Shaakirullaah

Nomads
  • Content Count

    218
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Shaakirullaah

  1. @Sherban Shabeel, if Sharif, his ministers and his commanders are apostates, where would they be without those who defend them, fight their battles and die for them? These are not 'poor soldiers', but traitors of their religion and people who aid and help the kuffaar against the muslimeen and the mujahideen and whoever does so is not a muslim anymore, but an apostate who should be fought and killed. May Allah curse and humiliate them..
  2. Israsaaseyn qasaare nafeed geystay oo qeybo ka mid ah wadada Makka Al Mukarama maanta ku dhexmartay ciidamo ka wada tirsan dowladda KMG Israsaaseyn ay ku geeriyoodeen askar ka tirsan dowladda KMG ayaa qeybo ka mid ah wadada Makka Al Mukarama ee magaalada Muqdisho maanta ku dhexmartay ciidamo ka wada tirsan dowladda KMG. Aska ka wada tirsan ciidamada dowladda KMG ee Soomaaliya ayaa maanta duhurkii waxaa ay isku rasaaseeyay inta u dhaxeysa isgoyska Dabka iyo Hoteel Weheliya ee Magaalada Muqdisho kadib markii la sheegay in uu soo kala dhex galay muran xoogan oo markii dambe isku badalay gacan ka hadal. Ciidamadii Muranka uu dhexmaray ayaa waxaa la sheegay in ay iska dileen ilaa sedax askari oo ka tirsanaa ciidamada dowladda KMG ee Soomaaliya kadib markii ay rasaas ooda isaga qaadeen waxaana ilaa iyo hadda aan la ogeyn sababta dhabta ah ee ka dambeysa gacan ka hadalka dhexmaray ciidamada dowladda KMG ee Soomaaliya. Mudo daqiiqado ah kadib ayaa la sheegay in ay istaagtay rasaastii u dhaxeysay ciidamada dowladda KMG waxaana la sheegay in ciidamo ka tirsan dowladda KMG ay goobta ka qaadeen askartii ku dhimatay israsaseyntaasi. Mid ka mid ah dadka deegaanka oo shabelle la hadlayay ayaa waxaa uu sheegay in iska horimaadkaasi ay ku dhinteen ilaa sedax askari oo ka tirsanaa ciidamadii dagaalamay isagoo intaasi ku daray inaysan jirin wax dhaawac ah oo ka dhashay israsaaseyntaasi. Xaaladda goobta uu falkaasi ka dhacay ayaa waxaa ay haatan tahay mid degan waxaa is rasaaseyntaasi dhexmartay ciidamada dowladda KMG ay qal qal ku beertay dadka deegaanka ee ka agdhawaa halkii ay isku rasaaseeyeen ciidamada dowladda KMG ee Soomaaliya gaara haan kuwa saran hareeraha wadada makka Al Mukarama ee magaalada Muqdisho. Maalmo ka hor ayay ayeed markii ciidamo ka wada tirsan dowladda KMG ee Soomaaliya gaar ahaan Booliska iyo Militariga ay isku rasaaseeyeen qeybo ka mid ah degmada X/jajab ee gobolka Banaadir, waxaana israsaaseyntaasi ku dhibtay ilaa 4 askari,iyadoo shalay subax ciidamo ka wada tirsan dowladda KMG ee Soomaaliya ay iyana isku rasaaseeyeen Isgoyska Ex Contarol Afgooye halkaasi oo uu ka dhashay qasaare isugu jiray dhimasho iyo dhaawac.
  3. Somaliland oo beenisay in ay ictiraaf ka heshay Maamulka Talaabiib Afhayeen Maamulka La magac baxay Somaliland Siciid Cadaani oo la hadlay idaacadda Al-furqaan ee magaalada Muqdisho ayaa beeniyay wararka sheegaya in Maamulka La magac baxay Somaliland uu aqoonsi ka helay Yuhuuda. Siciid Cadaani ayaa ku tilmaamay wararkaasi oo ay baahiyeen qaar kamid ah warbaahinta gudaha iyo tan dibadda intaba in tahay mid wax kama jiraan ah oo lagu xumeynayo shacabka Somaliland islamarkaana ay ka dambeeyaan shakhsiyaad cadowl ku ah jiritaanka Somaliland sida uu hadalka u dhigay. Afhayeenka Maamulka la magac baxay Somaliland ayaa sheegay in hadii Somaliland ay u baahantahay ictiraaf ama aqoonsi ay leedahay dalal badan oo la socodka wax qabadka dowlada Somaliland iyo nabad galyada ka jirta Magaalooyinka Somaliland. Maalmihii aynu soo dhaafnay ayaa qaar kamid ah warbaahinta dalka iyo tan dibadda waxay baahiyeen warar sheegay in Somaliland ay aqoonsi ka heshay Yuhuudda. Dhinaca kale afhayeenka Maamulka La magac baxay Somaliland ayaa ka hadlay qaraxyada inta badan ka dhaca magaalooyin ka tirsan Somaliland sida Laasa caanood, waxaana uu ku eedeeyay arintan in ay ka dambeeyaan dad ka soo jeeda koonfurta Somalia.
