Che -Guevara

Nomad
  • Content Count

    29,724
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    269

Everything posted by Che -Guevara

  1. Dowladda KMG oo sheegtay in ay soo afjareyso dagaalada xilli hal maalin ka harsan tahay mudadii 5-cisho ee Alshabaab Dowladda KMG ah ee Soomaaliya ayaa ka dhawaajisay inay soo afjareyso dagaalada ka socda Magaalada Muqdisho, xilli hal maalin ay ka harsan tahay mudadii Alshabaab ee 5-ta cisho u qabatay Ciidamada Dowladda inay isku soo dhiibaan. Wasiiru Dowlaha Gaashaandhiga Sheekh Yuusuf Indha Cadde ayaa sheegay inay rajeynayaan inay sida ugu dhaqsiyaha badan ku soo afjaraan dagaalada isagoona guulo ka sheegtay dagaalada ka soconaya Muqdisho. "Dagaalada waanu soo afjari doonaa, anaga wada hadal diyaar baan u nahay, laakiin ma ogolaaneyno in xoog nagula qabsado ama dagaalo"ayuu yiri Mr Indha Cadde oo noqday geed fadhiga Dowladda KMG. Sidoo kale Indha Cadde ayaa sheegay in dagaalo saaka ka dhacay Degmada Dharkeenley ay jab ku gaarsiiyeen Kooxaha ka soo horjeeda, waxaana uu kaloo sheegay in dagaal kale uu ka dhacay hareeraha Madaxtooyada gaar ahaan isgoyska Florensa. Hadalka Wasiiru Dowlaha Gaashaandhiga ayaa ku soo aadaya xilli hal maalin ay ka harsan tahay mudadii 5-ta cisho ee Amiirka Xarakada Alshabaab uu ugu baaqay in muddo shan cisho isku soo dhiibaan Ciidamada Dowladda hubkoodana ay soo wareejiyaan. Hoyga wararka Somaliyed www.Jowhar.com Jowharcom@hotmail.co m Jowharcom@gmail.com
  2. Mudadii uu Amiirka Xarakada Shabaabul Mujaahidiin u qabtay Ciidamada Dowladda in ay isku soo dhiibaan oo maanta ku eg Khamiis, July 09, 2009(HOL): Waxaa maanta ku eg muddadii uu Amiirka Xarakada Shabaabul Mujaahidiin Shiikh Mukhtaar C/raxmaan Abuu Zubeyr uu u qabtay Ciidamada Dowladda Soomaaliya in ay isku soo dhiibaan. Shiikh Mukhtaar Abuu Zubeyr ayaa maalmo ka hor ugu baaqay Ciidamada Dowladda in ay isku soo dhibaan sida uu u yiri xoogagga Mujaahidiinta, isla markaana ay hubkooda ku wareejiyaan, isagoo caddeeyay in aysan ogolaan doonin in ay ciidamada Dowladda hubkooda heystaan. “Kama ogolaan doonno in ay hubkooda heystaan, waxaana leenahay hubkiina mujaahidiinta ku wareejiya howlihiina kalena qabsada”ayuu yiri Amiirka Xarakada Shabaabul Mujaahidiin Shiikh Mukhtaar C/raxmaan Abuu Zubeyr. Shiikh Mukhtaar Abuu Zubeyr waxaa uu intaas ku daray in ay mas’uuliyiinta Dowladda Soomaaliya maxkamad Islaami ah soo taagi doonaan, isla markaana ay ku qaadi doonaan dembiyo ay galeen oo ay uu sheegay in ay ka mid yihiin dhibaato ay shacabka u geysteen iyo Ciidamo shisheeye ah oo ay dalka soo geliyee. Markii uu Amiirka Xarakada Shabaabul Mujaahidiin hadalkaas jeediyay ayaa waxaa ka jawaabay Wasiiru Dowlaha Gaashaandhigga Dowladda Soomaaliya Shiikh Yuusuf Maxamed Siyaad Indha-Cadde oo sheegay in aysan jirin sabab ay ciidamada Dowladda isu dhiibaan, wuxuuna si kulul u weeraray Amiirka Al-Shabaab oo uu sheegay in uu yahay nin is-qarinaya. Waxaa uu sheegay Shiikh Yuusuf Indha-Cadde in ay diyaar u yihiin in ay la hadlaan cid kasta oo ka soo