Shaakirullaah

Nomads
  • Content Count

    218
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Shaakirullaah

  1. Al-shabaab oo Beelaha Wacbuudhan Abgáal & Murursade heshiis dhex dhigay Kulan Wilaayada Gobolka Banaadir ee Xarakada Shabaabul Mujaahidiin soo agaasimtay kana dhacey shaley Magaalada Muqdisho ayaa heshiis rasmiya lagu kala dhex dhigay labo Beelood oo walaalo oo horey diriri u dhex martey. Beelaha Wacbuudhan Abgáal iyo Murursade ayaa shaley Xarakada Al-shabaab, heshiis rasmiya dhex dhigtay kuwaas oo horey dagaalo dhibaatooyin badan ka dhasheen dhex mareen, waxayna dirirtoodu soo jiitamaysay muddo 16 sano ah. Shirka balaaran oo labadan beelood lagu heshiinayay, waxaa ka soo qeyb galey Mas’uuliyiin ka mida Xarakada Al-shabaab oo ay ka mid yihiin, Waaliga Gobolka Banaadir, Sh Cali Maxamed Xuseen & Afhayeenka Xarakada Sh Cali Dheere. Waaliga Al-shabaab ee Gobolka Banaadir, Sh Cali oo goobta ka Hadley waxa uu sheegay, Ujeedka Maamulkoodu u taagan yahey inay qeyb ka tahey dhex-dhexaadinta dadka Walaalaha ee is haya, si nabad iyo degenaansho taama ugu naaloodaan. Waxa uu sidoo kale sheegay inay horey heshiisyo dhowra u soo kala dhex dhigeen beelo walaalo ah oo horey sidan oo kale diriri u dhex taaley, halkaasna ay ka sii wadayaan. Sh Cali ayaa labadan beelood kula dardaarey inay xajiyaan heshiiska ay isla gaareen, ogaadaan waxay ku heshiiyeen inay tahey fulinta Shareecada Islaamka, iyaguna dhankooda u taagan yihiin ilaalinteeda iyo fulinteeda. Wax garad badan oo ka mida labada beelood ee Walaalaha ah ee heshiiska la dhex dhigay ayaa sidoo kale goobta ku sugnaa kuwaas oo sheegay inay aad u soo dhaweynayaan heshiiskan, sidoo kalena dadajinayaan dhaqan gelintiisa. Waxay sidoo kale sheegeen in wixiii isugu dhiman loo saarey gudiyo soo dhameeya, lana shaqeynayaan si howlaha u yaala ugu fududaadaan. Maaha markii ugu horeysay oo Xoogaga Islaamiyiinta ah ee inta badan Gobolada Koonfureed gacanta ku hayaan sidan oo kale heshiisyo rasmiya u dhex dhigaan Beelo Walaalo ah oo horey diriri ugu dhaxeysay, oo ay ka dhashaan wada degenaansho iyo Nabad.
  2. Ciidamada DKMG ah oo Darawal ku Dilay Muqdisho Ciidamo ka tirsan kuwa DKMG ah oo ay Jidgooyo u taal Xaafada Jiiro Maskiin ee Degmada Dharkeenley ee Magaalada Muqdisho ayaa saaka Aroortii Dil ugeystay mid kamid ah Darawaliinta Gaadiidka dadweynuhu raacaan iyagoona sidoo kale dhac iyo baarasho kula kacay Rakaabkii Saarnaa Baarbuurka Wadaha laga dilay. Dilka Darawalka ayaa lasheegay inuu yimid kadib markii ay Ciidamada Dowlada ee ay jidgooyadu u tiil Duleedka Isbitaalka ka dalbadeen Lacago badan balse uu u sheegay inaysan wali soo galin wax lagacag ah isla markaana uu wado Rakaabkii ugu horeeyey. Balse Ciidamada ayaa Markiiba Darawalka Toogasho ku dilay kadibna waxay dhac iyo baarasho kula dhaqaaqeen Ragaabkii Saarnaa gaariga oo u kalahayey Shaqooyinkooda iyo Raadinta nolol Maalmeedkooda waxayna ka qaateen waxay heysteen oo dhan sida Lacag iyo Moobeelo iyo agab kale. Dhacdooyinka noocan oo kale ah ee ay Ciidamada Dowladu ku dhibaateeyaan Dadka Rayidka ah ayaa marwalba ku soo noqnoqda Xaafadaha ay Magaalada Muqdisho ka joogaan Ciidamada DKMG ah mana jirto cid u istaagto wax ka qabashadooda.
  3. Askari ka tirsanaa ciidamada dowladda KMG oo galabta askari kale ku toogtay agagaarka Xarunta Madaxtooyda ee Magaalada Muqdisho kadibna isdilay Askari ka tirsanaa ciidamada dowladda KMG ee Soomaaliya ayaa galabta askari kale ku toogtay agagaarka Xarunta Madaxtooyda ee Villa Soomaaliya ee Magaalada Muqdisho iyadoo xiligaasi kadibna uu istoogtay. Kadib Salaadii Casar ee maanta ayaa xaafadda Akadeemiya oo dhowr tilaabo u jirta Xarunta Madaxtooyada ee Villa Soomaaliya waxaa askari ka tirsanaa ciidamada dowladda KMG ee Soomaaliya uu dil ugu geystay askari kale oo ka tirsanaa ciidamada dowladda KMG ee Soomaaliya. Intaasi kadib ayaa waxaa la sheegay in askarigii wax dilay uu isna goobta isku dilay kadib markii la sheegay in uu rasaas ooda isaga qaaday iyadoo ilaa iyo hadda aan la ogeyn sababta dhabta ah ee ka dambeysay in asakarigaani uu askariga kale dilo kadibna uu istoogto. Askariga dilka geystay ayaa waxaa la sheegay in dhawaan uu ka soo baxay xabsi ku yaala Magaalada Mudisho kadib markii uu fasax ka helay saraakiishii xabsigaasi Maamulaysay waxaana maalmihii u dambeeyay ee uu banaanka ka joogay xabsigaasi la sheegay in uu ku hanjabayay in la dilayo ama oo qof dilayo. Ciidamo kale oo ka tirsan dowladda KMG ee Soomaaliya ayaa waxaa la sheegay in ay maydadka goobta ka qaadeen waxaana askariga kale ee la dilay uu ahaa nin booyadaha biyo ugu qaada askarta dowladda KMG ee Soomaaliya. Dhacdadaani ayaa ah tii ugu horeysay ee ka dhacda Magaalada Muqdisho waana falkii ugu horeeyay ee askari ka tirsan dowladda uu hogaamiyo Madaxweyne Sheekh Shariif Sheekh Axmed uu askari kale si bareer ah ugu dilo kadibna isagu uu is qaarijiyo.
