-
Content Count
29,724 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
269
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Che -Guevara
-
In Siilaanyo’s Trip to Kuwait, Acceptance to Union Symbol.
Che -Guevara replied to xiinfaniin's topic in Politics
Norf-Maybe the bigger picture isn't being painted right. You need Di Vince not born-again secessionist like NGONGE. On side note, I like the fact there's picture showdown between Salaax and Thankful:D -
In Siilaanyo’s Trip to Kuwait, Acceptance to Union Symbol.
Che -Guevara replied to xiinfaniin's topic in Politics
NGONGE;717210 wrote: (how is that for spin?). It lacks luster. Xiin...You gave this senile old man too much airtime. -
^Ethiopia does enter Somalia and use proxy militias as I have stated above. Reread what I wrote above "As for Ethiopia, they get their nose bloodied and won't be back in Somalia in any meaningfully capacity but it employs many stooges unfortunately. "
-
Duke-AS is only concerned with traitors within for the time being and in due time, others will be dealt. As for Ethiopia, they get their nose bloodied and won't be back in Somalia in any meaningfully capacity but it employs many stooges unfortunately.
-
^Wake up when the Ethiopian stooges are in Kismayo till then these little skirmishes mount to nothing.
-
^What tide? This new assault barely made dent.
-
^They are busy with Ethio/Kenya and their D@badh!lif forces aka Azania and Doolow Boys/Ahlu/TFG.
-
^Yes they did lose, that's why Fuad is freely holding a press conference in Xamar while Sharif is holed up in the Villa:D
-
loool
-
N I hereby declare Che State.
-
Amin Amir makes fun of Sh. Hotel for the 3rd time in a week
Che -Guevara replied to The Zack's topic in Politics
-
I do but it only sends people back and not forward.
-
Amin Amir makes fun of Sh. Hotel for the 3rd time in a week
Che -Guevara replied to The Zack's topic in Politics
^Never mind -
Sheekh Fu'aad Maxamed Qalaf oo beeniyay inuu ku dhintay dagaallo ka dhacay Gobolka Gedo Arbaco, May 04, 2011 (HOL) – Sheekh Fu'aad Maxamed Qalaf oo ka mid ah saraakiisha Xarrakada Mujaahidiinta Shabaabul Mujaahidiin oo maanta shir jaraa'id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa sheegay inaan lagu dilin dagaalladii ka dhacay degmada Garbahaarey ee gobolka Gedo Isniintii lasoo dhaafay. Shirka jara'aid ee Sheekh Fu'aad Qalaf ayaa imaanaya xilli xubno uu ka mid yahay guddoomiyaha gobolka Gedo ee dowladda KMG ah ee Soomaaliya Maxamed Cabdi Kaliil ay sheegeen in Sheekh Fu'aad iyo saraakiil kale lagu dilay dagaallo culus oo maalin ka hor ka dhacay degmada Garbahaarey kaasoo u dhexeeyay ciidamada DKMG ah oo garabsanaya xoogagga Ahlusunna iyo dagaalyahannada Xarrakatul Shabaab. "Waxaa la faafiyay in Sheekh Fu'aad uu dhintay. Ilaahay baan i nooleeyay markii uu qaddaro ayaana dhimanayaa. Adduunka ayaana weli wax ku leeyahay," ayuu yiri Sheekh Fu'aad Qalaf oo sidoo kale sheegay in warka la faafiyay ay ka mid ahaayeen in maydkiisa la hayo taasoo uu ku sheegay been weyn oo la faafiyay. Dagaalkii ka dhacay degmada Garbahaarey ee xarunta goboolka Gedo Isniintii lasoo dhaafay ayaa waxaa ku dhintay dad u badan dhinacyadii dagaalamay, kuwaasoo la sheegay inay ku jireen saraakiishii hoggaaminayay labada ciidan. "Waxaan u bishaareynayaa muslimiinta, waxaana ka nixinayaa saacaddan cadowga Islaamka oo Mareykanku u horreeyo iyo kuwa kale, waxaana leeyahay inta aan noolahay waan idinla dagaalamayaa," ayuu yiri Sheekh Fu'aad Qalaf. Saraakiisha dowladda KMG ah ah ee sheegay inay dileen Sheekh Fu'aad ayaa sidoo kale sheegay inay dileen sarkaal kale oo magaciisa ay ku sheegeen Shukri Xaaji Aadan, inkastoo uusan sarkaalkan weli la hadlin saxaafadda. Dowladda Soomaaliya ayaa horay u sheegay inay dileen Cumar Xamaami oo looga yaqaan Soomaaliya Sheekh Abuu-Mansuur Al-Amriiki, balse hadal uu bar Internet ah dhigay ayuu ku sheegay inuu weli nool yahay oo aanu dhiman. Maxamed Xaaji Xuseen, Hiiraan Online maxuseen@hiiraan.com Muqdisho, Soomaaliya
-
Amin Amir makes fun of Sh. Hotel for the 3rd time in a week
Che -Guevara replied to The Zack's topic in Politics
^Is that your pickup line? -
^Were you the one really killed Osama?
-
^LoooooooooooL....I am already associating suqaar with something else. Restaurants in Islii and west all suck. Aaliyah..what? loooool
-
"Somali-sytle suqaar" Is that what kids call it nowdays?
-
^Oh dear-you ate someone's wife?