-
Content Count
29,729 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
269
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Che -Guevara
-
Dhalinyarada Somaliland iyo Puntland oo tababar loogu soo gebagebeeyey Hargeysa. Warkii 31-Mar-2010 iyo Qormadii: NEWS Kulan tababar ah oo ay ka soo qayb galeen dhalinyaro kor u dhaafaysa 52 dhalinyaro ah oo kala socda dhalinyarada Somaliland iyo puntland ayaa loogu soo gebagebeeyey maanta caasimada Somaliland ee Hargeysa,tababarkaas oo dhalinyarada lagu barayey siday isu dhexgeli lahaayeen,isla markaana loo baabi'in lahaa kala shakiga bulshada labada dhinac. Kulankaas oo dhalinyarada labada dhinac ay tiro is le'eg uga soo qyab galeen ayaa waxa dhalinyarada loo tababaray xirfad nololeed(Life Skills),taasoo ah habka ugu haboon ee si nabad ah loogu wada noolaan karo mandaqada lagu wada nool yahay,"Waxaan u haystey si kale inay Hargeysa tahay,oo si kalaan ka aaminsanaa,waxaanse maanta ogaaday in Walaaltinimadii jirtey oo aan weli dhamaan,qof kasta iyo qabiil kasta oo Soomaaliyeed baa jooga"Sidaas waxaa yidhi Maxamed C/qaadir Cali Cigaal oo ka mid ahaa dhalinyaradii ka timid dhinaca Mudug oo aad ula dhacsan imaanshaha Somaliland. Gobolada Somaliland ayaa waxa gobol kasta ka yimid 2 dhalinyaro ah,meesha gobolada Puntlandna sidaas oo kale ay ka yimaadeen min laba dhalinyaro ah. "Dhalinyarada reer Puntland ayaa booqan doona gobolka Togdheer intaanay ku guryo noqon Puntland,waxaana dhalinyarada Somaliland ay dhowaan booqasho ku tegi doonaan Puntland. Aad baan ugu faraxsanahay inay dhalinyarada reer Puntland noo yimaadaan,oo aan is barano,waxaana ku dadaalaynaa sidii aan isugu xidhi lahayn,oo loo samayn lahaa Network ay ku midaysan yihiin dhalinyarada labada dhinac,waxaana dhowaan ku booqan doonaa Puntland,bal si aan u soo aragno iyagana"Sidaas waxa yidhi C/raxmaan C/llaahi Dheegsan oo reer Hargeysa ah. "Waxaan ku talin lahaa inaan wax colaad ah la dhex dhegin dadka walaalaha ah ee labada maamul,oo aan la dhegaysan colaadaha ay abuurayaan nimanka madaxda ah ee kursigooda ilaashanaya"sidaas waxa isna yidhi C/qaadir Macalin Muuse oo reer Garoowe ah. Afnugaal News Desk. Contact:info@afnugaal.com
-
^If you both have nothing substantive to say then turn this into childish squabble. Zack-What global, these men have operated within the Somali borders and never venture beyond-don't pay to rhetoric. Look at their actions.I don't condone calling people apostate.Lastly,there are many unfortunate incidents but in civil wars, there are always casualties but targeting TFG leaders is legitimate goal-whether if that's moral is another question.
-
Originally posted by Jacphar: ^What happened to mujaahidiin talk? I don't need to talk about it every time but if you are asking if I still support them-I do.
-
What Do You Know About Somaliland Christians ?
Che -Guevara replied to Jacaylbaro's topic in General
^Yup but Haatu is no fascist though he's Pan Somalist. Jacpphar-Al-Shaab maku qarowdaa? -
^Mayee bal adigu Al-Shabaab maxaad uga soo horjeedaa?
-
Zack-None of the entities are really appetizing. I exclude Al-Shabaab despite over-zealousness. But since we are in the mode of asking loyalties-who do you support?
-
^I'm not dhab-that's all you need to know but your trend is valid observation.
-
What Do You Know About Somaliland Christians ?
Che -Guevara replied to Jacaylbaro's topic in General
Originally posted by Haatu: ^ As long as they don't cause problems. What problems they could possibly do that has already been done by Somalis. -
Somehow I imagine Maaddeey Musa Suudi cimaamad xirtey oo Quraanka carabi kadhigtey.
-
Zack iyo A&T lagama waaye meel Puntland lagu sheegay-I just noticed the trend
-
What Do You Know About Somaliland Christians ?
Che -Guevara replied to Jacaylbaro's topic in General
^Regardless, Somali Christians should practice their faith freely. -
What Do You Know About Somaliland Christians ?
Che -Guevara replied to Jacaylbaro's topic in General
A little diversity won't hurt. -
WAAR CALANKAASAANU LEENAHEE NADAAYA - Amin Camir on LA
Che -Guevara replied to A_Khadar's topic in Politics
Let's see if the secessionist start b*tching like Faroole and Co -
WAAR CALANKAASAANU LEENAHEE NADAAYA - Amin Camir on LA
Che -Guevara replied to A_Khadar's topic in Politics
^I'm offended by this-are you saying Jb and Qudhac are yaxaas. I could see NGONGE in the background -
^How does a country dominated by one nation or another at any given time survive this long? And what are the possibilities of Tigrays sharing the power with the rest of Ethios?
-
^I was trying to find loophole but buddy it's
-
^It's but it setups the legal framework for any possible secession. LooooL@new love-let's just say knowing A&T has some benefits not that he wasn't good fella to begin
-
^She tried! Article 39: Rights of Nations, Nationalities, and Peoples Every Nation, Nationality and People in Ethiopia has an unconditional right to self-determination, including the right to secession. Ethiopian Constitution
-
LooooooooL@Castro-History can always be revised. I gues Nomadique didn't find one/
