Che -Guevara

Nomad
  • Content Count

    29,739
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    269

Everything posted by Che -Guevara

  1. Somalilandernimo LooooooL@Red...It is so much easier to say Somalinimo. It rolls off the tongue so nicely, and now come on say it after me.
  2. Waa markii ugu horeysay ee Dowlada itoobiya iyo maraykankuba ay isku dayaan inay xaliyaan khilaafka Gobolada Sool iyo Sanaag bari kuwaas Waa aduunyo gadoon. Reer Sool and Sanaag are better start their ministate rather than operate under Yeey and Riyaal...Zenawi's Biatches.Heck they could send their little Biatch to Adis.
  3. Juje....You seem to be expressing how you wish for things to turn out. This could be hardly called an analysis.
  4. ^^^Some do,others just see themselves as just another Somali tribe.
  5. Congrats to the gentleman. I have actually seen Somali Bantus going to college here in Boston. They are very hard working, more power to them.
  6. Qat doesn't cause mental illness, but it does give you wings. Namaste Puuja Jee
  7. The last time I ever ask this Tahliil...who is we?
  8. ^^^What do you think is the way out of this nightmare? Me....Qof dantiisa yaqaan lalatashan karaa. Umadeena wax dan ah garan meeso.
  9. Nayruus....Saaka kaniinagii laguu soo qoray inaad qaadato maad ilooday?
  10. Dagaal culus oo ka qarxay deegaanka Baar-gaal ee W/Somalia Click here to find shabelle news in English Boosaaso 01, June.07 ( Sh.M.Network) Deegaanka Baar-gaal ee W/bari Somalia ayaa lagu soo waramayaa in dagaal xoogan uu ku dhex marayo halkaasi ciidamada Puntland iyo kooxo la sheegay in ay isugu jiraan ajaanib iyo Somali oo dhowaan halkaasi ku tagay doonyo. Iska horimaadkaan oo ka qarxay halkaasi abaarihii 4 tii galabnimo ee maanta ayaa la isku habeensaday sida ay sheegayaan wararka laga helayo deegaanka Baar-gaal. Lama oga wali qasaaraha rasmiga ah ee ka dhashay dagaalkaan oo ahaa mid aad u culus oo la isku adeegsaday hubka nuucyadiisa kala duwan. Xiriir aanu la sameynay guddoomiyaha deegaanka Baar-gaal ayaysan inoo suurto galin in aynu helno. Madaxweynaha Maamul goboleedka Puntland, Cadde Muuse ayaa kal hore ku tilmaamay kooxaha ciidamadiisa ay isaga soo horjeedaan deegaanka Baar-gaal in ay yihiin ciidamadii maxkamadaha islaamka ee ka dagaalamayay koonfurta Somalia oo doomo ku yimid halkaasi. Arimahaan ayaa waxa ay ku soo beegmayaan xilli maalmihii la soo dhaafay dadka magaalada Boosaaso ay ka jiifan waayeen guuxa diyaarado dul heehaabay habeenkii hawada magaaladaasi, iyadoo wali aan la garaneyn waxa ay yihiin diyaaradahaasi, laakiin dadka qaar ayaa waxa ay sheegayaan in ay yihiin kuwa soo kacay saldhigga Mareykanka ee xeebaha Jabuuti.
  11. Baargaal:-Wararka ka imaanaya magaalada Baargaal ee Bariga fog ee gobolka bari ayaa sheegaya in magaaladaasi uu ay duqayn cirka ah ay ku socoto , ayna duqaynayaan Ciidanka Maraykanka. Duqaynta oo sida la sheegayo ah mid xoogan ayaa waxaa ku geeriyooday dad aad u badan. 2-bari kahor ayay ahayd markii maamulka Puntland gaar ahaan Madaxda gobolka Bari ay sheegeen in alqaacidoo ajaaniib ay oo ka soo dagtay dhanka xeebta ku waa soo watay laasha ay galeen buuralayda deegaanka.
  12. double post
  13. Posted to the Web Jun 01, 19:22 Baargaal:-Wararka ka imaanaya magaalada Baargaal ee Bariga fog ee gobolka bari ayaa sheegaya in magaaladaasi uu ay duqayn cirka ah ay ku socoto , ayna duqaynayaan Ciidanka Maraykanka. Duqaynta oo sida la sheegayo ah mid xoogan ayaa waxaa ku geeriyooday dad aad u badan. 2-bari kahor ayay ahayd markii maamulka Puntland gaar ahaan Madaxda gobolka Bari ay sheegeen in alqaacidoo ajaaniib ay oo ka soo dagtay dhanka xeebta ku waa soo watay laasha ay galeen buuralayda deegaanka.
  14. ^^^If that lingers on, I heard Viagra helps.
  15. Ilove somalia but i hate the people That could be considered a dumb statement.
  16. Dam..I can't access flickr at work. Welcome back Val. I was hoping I was gonne see a tanned Val on top that big red rock with a NGONE looklike Aborigine by your side.
  17. Originally posted by Jacaylbaro: Somaliweyn dream is over ,,, and has been over for more than 16 years ,,,, i can't believe some are still dreaming ,,,,,, It doesn't matter if there is one Somali State or two or what ideology one believes in. What matters is the simple FACT that all Somali lands exception being Jabouti and NFD are direct or indirect Ethiopian control. We are no longer a sovereignty nation or nations for that matter.
  18. Khayr...Salaada Ilaahaa kula adiga kuma lahid.