Che -Guevara

Nomad
  • Content Count

    29,716
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    269

Everything posted by Che -Guevara

  1. ^How I could ruin something that already happen?
  2. Ayoub.....First thing first, disturbing the peace is usually local ordinance or state law that regulates excessive noise and unnecessary provocations. These laws are in the books of every village, town, city and state. If you have problem with that, please take it up with the authorities. I'm sure they won't mind giving you civic lesson and if you protest too much and become unruly, you could experience what disturbing peace means in practice. As for the celebration and the reason Sland flags won't be welcomed, it's pointless for me to tell you why for it looks like you are playing lazy. It's like me taking buluugey to one of your parties in the diaspora and then wondering why people are hostile if not outright violent-a bit of commonsense needs to be applied here keeping in mind the politics of the last 20 years. But why even show up at event for people whom you consider to be from another country? What gives?
  3. These gathering seemed to lack focus.
  4. It's really disturbing if it was indeed his niece that was sent to kill him.
  5. Banaanbaxyo xoogan oo maalintii 2-aad ka socdo magaalada Muqdisho Banaanbaxyo waawayn oo looga soo horjeedo iscasilaada la sheegay inuu ku dhawaaqi doono ra’isal wasaaraha Dowladda KMGS ayaa ka socda magaalada Muqdisho kaasi oo ay ka qaybgalayaan dadwayne badan oo isugu jirta dhalinyaro iyo haween. Banaanbaxyada ayaa ka socda Degmooyinka Xamarwayne,Dharkenley iyo isgoyska KM4 ee magaalada Muqdisho,waxaana banaanbaxayaasha ay gaareen xarunta madaxtooyada Villa Somaliya oo ay ku suganyihiin madaxwaynaha iyo ra’isal wasaare Maxamed Cabdulaahi Farmaajo. Ra’isal wasaare Maxamed Cabdilahi Farmaajo oo markale saxaafadda la hadlay ayaa ka codsaday mudaaharayaasha iyo ciidamada DKMGS inay muujiyaan isku duubni,inkastoo ra’isal wasaaraha uusan *****lka ka qaadin mowqifkiisa ku wajahan qodobadii laga soo saaray shirkii Kamabala ay ku gaareen madaxwaynaha iyo afhayeenka baarlamaanka. “Xukuumadda madaxwayne Sheekh Shariif iyo golaha wasiirada waxaa ay balanqaadeen inay taageero hiil iyo hool ah inay idiin siin doonaan”ayuu yiri Ra’isal wasare Farmaajo oo dhinaca kale sheegay in ciidamada looga baahanyahay inaysan ka soo bixin difaacyada dagaalka. Hadalka ra’isal wasaaraha oo wali aan dhinac u ridin mudaaharadayaasha taageersan xukuumadiisa ayaa wali banaanbaxyo xoogan ka sii wada magaalada Muqdisho sida xarumaha dowladda Villa Somaliya,xarunta wasaaradda warfaafinta iyo goobo kale. Dhinaca kale ciidamada Dowladda KMGS ayaa rasaas xoogan ku furay dad banaanbaxyo ka dhigayay degmada Dharkenley ee gobolka Banaadir taasi oo sababtay dhimashada 1-qof iyo dhaawaca laba kale kuwaasi oo ka soo horjeeda wararka sheegaya inuu iscasilayo ra’isal wasaare Farmaajo Kala soco Horseed Medi wixii arimahan ku soo kordha Farmaajo speaks
  6. Fagaaraha Taxriir oo noqotay Taaladii Sayidka iyo Idaacadaha Muqdisho oo booskii Facebook galay (Warbixin) Kumanaan baxayaal ah ayaa waxay isku xirteen Taaladii Sayidka, Masjikad Isbaheysiga agagaarka Madaxtooyada, Taaladii SYL, Barxadii Iskaashatooyinka iyo Gurigii Hooyooyinka, iyadoo dadkaas oo ah kuwo wajigooda laga dareemayo caro aad u weyn ay ku qeylinayeen halku ku dhigyo ay ku taageerayeen Ra'iisul Wasaare Farmaajo. Banaan baxayaasha oo u muuqda kuwo geesinimo muujinaya, isla markaana la jaan-qaadaya Banaan baxyadii kacdoonka ahaa ee ruxay qaar ka mid ah dalalka Carbeed ayaa waxay hakiyeen isu socodka wadada muhiimka ah ee Maka Al-Mukarama, halkaasoo dadka ay aad u buux dhaafiyeen. Fagaarihii Tarxiir ee Magaalada Qaahira oo ahaa halka Banaan baxyada ka curteen ayaa moodaa inuu isu bedelay goobaha dadka ay hada soo buux dhaafiyeen, waxaana halkaas ku sugan dhalinyaro, haween, caruur dad