  4. More like a cowardly hyena I'd say.. On a serious note; What happened is that the mujahideen attacked and took Diif. Diif over time became a kind of last location to gather for militia loyal to Ahmed Madobe who himself is hiding in Kenya at the moment. From there he has been trying to encourage them and urging them to wait for the planned offensive against the Juba Regions. However, those who stayed behind in Somalia had become impatient and were having serious doubts about how, when and if Ahmed Madobe would fulfill his commitments. Out of boredom and despair, these militias began to harass the local businessmen and to bother the people. You can guess the rest.
  5. Then you must be a Nihilist coward, invoking habar to a Muslim Society is not Teachings of our Prophet of mercy, at least maad u ducaysi,so they will take part of building that would-be-islamic nation. Again, my du'a was directed at a neo-colonial political entity, not against a society. So please read my words carefully, barakAllaahu feek. By the way, the prophet (salAllaahu 'alayhi wa sallam) has many names you know.. Besides the one you mentioned, some of those are 'Al-Maahi', 'Nabi Al-Malhama' and 'Al-Qattaal' for example. Nabiga(NKH)marku ku yidhi Tufayl bin Camar al Tuusi, habaar reer Tuus, waa idiideene waxa u yidhi Nebigu (Ilaahow Reer Tuus so hadee). There are also many ahadeeth which narrate an opposite approach. This one for example, which is recorded in Sahih Muslim: Khufaf bin Jura’ reported that Allah’s Messenger (salAllaahu 'alayhi wa sallam) said in prayer: "O Allah, hurl curse upon the tribe of Lihyan and Ri’l and Dhakwan and Usayya for they disobeyed Allah and His Messenger,..." I'm just quoting this to show you that onesided selections of the sunnah are certainly not representative of the attitude of the prophet (salAllaahu 'alayhi wa sallam) as a whole.
  6. This is just another one of those fake stories made up by nefarious people who try to harm the mujahideen with their fabricated news reports. SubhaanAllah, there is not even a small element of truth in it.. In fact, it reminds me of similar ludicrous lies reported in May last year, in which several sites claimed that Sheikh Mukhtaar Cabduraxmaan Abu Zubayr was killed or fatally injured in a huge blast. Or the more recently published stories on the imaginary breakdown of the movement in two separate groups, etc. Seriously, except for exposing their own weakness and foolishness, these people will accomplish nothing with such kind of baseless and rather transparent attempts to slander the mujahideen.
  7. ur dua inorder to harm ur brothers It's a du'a that is directed against an entity, not against the region or against the people of that region, so don't twist my words. And it has nothing to do with jealousy.
  8. The movement will be disbanded and an islamic state will be established insha Allah. Your godfather Ina godane and his family are somalilanders, watch what u wish for ur godfather..: ) He is not my 'godfather', and neither is he a 'Somalilander'. May Allah enable the mujahideen to bring the jihaad to the north to take care of this neo-colonial entity. i can smell the jealousy Why would I be jealous?
  9. several sources indicate that he has indeed surrendered to the mujahideen. Ilaahay baa bad baadiyay
  10. Again, your assertions are incorrect. For example, you are not able to present clear and verifiable evidence for your claim that the mujahideen have conducted assasination campaigns against each other. You say it, but can not prove it.
  11. No need to ponder on that, since your assertions are incorrect. Rather ponder about how that gang of apostate puppets, robbers and bandits is suppose to take and keep control over a whole country when they can't seem to refrain from attacking and killing each other on that one square kilometer. Take your time