  4. A Somali just home from eight years in the US jail at Guantanamo Bay told AFP the prison was "hell on Earth", and alleged torture there had scarred some of his fellow inmates. Mohamed Saleban Bare, who arrived in his hometown of Hargeisa on Saturday, said he was innocent of any charges that would have caused security forces to arrest him in Pakistan in 2001 and transfer him to the US jail via Afghanistan. "Guantanamo Bay is like hell on Earth," he said in an interview Monday with an AFP reporter who visited him at his hotel in Hargeisa. "I don't feel normal yet but I thank Allah for keeping me alive and free from the physical and mental sufferings of some of my friends," he said. Sporting short hair and a long scrawny beard, Bare says he is in good physical health but looks dazed, speaks very softly and walks gingerly. "Some of my colleagues in the prison lost their sight, some lost their limbs and others ended up mentally disturbed. I'm OK compared to them," he said. Bare said he was picked up in the Pakistani port city of Karachi in December 2001, weeks after the United States launched its "war on terror" following the September 11 attacks on Washington and New York. After about four months he was transferred to US military prisons in Kandahar and Bagram in Afghanistan, he said. "At Bagram and Kandahar, the situation was harsh but when we were transferred to Guantanamo the torture tactics changed. They use a kind of psychological torture that kills you mentally," he said. This included depriving prisoners of sleep for at least four nights in a row and feeding them once a day with only a biscuit, he said. "And in the cold they let you sleep without a blanket. Some of the inmates face harsher torture, including electricity and beating," he said. "Guantanamo is a place of humiliation for Muslims. All the inmates are Muslims but they (Americans) claim the prison is for terrorists. Why don't they arrest non-Muslims belonging to these so-called terror groups?" "No human rights convention stands in Guantanamo. Interrogators force inmates to confess crimes they didn't commit by torturing them and sullying their religion," Bare said. "They would throw Korans into the toilet and raise the volume of their music during prayers," he recounted. Bare said the US authorities had never told him why he was arrested. "They used to ask many questions, most of them relating to my background like what I was doing in Somalia and about the people I know. It was all about suspicions and not a clear case," he said.
  5. It must be made clear that the word “Sunnah” has two meanings: The first meaning is the path of guidance, which is the meaning in many ahaadeeth, such as the words of the Prophet (salAllaahu 'alayhi wa sallam): “Whoever turns away from my Sunnah has nothing to do with me.” The second meaning is what the scholars of usool and fiqh call “mustahabb” which means 'encouraged' and which are deeds for which the one who does them will be rewarded, but the one who does not do them will not deserve to be punished for that. Examples include al-Sunan al-Rawaatib (Sunnah prayers which the Prophet (salAllaahu 'alayhi wa sallam) did regularly), Salaat al-Duhaa, etc. Therefore, a person will not be punished in the hereafter for not doing things which are Sunnah in the second sense. With regard to the first definition, this is not the case, for these are divided into things which are obligatory (waajib) and things which are supererogatory (naafil). Sunnat al-Fajr and al-Witr are Sunnah Mu’akkadah, prayers which the Prophet (salAllaahu 'alayhi wa sallam) never omitted to do, whether he was travelling or not. Letting the beard grow is waajib; it does not come under the category of Sunnah as defined by the fuqahaa’. Whoever shaves his beard is imitating the Majoos and mushrikeen, going against the Fitrah and changing the creation of Allah. The one who neglects an act that is an obligatory Sunnah will be punished in the hereafter; the one who neglects a mustahabb Sunnah will not be punished, but he is missing out on a great reward and the chance to make up any shortfall in his waajibaat. Lastly, the evidence for the enforcement of the sunnah is Allah's saying: “It is not for a believer, man or woman, when Allah and His Messenger have decreed a matter that they should have any option in their decision. And whoever disobeys Allah and His Messenger, he has indeed strayed into a plain error” (al-Ahzaab, 36) So just like our sisters are told to cover themselves and wear proper hijaab, the brothers are ordered to let their beards grow, trim their moustaches and not to wear their clothes below the ankles.
  6. These orders are in adherence to the guidance of the Prophet (salAllaahu 'alayhi wa sallam) and in obedience to his command. Regarding the order to let the beard grow and to cut the moustache: Imaam Ahmad, al-Bukhaari, Muslim and others reported from Ibn 'Umar (radhiAllaahu 'anhu) that the Prophet (salAllaahu 'alayhi wa sallam) said: “Be different from the mushrikeen: let your beards grow and trim your moustaches.” Also, Imaam Ahmad and Muslim reported from Abu Hurayrah (radhiAllaahu 'anhu) that the Prophet (salAllaahu 'alayhi wa sallam) said: “Cut your moustaches and let your beards grow: be different from the Magians.” With regard to isbaal (wearing one’s clothes below the ankles), Al-Bukhaari reported that the prophet (salAllaahu 'alayhi wa sallam) said: “Whatever of the izaar (lower garment) is below the ankles is in the Fire.” So may Allah reward the officials of the Islamic Administration in Kismayo for reviving the sunnah and ruling according to the shari'a.
  7. AFP also reports THAT A UN official speaking on condition of anonymity later said nothing appeared to have been removed from the compound yet, adding that the mujahideen were conducting investigations.
