-
Content Count
29,724 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
269
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Che -Guevara
-
Xaaji Xunjuf;801801 wrote: :D madaxa halo qo qoyo Kikuyada They said they will come under AMISOM. They mightn't have to do much of fighting.
-
^I think having your capital leveled warrants least distaste for Woyanes mase you are one of those that think Ethiopians were only defending themselves when they carpet bombed Xamar, rape women and desecrated mosques?
-
^Baydhabo is part of Ethiopia and AS had no right being there.
-
Marauder Resources is set to explore Puntland's offshore
Che -Guevara replied to kingofkings's topic in Politics
Off shore? -
Muqdisho: Qarax ismiidaamin ah oo ka dhacay Villa-Somalia
Che -Guevara replied to Che -Guevara's topic in Politics
Qarax Ismiidaamin ah oo ka dhacay Xarunta Madaxtooyada Soomaaliya Arbaco, Maarso 14, 2012 (HOL) — Weerar ismiidaamin ah oo uu fuliyay ruux labisnaa dharka ciidamada DKMG ah ee Soomaaliya oo ay ku xirnaayeen waxybaaha qaraxa ayaa ka dhacay afaafka hore ee xarunta madaxtooyada Soomaaliya, waxaana ku dhintay saddex qof oo uu ku jiro ninkii qaraxa fuliyay sida ay sheegeen saraakiil ka tirsan DKMG ah iyo kuwa AMISOM. Qaraxan ayaa wuxuu ka dhacay meel ku dhow guriga uu daggan yahay guddoomiyaha baarlamaanka KMG ah ee Soomaaliya, Shariif Xasan Sheekh Aadan iyadoo ay dhaawacyo kasoo gaareen ugu yaraan lix qof oo ku sugnaa maqaahi shaaha laga cabo. "Dadka dhintay laba ka mid ah waxay ahaayeen shacab, sidoo kalena dadka ay soo gaareen dhaawacyada ayaa waxay ahaayeen shacab, waxayna dhammaantood ku sugnaayeen maqaahi shaaha laga cabo," ayuu yiri Col. C/llaahi Xasan Bariise oo la hadlya saxaafadda. Col. Bariise, wuxuu sheegay inay socdaan baaritaanno ku aaddan ujeeddada laga lahaa qaraxa, cidda la doonayay in lagu dilo, isagoo sheegay inaysan jirin mas'uuliyiin ka tirsan dowladda oo qaraxaas wax ku noqday. Afhayeenka AMISOM, Col. Paddy Ankunda ayaa isaguna sheegay in weerarkaas ay ku dhinteen saddex qof oo uu ku jiray ninkii Qaraxa geystay. Waxaana goobjoogayaal ku sugan goobta uu qaraxu ka dhacay ay sheegeen in ruuxa qaraxa geystay uu muddo ku sugnaa halkaas. Goobta uu qaraxu ka dhacay ayaa yaallay dhiig fara badan iyo hilbo dad oo googo' ah, waxaana sheegtay qaraxan Al-shabaab oo xusay inay ku dileen ciidamo fara badan, iyagoo intaas ku daray in qaraxaas uu ahaa mid qorsheysanaa. Dhawaqa qaraxan ayaa waxaa laga maqlay inta badan Muqdisho, iyadoo uu kusoo beegmayo iyadoo dowladda KMG ah ay sheegtay inay gabi ahaan gacanta ku hayso xarunta Soomaaliya ee Muqdisho oo ay sannadkii hore ku dagaalamayeen xoogagga Al-shabaab oo ku biiray Al-Qaacida. Maxamed Xaaji Xuseen, Hiiraan Online maxuseen@hiiraan.com Muqdisho, Soomaaliya -
Qarax xooggan ayaa goor dhow ka dhacay xarunta madaxtooyada Villa-Somalia ee magaalada Muqdisho. Qaraxa ayaa ahaa mid uu fuliyey qof isa soo midaamiyey, wuxuuna ka dhacay iridda hore ee madaxtooyada. Khasaaraha rasmiga ah ee dagaalkaas ka dhashay lama oga ilaa iyo hada, waxaase Horseed Media loo xaqiijiyey dhaawaca 6-qof iyo dhimashada 2 kale. Wadooyinka madaxtooyada gala ayaa ah kuwo gebi ahaantood xiran, waxaana la maqlayaa rasaas ay cirka u ridayaan ciidamada madaxtooyadu. Ilaa iyo hadda ma jirto cid ka hadashay khasaaraha qaraxan ka dhashay, waxaase la filayaa in saacadaha soo socda ay soo baxdo faah faahin dheeri ah oo qaraxaas ku saabsan. Qofka is qarxiyey oo lagu soo waramayo inuu dooneyey in madaxtooyada uu gudaha u galo ayaa isku qarxiyey maqaaxi ay ciidamadu ku shaaheeyaan oo ku taal banaanka hore ee Villa Somalia. Waana markii ugu horeysey oo qarax noocan oo kale ahi uu ka dhaco afaafka hore ee xarunta madaxtooyada DKM ah ee Soomaaliya. Horseed Media
-
Zanawi kanba uu cimaamadii tuurtey haduu soo fariisiye qatarwaaye maxaa karabtaa
-
Speaking of miyiga MMA n Nuune....Have you ever taken someone from Goloboda north to Sab where cumbuulo is served in the morning instead of beer iyo rooti?
