Che -Guevara

Nomad
  • Content Count

    29,724
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    269

Everything posted by Che -Guevara

  1. Somalia. The resources of all regions belong to the Somali people and will be managed by the Federal Government which will distribute to regions. Your cut of the pie will be decided by the population.
  2. Tallaabo;933132 wrote: Yes actually Somalia should give up the blue flag as it is only one part of the five Somali regions. The star in the flag represents an ideology which is no longer relevant. lool silly secessionist.
  3. Haatu...you have sugar addiction if you never had malawax without sugar. Many countries like Brasil and Australia built new capitals from onground up.
  4. Stoic. The Government lacks the capicity to do much on this issue. I appreciate this fact but what's not appreciated is someone telling víctims who we all know lost documents to produce documents.
  5. Stoic. I am not accusing him of anything but the idea that people left everything except the clothes on their backs should produce documents to prove their properties are indeed theirs is silly. You might as well say the looter can keep the house.
  6. You wanna legalize stolen property, say so but spare this nonsense about document.
  7. Waranle..Don't mind them, they know to hold grudge against 60 old woman.
  8. Apophis;932420 wrote: Funny though he had to go from Kismayo to Mog ( to kiss the master's feet) then to Gedo. Would have made more sense if he went there from Kismayo but a lapdog never takes initiative. Sxb, it's hard to take anything seriously when you uses the word like lapdog. The man is part of the Government and he represents its interest and serves his president. If you goes back to Mogadishu to consult his president, how does warrant any insults? Juba is part of Somalia and will always to report Xamar!
  9. Classified;931956 wrote: lol You met Bambi? When you uses the word fairytale, it's either man or shoes.
  10. For one, it's not your Parliament and secondly, it's not her job you are talking about.
  11. I think she's doing wonderful job if grown @*** men take time out of their life to chit chat about her.
  12. It would be nice to put some SOL clan warriors in a cage with Ismael or better yet put them there with each other till one comes alive.
  13. *Blessed;932105 wrote: ^like the good old 'oo gaal aan kaadida iska meydhin maxaan isku sheegaynaa' lol.. Yup :-)
  14. lol@blessed, I dont know how much of what these boys are saying is true. I miss ignorant Somali belief, we are better than everbody including cadaan. Oba..please dont start again.
  15. It's gonna be tricky considering the history of this city and the region. Even remote hint of tribal intimidation by Government and the forces fhat represents it will set this city back and the progress against AS will be all for nothing. Hopefully the Government understands that and engage all stakeholders.
  16. Abject respect for the Government? If they have little respect for the Government, who do they report to?
  17. Shirka Kismaayo: "Waxyaabaha kale ee aanu kusoo aragnay Kismaayo, waxaa ka mid ah shir-weyne ka socda Kismaayo oo ay qaban-qaabiyeen dad Soomaaliyeed oo runtii iskood u dadaalay, shirweynahaas danta ay u qal-qaaliyeen markii aan weydiinnay waxay noogu sheegeen inay ku dhisayaan maamulka Jubbaland oo mustaqbalka la filayo, runtiina waan u kuur-galnay waana dhegeysannay, dabcan waxaan bogaadinaynaa marka dhibaato timaaddo qaabka loo wajahayo inay tahay qaab dadka ka billowda, kana tashada aayahooda, hase yeeshee waxaan si cad ugu sheegnay