  8. This is a special audio release from Harakat Shabaab Al-Mujahideen which was distributed during the recent 'Eid Ul-Adha festival. The subject of this program revolves around various matters concerning the islamic state. Featuring: 1. Sheikh Abu-Bakar Al Zeylici, the governor of the Regional Islamic Administration for the Juba Regions; 2. Sheikh Cali Maxamud Raage, official spokesman of the movement and former governor of Gedo; 3. Sheikh Mukhtaar Rooboow Abu Mansuur, former spokesman and high ranking political and military official of the movement; 4. Sheikh Abu Muslim, military commander and prominent official of the movement; Click here to listen to the audio.
  9. No, they didn't. They never claimed the attacks in Bosaso and Hargeisa.
  10. In fact this is truly a shameful and embarassing discovery for those who rushed with their conclusions and accusations. Now most of these people quickly and rightly point their fingers to blame the puppet government for its lies.. But where was their own reason and conscience when they were simply parroting its propaganda machine without determining whether there was any clear evidence for the story that they were presented with? The truth is that these people didn't even take into consideration to just wait and see before accusing anyone of anything due to fear of being labeled as a supporter of this attack because of that stance.
  11. بسم الله الرحمن الرحيم Xafiiska Warfaafinta Xarakada Al-Shabaab Al-Mujaahidiin 26-12-1430 H Qoraal saxaafadeed ku aadan dagaaladii manta dhacay Barqanimadii manta oo Axad ah ayaa Ciidamada Mujaahidiinta Al-Shabaab ee ku sugan difaaca hore ee dhanka wadada Warshadaha waxay ka war heleen dhaqdhaqaaq ay wadaan Maleeshiyada Xukuumada Riddada taas oo ay ku doonayeen inay Isbaaro hor leh ku dhigtaan halka loo yaqaano Sarkuusta si ay lacagaha baada ah uga qaataan gaadiidka dadweynaha wadada isticmaalaya. Dagaalka ayaa bilowday markii ay Ciidamada Mujaahidiinta iyo Maleeshiyada Riddadu isku haleeleen halka loo yaqaano Sarkuusta iyadoo dagaal culus oo halkaas ka dhacay ay suurogashay in Maleeshiyadii uusoo gaaray khasaare aad u baaxad weyn laga kiciyo Sarkuusta ayna dib ugu gurtaan dhanka dhismihii hore ee Asluubta. Dagaalka ayaa mar kale dib uga bilowday galabnimadii maanta agagaarka Dhismihii hore ee Asbluubta iyadoo ay Mujaahidiinta Al-Shabaab iyo Xizbul Islaam oo isgarabsanaya weerarka ku bilaabeen Cadawga waxaana mar labaad suuragashay in halkaas dib looga sii riixo oo ay isugu ururaan Dhismihii hore ee Asluubta. Dagaalkii manta dhacay oo ahaa mid uu khasaare aad u baaxad weyn oo dhan walba leh kasoo gaaray Maleeshiyada Xukuumada Riddada ayaan hadana ILAAHAY fadligiis waxyeelo haba yaraatee kasoo gaarin Ciidamadii Mujaahidiinta ahaa ee halkaas Dagaalka kula galay Maleeshiyada Riddada ah ee caadaysatay boobka iyo dilka dadka Muslimiinta ah ee wadada ku safraya. Dhanka kale waxaa jiray madaafiic aan loo meel dayin oo Ciidamada Saliibiyiinta ah ee ku sugan Qaybo kamid ah Muqdisho ay ku garaacayeen goobaha ka fog halka ay dirirtu ka socotay taas oo waxyeelo gaarsiisay qaar ka mid ah shacabka Muslimiinta ah ee ku dhaqan Wilaayada Banaadir taas oo tusinaysa colaada gaamurtay ee ay Ciidamadaasi u hayaan Muslimiinta gumaysi diid-ka ah. وآخر دعوانا أن الحمد لله رب العالمين
  12. I can not elaborate on it, but keep your eyes and ears open and you'll see for yourself insha Allah.
  13. Judging or ruling according to other than what Allah has revealed is contrary to faith and Tawheed, which are Allah’s rights. It may be counted as kufr akbar (greater kufr) or kufr asghar (lesser kufr) according to circumstances. Kufr akbar will make a person no longer a Muslim in cases such as the following: 1. If he issues laws and regulations other than those revealed by Allah, because the right to issue laws belongs to Allah alone, Who has no partner, and whoever “competes” with Him in a matter which is His alone is a mushrik, because Allah says: “Or have they partners with Allah (false gods), who have instituted for them a religion which Allah has not allowed?” (al-Shooraa, 21) 2. If the one who rules by other than that which Allah has revealed denies the right of Allah and His Prophet to rule, as is mentioned in Ibn 'Abbaas’s comment on the aayah: “. . . And whoever does not judge by what Allah has revealed, such are the kaafiroon.” (al-Maa’idah, 44) Ibn 'Abbaas said: “Whoever rejects what Allah has revealed is a kaafir.” 3. If he prefers the rule of falsehood to the rule of Allah, whether this is in absolute terms or just in a few matters. Allah says: “Do they then seek the judgement of jaahiliyyah? And who is better in judgement than Allah for a people who have firm Faith?” (al-Maa’idah, 50) 4. If he regards the rule of Allah and the rule of falsehood as equal. Allah says: “. . . Then do not set up rivals unto Allah (in worship) while you know (that He Alone has the right to be worshipped).” (al-Baqarah, 22) 5. If he thinks that it is permissible to rule by something that contradicts the rule of Allah and His Messenger, or he believes that it is not obligatory to rule according to what Allah has revealed, or that the matter is optional. This is kufr which is contradictory to faith. Allah revealed: “O Messenger! Let not those who hurry to fall into disbelief grieve you, of such who say: ‘We believe’ with their mouths but their hearts have no faith. And of the Jews are men who listen much and eagerly to lies - listen to others who have not come to you; they say, ‘If you are given this, take it, but if you are not given this, then beware!’ . . .” (al-Maa’idah, 41) He says: “Go to Muhammad (salAllahu 'alayhi wa sallam) and if he tells you that the ruling is lashes, accept it, but if he commands stoning, ignore what he says. Then Allah revealed: “. . . And whoever does not judge by what Allah has revealed, such are the kaafiroon (disbelievers)” (al-Maa’idah, 44) 6. If he does not rule according to what Allah has revealed out of stubbornness and arrogance, he is a kaafir and has left islam, even if he does not deny the rule of Allah. Stubbornness and arrogance may mean negligence and turning away, as Allah says: “Have you seen those (hypocrites) who claim that they believe in that which has been sent down to you, and that which was sent down before you, and they wish to go for judgement (in their disputes) to the Taaghoot (false judges, etc.) while they have been ordered to reject them. But Shaytaan wishes to lead them astray. And when it is said to them: ‘Come to what Allah has sent down and to the Messenger,’ see they hypocrites turn away from you (Muhammad) with aversion.” (al-Nisaa’, 60-61) By examining this topic from different angels, it becomes clear that what is counted as kufr akbar are some of the following examples: - Abolishing shari'ah as the law governing a country, as Mustafa Kemal (“Ataturk”) did in Turkey, as he abolished the book Majallah al-Ahkaam al-'Adliyyah which was based on the Hanafi madhhab, and replaced it with man-made laws. - Abolishing shari'ah courts. - Imposing man-made laws, such as Italian, French, German law, etc., to judge between the people, or mixing these laws and Shari'ah, as Genghis Khan did in his book al-Yaasiq, which combined laws from different sources; the scholars ruled that he was a kaafir. - Confining the role of shari'ah courts to so-called “civil” matters, such as marriage, divorce and inheritance. - Setting up non-shari'ah courts. - Discussing shari'ah in parliament and voting on it; this indicates that implementing shari'ah is conditional upon a majority vote. - Making shari'ah a secondary or main source, along with other sources of law. Even when they say that shari'ah is the primary source of legislation, this is still kufr akbar, because it means that they are allowing the adoption of laws from other sources too. - Stating in the clauses of legislation that reference may be made to international law, or stating in treaties that in the case of dispute, the matter may be referred to such-and-such non-Islamic court. - Criticizing shari'ah in public or in private, such as saying that it is rigid, incomplete or backward, or suggesting that it is incompatible with our times, or expressing admiration for non-Islamic laws. With regard to the question of when ruling by other than what Allah revealed is kufr asghar, which does not exclude a person from the ummah of Islam: the answer is that this may be the case when a ruler or judge passes judgement according to other than what Allah revealed out of disobedience or on a whim, or as a favour to someone, or because he was bribed, etc. although he believes that it is obligatory to judge according to what Allah has revealed, and that what he has done is a sinful and haraam deed. As regards the one who is governed by a non-Islamic law, if he refers to it out of choice, then he is a kaafir whose kufr akbar means that he has left islam. But if he has no choice but to refer to this law, and does so reluctantly, then he is not a kaafir, because if he had been able to resort to shari'ah, he would have done so, and he believes that this non-Islamic law is false. And lastly this: Even those who neglect all the acts of Islam can still be Muslims as long as they harbor faith deep in their hearts and testify that there is no god but Allah and that Muhammad is His prophet. is the madhab of the murjia.
  14. Without confirming this final push I can tell you that an important event with great significance will take place soon insha Allah. It will bring glad tidings to the believers and enrage the disbelievers.
  15. Xog-hayaha Warfaafinta Al-xizbul Islami, Sh Maxamed Macalin Cali oo Maanta Saxaafada Shir Jaraa’id u qabtey ayaa ka waramey go’aan cusub oo ay ka qaateen Gobolada Jubooyinka, ka dib dagaalo halkaa ka dhacey. Sh Maxamed, waxa uu sheegay Gobolada Jubooyinka inaaney uga bixin Jab ka soo gaaray Dagaaladii halka ka dhacey ee u dhaxeeyay Iyaga Iyo Xarakada Shababul Mujaahidiin, balse go’aan kale oo ay ka qaateen uga baxeen ka dib markii ay u soo baxeen arimo ayna horey ugu xisaabtamin, sida uu hadalka u dhigay, balse aanu faahfaahin. Xog-hayaha warfaafinta oo arrimahaasi ka hadlaya wuxuu yiri "Waxaan kale oo rabaa in aan ka hadlo gobollada Jubbooyinka, gaar ahaan gobolka Jubbada Hoose caasimaddiisa ee Kismaayo,.. sida aad la socotaan gobolkaasi waxaa gacanta ku haaya xarakada Shabaabul Mujaahidiin, waxaan u sheegeynaa ma jirto wax degmooyin ah oo xoog looga qabsaday Xisbiga ee waxaa jirta in aan qaadanay aragti cusub oo ku wajahan arrimaha Jubbooyinka sidaasi darteed-na aan ciidamada Mujaahidinteena kala baxnay degmooyinka, hadane iyagoo nabad qaba waxay ku sugan yihin deegaanada gobolka, howdadka iyo meelo kale waliba waxaa la socda saraakiishoodii".
