Che -Guevara

Nomad
  • Content Count

    29,724
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    269

Everything posted by Che -Guevara

  1. Pedofile-Land This is way over the top and it's sad you reduce an important issue that's facing ALL SOMALIS to pity political scores. Shame on you!
  2. ^loool...I think that's message of the picture.
  3. ^I will bring my bakooarad but will try not to make to the 5 o'clock news. Adiga you need to spend a day with ayeeyo aka KK so she could teach Somali Somali LooooooL@I know teacher-don't we all?
  4. ^Does that mean you have done this before. I just don't geeljire reer Gaarisa,ah doing this sort of thing Maybe kabiir aas aheed
  5. ^Kir Ayeeyo-Won't that bad I hope I was thinking reading to my nieces and nephews as practice C&H-I don't know if there will be an entire class, just bunch or a kid.I will trying not go into crisis mode. Grasshopper-my accent should help-mix of Pakistani, Somali, and Bostonian. Habo-It's service day and I'm doing part Thanks for the tips
  6. As the good citizen I'm ( ), I along with couple other mates have volunteered to go to elementary school and read to 1st and 2nd graders.Initially, the idea sounded great but now I don't know if I wanna sit in front of little rascals. Dealing with these creatures is tricky or atleast it's not something I'm looking forward to now but I can't back out at stage. We are suppose to be at the school atleast four hours and that already seem like eternity-so any advices from those that deal with these rascals.
  7. I rather support ONLF than help Ethiopia realize its dominance over all of Somali lands. N those who object to ONLF, either come up with better idea or get out of the way.
  8. ^The Somali "business community" is very much part of the Somali-they support whoever will benefit the most.
  9. Where does God's will end and your responsibility begin?
  10. Originally posted by Jacphar: Your spiritual leader Sheikh Godane? :confused: I have no spiritual leader.
  11. Originally posted by Shaakirullaah: Victory is not something which is achieved by the strength of the mujahideen or the weakness of their enemies.Rather, victory lies in the hands of Allah – the provider of success.. That's just lazy way of thinking or you are simply out of ideas.
  12. Wonder where the orders to release these men come from
  13. Maamulka Puntland oo Xabsiga Bosaaso ka sii daaynaya Sedex Ruux oo loo haystay in ay ka tirsanyihiin ONLF iyo Isimada oo arintaasi ka hadlay. Jimco, April 02, 2010 (HOL) - Madaxwayne ku xigeenka DGPL C/Samad Cali shire ayaa Cafis u fidiyay sedex ruux oo ka soo jeeda Ismaamulka Somaalida ee Itoobiya,kuwaasi oo Muddo ku xirnaa Xabsiga Bosaaso. Waxaa Cafiska sedex ruux loo fidiyay ka qayb qaatay qaar ka mid ah Isimada Gobolka ,Waxaana shir ay ku qabteen Magaalada Bosaaso shalay ay ku tilmaameen in ay so dhawaynayaan cafiska Raggan loo Fidiyay. Godoomiyaha Gobolka Bari Sheekh C/xaafid Cali yuusuf ayaa sheegay in Mid kamid ah ragga la cafiyay oo ay xaaladiisa caafimaad aad u liidato uu gaynayo Cisbitalka Bosaaso si xaaladiisa xaafaad loo daryeelo. Ragga Cafiska loo Fidiyay ayaa labo kamid ah lagu kala magacaabaa C/teerso iyo C/fitaax Maxamed,Waxaana Cafiskooda soo dhaweeyay qaar kamid ah Isimada Puntland. Maamulka Puntland ayaa 15 bishii octobor