Che -Guevara

Nomad
  • Content Count

    29,716
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    269

Everything posted by Che -Guevara

  1. ^Complaining, no Aw Xiin.AMISOM has become direct participant in the conflict and hence violated its own mandate and that of the security council which authorized and finances its intervention in Somalia. No where it is mandated for any peacekeeping force to take part in combat situation. They authorized to defend themselves and the installations as they occupy. What happened the other day goes beyond "defending and protecting the base of operation". Their actions mirrored that of the Tigray army hence Somalis are legally, politically, and military obliged to defend themselves. LST Agreed, and my hope is our brothers insisting on foreign intervention would learn from the past experience. Military intervention has never benefited anyone including the very government they came to protect. To my friend Xiin , just how long do you expect the AMISOM to continue protecting the TFG?
  2. ^Loooooooooooooooooo ooooooooooooooL...Oh God thanks for the laugh.
  3. Some of the basic prerequisites for any peacekeeping misson is: 1.The acceptance of the warring parties. 2.Impartiality 3.Respect for the sovereignty of the host counrty 4.Light military equipment 5.A political settlement of the conflict 6.Acceptance by local population. Does the AMISOM "peacekeeping" mission meet any of criteria listed above. Judging their actions in this conflict, the answer would simply be no! This was more apparent the last couple of days where AMISOM was directly involved in combat having ventured out of their bases to confront Al-Shabaab. The actions of AMISOM is akin to the actions of the Tigray occupation forces whose disregard for the Somali public lead to the shelling of the Bakaaraha, indiscriminate bombardment of most districts in Xamar, and displacement of hundreds of thousands of Somalis. This mercenary army has now shown its true colors by siding with entity which was forced down the throats of decent Somalis and lacks any legitimacy and importantly enjoys no sovereignty in any part of Somalia. How is this mercenary any different from the Tigray occupation force?
  4. ^He's not worried But you have get to admit when the president's own base is waving the Somali flag, there's huge discontent brewing just below the surface. Also it is about the symbolism!
  5. Muraharaad Balaadhan Oo Ka Socda Boorama Iyo Dadweyne Gadoodsan Oo Ruxaya Calanka Somaliya Dadwaynaha Gadoodsan ee ka mudaharaadaya arintaasi ayaa ku dhawaaqaya ereyo lidi ku ah qaranimada Somaliland oo ay ka mid yihiin “Somaliland dooni mayno, Dawlada riyaale doonimayno , iyo ereyo kale oo farabadan” Waxaa kale oo ay dadwaynahaasi lulayaan Calanka buluuga ah ee somaliya. HormoodNews
  6. Acuudi Bilaah, such arbitray killing of innocent men, we are f*cked people.
  7. Jaanjumow...Could list the number of districts under the government?
  8. ^I think they are throwing things out of proportion?....How bad was whatever happened? Yes there's always concern for Qabiil reprisals, but you make it sound 90s or I should say the article.
  9. ^You took magnifying glass eh?....Well if Jb isn't rebuking this, then it must have some truth to it I thought the conflict that spurred was resolved?
  10. Duke...Hiiraan published the pics, but they got them from Lughaya. Hiiraan is usually reliable.