  12. The fighting of yesterday has reportedly just reached its second round.
  13. Dowladda KMG oo sheegtay in aysan jirin go’aan ay qaateen madaxda sare ee dowladda oo ku aadan in la weeraro goobaha ay joogaan xoogaga hubaysan Wasaarada gaashaandhiga dowladda KMG ee Soomaaliya ayaa sheegtay in aysan jirin go’aan ay qaateen madaxda sare ee dowladda oo ku aadan in la weeraro goobaha ay joogaan xoogaga hubaysan. Wasiiru dowlaha wasaarada gaashaandhiga dowlada KMG ee Soomaaliya Sheikh Yuusuf Maxamed Siyaad Indhacade oo maanta shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa sheegay inanay jirin wax go’aan ah oo ay dowlada KMG ah ku gaartay inay ku weerarto goobaha ay joogaan xoogaga ka horjeeda dowladda KMG ee Soomaaliya. Wasiiru dowlaha ayaa sheegay ineysan jirin wax weerar ah oo u qorshaysan dowlada inay ku qaado goobaha ay magaalada Muqdisho gacanta kaga hayaan xoogaga dowlada ka horjeeda isagoo sheegay in dowlada ay masuuliyad ka saarantahay sugida amaanka dadka Soomaaliyeed. Sidoo kale waxa uu kahadlay wasiir dowlaha Gaashaandhiga dowlada KMG Soomaaliya ciidamo cusub oo ka tirsan kuwa Xarakada Shabaabul Mujaahidiin oo la soo galiyay Magaalada Muqdisho, waxa uuna sheegay inay ka war hayaan ciidamadaasi oo uu tilmaamay inay ka kale yimaadeed gobolada Galguduud, Hiiraan iyo Jubooyinka isagoo xusay inanay waxba soo kordhineynn ciidamadaasi. Hadalakani kasoo yeeray Wasiiru dowlaha Wasaarada Gaashandhiga Dowlada KMG ee Soomaaliya ayaa imaanaya iyadoo magaalada Muqdisho laga dareemayo diyaar garow dagaal oo ay wadaan dhinacyada iska soo horjeeda gacan ku haynta dalka Soomaaliya.
  14. May Allah kill this filthy lying monkey Bahuuku.. It is certainly beyond any doubt that his forces were attacked inside their military base and the mujahideen will soon rlease the details of this blessed operation insha Allah.
  15. Burundi has opened a trial against 33 soldiers accused of mutiny and incitement to revolt while serving in Somalia. The soldiers, of whom only 23 of the 33 accused were present during the session, are charged with refusing to obey orders in a protest over their salaries. "The army defrauded us of 100 dollars on our monthly salary, 10 dollars on our daily food rations and 2,000 dollars on our deployment fee, which makes a total of 6,000 dollars per soldier," one of the accused officers told reporters on condition of anonymity. The 4,500-strong foreign force, known as Amisom, is highly unpopular due to their indiscriminate firing of heavy artillery into markets and residential areas of Mogadishu. Discontent has recently been brewing within their ranks, with soldiers often complaining they have spent months without pay and families of killed soldiers alleging that they have not been compensated yet.
  16. And here is the official statement: بسم الله الرحمن الرحيم الحمدُ لله ربّ العالمين والصّلاة والسّلام على نبيّنا محمّد و على آله وصحبه أجمعين أما بعد: Barqanimadii maanta oo Arbaca ah taariikhduna tahay 25/2/1431H kuna beegan 10/2/2010 ayaa guutada Qaraxyada ee Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab waxay beegsadeen Maleeshiyo ka tirsan Kooxda Riddada kuwaas oo lugaynayay inta u dhaxaysa Dekada Muqdisho iyo Otta otto, gaar ahaan Buundada labaad ee Degmada Xamar jajab. Qaraxa lala beegsaday Maleeshiyadaas Riddada ah ayaa ILAAHAY fadligiis waxa uu u haleelay sidii loogu tala galay waxaana goobtaas ku bakhtiyay 6 ka tirsan Maleeshiyada halka 5 kalena uu kasoo gaaray dhaawac kala gadisan. Intaas ka dib ayaa sida caadada u ah kooxda Riddada waxay maleeshiyadii kale ee ka badbaaday qaraxa rasaas aan loo meel dayin la beegsadeen dadweynihii ka agdhawaa goobta lagu beegsaday, taas oo keentay dhaawaca dhowr qof oo rayid ah oo ay diideen maleeshiyaadku in goobta laga qaado intii muddo ah. Guutada Qaraxyada ee Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab waxay weerarkaas ay ku qaadeen Maleeshiyada Kooxda Riddada ah ugu aargudayeen shacabka Muslimka ah ee beryahan dambe sida aan kala sooca lahayn loogu dhibaateynayay Degmada Xamar Jajab iyadoo intii badnayd Dhalinyaradii degmadaas ku nooleeyd ay Maleeshiyaadka maanta la beegsaday horey ugu taxaabeen Xabsiyada lana diiday in lasii daayo ilaa inta madax furasho laga bixinay. مُؤسَّسةُ الكَتائِب للإنتَاج الإعلامِي حَركةُ الشَّبابِ المُجَاهدِين الأربعاء 25 صفر 1431 هـ 10/2/2010
