-
Content Count
29,716 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
269
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Che -Guevara
-
-
I was looking for this thread
-
Next Ethiopian War: Eritrea/Amhara vs Tigray/Abiy
Che -Guevara replied to Che -Guevara's topic in Politics
-
Next Ethiopian War: Eritrea/Amhara vs Tigray/Abiy
Che -Guevara replied to Che -Guevara's topic in Politics
-
There was a time when Somaliland was in a better position to make more favorable demands. Somalia would have accepted almost any demand as long as it did not lead to a complete secession. What's there to talk about now since Muse has disadvantaged Somaliland? Yes, there needs a genuine reconciliation and political settlement, but Muse is not the man to do it.
-
MUSHARRIXIINTA MUCAARIDKA AH EE PUNTLAND OO GO’AAMIYAY IN DOORASHADA LAGU GALO 49 XILDHIBAAN Musharrixiinta Mucaaridka ah ee Puntland oo go'aamiyay in doorashada lagu galo 49 xildhibaan – Puntland Post PUNTLANDPOST.NET Musharrxiinta Mucaaridka ah ee u taagan xilka Madaxweynaha dowladda Puntland ayaa mowqif midaysan ku go’aamiyay in doorashada 2024 lagu galo… Sii akhri
-
ISIMADA DHAQANKA SSC OO GO’AAMIYAY IN AYSAN GEBI AHAANBA KA QAYB GELIN DOORASHADA PUNTLAND Isimada dhaqanka SSC-khaatumo ayaa maanta oo Sabti ah ku dhawaaqay in aysan gebi ahaanba qayb ka ahayn arrimaha doorashada Puntland ee 2024. Go’aan rasmi ah oo ka soo baxay isimada dhaqanka SSC-Khaatumo ayaa lagu caddeeyay in aysan xuli doonin 17-kii xildhibaan ee Baarlamanka Puntland laga soo dooran jiray degaannada SSC. Go’aanka oo uu warbaahinta u akhriyay Af-hayeenka isimada dhaqanka SSC garaad Cabdisalaan Xasan Maxamed ayaa sidoo kale lagu caddeeyay in aysan sii joogi karin 17-ka xildhibaan ee hadda ka tirsan Baarlamanka Puntland. Golaha isimada dhaqanka SSC-Khaatumo ayaa sidoo kale go’aamiyay in aysan cid ka soo jeeda degaankooda u tartami karin doorashada soo socota ee 2024 madaxweyne ku xigeenka Puntland. Isimada ayaa sidoo kale ugu baaqay xubnaha ka tirsan guddiga xallinta Khilaafaadka doorashada Puntland ee ka soo jeeda SSC in ay xilka iska casilaan. Waxay sheegeen in ay dhisteen maamulka SSC-Khaatumo oo ay ka madax-bannaan yihiin Puntland islamarkaana ka qayb gali karin doorasho maamul kale. PUNTLAND POST
-
Rabi ha u raxmado Khadiijo Maxamed Diiriye
Che -Guevara replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Aamiin. -
Jirde is a thinker among Somali politicians. His diagnosis of our situation is on point. I wish he touched on Somaliland a little more.