dadweynaha iyo madaxda Kismaayo qaarkood, inay quman tahay in xal lag doono dadka dadka gudihiisa,” ayuu mar kale yiri ra’iisul wasaaraha. Isagoo hadalkiisa sii wata ayuu yiri: "Qaabka shirka loo diyaarinayay ma aha mid waafaqsan sida aan ugu talogalnay in maamul goboleedyada loo dhiso, marka aan sidaasi leeyahay, waxaan uga danleeyahay, marka la sameynayo maamul goboleed waxaa hoggaaminta dowladda iska leh dowladda, iyada ayaana iska leh xaqiijinta sida loogu dhan yahay, laakiin go'aan-ka-gaaridda dadka ayaa iska leh." "Shirkaas waxaa ka maqnaa wax badan oo ay ka mid tahay shuruuc, doorkii dowladda iyo xaqiijinta," ayuu mar kale yiri isagoo tilmaamay in shirkani ay qayb ka yihiin dad wanaagsan oo dowladnimo doonaya, balse qaabkan ma ahan sida lagu gaari karo xalka,” ayuu warkiisa ku daray isagoo raaciyay: "Shirkaas waxaa kasoo baxaya ma noqon doono mid shacabka gaarsiinaya maamul rasmi ah oo la aqoonsado, maadaama bilowgiisa uu yahay mid aan waafaqsanayn dastuurka dalka." Arrinta maamulka isagoo kasii hadalaya ayuu yiri: "Waxaan soo jeedinay in shirkaas hoggaankiisa lagu wareejiyo dowladda, si ay u waafajiso tallaabada lagu gaari karo dowlad-goboleed, inta ay ka saxmayaan shuruudahaas si loogu bedelo shirka dib u heshiisiin, maadaama taariikhda Jubbooyinka marka la eego dadku ay u baahan yihiin dib u heshiisiin dhab ah." "Maanta markii aan soo tagaynay, waxay maamulku codsadeen in la siiyo muddo saddex maalmood gudahood ah ay jawaab cad bixin doonaan, laakiin anigu markaan eegay duruufaha faraha badan ee muuqda, waxaan soo jeediyay in xitaa 20 maalmood ay ay qaataan haddii aysan dhib ku ahayn, laakiin iyagaa qabsaday saddex cisho waana ka dhur-sugeynaa," ayuu yiri ra’iisul wasaaraha. The Government has been behind the eight ball all this time and I don't think they handle this all that well but they are right a genuine reconciliation is needed coupled with robust political agenda.
  18. Ciidanka Xoogga ee Kismaayo Jooga: "Magaalada Kismaayo waxaan kusoo aragnay qaybo ka tirsan ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed oo qayb weyn ka qaatay sidii looga sifeeyay nimankii caddowga ahaa ee haysan jiray gobolka, runtiina waxay ku nool yihiin duruufo adag, iyagoo muddo dheer aanan wax mushaar ah qaadan, aad baana ugu haynaa qalbi wanaagsan, duruufta ay ku shaqeeyeen mid aad u adag ayayna ahayd, waxaana jecelnahay in aanu uruurinno, una fududeyno sida ay waajibaadkooda u gudan lahaayeen". Ciidanka AMISOM ee Kismaayo: "Kismaayo waxaa jooga ciidanka AMISOM oo qayb ka qaatay xoreynta gobolladaas, iyagoo kaashanaya ciidamadeenna, waana u mahad-naqeynaa, joogistoodana waa mid loo baahan yahay, waxna kama qabno in maamulka ay lasii shaqeeyaan inta uu ka imaanayo maamul sal-balaaran," ayuu mar kale yiri. Dadka Reer Kismaayo: "Waxaan rabaa inaan caddeeyo, inaanu maqsuud ka nahay sidii Kismaayo naloogu soo dhaweeyay iyo sidii naloo soo sagootiyayba, waxaana xaqiiqo noo noqotay in dadka Kismaayo oo duruuf adag iyo taariikh dagaal sokeeye soo maray ay diyaar u yihiin inay dawladdooda daba-istaagaan oo ay qayb ka qaataan horumarrada socda," ayuu hadalkiisa kusoo gabgabeeyay. Ugu dambeyn, ra'iisal wasaaraha Soomaaliya ayaa xusay inuu sii wadi doono safarrada ay xukuumaddiisu ku kala bixinayso gobollada dalka si ay ugu kuur-galaan xaaladaha nololeed, siyaasadeed, amni, dhaqaale iyo horumar ee bulshada Soomaaliyeed. Maxamed Xaaji Xuseen, Hiiraan Online maxuseen@hiiraan.com Muqdisho, Soomaaliya