da' ah, iyo culumaa'udiin, waxayna dadka ay taagan yihiin qoraxda. Banaan baxayaasha oo ah kuwo dareenkooda uu aad u kacsan yahay ayaa u muuqda kuwo aan aqbalin baaqii Ra'iisul Wasaaraha ee uu goor dhow ka jeediyay Radio Muqdisho, kaasoo uu dadka kaga dalbaday inay guryahooda ku laabtaan. Xaalada ayaa ah mid kacsan, dadkana wali dareenkooda waa taagan yahay, ilaa iyo hada ma jirto dad la hadlay dibad baxayaasha, hase ahaatee waxaa la sugayaa inay ka hadlaan xubnaha dhaq dhaqaaqa Bulshada oo saaka Idaacadaha ka sii daayay in dadka ay banaan baxaan isuguna soo baxaan. Idaacadaha ka howl gala Muqdisho ayaa si toos u tabinaya banaan baxyada iyo sida ay u socdaan, waana halka ay dadka ka ogaanayaan goobaha banaan baxyada ka socdaan, bedelkii ay banaan baxayadii Carbta ka socday ay Barta FACEBOOK aheyd halka ay kala socdeen banaan baxyada, waxaana la dhihi karaa Raadiyaasha Muqdisho waxay buuxiyeen Bartii FACEBOOK banaan baxyada Carabta ka dhacay u joogtay. Barta FACEBOOK ayaa aheyd halkii banaan baxayaasha Carbeed ay isugu sheegi jireen banaan baxyada uguna balami jireen, iyadoo bartaas kaalin weyn ka qaadatay kacdoonadii ka dhacay dalalka Tunisia, iyo Masaarida. Tifafatiraha Jowhar.com C/casiis Golf ayaa sheegaya in xaaladaha socda ay yihiin kuwo dadka ay shucuurtooda si midnimada leh ugu soo bandhigayaan, waana ay adag tahay in banaan baxa ay si fudud u joogsadaan, dadkana waxay geesinimo ka sii qaadayaan sida isku duubnaanta leh ee Min caruur ilaa ciroole Banaan baxyada ugu jiraan. Wixii ku soo kordha daqiiqad kasta kala soco wararkeena dambe Hoyga wararka Somaliyeed www.jowhar.com jowharcom@hotmail.com jowharcom@gmail.com
  7. Banaan baxyada ka socda Magaalada Muqdisho ayaa sii xoogeystay, iyadoo qasaarihii u horeeyay la soo sheegay inay ka dhasheen banaan baxyada, kadib markii rasaas lala beegsaday dadka banaan baxayay. Nin Hubeysan oo ka mid ahaa Ilaalada Hotelka Madiina ayaa dilay wiil dhalinyaro ah oo ka mid ah dadkii banaan baxayay, iyadoo saddex kale ay ku dhaawacmeen rasaastaas, iyadoo banaan baxa kadib uu isku bedelay mid rabshado wata. Wararka ayaa sheegaya in dibad baxayaal careysan ay dhagxaan la dhaceen Hotelka, ayna jejebiyeen muraayadaha Hotelka, sidoo kale waxaa la soo sheegay inay gudaha u galeen Hotelka tiro ka mid ah dibad baxayaasha. Dadweynaha oo ka careysan dilka loo geystay wiilka dhalinyarada iyo saddexda kale ee la dhaawacay ayaa waxay dhagxaan la dhaceen Gaadiid yaalay Hotelka, kuwaasoo aad u fara badnaa, waxaana Hotelka Madiina ee degmada Xamar Jajab soo buuxiyay Ciidamo fara badan oo ka tirsan Dowladda. Ciidamada Dowladda ayaa la sheegay inay qabteen mid ka mid ah shaqaalaha Hotelka iyo ruuxii kale ee la sheegay inuu rasaasta furay, iyadoo Ciidamada aan wax dhibaato ah u geysan shacabkii banaan baxayay. Xaalada ayaa ah mid kacsan iyadoo banaan baxyada ay u muuqdana kuwo isu rogaya mid rabshado wata. Dhinaca kale Afar ruux kale ayaa la sheegay inay ku dhaawacmeen halka askari ka tirsan Dowladda uu ku dhintay rasaas lagu furay dad dibad baxayay degmada Wada Jir iyo Dharkeenley, dadkaas oo saaka socod ku soo maray degmooyinkaas. Wararka ayaa sheegaya in Ciidamo ka tirsan Dowladda ay rasaas ku fureen dadkaas dibad baxayay, kuwaasoo watay sawirka Ra'iisul Wasaaraha kuna qeylinayay halku dhigyo ka dhan ah Labada Shariif. Ilaa iyo hada banaan baxyada waxaa soconayaan, isu socodkii gaadiidka ayaa ah mid hakad ku jiran dadkana aad bey u careysan yihiin, sida uu ku soo waramayo Wariyaha Jowhar.com dadweynaha dibad baxayay ayaa la jaanqaadayay banaan baxyada ka dhacay dalalka Carabta, oo ay geesinimo dheeraad ah ka qaadeen. Wixii ku soo kordha kala soco wararkeena dambe. Jowhar.com daqiiqad kasta ha moogaan, kala soco wararka banaan baxyada