horjeeda, isla markaana ay diyaar u yihiin in ay isku qanciyaan Kitaabka Alle SWT iyo Sunnada Rasuulka SCW, “Haddii ay cadaato in aan riddo nahay waan towbad keeneynaa ee Axmed Godane ha ogolaado in la wada hadlo oo uu qaladkiisa qaato haddii uu qaladka ku cadaado”ayuu yiri Wasiiru-Dowlaha Soomaaliya Shiikh Maxamed Siyaad Indha-Cadde. Hadalladan iska soo horjeeda ee ay isu jeediyeen Dowladda Soomaaliya iyo Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa waxay ku soo beegmayaan iyadoo muddo labo bilood ah ay magaalada Muqdisho ka socdaan dagaallo dhimasho, dhaawac, burbur hantiyeed iyo barakac baahsan geystay, kuwaasi oo aan ilaa iyo haatan la ogeyn goorta ay so oaf-jarmi doonaan. Salaad Iidow Xasan (Xiis), Hiiraan Online sxiis@hiiraan.com Muqdisho, Soomaaliya
  3. I think in fairness to them, I can't think of any Somali administration that manages resources well, but obviously pseudo administration, they are the most corrupt.
  4. Baarlamaanka Soomaaliya oo si rasmi u shaaciyay inuu isaga guuray Xarunta Gaadiidka Booliska, markii uu ku shaqeyn waayay, dagaalana.. Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta si rasmi u shaaciyay inay isaga guureen Xaruntoodii KMG aheyd ee Gaadiidka Booliska, kadib markii ay ku shaqeyn waayeen isla markaana dagaalo ay ku soo caariyeen. Mid ka mid ah Gudoonka Nidaamiyeyaasha Baarlamaanka oo lagu magacaabo Xildhibaan Axmed Cabdi Xasan Saakin ayaa sheegay inuu Baarlamaanka gartay inuu isaga guuray. Xildhibaankan ayaa sheegay in Baarlamaanka uu u guuray Xarunta Maamulka Gobolka Banaadir, halkaasoo uu sheegay inuu ku shiri doono howlihiisana uu ka sii wadan doono. Mar uu ka hadlay kulanka u soo horeeyay ee uu Baarlamaanka yeelan doono ayaa waxaa uu cadeeyay in ajandaha ugu soo horeeya ee uu Baarlamaanka ka shirayo ay noqon doonto mid uu kaga hadli doono Heshiiskii Badda ee dhex maray Dowladda Soomaaliya iyo Kenya. Hoyga wararka Somaliyed www.Jowhar.com Jowharcom@hotmail.co m Jowharcom@gmail.com
  5. Kadib markii dhowaan Dowladda Mareykanka ay ugu deeqday Dowladda KMG ee Soomaaliya Hub iyo saanado milateri oo gaaraya 10-kun oo Ton ayaa waxaa qeyb ka mid ah Hubkaas la soo gaarsiiyay Magaalada Muqdisho. Hubkan oo aan cadad ahaan la ogeyn ayaa waxaa la sheegayaa in todobaadkii hore ay keentay Muqdisho diyaaradaha xamuulka, kuwaasoo si qarsoodi ah loogu daabulay Bakhaaro waa weyn oo ku yaala Air Porka iyo Madaxtooyada. Saraakiisha AMISOM ayaa la sheegay in si KMG ah gacanta ugu hayaan Hubkaas, waxaana ay aad uga ilaaliyaan saraakiisha kale ee Dowladda. Mas'uuliyiinta Dowladda kuwooda dhinaca gaashaandhiga ayaa wada tashiyo ka leh sidii loo isticmaali lahaa Hubkan, iyadoona wali ay adag tahay cida sida fudud loogu aamini karo, kadib markii ay soo baxeen warar sheegaya in Saraakiisha qaar ay iibsadaan Hub fara badan. Madaxda Dowladda ayaa wali go'aamin cida ay ku aaminanaan Hubka, iyadoona cabsida jirta ay tahay in Hubkaas uu u gacan galo Kooxaha ka soo horjeeda Dowladda oo horay balan ugu galay inay qabsan doonaan oo