxmareysay waxay ku dhamaatey in 3 Goal iyo 1 Goal ay ku badiyaan kooxda Manchester City, halka C/salaam yarane uu ka mid ahaa ciyaaryahanada Kaydka u fadhiday kooxdiisa., tanina waa biloow wanaagsan marka aan eego da’diisa iyo ciyaaryahanada waaweyn ee magaca ku leh kubadda sida uu wax ula qaybsanayo insha Allahna waxaan u rajaynaynaa guul iyo horumar badan. Waxaa xusid mudan in Isboortiga iyo fanka ay noqdeen kuwo kor u qaadaya magacii Soomaaliyeed tusaale ahaan sanadkii tagay waxaa isna u soo gudbay kooxaha heerka kowaad Seria A ee dalka Talyaaniga wiil Soomaaliyeed oo la yiraahdo Ayub Daa’uud , kasoo ka mid noqday kooxda Juventus islamarkaana u safety kooxdiisa 20 –kii daqiiqo ee ugu dambeeyay, Ayuub waxaa isna dhalay Daa’uud Jeenyo oo ka mid ahaan jirey ciyaaryahanadii hore ee dalka Soomaaliya iyo kooxda jeenyo LLPP ee Wasaaradda howlaha Guud iyo Abtiigiis Ayuub Jeenyo macalinka Kooxda Jeenyo Allaha u raxmadee, dhanka kale Fanka Fanaanka Caanka ah ee Soomaaliyeed Keynaan Abdi Warsame ayaa isna lagu wadaa inuu furitaanka Cayaaraha Aduunka ku furo heesta caanka dunida ka noqotey ‘’waves flag’’ 2010 FIFA World Cup, halka ay Culumadii Diinta, Aqoonyahanadii , Siyaasiyiintii indheer garadkii iyo Waxgaradkii dalka Soomaaliyeedna ay hoos u dhigayaan magacii Soomaaliyeed kadib markii ay ku dhaxdooda iskaga mashquuleen. C/salaam Caddaay oo hada ka mid ah xulka Dalka Norway under 19 ayaa la saadaalinayaa inuu ka mid xulka Qaranka dalka Norway kadib markii saakay lagu qorey jaraaidka dalka Norway warbixin ka hadlaysa kulanka uu caawa kooxdiida Man City iyo Blackburn. W/D:Yusuf Yusuf Sports Editor of SSPAMEDIA mrsomalia@hotmail.com
  16. Was this a robbery? If not what has motivated this teenagers to kill these men?
  17. In aa tahay inkaar qabe arxankiisu daran yahay Ummadu way isku raacdee.. Ifka Magac Xumaaloow kuma lihid Ijaabiyo Ififaalo Kheyre Aakhirana meel roon Rabbi kuguma Aadshee...Aaamiiin Aamiin
  18. Dilkii ka dhacay Minneapolis oo loo qabtey labadii nin ee ka danbeysey KN: Wararka ka imaanaya dalka Maraykanka ayaa sheegaya in ciidamada Amnigu ay gacanta ku dhigeen labadii nin ee lagu tuhunsanaa iney ka danbeeyeen dilkii saddexda nin ee ka dhacdey magaalada Mineapolis. Dilkan oo dhacay maalinimadii Arbacada ahayd saacadda Maraykankuna ahayd 7:45 ayaa niman dhalinyaro ah oo ku hubeysan bastoolado ay soo galeen dukaan iyo Kawaan isku dhexyaalla halkaasna ay ku dileen laba wiil oo ilma adeer ah iyo nin kamid ahaa macaamiishii ka adeeganeysey dukaanka kana soo jeeda Qawmiyadda Oromoda. Labada wiil ee ilma adeerka ah ayaa kala ah Mahad Cabdi Xaaji Warfaa iyo Cabdifataax Xuseen Xaaji Warfaa meesha wiilka Oromada ahna lagu sheegey Anwar. Nasiib wanaag dilkii ay geysteen dhalinyaradan waxaa si wanaagsan looga arkay Camerooyinka wax duuba waxaana Boolisku ay markiiba sheegeen iney ahaayeen laba dhalinyaro ah oo Soomaaliyeed ayna soo qabandoonaan iyagoo ka codsadey Soomaalida ku nool gobolkaas iney ka caawiyaan qabashada gacan ku dhiiglayaasha. Midkamid ah