  11. Jawi Colaadeed Oo Boorama Hadheeyey, Socdaalka Taliyaha Bileyska Iyo Dhaqdhaqaaqa Nabadeed Boorama, (Halganews) – Magaalada Boorama ayaa shalay laga dareemayey jawi colaadeed oo aan la ogeyn meel uu ku dhamaan doono kadib markii ay soo gaadheen warar sheegayey in maleeshiyo beeleed ka soo jeeda degaanka Gabiley habeen hore jidgooyo ay u dhigteen rakaab iyo gaadiidley ku soo socotay Boorama, halkaana ay ku laayeen ku dhawaad afar qof, tiro aan weli la xaqiijin oo kale oo rakaabkii saarraa ahna weli la la’yahay meel ay jaan iyo cidhib dhigeen. Sida uu ku soo waramay weriyaha Haatuf ee gobolka Awdal, Maxamed Cumar Sheekh, dadka ayaa taagnaa suuqyada iyo meelaha kale ee layskugu yimaado, iyagoo dhegta u taagayey waxa ka soo kordhay jiida shaqaaqadu ka jirto ee tan iyo Jimcihii dorraad laga soo sheegayey wax beddelay nabadgelyadii Somaliland ku soo jirtay sannado badan, wararkaasi oo isugu jiray wax dhacay iyo wax aan dhicinba, ayaa marba marka ka dambaysa wax ka sii bedelayey jawiga iyo dareenka dadka, iyadoo dadweynaha qaarkood ku baaqayeen abaabul dagaal lagu qaado waxay u arkayeen gar-darada iyo xasuuqa loo geystay dadka musaafirka ah. Maamulka Gobolka Awdal iyo kooxo salaadiin iyo madaxdhaqameedyo isugu jira ayaa iyaguna dhinaca kale la dareemayey dhaqdhaqaaqyada nabadeed ee ay abaabulayeen, balse ilaa imika lama oga meel ay wax u marayaan. Dhinaca kale qaar ka mid ah salaadiinta iyo odayaasha ku nool Boorama oo shalay gelinkii dambe shir jaraa’id ku qabtay magaalada Boorama ayaa si kulul uga hadlay dadka lagu laayey jidka u dhexeeya Kalabaydh iyo Dilla, kuwaas oo dhinaca kalena talooyin u soo jeediyey xukuumadda, talooyinkaas oo ku salaysan laba arrimood, waa tan koowaade in la soo qabto dadkii dadkaa laayey, lana soo celiyo gaadiidka la dhacay, iyo arrinta kale oo ah inay xukuumaddu joojiso fulinta go'aanka Ceel-berdaale, isla markaana dadka dhulkaasi ku nooli iskood u heshiiyaan. Hase yeeshee salaadiintaasi ayaan soo hadal qaadin eedeymaha dawladdu ku leedahay dilalka dhacaya, oo haddii aanay guurtida dhulkaasi u dirin wakhti xasaasi ah aanay xaaladdu maanta sidan ahaateen, haddiise ay ku adkaysatay in go'aanka guurtida la raaco, ay waajib ku ahayd inay waajibkeeda ka gudato, balse aanay ahayn in kolba dhinac ay uga muquurato. Dhinaca kale taliyaha ciidanka Bileyska Somaliland iyo ciidan uu watey ayaa iyaguna shalay subax ku waaberiistay Boorama, balse aan la ogeyn hawsha ay u yimaadeen Boorama, iyada oo laga filayey inay ku waaberiistaan dhulka mashaqadu ka dhacday, si ay u baacsadaan maleeshiyo beeleedka la sheegay inay dadka musaafirka ah ku laayeen jidgooyada ay u dhigteen. Taliyaha iyo ciidankaas oo watay gaadiidka dagaalka ayaa shalay barqadii u dhaqaaqay dhinaca bari ee magaalada Boorama, gaar ahaana dooxada Cammuud ee Jaamacadda Camuud waxayna wararka qaarkood sheegayaan in Taliyaha iyo ciidanka uu watayba gurmad u ahaayeen macallimiin iyo arday ka kala timid gobolada kale ee Somaliland, oo Jaamacadaasi wax ka dhiga ama dhigta, kuwaas oo laga cabsi qabay in qaraabada dadka lagu laayey Kalabaydh u bartilmaameedsadaan aargoosi balse aan wax loo geysan. Dhinaca kale taliyaha ciidanka Bileyska iyo badhsaabka gobolka Awdal ayaa la sheegeyaa inay xaaladdan awgeed hadallo kulul isku weydaarsadeen. Inkastoo aan la xaqiijin sida wax u dhaceen, balse badhsaabka Gobolka Awdal Maxamuud Sh. C/laahi Cige ayaa la sheegeyaa inuu taliyaha ku canaantay waxa uu u soo dhaafay meesha dhibtu ka dhacday, meydadka dadka la laayeyna u soo qaadi waayey, una baacsan waayey dadkii dadka jidgooyada ku laayey ee ku sugan degaankaasi. Ilaa imika ma jiraan wax ku saabsan abaabul dagaal oo qaybo ka mid ah dadweynaha magaalada Boorama ku qaadayaan duullaan lagu ekeeyo degaanada khilaafaadku ka taagan yihiin, balse iyadoo ay goor hore tahay in la saadaaliyo waxa ka iman kara dhacdadan maalmaha soo socda. Hadalada dareenada ugu weyn lahaa ee sida weyn loo hadal hayey ayaa waxa ugu badnaa sida foolxumada leh ee maleeshiyo beeleedka Gabiley u balaadhiyeen dagaalka iyo gacan ka hadalka iyo foolxumada kale ee ku saabsan ugaadhsiga dadka rakaabka