  17. This is the umpteenth time those thugs and bandits are brutally fighting and killing each other in broad daylight.
  18. Dhaq dhaqaaqyo ciidan kuwii ugu xoogaana oo saakay laga dareemayo Muqdisho kadib markii xalay Magaalada ay soo galeen ciidamo fara badan Ciidamo aad u farabadan oo ka tirsan Xarakada Mujaahidiinta AL Shabaab oo la sheegay in ay ka soo dhaq dhaqaaqeen gobolada Jubooyinka Bay iyo Bakool ayaa xalay waxaa ay gudaha u soo galeen Magaalada Muqdisho. Dhaq dhaqaaqyadaani ay wadaan ciidamadaani ka tirsan Xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab ayaa waxaa ay sii xoojiyeen cabsidii laga qabay in dagaalo ay ka dhacaan Magaalada Muqdisho waxaana saakay Xaafadaha Magaalada Muqdisho lagu arkayay ciidamo cusub oo ka tirsan Xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab. Ciidamada ayaa Xaafadaha la soo dhoobay waxaa ka mid ah Xaafada K.P.P iyo qeybo ka mid ah Suuqa Bakaaraha gaar ahaan qeybta degmada Hodon,waxaana ciidamadaani ay saakay isku faafiyeen qeybo cusub oo ka mid ah degmada Hodon ee gobolka Banaadir. Qaar ka mid ah dadka deegaanka Ceelasha biyaha ee duleedka Magaalada Muqdisho ayaa Shabelle u sheegay in gaadiid dagaal iyo ciidamo farabadan ay xalay ka soo gudbeen wadada isku xirta Magaalada Muqdisho iyo degmada Afgooye ee gobolka Sh/hoose kuwaasi oo u soo dhaqaaqay gudaha Magaalada Muqdisho. Dhaq dhaqaaqyadaani cusub ee ay wadaan ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab ayaa ka dambeeyay kadib markii maalin ka hor Afhayeenka Xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab Sheekh Dheere uu sheegay in ay weerar ku yihiin dowladda KMG ee Soomaaliya oo dhawaan sheegtay in dhankeeda ay weerar ku soo tahay goobaha ay maamulaan xoogaga hubaysan ee ka soo horjeeda. Cabsidii ugu faraha badneyd ayaa ka jirta Magaalada Muqdisho waxaa haatan magaalado ay la ciir ciireysa saan saan dagaal maadaama dhinacyada isku haya Magaalada uu dhinacba dhinaca kale wada dhaq dhaqaaq ciidan oo uu ugu diyaar garoobayo dagaal uu ku qaado dhinaca kale ee ka soo horjeeda. Dhinaca kale Afhayeenka wilaayada Islaamiga ee gobolada Jubooyinka Sheekh Xasan Yacquub Cali oo wareysi siinayay Shabelle ayaa sheegay in ay ka warheleen ciidamo ay dowladda KMG ku soo tababaratay dalka Kenya kuwaasi oo weeraro ku soo ah gobolada Jubooyinka. Waxaa uu sheegay in markii ay ka warheleen weeraradaasi ay bilaabeen diyaar garow ay ugu diyaar garoobayaan sidii dagaalo ay kala hortagi lahaayeen ciidamadaasi ka tirsan dowladda KMG ee Soomaaliya.
  19. Xoogag katirsan Xarakada Mujaahidiinta Al-shabaab oo Muqdisho soo galay Ciidan aad u badan oo ku hubeysan gaadiidka dagaalka islamarkaana kamid ah xoogagga Xarakada Mujaahidiinta Al-shabaab ayaa soo gaaray magaalada Muqdisho. Xoogaggan ayaa xalay lug ku soo maray wadada Isku xirta Muqdisho iyo Afgooye, waxaana hareeraha wadooyinka taagnaa dad weyne aad u farabadan kuwaasi oo ku dhawaaqayay Takbiirta. Ciidamadan xalay soo galay magaalada Muqdisho islamarkaana katirsan xarakada Shabaab ayaan la ogeyn u jeedada ay Muqdisho u yimaadeen hase ahaatee imaanshiyahooda waxa auu ku soo beegmay xilli xarakada Mujaahidiinta Al-shabaab ay wado diyaar garow ku aadan dagaal ay kala hortagto ciidamada dowladda KMG ah oo taageera ka helaya Kuwa shisheeye ee Muqdisho jooga. Goob joogayaal ku sugan deegaanka ceelasha biyaha ayaa u xaqiijiyay idaacada Al-furqaan in ay indhahooda ku arkeen Xoogagan katirsan Xarakada Shabaab oo ka soo gudbay ceelasha islamarkaana ku soo jeeday magaalada Muqdisho. Dhaq-dhaqaaqyo ciidan oo iska soo horjeeda ayaa maalmahan ka jiray magaalada Muqdisho xilli dowladda KMG ah ay dhankeeda sheegatay in ay u diyaarsanyihiin ciidamadeeda.
  20. The puppet slave servants visiting their masters to receive some important commands.