xataa ay iibsanayaan. Hubkan ayaa la sheegayaa inay ku jiraan Beebayaal iyo Qoryo casri ah oo fudud iyo rasaas kala duwan, waxaana qeyb ka ahay agabyo kale oo isugu jira dareys iyo jaakadaha iyo koofiyaradaha aan karin Rasaasta. Warar lagu kalsoonaan karo ayaa sheegaya in Ciidamadii lagu qalabeyn lahaa Hubkaas shalay loo qaaday tababar,taasoo qeyb ka ah balanqaadkii mareykanka ee uu ugu yaboohay Dowladda 10-Milyan oo Doolar, taasoo Jabuuti looga dalbaday inay ku tababarto Ciidamada Dowladda Hoyga wararka Somaliyed www.Jowhar.com Jowharcom@hotmail.co m Jowharcom@gmail.com
  6. Arbaco, July 08, 2009(HOL): Baarlamaanka Soomaaliya ayaa wuxuu ka qaxay xaruntii Gaadiidka Booliska ee uu sida KMG ah u deganaa, wuxuuna mar kale si KMG ah u degay Xarunta Maamulka Gobolka Banaadir. Xildhibaan Axmed Cabdi Xuseen oo ka mid ah nidaamiyayaasha baarlamaanka oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa sheegay in uu Baarlamaanka Soomaaliya si KMG ah ugu sii shaqeyn doono xarunta Gobolka Banaadir tan iyo inta looga dayactirayo Xaruntii Golaha Shacabka. Xildhibaan Axmed Cabdi Xuseen waxaa uu sheegay in sababta ay xaruntaas uga gureen ay tahay iyadoo ay shirarkii Baarlamaanka hakad u galeen arrimo la xiriira dhinaca amniga, wuxuuna caddeeyay in ay haatan kaddib kulamadooda ku qabsan doonaan Xarunta Maamulka Gobolka Banaadir. “Baarlamaanka Soomaaliya tan iyo inta looga dayactirayo Xaruntiisii waxaa uu si KMG ah ugu sii shiri doonaa hadba meeshii ammaan ah, haddana Kuraastii iyo Matoorkii waan geysannay Xarunta Maamulka Gobolka Banaadir oo ahaan jirtay maxkamaddii dalka waana ku shiri doonnaa”ayuu yiri Xildhibaan Axmed Cabdi Xuseen oo beeniyay in aaney Muqdisho joogin xildhibaanno Kooram buuxin kara oo shir u fariisan kara. Shirkii ugu dambeeyay ee uu baarlmaanka Soomaaliya ku yeesho Xarunta Gaadiidka Booliska horraantii sanadkan ayaa waxaa lagu weeraray madaafiic hoobiyayaal ah, wixii xiligaas ka dambeeyayna ma aysan qabsoomin kulamada Baarlamaanka, waxaana haatan meel aan u dheereyn Xaruntii Gaadiidka Booliska ku sugan Xoogagga ka soo horjeeda Dowladda Soomaaliya. Baarlamaanka ayaa tan iyo markii la soo dhisay sanadkii 2004 waxaa uu markii ugu horreysay ku shiray Nairobi, mar kalena isagoo kala qeybsan ayay xubnihiisa ku kala sugnaayeenMuqdisho iyo Jowhar, ilaa ugu dambeyntii la isugu geeyay Magaalada Baydhabo oo uu dhawaan ka aaday Dalka Jibouti oo lagu soo ballaariyay Baarlamaanka Soomaaliya. Salaad Iidow Xasan (Xiis), Hiiraan Online sxiis@hiiraan.com Muqdisho, Soomaaliya
  7. Actually, one thing did right-nothing wrong with bit of accountability regardless of where the money is coming from.
  8. Indhaccade and Hiiraale, what joke, it would be funny if it wasn't so sad
  9. Originally posted by NGONGE: ^^ I hear Hirale is to be the new defence minster! Any truth to this rumour? Looooooooooooooooooo oooooooooooooooooooo oooL I never saw as the one that will keep his ear to the ground to see any tremors coming. Recycled comes to mind when looking at the Sharif admin.
