-
Content Count
29,724 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
269
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Che -Guevara
-
^Yes, Zack would at least know shoe size:D
-
Che -Guevara;725163 wrote: Waxay kooxdan nabad diidka ahi ay doonayaan inay isku dhuftaan Somaliland Iyo Puntland ka dibna ay ka dhex baxaan. Somaliland Che -Guevara;725163 wrote: “" Waxayna SSC dioonayaan inay iska horkeenaan maamulada Puntland iyo Somaliland, xili ay maamulka Puntland sheegtay inay ku jirto dagaal ka dhan ah kooxda Al-Shabaab ee ku sugan buuraha Golis". Puntland It seems they are reading from same script:D
-
Hargeysa (Somaliland.Org)- Taliyaha Ciidanka qaranka Somaliland Gen. Nuux Ismaaciil Taani ayaa ka hadlay dagaal saacado badan socday oo shalay galab illaa 7:00 cawaysnimo ee xalay ayaa ka dhacay deegaanka Gambadha ee gobolka Sool. Taliyaha oo maanta u waramayay Saxaafaddu waxa uu sheegay inay maleeshiyadii huwanta ahayd ee weerarka soo qaaday ay ka qabteen lix maxbuus. “Shalay dagaal baa ka dhacay deegaanka Gambadha la yidhaahd oo 30 Km dhinaca bari ka xigta magaalada Laascaanood, waxa na soo weeraray koox nabad diid ah oo ka yimid Buuhoodle qaarna isku urursadeen meesha la yidhaahdo Tuko-raq waxaanay ku soo weerareen dhawr tikniko ah way carareen oo way iska tageen mar dambe ayay haddana soo weerareen iyagoo intii hore ka badan markaa dagaal ayaa halkaasi ka dhacay waana la eryaday kooxdii dagaalka soo qaaday. Markii laga soo noqday ee meesha higlada la yidhaahdo ciidanka qaranku marayay saacadduna 4:00 galabnimo ay tahay ayaa kooxdii SSC ah iyo Ciidamo Puntland ah oo wada socda oo wata tikniko ilaa labaataneeye ahi ay soo weerareen ciidanka qaranka waxaana ka dhacay halkaasi dagaal socday ilaa 7-dii cawaysnimo ee xalay.” Nuux Ismaaciil Taani waxa uu sheegay in ciidanka qaranku ay maleeshiyooyinka Puntland iyo SSC oo is garabsanayay ay dhirbaaxo kulul ku dhufteen, waxaanu intaasi ku daray in ciidanka qaranka uu kaga dhaawacmay dagaalkaasi sadex askari. “Waxay kooxdan nabad diidka ahi ay doonayaan inay isku dhuftaan Somaliland Iyo Puntland ka dibna ay ka dhex baxaan. Waxaan leeyahay Puntland kooxdan nabad diidka ahi yaanay inaga dhex ridin dagaal aynaan labadeenuba qorshaysan taasi oo aan dan u ahayn Somaliland iyo Puntland-ba waxaanan leeyahay nimankaasi ama qabta ama anaga noo daaya,”ayuu yidhi Taliyaha ciidanka qaranku. Cumar Maxamed Faarax Somaliland.Org/Hargeysa cumarmfaarax@hotmail.com
-
I saw Aw Xiin in there:D
-
Somaliland army overpowers surprise attack from Puntland
Che -Guevara replied to Saalax's topic in Politics
^LooooooooooooooooooooooooooL Your knee jerk reactions are predictable. -
Somaliland army overpowers surprise attack from Puntland
Che -Guevara replied to Saalax's topic in Politics
It took several hours to overpower a militia-what kind army is this? -
Dumarbeey kaaga dhegteey. Ma, aqaan taas waxa keeney bal dhinac iska dhig. Naag weey kusoo koriseey abaalkood aflagaado hagu badalin. Marka let's drop this constant reference to women out of this or your gerinimo you seem to be throwing about is based on serious insecurity. Midakale hadaad Amxaar aad isku dhinac martaan taaso qadyaadada laakiin waxii kusoo raaca haka booyin oo ninkii Samsam Amxaaro caganta ugaleey dh@badh!l!fnimo mooyaane wax kale laguma tilmaami karo. Hadaad equal tahaney Axmaaro Buhoodle sheeganeysid dad kuma xasooqeyn meeshey doonaana lugta ma mariyeen marka adiga, kuwa deriskaaga bariga kaa xiga iyo kuwii Xamar Amxaaro u sacab tumaye waa dulinimo iyo nasiib daro Soomaali suu wajahey ee tariikhadaada iska heeso waxaan kala faa,iideysanoono majirteey. Hadaadan jecleesinin waxaan oranayo ha,iijawaabin oo waqtiga ha,iska lumin. Midakale shaqsi ahaan kuma aflagaadeyn mase magacaaga Sland la,yiraahdaa? Salaax.....Ninkii afkiisa lagahayo ragbaan raadsanayaa waa adiga. Let's not go down that road or do you wanna me call Ibti to shame you.
-
Monday, May 30, 2011 A Nairobi-based official says five simultaneous suicide attacks have targeted African Union bases in the Somali capital of Mogadishu. The diplomat says only some of Monday's attacks had been stopped in time. The diplomat, who spoke on condition of anonymity because he was not authorized to speak to the press, could not yet give casualty figures. Al-Qaida-linked Islamists are battling the weak U.N.-backed government for control of the capital of Mogadishu. Around 9,000 AU troops are stationed in the city to prevent the government from being overrun by militants. The insurgency has frequently launched suicide attacks against both government and AU soldiers. A suicide attack in 2009 on the main AU base in Mogadishu killed 21 people. Source: Associated Press