labadii wiil ee dilka geystey ayaa la qabtey laguna sheegey inuu yahay 17 jir meeshii midkii kalena uu iskiis isu soo dhiibey markii uu ogaadey inuusan baxsan karin. Illaa iyo hadda lama caddeynin sababta ka danbeysey dilkan. Dilka loo geystey saddexdan wiil ayaa argagax ku noqotey bulshada Soomaaliyeed ee waddanka Maraykanka waxaana laga yaabaa in arintanni isu soo dhaweyso Soomaalida iyo maamulka ka jira gobolka iyo magaalada Mineapolis. Waxaan illaahay uga baryeynaa in wiilashaas janadii geeyo ehelkiina samir iyo iimaan ka siiyo. Aamiin Source
  19. Originally posted by Jacaylbaro: The way he presented himself, his fight for the "unity" in every aspect and now simply showing his disappointment is a sign of a stronger cause we have here. That is where you are wrong sxb. Samatar never spearheaded the fight for unity except speak at the comforts of World stages. The individuals or even groups who are propelling the continuation of 'unity' , those forces JB are there with you within your borders. They have not given up , but in fact are much motivated.
  20. Originally posted by Jacaylbaro: It is a good start and next ??? ,,, you can expect. What do you expect next? That the doors of recognition will open wide once this fragile old man has given its nod? JB you are giving this man to much credit and it is sort of weird if your hopes relied on him. Why are you underestimating the cause of S/land and pinning its exercise to proof itself on the sayings of a exaggerated and delusional character.
  21. Originally posted by Maaddeey: Xijaab ha la qaato, garka ha la deysto, surwaalka ha la laabto, Jaadka magaalada kala baxa, raadiyo Muqdishow yaan la dhegeysanin, Filimaanta Anshax xumada yaan la daawanin, maxaa kale?? Inta aad sheegtey wa daha hore ee hoos ila dhadhac. Waxad ka waranta habarta ohinta lo diday, mida saddex iyo toban jirkedi laga watey anan ka hadli kariin, Hubnaha jirka laga so goyay ee suqa Bakaraha dhax waran loguna tala galay in lagu wana qaato. Waxaa ka si daran wariidka gabadhoodi iyago tagan laga qaxeystey la yiirina kama hadli kartan oo nin Muslin ah aya so dontey. Bal waxaad ii sheegta waxa ka fol xun wilasha xabada lo quuri waaya oo mindida lagu gowracay. Waxas iyo wax la mid ah waxaa ka daran Maadey o sual ah diinta Islaanka ma mid nasteexo ahba mise wa mid ciqaab ah, maxaa umaadi xoriyaada ka qaadey, maxaa kuwi aqoonta dineed ama mid kaleba laha ugu so aruuren kuwa la yiiri amuusa wax aad ogtihiim maleh, ama badankood lagu tilmamey murtadiin. Maadeeye ina abti waxaa mesha ka socda ama aad adigu qudhada aad halkakaan ka dulineysiid ma aha xijaab hala xirto, jaad yanan la cuniin, anshax xumida ha layska dhafo iwm. ee waa dhaqan cusub ujeedo balaran leh sona huwadey magac diineed. Waxa socda oo la raba in la qalibo oo tukun-takun laga dhigo umaad dhan dhaqankeedi iyo diinteedi oo la raba in hada baab cusub lo fuuro. Maadeeye malinti , Insha Allah mar dhow, ay umaadan xoordow waxan sugayaa mesha aad quraan dhurwagada aad ku wacdi doontiid.