  16. Dowladda KMG ee uu hogaamiyo Shariif Sheekh Axmed ayaa mar kale weji gabax kala kulantay wiil ay ku tilmaamtay in uu yahay ninkii fuliyay qaraxii 3 December 2009 ee ka dhacay Hotel Shamoow halkaas oo ay ku dhinteen kuna dhaawacmeen dad dhowr ah oo ay ku jireen Wasiiro ka tirsanaa DKM iyo Arday Jaamacado dhiganaysay iyo weliba Dhakhaatiir caan ka ahaa Muqdisho. Dowlada Shariif ayaa isla markii qaraxu dhacayba iyadoo aan wax baaritaan ah oo muuqda aan sameyn waxa ay dusha kaga tuurtay Xarakada Shabaab Almujaahidiin kuna tilmaamtay qaraxaasi mid ka dhashay fal Ismiidaamin ah taas oo ay Xarakadu gaashaanka u daruurtay. Maalmo kadib ayey dowladu soo bandhigtay Sawirka nin ay ku sheegtay in uu yahay fuliyihii qaraxa oo kala go’an waxayna ku sheegeen inuu xirnaa Jilbaab iyo Indhashareer sidaasna uu kusoo galay goobta shirka waloow aysan sawirka ka muuqan dharkaas ay sheegayeen, balse ay ka muuqatay inuu xirnaa shaati cadaan ah oo baro madmadoow leh halka qaar kale oo ka tirsan isla DKM ay sheegeen inuu ninku hore usii deganaa hoteelka sidaasna uu qaraxa u fuliyay, Hadaladaas iskhilaafsan ayaa noqoday waxa ugu horeeya ee dadwaynaha shaki geliya,arinkana ka dhiga mid cakiran oo jawaab ku filan loo haynin. Hadaba maalinkii Khamiista 10 December 2009 ayaa waxaa mar kaliya lagu wada baraarugay nin lagu magacaabo XASAN XAAJI oo degan Wadanka Denmark Magaalada Copenhegan oo sheegay inuu Aabe u yahay Wiilka ay Dowladu soo bandhigtay laguna Magacaabo CabdiRaxmaan uuna wiilkiisu Soomaaliya aaday dabayaaqadii sanadkii 2008 isaga iyo xaaskiisa iyo cunug yar oo ay dhaleen si ay gabadha reerahooda usoo booqdaan dhanka kalena ay soo bartaan Quraanka iyo Diinka intii ay awoodaan, wuxuuna ku tilmaamay sheegashada dowlada ee ah in wiilku isqarxiyay mid been abuur ah oon waxba ka jirin. Xasan Xaaji ayaa sheegay in wiilkiisu uu maalinkii Arbacada ahayd 2 December 2009( maalin kahor qaraxa shaamoow) uu ka yimid Magaalada Marko Cadeey gobolka Shabellaha Hoose halkaas oo ay u degantahay xaaskiisa uuna Muqdisho usoo aaday si uu xaaskiisa Shoobin (Adeeg) ugu soo sameeyo maadaama ay dhawaan umuli doonto kadibna markii Muqdisho yimid uu ka helay casuumaad saaxiibkiis oo kamid ahaa dadkii qalin jebinayay sidaasna ku tegey Hotel Shamoow halkaas oo uu kamid noqday dadkii ay wax kasoo gaareen qaraxa meesha ka dhacay isaga iyo saaxiibkiisba. Xasan Xaaji oo ka jawaabayay su’aal ahayd in wiilkiisu uu xiriir lalahaa xoogaga diidan hanaanka dowlada ayaa sheegay in wiilkiisu aanu marnaba wax xiriir ah la yeelan xoogagaas isla markaana aanu ahayn dadka u dhashay adkaanta iyo dagaal gelista, uuna markii ugu dambeysey ee ay wada hadleen u sheegay inuu doonayo inuu Soomaaliya ka tago oo uu aado Magaalada Qaahira (Caasimada wadanka Masar) balse uu sugayo oo kaliya inta ay xaaskiisu ka dhalayso. Dowlada uu hogaamiyo Shariif sheikh Axmed ayaan ilaa hada soo bandhigin wax cadaymo ah oo lagu kalsoonaan karo waxaana iyadoo muddo hada isbuuc ka badan laga sugaayay inay cadaymahaas soo bandhigto ku mashquulsantahay dacaayado aan sal iyo raad toona lahayn iyo tacsi ay sheegeyso inay ka gudoomeyso dowlado iyo Hay’ado Ajnabi ah oo la xiriira dhimashadii Wasiiradii 4ta ahaa ee uga dhintay qaraxaas. Bartamihii sanadkaan ayey ahayd markii ay Dowlada Shariif soo bandhigtay wiil dhalinyaro ah oo ay ciidamadeedu dileen kaas oo ay ku sheegtay inuu yahay Sarkaal Ajanabi ah kana soo jeeda wadanka Bangaladesh uuna hogaaminayay Ciidamada iyada kasoo horjeeda Balse hadalkaas ayaa beenoobay kadib markii laga war helay in wiilku yahay Soomaali kana soo jeeda Beelada Banaadiriga ah kaas oo ka yimid Wadanka Mareykan-ka si uu ula dagaalamo Ciidamadii Gumaysi doonka ahaa ee Itoobiya iyo wixii lamid ah. Intaas kaliya ma aha been abuurka lagu bartay dowlada Shariif ee waxay bartamihii Bisha October ee sanadkaan aan ku jirno soo bandhigtay wiil kale oo ay dileen Ciidamada Amisom kaas oo Cabdullahi Xasan Bariise (Afhayeen booliska Soomaaliyeed) uu ku sheegay inuu yahay dagaalyahan Ajnabi ah kana soo jeeda wadanka Yemen, Balse sida caadada ah hadalkaas ayaa beenoobay kadib markii lasoo xaqiijiyay inuu yahay Wiil Soomaali ah laguma magacaabi jiray Maxamed Cabduqaadir Cabdullahi kana soo jeeda beesha Reer Aw-Xasan- kuna dhashay Magaalada Afgooye halkaasna ku barbaaray waxbarashadiisiina kusoo qaatay ilaa dugsi sare iyadoo lala kulmay reerkiisii oo ay ugu horeyso Ayeeyadiis oo lagu magacaabo Qureysho Shariif oo saxaafada kula hadashay 24-10-2009 gurigeeda Magaalada Afgooye. Isku soo wada duuboo maamulka dhuljiifka ah ee uu hogaamiyo Shariif Sh Axmed ayaa la sugayaa sida ay uga jawaabi doonaan fadeexadaan cusub ee soo food saartay ayada oo aysan marnaba shacabka Soomaaliyeed aysan sugayn in ay jawaab waafi ah ka bixin doonaan fadeexadaan soo food saartay maamulka Villo Somalia. Halkan ka dhagayso wareysigii uu Xasan Xaaji Siiyey idaacadda VOA "O you who believe! If a faasiq comes to you with a news, verify it, lest you harm people in ignorance, and afterwards you become regretful to what you have done." Al-Hujraat, 6