ee sanadkii hore Gacanta ku dhigay 5 ruux oo ka soo jeeda ismaamulka Soomaalida ee Itoobiya,Waxaana raggii la qabtay Mid ka mid ah uu ku dhex geeriyooday xabsiga Bosaaso ,halka mid kalena loo gacan galiyay Itoobiya,taasi oo markii danbe xiisada ka abuurtay gudaha puntland. Isimadii shirka qabtay waxaa ka mid ahaa Ugaas Xasan Ugaas Yaasiin ,suldaan Maxamed yuusuf,Nabadoon C/casiis iyo kuwa kale oo fara badan ,Waxaana ay xukuumada ka codsadeen in la xaq dhowro Walaalaha Somaaliyeed ee Ocadenia. Ugu danbayntii Cafiska raggan loo fidiyay ayaa Meesha ka saari kara Khilaafkii ka dhex taagnaa Hogaanka ONLF iyo Madaxda Puntland oo dhowr jeer lagu eedeeyay in ay xiriirka labada shacab xumaynayaan. Faisel Maxamed Hassan(Boston),Hiiraan Online Boston@hiiraan.com
  14. ^There's be a way to deal with those tanks instead of just killing "apostate" Somalis which are easy targets but good for propaganda.
  15. Ar meeshaan waa la,isku durbaan tumey So, since we are in agreement about Sharif administration's military weakness, why is it taking Al-Shabaab this long to dislodge his administration?
  16. waraa Kashafa-how do we know this is not you?
  17. Originally posted by Mr. Somalia: ^ Che, unless you've gotten deaf, you should. Lately, Faroole has been on my last nerve.. Welcome Aboard Boowe
  18. Dhalinyarada Somaliland iyo Puntland oo tababar loogu soo gebagebeeyey Hargeysa. Warkii 31-Mar-2010 iyo Qormadii: NEWS Kulan tababar ah oo ay ka soo qayb galeen dhalinyaro kor u dhaafaysa 52 dhalinyaro ah oo kala socda dhalinyarada Somaliland iyo puntland ayaa loogu soo gebagebeeyey maanta caasimada Somaliland ee Hargeysa,tababarkaas oo dhalinyarada lagu barayey siday isu dhexgeli lahaayeen,isla markaana loo baabi'in lahaa kala shakiga bulshada labada dhinac. Kulankaas oo dhalinyarada labada dhinac ay tiro is le'eg uga soo qyab galeen ayaa waxa dhalinyarada loo tababaray xirfad nololeed(Life Skills),taasoo ah habka ugu haboon ee si nabad ah loogu wada noolaan karo mandaqada lagu wada nool yahay,"Waxaan u haystey si kale inay Hargeysa tahay,oo si kalaan ka aaminsanaa,waxaanse maanta ogaaday in Walaaltinimadii jirtey oo aan weli dhamaan,qof kasta iyo qabiil kasta oo Soomaaliyeed baa jooga"Sidaas waxaa yidhi Maxamed C/qaadir Cali Cigaal oo ka mid ahaa dhalinyaradii ka timid dhinaca Mudug oo aad ula dhacsan imaanshaha Somaliland. Gobolada Somaliland ayaa waxa gobol kasta ka yimid 2 dhalinyaro ah,meesha gobolada Puntlandna sidaas oo kale ay ka yimaadeen min laba dhalinyaro ah. "Dhalinyarada reer Puntland ayaa booqan doona gobolka Togdheer intaanay ku guryo noqon Puntland,waxaana dhalinyarada Somaliland ay dhowaan booqasho ku tegi doonaan Puntland. Aad baan ugu faraxsanahay inay dhalinyarada reer Puntland noo yimaadaan,oo aan is barano,waxaana ku dadaalaynaa sidii aan isugu xidhi lahayn,oo loo samayn lahaa Network ay ku midaysan yihiin dhalinyarada labada dhinac,waxaana dhowaan ku booqan doonaa Puntland,bal si aan u soo aragno iyagana"Sidaas waxa yidhi C/raxmaan C/llaahi Dheegsan oo reer Hargeysa ah. "Waxaan ku talin lahaa inaan wax colaad ah la dhex dhegin dadka walaalaha ah ee labada maamul,oo aan la dhegaysan colaadaha ay abuurayaan nimanka madaxda ah ee kursigooda ilaashanaya"sidaas waxa isna yidhi C/qaadir Macalin Muuse oo reer Garoowe ah. Afnugaal News Desk. Contact:info@afnugaal.com