-
Cambuulo iyo bun;803611 wrote: sida lo jabsho aa maa fahmin camal maxaa kawadaa LOL......Nuune, Cambuulo iyo bun waa Somalia asxaabtiisa waaye.
-
Dugsiga soo xasuustaa.
-
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar;803593 wrote: By the way, my hooyo used to mention Reer Ayeeydaa odayaashooda used to come guriga in '60s, markee wax u baahnaadaan duqa ayee soo salaami jireen, arrintoodana sheegan jireen. They believed aabo's reerkiisa oo ah reerkeena iyo iyaga inay qaraabo yihiin because we shared same immediate clan, sub-clan and sub-sub-clan names. LOL....no kidding.......? lool@Somalia...We need to write our history ASAP we have stable country.
-
lool@ditoore all of this talk, qofkastaa hunguri galey
-
With all this suspense, there better be oil:D
-
lool@lul, If lul is what think it's, then it means the same thing in Urdu. There was this lady called Luul Xagaayo in Pakistan.
-
XX....The truth doesn't lie somewhere in-between, it's determined by his actions and from his actions, there's nothing to suggest that Aid was there for himself, everything else including Somalia was secondary. Whether he had grand plan for Somalia and its people is beside the point. p.s. I never justified crimes committed by AS against civilians. TFG and Ethios are fair game.
-
NASSIR;803499 wrote: Che, That's not what I call publicity stunt. This thing of aid diversion happens on a daily basis. I thought you were the Che Guevara of Somalia. I know it happens pretty regularly and in every region, that said anytime something like this happens even for publicity reasons, it ought to be acknowledged.
-
Ciidamada Ammaanka Somaliland oo soo qabtay raashin mucaawino ah oo la musuqmaasuqay Talaado, Maarso 13, 2012 (HOL)- Raashinkii mucaawimadda ahaa ee la leexsaday ayaa qaybo ka mid ah laga soo ururiyey Bakhaaro ku yaalla magaaladda Hargeysa, halka qaarkoodna laga soo qabtay xuduudda Somaliland gaar ahaan Magaaladda Lawyo-caddo. Ilaa afar gaadiidka waaweyn iyo laba gaadhi oo kuwa Ciidamadda ah ayaa lagu soo guray Raashinkan, waxaana lagaga dajiyey rarkii saarnaa baakharadda Wasaaradda Dib u dejinta ee magaaladda Hargeysa. Raashin la sheegayo in la leexsaday ee masuuliyiinta qaarna lagu eedeynayo ayaa lagu sheegay inay buux dhaafiyeen bakhaaradda magaaladda Hargeysa, halkaas oo sifo sharci daro ah lagu soo duwaday. Sida ay noo sheegeen ciidamadii soo qabtey ee ilaaladda ka ahaa Raashinkan ayaa sheegay in laga soo qabtay qaar kamid ah gaadiidkan magaaladda Lawyo caddo, oo la doonayey in xuduudaha lagu iibiyo, qaar kalana bakhaaro ku yaalla magaaladda Hargeysa laga soo guray, waxaana ilaalinayey ciidamo badan iyadoo laga soo gurayey baakharo waaweyn oo ay leedahay wasaaradda Dib u dajinta Somaliland. Wasiirka Dib u dajinta oo aanu doonaynay in aanu arrintan wax ka waydiino ayaanay noo suurtogalin kaddib markii uu shirar isdaba joogga ku lahaa xafiiskiisa, isagoo arrimahan Raashinka ah ku mashquulsanaa. Raashin mucaawimada ah ayaa ahayd raashin deeqa tii ugu wanaagsanayd ee la bixiyo, waxaana bixiyey dawladda Cumaan, iyadoo ugu tallogashay qoysaska danyarta ah, haseyeeshee taasi waxay keentay inay hunguriyaan madax sarsare oo ka tirsan xukuumadda Somaliland. Raashinkan ayaa ka koobnaa cuntooyinka Qaaliga ah sida Bariiska nooca qaaliga ah, Caanaha Caruurta, sharaab iyo agabka guryaha la dhigto oo ay ku jiraan weelal loogu tallogalay dadka danyarta ah ee ku nool Somaliland. Arrintan ayaa waxa u xidhan ilaa saddex masuul oo kiiskoodda la baadhayo, isla markaana xilalkii ay hayeenna laga qaaday, halka kuwa kalana lagu dabo jiro. Barkhad-Ladiif M. Cumar, Hiiraan Online barkhadladiif@hiiraan.com Hargeysa, Somaliland