  17. Dowladda KMG ee uu hogaamiyo Shariif Sheekh Axmed ayaa mar kale weji gabax kala kulantay wiil ay ku tilmaamtay in uu yahay ninkii fuliyay qaraxii 3 December 2009 ee ka dhacay Hotel Shamoow halkaas oo ay ku dhinteen kuna dhaawacmeen dad dhowr ah oo ay ku jireen Wasiiro ka tirsanaa DKM iyo Arday Jaamacado dhiganaysay iyo weliba Dhakhaatiir caan ka ahaa Muqdisho. Dowlada Shariif ayaa isla markii qaraxu dhacayba iyadoo aan wax baaritaan ah oo muuqda aan sameyn waxa ay dusha kaga tuurtay Xarakada Shabaab Almujaahidiin kuna tilmaamtay qaraxaasi mid ka dhashay fal Ismiidaamin ah taas oo ay Xarakadu gaashaanka u daruurtay. Maalmo kadib ayey dowladu soo bandhigtay Sawirka nin ay ku sheegtay in uu yahay fuliyihii qaraxa oo kala go’an waxayna ku sheegeen inuu xirnaa Jilbaab iyo Indhashareer sidaasna uu kusoo galay goobta shirka waloow aysan sawirka ka muuqan dharkaas ay sheegayeen, balse ay ka muuqatay inuu xirnaa shaati cadaan ah oo baro madmadoow leh halka qaar kale oo ka tirsan isla DKM ay sheegeen inuu ninku hore usii deganaa hoteelka sidaasna uu qaraxa u fuliyay, Hadaladaas iskhilaafsan ayaa noqoday waxa ugu horeeya ee dadwaynaha shaki geliya,arinkana ka dhiga mid cakiran oo jawaab ku filan loo haynin. Hadaba maalinkii Khamiista 10 December 2009 ayaa waxaa mar kaliya lagu wada baraarugay nin lagu magacaabo XASAN XAAJI oo degan Wadanka Denmark Magaalada Copenhegan oo sheegay inuu Aabe u yahay Wiilka ay Dowladu soo bandhigtay laguna Magacaabo CabdiRaxmaan uuna wiilkiisu Soomaaliya aaday dabayaaqadii sanadkii 2008 isaga iyo xaaskiisa iyo cunug yar oo ay dhaleen si ay gabadha reerahooda usoo booqdaan dhanka kalena ay soo bartaan Quraanka iyo Diinka intii ay awoodaan, wuxuuna ku tilmaamay sheegashada dowlada ee ah in wiilku isqarxiyay mid been abuur ah oon waxba ka jirin. Xasan Xaaji ayaa sheegay in wiilkiisu uu maalinkii Arbacada ahayd 2 December 2009( maalin kahor qaraxa shaamoow) uu ka yimid Magaalada Marko Cadeey gobolka Shabellaha Hoose halkaas oo ay u degantahay xaaskiisa uuna Muqdisho usoo aaday si uu xaaskiisa Shoobin (Adeeg) ugu soo sameeyo maadaama ay dhawaan umuli doonto kadibna markii Muqdisho yimid uu ka helay casuumaad saaxiibkiis oo kamid ahaa dadkii qalin jebinayay sidaasna ku tegey Hotel Shamoow halkaas oo uu kamid noqday dadkii ay wax kasoo gaareen qaraxa meesha ka dhacay isaga iyo saaxiibkiisba. Xasan Xaaji oo ka jawaabayay su’aal ahayd in wiilkiisu uu xiriir lalahaa xoogaga diidan hanaanka dowlada ayaa sheegay in wiilkiisu aanu marnaba wax xiriir ah la yeelan xoogagaas isla markaana aanu ahayn dadka u dhashay adkaanta iyo dagaal gelista, uuna markii ugu dambeysey ee ay wada hadleen u sheegay inuu doonayo inuu Soomaaliya ka tago oo uu aado Magaalada Qaahira (Caasimada wadanka Masar) balse uu sugayo oo kaliya inta ay xaaskiisu ka dhalayso. Dowlada uu hogaamiyo Shariif sheikh Axmed ayaan ilaa hada soo bandhigin wax cadaymo ah oo lagu kalsoonaan karo waxaana iyadoo muddo hada isbuuc ka badan laga sugaayay inay cadaymahaas soo bandhigto ku mashquulsantahay dacaayado aan sal iyo raad toona lahayn iyo tacsi ay sheegeyso inay ka gudoomeyso dowlado iyo Hay’ado Ajnabi ah oo la xiriira dhimashadii Wasiiradii 4ta ahaa ee uga dhintay qaraxaas. Bartamihii sanadkaan ayey ahayd markii ay Dowlada Shariif soo bandhigtay wiil dhalinyaro ah oo ay ciidamadeedu dileen kaas oo ay ku sheegtay inuu yahay Sarkaal Ajanabi ah kana soo jeeda wadanka Bangaladesh uuna hogaaminayay Ciidamada iyada kasoo horjeeda Balse hadalkaas ayaa beenoobay kadib markii laga war helay in wiilku yahay Soomaali kana soo jeeda Beelada Banaadiriga ah kaas oo ka yimid Wadanka Mareykan-ka si uu ula dagaalamo Ciidamadii Gumaysi doonka ahaa ee Itoobiya iyo wixii lamid ah. Intaas kaliya ma aha been abuurka lagu bartay dowlada Shariif ee waxay bartamihii Bisha October ee sanadkaan aan ku jirno soo bandhigtay wiil kale oo ay dileen Ciidamada Amisom kaas oo Cabdullahi Xasan Bariise (Afhayeen booliska Soomaaliyeed) uu ku