Che -Guevara

Nomad
  • Content Count

    29,729
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    269

Everything posted by Che -Guevara

  1. Sensei-Velcom! Mee Islamabad lok huu.Bataa nahii Gheell.T kidar rehtaa.Meeraa khayaal Gheelle.T asal Pakhtun huu isliyee mee samajtaahu Pewashir rehtaa.
  2. ^Growing up in Pakistan, I came to know and understand the Afghan culture and that of the Indian Sub-Continent. There are many horrifying practices. These practices predate Islam.These cultures make the Somali culture million times over more attractive. P.S. Owning these adolescent boys is symbol of status.
  3. This is common in this part of the world-unfortunate part it's ingrained in the culture or people simply turn blind eye to the practice.
  4. Originally posted by dambarsame: I think that election will never take place until Mr. siilaanyo get over the age that constitution denys him to be a presidential candidate The problem with this is that no knows Siilaanyo's real age-he could stretch as long as he can
  5. I wonder who did he blame Ceyrow was in control and who will he blame if Roobow or Shangoole takes over?
  6. Originally posted by Oz: ^^ The more you earn the more tax you pay. You should get more than a half that's in downunder. Edit: Ps: I would never choose an option whereby you pay your taxes once a year. Actually, the wealthier you are in America, the less tax you pay. And you are not paying tax once. Filing tax returns is simply determining if you under-paid or over-paid Uncle Sam over the duration of the year.
  7. When did they start debating live on TV?
  8. Originally posted by Geel_jire: I have a court hearing as well, and I tried my best to get out of it. I have been unsucessful so far.I have been called for jury duty. When you enter the court room-yell Allah Akbar
  9. If Riyaale wins-I will gladly do it. I might even attend his inauguration.I can't say the same for Siiraanyo and the Musa Sudi of the north.
  10. ^What does that entail-I hope you are not asking me to wrap myself with a flag like Maryan Mursal's. I get pro-union credentials to keep
  11. OK-let's have little wager.I'm gonna bet it will be postponed one or two months and Riyaale will show Siilaanyo the door. If I lose the bet-I will stop coming to SOL for the rest of year-who's next
  12. ^Why those working for the state be involved in the bombing and what's motivation?
  13. Who exactly was responsible for all bombings?
  14. Maxaabiistii ku xidhxidhnayd xabsiga mandheera ayey maanta maxkamad maamulka Hargeysa xukun dil ah ku riday Cabdifataax Muuse Yuusuf iyo Maxamed Axmed ******oow iyagoo sheegay in maxkamada la horkeenay cadayno iyo qiraalo. Waxaa kaloo ay dil ku riday nin isna aan goobta maxkamad maamulka Hargeysa joogin oo magaciisa la yidhaahdo Buraale Yuusuf Weris, waxaanay u cuskadeen isagoo ku dhawaaqay urur qarsoodi ah oo ka dhan ah maamulka Hargeysa. web page
  15. Mandheera:Taliyihii Sirdoonka Soomaaliland ee Sool oo Dil toogasho ah lagu xukumay. 14. april 2010 Mandheere:(Allpuntland)-Waxaa Maanta soo gabagabowday Maxkamadeyntii kasocotay Xabsiga Mandheere ee Maamulka Soomaaliland uu ku leeyahay Gobolka Togdheer ee Maamulkaas,waxaana ay Maxkamadani xukuntay Xukuno Dilal,Xabsi & Musaafurin isugu jira oo ay ku xukuntay 9-eedaysane oo ay Maxkamadaeyntoodu kasocotay,waxaana dadka kamid ahaa Saraakiil ka tirsan Maamulka Soomaaliland ee Gobolka Sool. Cabdifitaax Muuse Yuusuf oo ahaa Taliyihii Sirdoonka Maamulka Soomaaliland ee Gobolka Sool ayaa ay Maxakamadu maanta ku riday Xukun dil ah,waxaana Taliyaha lagu eedeeyey in uu ku luglahaa Dilal & Qaraxyo ka dhacay Magaalada Laascaanood Dhamaadkii Sanadkii hore & Bilowgii Sanadkan,sidoo kale Taliyaha ayaa si