  19. Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Somalia oo ka warbixiyay Natiijadii kasoo baxday Wadahadalladii Kismaayo (SAWIRRO) Jimco, Maarso 29, 2013 (HOL) — Ra'iisul wasaaraha Soomaaliya, Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) iyo wafdigii uu hoggaaminayay oo gellinkii dambe ee maanta dib ugu soo laabtay Muqdisho, ayaa warbaahinta uga warbixiyay natiijada kasoo baxday wadahalladii Kismaayo iyo kulamadii uu la qaatay qaybaha kala duwan ee bulshada Kismaayo. Ra'iisal Wasaaraha ayaa sheegay in muddadii koobnayd ee Kismaayo ay ku sugnaayeen ay ka gungaareen ujeeddadii safarkooda, isagoo xusay inay si dhab ah u dhageysteen una ******** xaaladda dhabta ah ee Kismaayo ka jira, wuxuuna sheegay inay gaarsiiyeen fariinta dhabta ah ee ay dowladdu u waday. “Waxaan ogaannay in dadka ku nool Kismaayo iyo dowladda uu ka dhexeeyo xiriir wanaagsan, raallina ka yihiin imaatinka dowladda," ayuu yiri Saacid oo intaas ku daray inay ku camal fali doonaan dhaqan-gelinna doonaan fariimaha shacabka. Maamulka Kismaayo: "Si kooban haddaan u taabto waxyaabihii aanu kusoo aragnay, Kismaayo waxaan ka jira maamul si deg-deg ah loo sameeyay, markii dadkii nabadda diidanaa laga saaray halkaas, waana u kuur-galnay, waxaana la shaakeystay guddoomiyaha iyo ku-xigeenkiisa, sida uu u dhisan yahay, waxyaabo badana waan u kuurgalnay, waxaana noosoo baxday inuu u baahan yahay in muddo gaaban gudaheeda si dhameystiran dib loogu eego, raalli ayaanse ka nahay," ayuu yiri ra’iisul wasaaraha oo ka hadlay maamulka Kismaayo. Shirka Kismaayo: "Waxyaabaha kale ee aanu kusoo aragnay Kismaayo, waxaa ka mid ah shir-weyne ka socda Kismaayo oo ay qaban-qaabiyeen dad Soomaaliyeed oo runtii iskood u dadaalay, shirweynahaas danta ay u qal-qaaliyeen markii aan weydiinnay waxay noogu sheegeen inay ku dhisayaan maamulka Jubbaland oo mustaqbalka la filayo, runtiina waan u kuur-galnay waana dhegeysannay, dabcan waxaan bogaadinaynaa marka dhibaato timaaddo qaabka loo wajahayo inay tahay qaab dadka ka billowda, kana tashada aayahooda, hase yeeshee waxaan si cad ugu sheegnay dadweynaha iyo madaxda Kismaayo qaarkood, inay quman tahay in xal lag doono dadka dadka gudihiisa,” ayuu mar kale yiri ra’iisul wasaaraha. Isagoo hadalkiisa sii wata ayuu yiri: "Qaabka shirka loo diyaarinayay ma aha mid waafaqsan sida aan ugu talogalnay in maamul goboleedyada loo dhiso, marka aan sidaasi leeyahay, waxaan uga danleeyahay, marka la sameynayo maamul goboleed waxaa hoggaaminta dowladda iska leh dowladda, iyada ayaana iska leh xaqiijinta sida loogu dhan yahay, laakiin go'aan-ka-gaaridda dadka ayaa iska leh." "Shirkaas waxaa ka maqnaa wax badan oo ay ka mid tahay shuruuc, doorkii dowladda iyo xaqiijinta," ayuu mar kale yiri isagoo tilmaamay in shirkani ay qayb ka yihiin dad wanaagsan oo dowladnimo doonaya, balse qaabkan ma ahan sida lagu gaari karo xalka,” ayuu warkiisa ku daray isagoo raaciyay: "Shirkaas waxaa kasoo baxaya ma noqon doono mid shacabka gaarsiinaya maamul rasmi ah oo la aqoonsado, maadaama bilowgiisa uu yahay mid aan waafaqsanayn dastuurka dalka." Arrinta maamulka isagoo kasii hadalaya ayuu yiri: "Waxaan soo jeedinay in shirkaas hoggaankiisa lagu wareejiyo dowladda, si ay u waafajiso tallaabada lagu gaari karo dowlad-goboleed, inta ay ka saxmayaan shuruudahaas si loogu bedelo shirka dib u heshiisiin, maadaama taariikhda Jubbooyinka marka la eego dadku ay u baahan yihiin dib u heshiisiin dhab ah." "Maanta markii aan soo tagaynay, waxay maamulku codsadeen in la siiyo muddo saddex maalmood gudahood ah ay jawaab cad bixin doonaan, laakiin anigu markaan eegay duruufaha faraha badan ee muuqda, waxaan soo jeediyay in xitaa 20 maalmood ay ay qaataan haddii aysan dhib ku ahayn, laakiin iyagaa qabsaday saddex cisho waana ka dhur-sugeynaa," ayuu yiri ra’iisul wasaaraha.