sheegay inuu yahay dagaalyahan Ajnabi ah kana soo jeeda wadanka Yemen, Balse sida caadada ah hadalkaas ayaa beenoobay kadib markii lasoo xaqiijiyay inuu yahay Wiil Soomaali ah laguma magacaabi jiray Maxamed Cabduqaadir Cabdullahi kana soo jeeda beesha Reer Aw-Xasan- kuna dhashay Magaalada Afgooye halkaasna ku barbaaray waxbarashadiisiina kusoo qaatay ilaa dugsi sare iyadoo lala kulmay reerkiisii oo ay ugu horeyso Ayeeyadiis oo lagu magacaabo Qureysho Shariif oo saxaafada kula hadashay 24-10-2009 gurigeeda Magaalada Afgooye. Isku soo wada duuboo maamulka dhuljiifka ah ee uu hogaamiyo Shariif Sh Axmed ayaa la sugayaa sida ay uga jawaabi doonaan fadeexadaan cusub ee soo food saartay ayada oo aysan marnaba shacabka Soomaaliyeed aysan sugayn in ay jawaab waafi ah ka bixin doonaan fadeexadaan soo food saartay maamulka Villo Somalia. Halkan ka dhagayso wareysigii uu Xasan Xaaji Siiyey idaacadda VOA "O you who believe! If a faasiq comes to you with a news, verify it, lest you harm people in ignorance, and afterwards you become regretful to what you have done." Al-Hujraat, 6
  18. Dowladda KMG ee uu hogaamiyo Shariif Sheekh Axmed ayaa mar kale weji gabax kala kulantay wiil ay ku tilmaamtay in uu yahay ninkii fuliyay qaraxii 3 December 2009 ee ka dhacay Hotel Shamoow halkaas oo ay ku dhinteen kuna dhaawacmeen dad dhowr ah oo ay ku jireen Wasiiro ka tirsanaa DKM iyo Arday Jaamacado dhiganaysay iyo weliba Dhakhaatiir caan ka ahaa Muqdisho. Dowlada Shariif ayaa isla markii qaraxu dhacayba iyadoo aan wax baaritaan ah oo muuqda aan sameyn waxa ay dusha kaga tuurtay Xarakada Shabaab Almujaahidiin kuna tilmaamtay qaraxaasi mid ka dhashay fal Ismiidaamin ah taas oo ay Xarakadu gaashaanka u daruurtay. Maalmo kadib ayey dowladu soo bandhigtay Sawirka nin ay ku sheegtay in uu yahay fuliyihii qaraxa oo kala go’an waxayna ku sheegeen inuu xirnaa Jilbaab iyo Indhashareer sidaasna uu kusoo galay goobta shirka waloow aysan sawirka ka muuqan dharkaas ay sheegayeen, balse ay ka muuqatay inuu xirnaa shaati cadaan ah oo baro madmadoow leh halka qaar kale oo ka tirsan isla DKM ay sheegeen inuu ninku hore usii deganaa hoteelka sidaasna uu qaraxa u fuliyay, Hadaladaas iskhilaafsan ayaa noqoday waxa ugu horeeya ee dadwaynaha shaki geliya,arinkana ka dhiga mid cakiran oo jawaab ku filan loo haynin. Hadaba maalinkii Khamiista 10 December 2009 ayaa waxaa mar kaliya lagu wada baraarugay nin lagu magacaabo XASAN XAAJI oo degan Wadanka Denmark Magaalada Copenhegan oo sheegay inuu Aabe u yahay Wiilka ay Dowladu soo bandhigtay laguna Magacaabo CabdiRaxmaan uuna wiilkiisu Soomaaliya aaday dabayaaqadii sanadkii 2008 isaga iyo xaaskiisa iyo cunug yar oo ay dhaleen si ay gabadha reerahooda usoo booqdaan dhanka kalena ay soo bartaan Quraanka iyo Diinka intii ay awoodaan, wuxuuna ku tilmaamay sheegashada dowlada ee ah in wiilku isqarxiyay mid been abuur ah oon waxba ka jirin. Xasan Xaaji ayaa sheegay in wiilkiisu uu maalinkii Arbacada ahayd 2 December 2009( maalin kahor qaraxa shaamoow) uu ka yimid Magaalada Marko Cadeey gobolka Shabellaha Hoose halkaas oo ay u degantahay xaaskiisa uuna Muqdisho usoo aaday si uu xaaskiisa Shoobin (Adeeg) ugu soo sameeyo maadaama ay dhawaan umuli doonto kadibna markii Muqdisho yimid uu ka helay casuumaad saaxiibkiis oo kamid ahaa dadkii qalin jebinayay sidaasna ku tegey Hotel Shamoow halkaas oo uu kamid noqday dadkii ay wax kasoo gaareen qaraxa meesha ka dhacay isaga iyo saaxiibkiisba. Xasan Xaaji oo ka jawaabayay su’aal ahayd in wiilkiisu uu xiriir lalahaa xoogaga diidan hanaanka dowlada ayaa sheegay in wiilkiisu aanu marnaba wax xiriir ah la yeelan xoogagaas isla markaana aanu ahayn dadka u dhashay adkaanta iyo dagaal gelista, uuna markii ugu dambeysey ee ay wada hadleen u sheegay inuu doonayo inuu Soomaaliya ka tago oo uu aado Magaalada Qaahira (Caasimada wadanka Masar) balse uu sugayo oo kaliya inta ay xaaskiisu ka dhalayso. Dowlada uu hogaamiyo Shariif sheikh Axmed ayaan ilaa hada soo bandhigin wax cadaymo ah oo lagu kalsoonaan karo waxaana iyadoo muddo hada isbuuc ka badan laga sugaayay inay cadaymahaas soo bandhigto ku mashquulsantahay dacaayado aan sal iyo raad toona lahayn iyo tacsi ay sheegeyso inay ka gudoomeyso dowlado iyo Hay’ado Ajnabi ah oo la xiriira dhimashadii Wasiiradii 4ta ahaa ee uga dhintay qaraxaas. Bartamihii sanadkaan ayey ahayd markii ay Dowlada Shariif soo bandhigtay wiil dhalinyaro ah oo ay ciidamadeedu dileen kaas oo ay ku sheegtay inuu yahay Sarkaal Ajanabi ah kana soo jeeda wadanka Bangaladesh