  10. Originally posted by Thierry.: You are a strange fella saxiib who thinks the inhabitants of Xamar are Playstation toys. Forgive me, this is coming from man who's supporting the very entity that called in Ethios and spearheaded the invasion. I see no difference between Yeey and Sharif as it were both construct of the external, Sharif is even worse as he became convienant face-saving vassal for those that destroyed and failed in Somalia. And seriously, how could one expect Al-Shabaab to sit down with men are helping the aggressors, men like the late Xaashi who only six months ago called for liberation, and did 180 once he was handed "power".
  11. Thierry....Spare me the smart remarks, but your point is Noted.
  12. Oromali-Pay attention, if you come to rape, colonize ,and massacre Somali people, no gives rats @***, who saved Islam. Your celebration of Axmed Gurey's demise is indictive of your vindictive nature, you save Islam and tolerate massacres of Somalis by Woyanes.
  13. Duke...I know you will say anything to vindicate Yeey even to the point of discrediting the man who's following the very policies he put in place. Thierry...You could stop calling him a madman first.
  14. Thierry-What government, one that watches its people bombarded from the hill top of Villa Somalia?
  15. ^No they won't put their guns.I know that!!! Why should they hand the country to those that truamatised for the last two decades and supported Woyane invasion no less?
  16. ^How's this any different from Yeey did. You could rally all support you want in foriegn capitals, and the faith of his government will be decided in the streets of Xamar. And if he brings in foriegn boots as many would, they meet the same resistance as Woyanes and even give credence to Al-Shabaab. There's little Kibaku, Gheele, and Zenawi could do about Mogadisho. On your second point, nobody supports death and destruction. If anybody can bring meaningful governance deviod of foriegn influence atleast to certain is the Wadaadada. Sharif is following the same pattern as predecessors who had proven record of utter failure.
  17. LoooooooooL@art of diplomacy, Mr Thierry you are begining to sound like Duke and vesting your time/energy in one man. I agree with A&T, Sharif should be at home, that's the only place he could show his leadership and utilize his capicities. Flying from capital city to another is just gonna on the path his predecessors took.
  18. Kid is Somali-Friend if anyone remembers him. Oramali...You come to kill, rape, and pillage my land and people, I'm gonna go Ahmed Gurey on your @ss even you are the descendents of the Prophet (PBUH) Himself let alone Habashis who came to occupy all Somali lands. And if you think we are occupying Oromo land, pick a gun or shut it.
  19. Different and humorous take on Burqa ban in France The Daily Show
  20. LoooooooooooooooooL@ Paragon War Gheelle.T..I'm not worried about Sayidka. Sheekada maqal, reer Bari aa layiri Gaalkacayo laqabse tolka ugargaara.Weyn ordeeyn laakin Garowe banaankeyda markey yimaadeyn baxada bilaabeyn markaas isyiraahdeen Galkacayo qabsateyn.When they were told this is Garowe, they turned back and said boowe meeshu fogaa. Marka Sayidka markuu Azores soogaaro baxabda bilaabaa.When he finds out it's not Boston he will turn back. Nagadaa Gheelle.T. meesha dabar jabin baad kawadaa
  21. Saabir-Calm down...Don't confuse friendly Kaftan with Qabiil bashing
  22. ^Loooooooooooooooooo L...I remember those. Besides reer Qaalaa Joog aas ahaa, but I think the guy was reer Peshaawir.
  23. Sayid-Walaxii Ina Barre AUN kadanbeeyi xabad kamajiro. LooooooooooL@fuleeyn imado...Oodweyne and his "defeated lot" mantra la timid. Gheelle.T...Horta waa adiga kuhaya "beware", waxaaga garabeesi miyaa oo hadhow sheekada iga baxeey mase iskudir waaye. LooooooooL@Paragon.
  24. ^Meel muxaadarad lagu qabto ma,leego arkin jirin. LooooooooL@Goodir... Was he Qalinle?