gaar ah ugu eedaysanaa inuu qorsheeyey Dilkii Taliyaha Ciidamada Soomaaliland ee Gobolka Sool Col,Cismaan Nuur oo Dhamaadkii Sanadkii hore lagu dilay Qarax Bam oo Laascaanood ka dhacay. Xeer ilaaliyaha Maxkamada ayaa sheegey in uu Taliyuhu Qirtay inuu kadanbeeyey Dilkan,waxaana uu Sheegey Xeer ilaaliyuhu in Taliyaha Sirdoonka Soomaaliland ee Gobolka Sool lagu helay Cadaymo dhab ah isla markaasna ay Maxkamadu Go'aan satay in Dil toogasho ah lagu xukumo Cabdifitaax Muuse Yuusuf Taliyihii Sirdoonka ee Maamulka Soomaaliland u qabilsanaa Gobolka Sool & Maxamed Axmed ******ow,wuxuuna noqonayaa Mas'uulkani Masuulkii ugu horeeyey oo isagoo xil haya ay Soomaaliland toogasho ku xukunto. Sidoo kale Ganacsade Reer Sool ah oo ay Soomaaliland Xabsiyadeeda ku haysa Mudo Bilo ah oo magaciisa lagu sheegey Cabdirashiid Axmed Warsame,waxaana Ganacsadahani lagu waayey eedayntii lagu haystay oo ahayd inuu wax ka ogaa Dilkii Qorsheysnaa ee lagu dilay Taliyihii Ciidanka Soomaaliland ee Gobolka Sool,balse waa lagu waayey Denbigaas,waxaase lagu eedeeyey in laga helay Waraaqo uu leeyahay Urur Sharci Daro ah oo ay Maxakamdu sheegtay in uu Ururkaas Soomaaliland dhibaatooyin ku hayo isla markaasna waxaa lagu xukumay Ganacsadahan Mudo Hal Sano ah oo Xarig ah. Maxakamada Xabsiga Mandheera oo Mudo halkaas ka soconaysay ayaa sidoo kale waxay Danbi ku weyday 4-Ruux oo Ajaanib ah oo kasoo jeeda Wadamada Deriska la'ah Soomaaliya,balse waxay Maxakamadu Ajaanibtan ku xukuntay in laga Masaafuriyo Deegaanada ay Soomaaliland Maamusho oo ay sheegtay in ay rabeen inay Khalkhal ka abuuraan. Xukunadan oo lagu riday ugu yaraan 9-Ruux waxaa ku jiray dad Shacab ah oo ay Maxakamadu ku xukuntay Xukuno ay kamid yihiin 8-Sano & 15-Sano,waxaana ay Dadkani u badnaayeen Dad kasoo jeeda Gobolka ay Soomaaliland Puntland ka haysato ee Sool,iyagoo Dadkan Dhamaantood lagu eedeeyey inaysan Taageerin Maamulka Hargaysa,isla markaasna ay ka danbeeyeen Dilal & Qaxayo in mudo ah Halakeeyey Magaalada Laascaanood kuwaas oo Mas'uuliyiin Soomaaliland katirsan lagu khaarajiyey qaarkale uu uu kamid yahay Gudoomiyihii Goblka Sool ee Soomaaliland-na ay Dhaawacyo Halis ah kasoo gaaareen. Cabdiqani Xayir Allpuntland
  16. Maxkamada Gobolka Saaxil Oo Dil Ku Xukuntay 3-Nin Oo Uu Ku Jiro Taliyihii Sirdoonka Gobolka Sool Ee Somaliland Iyo Dareenka Dadweynaha. (Hadhwanaagnews) Wednesday, April 14, 2010 Hargeysa(HWN):-Maxkamadda Gobolka Saaxil, ayaa maanta xukun dil iyo xadhig isugu jira ku ku riday lix eedaysane oo la sheegay in lagu helay inay gacan geysteen dilkii qorsheysnaa ee lagu khaarajiyey Taliyihii qaybta 12-aad ee Ciidamada Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland Marxuum Cismaan Yuusuf Nuur, kaas oo bishii November 2009 lagu dilay Magaalada Laascaanood ee xarunta Gobolka Sool. web page
  17. Originally posted by Gheelle.T: They are 85 mills with birth rate of 4%. Somali siday isku haysato oo dalka u cidleynayaan, waa na loo yaabaa! If Ethiopians are gonna make good use of the land-why deny them Population explosion in part has to do with how the Derg redistributed farmlands to peasant class for sustenance farming.Farmers were given small plots.How much the land you get depended on the size of your family-so more kids, more land.
  18. Long Lost Brothers Reunited
  19. Che -Guevara

    moving out

    ^Yaaqshiid-I used to go up and down that road. Went to Yaasin Cuusman-so I will take the bus from Caasin Cusmaan, Hotel Jubba, FIAT, Bilaajo, Sanco, Fanuus, Lafweyne (there was private Arabic school across it), Fagax, Kaah, what was the name of the new Hotel before Guled? well up and down I went most of the week. LoooooooL@VIP meelada VIP akaheed ninyahow Anyhow, are you saying Maddeey was Sunday or Wednesday people?