uuna hogaaminayay Ciidamada iyada kasoo horjeeda Balse hadalkaas ayaa beenoobay kadib markii laga war helay in wiilku yahay Soomaali kana soo jeeda Beelada Banaadiriga ah kaas oo ka yimid Wadanka Mareykan-ka si uu ula dagaalamo Ciidamadii Gumaysi doonka ahaa ee Itoobiya iyo wixii lamid ah. Intaas kaliya ma aha been abuurka lagu bartay dowlada Shariif ee waxay bartamihii Bisha October ee sanadkaan aan ku jirno soo bandhigtay wiil kale oo ay dileen Ciidamada Amisom kaas oo Cabdullahi Xasan Bariise (Afhayeen booliska Soomaaliyeed) uu ku sheegay inuu yahay dagaalyahan Ajnabi ah kana soo jeeda wadanka Yemen, Balse sida caadada ah hadalkaas ayaa beenoobay kadib markii lasoo xaqiijiyay inuu yahay Wiil Soomaali ah laguma magacaabi jiray Maxamed Cabduqaadir Cabdullahi kana soo jeeda beesha Reer Aw-Xasan- kuna dhashay Magaalada Afgooye halkaasna ku barbaaray waxbarashadiisiina kusoo qaatay ilaa dugsi sare iyadoo lala kulmay reerkiisii oo ay ugu horeyso Ayeeyadiis oo lagu magacaabo Qureysho Shariif oo saxaafada kula hadashay 24-10-2009 gurigeeda Magaalada Afgooye. Isku soo wada duuboo maamulka dhuljiifka ah ee uu hogaamiyo Shariif Sh Axmed ayaa la sugayaa sida ay uga jawaabi doonaan fadeexadaan cusub ee soo food saartay ayada oo aysan marnaba shacabka Soomaaliyeed aysan sugayn in ay jawaab waafi ah ka bixin doonaan fadeexadaan soo food saartay maamulka Villo Somalia. Halkan ka dhagayso wareysigii uu Xasan Xaaji Siiyey idaacadda VOA "O you who believe! If a faasiq comes to you with a news, verify it, lest you harm people in ignorance, and afterwards you become regretful to what you have done." Al-Hujraat, 6
  19. May Allah have mercy on you lad, I did not ask for evidence of your bad behavior.
  20. The author miserably fails to present any objective, factual and verifiable evidence for his claim that the mujahideen are behind the attack.
  21. Wilaayada Islaamiga ee Jubooyinka oo Odayaasha dhaqanka ee goboladaasi u xil saartay howlo sako aroorin ah oo ay halkaasi ka bilaabeen Wilaayada Islaamiga ee gobolada Jubooyinka ayaa odayaasha dhaqanka ee goboladaasi u xil saaray soo aroorinta sakooyin ay dhawaan ka bilaabeen qeybo ka mid ah gobolada Jubooyinka. Xafiiska Sakooyinka Wilaayada Islaamiga ee gobolada Jubooyinka ee xarakada Mujaahidiinta AL Shabaab ayaa mudooyinkii ugu dambeeyay waxaa uu waday howlo uu ku aruurinayo sakooyinka kuwaasi oo si weyn looga dareemay deegaanada iyo degmooyinka gobolada Jubooyinka. Odayaasha dhaqanka iyo waxgaradka J/hoose ayaa waxa ay qeyb ka yihiin dadka Sakooyinka aruurinaya kadib markii ay arintaasi u xil saarteen Wilaayada Islaamiga ee Jubooyinka. Qaar ka mid ah odayaasha dhaqanka ee Xarakada Mujaahidiinta AL Shabaab ay u xil saarteen soo aruurinta sakooyinkaasi ayaa Shabelle u sheegay in tuulooyin badan ay cagta soo mariyeen islamarkaana haatan ay ku wajahanyihiin kuwa kale oo ka tirsan gobolada Jubooyinka si sakooyinka dadka ay uga soo qaadaan iyadoo sheegay in si weyn loogu soo dhaweeyay deegaanadii ay tageen.
  22. Ciidamo ka tirsan Dowlada KMG Soomaaliya oo Galabta nin Macalin ah ku toogtey Isgoyska Soobe ee Magaalada Muqdisho Ciidamo ka tirsan Dowlada KMG ee Soomaaliya ayaa caawa nin Macalin ka ahaa mid kamid ah Iskuulada Magaalada Muqdisho waxaa ay ku toogteen agaarka Isgooska Soobe. Macalinkani oo wax ka dhigayay Iskuulka Soona Key ee magaalada Muqdisho ayaa la sheegay in ciidamada ay toogteen markii uu kasoo baxey goobtii uu wax ka dhigayey ee Iskuulka xiligaasi oo la sheegey in uu ku wajahnaa dhanka hoygiisa. Dilka macalinkani ayaa waxaa Idaacada Shabelle u xaqiijiyey Macalin Muuse oo ah Maamulaha Iskuulka Soona Key ee magaalada Muqdisho. Maamulaha Iskuulka ayaa sidoo kale waxaa uu sheegey in ay ciidamada Dowlada Soomaaliya ay suurto gal tahay in si lama filaan ah ay ku toogteen. Si kastaba ha ahatee ma’ahan markii ugu horeysey oo ciidamo katirsan dowlada Soomaaliya dad rayid ah ay ku dilaan qeybo kamid ah magaalada Caasimada ee Muqdisho.
  23. They not only didn't claim credit for this attack, they clearly denied responsibility and even stated that they are "very sad" about it. Click here to listen to the official spokesman of Harakat Shabaab Al-Mujahideen.
  24. @General Duke, Firstly, they never claimed the Bosaso and Hargeisa bombings. Secondly, That they may have or did attack other places is no evidence for the claim that they are behind this attack. Again, where is the objective, factual and verifiable evidence to proof that Harakat Shabaab Al-Mujahideen are behind this?