  8. News of the kidnap of Syrian blogger Amina Arraf - known as "a gay girl in Damascus" - has made headlines around the world, but doubts about her identity have prompted the question - does she really exist? The blogger - a fierce critic of the regime of President Bashar al-Assad - has amassed thousands of readers and supporters. When someone purporting to be her cousin posted a note on her blog on Monday saying that she had been abducted by suspected government agents in Damascus, Facebook groups sprung up calling for her release. But the story quickly began to unravel. Amina Abdallah Arraf al-Omari was not who she seemed to be. The woman in the pictures was not her. The US embassy in Syria had no record of her - although she claimed to have dual citizenship. No-one could say that they had met her. Read
  9. Gheele.T.......Good point, he squandered just to get rich on the backs of our people dying everybody. Naxar.....Like Mubarak, it would have been if they could arrest him and Sakiin.
  10. These pictures are bad PR for Sharifs-specially the one who's in one the first picture. Click for more
  11. ^I thought the dude is, what do you call them an ethnic Somalilander? He's welcomed as long as he's waving the Somali flag.
  12. Even, I'm fan of Farmaajo today:D So, Somalina, time to cut Sharif loose soo ma,aha?
  13. I think the blue flag would have been a clue and so would the politics of the last 20yrs. Have you been in cave? And please call us by our name S-O-M-A-L-I-S..with little practice, I'm sure you will master it.
  14. ^The Somali flag was hoisted in a Somali land in June 26. That aside, why even show up? Makes no sense. If it's your day, then celebrate it on your time and don't crush parties.
  15. ^For intelligent and rational person, you are beginning to sound bit paranoid and reading too much into things. It's very simple. It was celebration for Somali Independence and secessionists and their flags were not welcomed by virtue of their politics (with me so far?) Now someone took the time and effort to get a city permit and put this whole thing together. The purpose of the gathering was very clear and if those who disagreed with the theme of the event came in order to provoke people (it doesn't matter if their cause is right or wrong)they will escorted away. The organizers have the right to call the cops and tell the agitators to scram. Put together your own party and be on your merry way. It's rather silly secessionists to show up at Somali Independence day celebrations. N stop wondering. I don't pretend. I just don't care when people are not direct.
  16. Bilan......Don't mind Mooge. Clan politics triumphs national interest.
  17. MOGADISHU June 09, 2011 (AFP) — Two suicide bombers attacked the port in the Somalia capital Mogadishu Thursday, killing two civilian workers and also losing their own lives, witness and officials said. One of the suicide bombers blew himself up and security forces shot the other dead, they said. "Two suicide bombers attacked the port, sneaking in through a side entrance," said Mohamed Ibrahim, a Somali security officer. "One of them was gunned down by security forces while the other detonated himself," he said. Witnesses said two civilian port workers were also killed. "I saw the dead bodies of two workers who were killed in the explosion," said Osman Yusuf. No one claimed responsibility for the attack but suspicion fell on Shebab Islamists who have vowed to topple the transitional government and chase out African Union troops supporting it. The Shebab have been losing ground in the capital in recent months as pro-government troops and their African Union force in Somalia (AMISOM) backers have clawed back several key positions. Regional security sources said part of the Shebab's strategy in the face of AMISOM's advance was to step up suicide attacks. Somali police said at the end of May they had learned of plans for a series of such attacks in Mogadishu. On May 30 two Ugandan troops from AMISOM were killed in a suicide attack on their base in south Mogadishu. Source: AFP