ah ee aan ku jirin iyagu khilaafaadka Ceelberdaale. Inkasta oo ay wararka qaar sheegayaan inay jiraan dad weli la la’yahay oo loo malaynayo inay afduub ku maqan yihiin, haddana ma jiraan tiro rasmi ah oo si cad loo sheegay in la afduubay, iyadoo xidhiidho badan oo aanu la sameynay meelo kala duwan aanay noo xaqiijin cid afduub lagula maqan yahay. Dhinaca kale dhacdadan habeen hore ayaa sidoo kale waxay dad badan illawsiisay talada golaha Guurtidu ka gaadheen dhulkaasi, iyo sida xukuumadda Rayaale weli uga war-wareegayso maadaama ay ogeyd in go'aan kasta oo ka soo baxa golahaasi yahay mid indhaha lagu hayey fulintiisana aanay ka warwareegin, halka dad kalena dhinaca laga xukumay Ceelberdaale ku eedeeyeen sababta ay mar horeba uga qayb-galeen dhexdhexaadinta haddii ay diidayaan go'aan kasta oo aan u cuntamayn, isla markaana ay u bannaanayd inay ergeda guurtida ka saaraan xubin kasta oo ay u arkaan inaanay dhexdhexaad ka ahayn. . Xaaladdan ka soo cusboonaatay Ceelberdaale, ayaa beryahanba laga filayey inay dalka ku keeni doonto amni darro haddii ay dhammaan weydo, balse wakhtiga dhamaystirkeeda lagu soo beegay aanay ahayn wakhtigii ku habboonaa, xukuumadduna ka dambayso waxa haatan ka dhacaya dhulkaasi, iyadoo ay xukuumadda iyo guurtida u bannaanayd inay ergeda guurtida hawshaasi ka joojiyaan inta xaaladda siyaasadeed ee dalku degayso. Xigasho Haatuf
  12. Mudaharaad ka dhacay Borama iyo dad hore loo dilay oo halkaa lagu aasay Axad, 12 July 2009 (HOL): Afar qof oo la dilay ka dib markii laga afduubay Jidka u dhaxeeya Magaalooyinka Borama iyo Gabiley ee Somaliland, ayaa maanta lagu aasay Magaalada Boorama ee xarunta gobolka Awdal. Taas oo keentay in dad gadoodsani mudaharaad ku dhex maraan Magaalada Borama. Afarta qof ayaa la dilay ka dib markii sida la sheegay laga afduubay Jidka u dhaxeeya Borama iyo Gabiley, taas oo ku soo beegantay waqti ay dirir dhinaca Dhulka ahi u dhaxayso qaar ka mid ah Beelaha wada dega Awdal iyo Gabiley. Dadweyne tiro badan ayaa maanta ka qayb-galay aaska dadkan, kuwaas oo markii ay ka dareereen Aaska Mudaharaad ay isugu soo baxeen ku dhex maray Magaalada Boorama ee Xarunta Awdal. Qaar ka mid ah Madax-dhaqameedyada Gobolka Awdal oo la hadlay dadkii isugu soo baxay Mudaharaadkaas, ayaa falka lagu dilay dadkan ku tilmaamay mid aan bannaanayn, isla markaana ah wax laga murugoodo. Waxaanay kula dardaarmeen dadkii Mudaharaadka ka qayb galay iyo guud ahaan Shacabka reer Awdal in aanay si cadho leh uga jawaabin tallaabadaas, isla markaana aanay ku kicin arrimo abuuri kara nabad-gelyo darro. Inkasta oo aan ilaa hadda la fulinin go’aan ay Golaha Guurtida Somaliland ka soo saartay arrinta muranku ka taagan yahay ee dhulka labada dhinac ku muransan yihiin, ka dib markii ay guddi u saartay arrintan, haddana Xukuumadda Somaliland ayaa soo saartay go’aano hor leh oo ay ku amrayso Taliyayaasha Ciidamada iyo Wasaaradda Arrimaha gudaha in goobta muranku ka taagan yahay laga dhigo goob Ciidan, tallaabana laga qaado cid kasta oo lagu arko iyada oo hub sidata. Waxaana go’aankan ka mid ahaa in sidoo kale tallaabo laga qaado qaar ka mid ah Warbaahinta Somaliland oo ay ku eedeeyeen in ay tebiyeen warar been ah oo arrintan la xidhiidha. Barkhad M. Kaariye Hiiraan Online barqad@hiiraan.com Hargeisa, Somaliland
  13. I did, but how did this crossed your mind, the randomness of it all?
  14. I don't know LST...He definately took peek, no matter how fast.
  15. It will be good for Al-Shabaab. Aweys will be the last of the old guard (men with Barre syndrome)that is rendered useless.
  16. Originally posted by Meiji: Che, They are in no special situation to demand answers to their concerns and issues. Well, this is where you are wrong!!!
  17. ^I know what she watches, and you wouldn't wanna know