Shaakirullaah

Nomads
  • Content Count

    218
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Shaakirullaah

  1. Gudoomiyihii degmada Xamar jajab oo goordhow lagu dilay qarax miino Warar goor dhow soo gaaray warqabadka Idaacadda Alfurqaan ayaa sheegaya inuu geeriyooday Gudoomiyihii degmada Xamar jajab Maxamed Maxamuud Qoor leex kadib markii qarax miino oo dhulka lagu aasay lala beesaday gudoomiyaha iyo qaar ka tirsan ilaaladiisa. Ilaa iyo hadda faa faahin lagama hayo sida uu u geeriyooday gudoomiyaha balse warar kala duwan ayaa kasoo baxaya geeridiisa,iyadoona wararka qaarkood ay tibaaxayaan in miinada laga hago meelaha fog fog lala helay gaari ay la socdeen Mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka gobolka Banaadir taasi oo sababtay inuu halkaasi uu ku nafwaayo Maxamed Maxamuud qoor leex. Saraakiil ka tirsan Xarakada Mujaahidiinta Alshabaab ayaa u xaqiijiyey Idaacadda Alfurqaan inay iyagu ka dambeeyeen qaraxa lagu dilay Gudoomiyihii degmada Xamar jajab, waxaana Saraakiisha oo lasoo xiriiray Idaacadda Alfurqaan ay si buuxda u xaqiijiyeen jiritaanka warka la xariira dilka qoor leex. Dhanka kale Xiriiro ay Idaacadda Alfurqaan la samaysay Gudoomiyaha degmada Xamar jajab C/laahi Sahal Gardhuub ayaa waxa uu u xaqiijiyay in daqiiqado kahor la khaarijiyay Gudoomiyihii degmada Xamar Jajab Maxamuud Qoor leex oo saaxiibo dhow ay ahaayeen.
  2. Gudoomiyihii degmada X/jajab ee dowladda KMG oo Maanta Barqadii Qarax miino ku dhintay iyo Xarakada AL Shabaab oo sheegatay dilkiisa Waxaa saakay Qarax miino ku dhintay gudoomiyihii degmada X/jajab ee gobolka Banaadir iyadoo qaraxaasna ay masuuliyadiisa sheegteen Xarakada Mujaahidiinta AL Shabaab. Wararka laga helayo degmada X/jajab ee gobolka Banaadir ayaa sheegaya in Maanta barqadii miino lagu dilay gudoomiyihii degmada X/jajab ee dowladda KMG ee Soomaaliya iyadoo dhaawac uu soo gaaray ku xigeenka dhinaca amaanka ee Maamulka Gobolka Banaadir. Saraakiishaani ayaa la sheegay in gaari ay la socdeen oo marayay degmada X/jajab ay la qaraxday Miino dhulka ku aasneyd taasoo sababtay in halkaasi uu ku geeriyoodo Gudoomiyihii degmada X/jajab ee gobolka Banaadir Axmed Sheekh Max’uud Qoorleex iyadoo sidoo kale uu halkaasi dhaawac ka soo gaaray ku xigeenka dhinaca amaanka ee Maamulka Gobolka Banaadir kaasoo magaciisa lagu soo gaabiyay Warsame. Dadka deegaanka oo Shabelle ay la xariirtay ayaa sheegay in xiliga Miinada lala eeganayay gudoomiyihii degmada X/jajab uu marayay xaafada Afisyooni qeybta degmada X/jajab ee gobolka Banaadir waxaana ay intaasi ku dareen in uu bur bur xoogan soo gaaray gaarigii ay saarnaayeen. Afhayeenka Maamulka Gobolka Banaadir Max’ed C/laahi Cariik oo Shabelle la hadlayay ayaa sheegay in uu geeriyooday Gudoomiyihii degmada X/jajab xili uu lugeynayay agagaarka dhismaha Afisyooni degmada X/jajab ee gobolka Banaadir iyadoo sidoo kale uu sheegay in halkaasi uu dhaawac ka soo gaaray gudoomiye ku xigeenka dhanka amniga iyo askar ilaalinaysay kuwaasi oo uu tilmaamay in loo qaaday isbitaalada Magaalada Muqdisho. Max’ed C/laahi Cariik waxaa uu intaasi ku daray in daqiiqado kadib markii ay qaadeen meydka gudoomiyaha iyo dhaawac masuulka kale uu isla goobtii ka dhacay qarax kale,waxaana qaraxyadaani masuuliyadood sheegtay Xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab. Dhinaca kale Afhayeenka Maamulka Gobolka Banaadir waxaa uu ka hadlay dagaalkii ciidamada dowladda KMG saakay ku dhexmaray degmada Afisyooni ee Magaalada Muqdisho isagoo sheegay in dagaalkaasi uu dhexmaray koox uu ku tilmaamay dadka deegaanka iyo ciidamada dowladda KMG ee Soomaaliya isagoo intaasi ku daray in ciidamada dowladu ay halkaasi howlgalo ka wadaan.
  3. Witnesses say hundreds of poor Somali families are being forcibly evicted from their homes near the airport. The targeted place is an area around the former air force base and is about 100 yards (meters) from the airport's fence. "I and my children will be here until we get a home," Fatima Osman Ali, a mother of six children told reporters. Asha Madey said Friday that she spent the night in the open with her seven children after their two-room house was destroyed by security personnel with bulldozers. Police spokesman Abdulahi Hassan Barise says the plan will continue until threats to Mogadishu's main airport are eliminated. Earlier this week, Mogadishu's mayor had ordered around 1,000 Somali refugees to move away from the city's main airport, citing security concerns. Mayor Abdurisaq Mohamed Nor suggested that insurgent group Al-Shabaab could use the refugees' shelters as cover to launch an attack on the airport. The mayor said the structures were illegal and that he had "intelligence information" that some people were taking money from Al-Shabaab to build shelters. "Only a single rocket-propelled grenade fire on a single plane could destroy the entire airport system - we will never accept or wait that to happen," he said. Somali forces started to demolish the makeshift homes after the Somali president and his interior minister signed the order released by the mayor. The BBC's Mohammed Olad Hassan in Mogadishu says most Afisoyoni residents have already fled fighting in other parts of the city. The government says it will provide land for those whose homes have been destroyed but our reporter says there is no evidence of this. He says the airport has come under attack several times in the past - but never from this suburb.
  4. The basic principle is that it is not permissible to destroy graves. However, the people began to associate the occupants of these graves with Allah and to call upon them along with Allah, which is major shirk that puts a person beyond the pale of Islam. Since it is shirk to join anyone or anything in worship with Allah and the path to this evil would be the presence of these graves and their occupants, the islamic administration took and carried out the decision to destroy the graves and remove the occupants to bury them at an undisclosed location so as to prevent the people from committing shirk. May Allah reward them for this.
  5. “Truth has come and falsehood has vanished; Surely, falsehood is ever bound to vanish”
  6. @Archdemos, No, you misunderstand me. The article states: Most Somalis are conservative Muslims, but they chafe under the Shabab’s austere Salafi version of Islam. He responded and said: Rightly so. So he is judging others with regard to their beliefs, while at the same time avoiding and refusing to clarify his own faith, let alone any way or denomination. @Peacenow, Stop hiding and answer the question. Are you muslim? Yes or no.
  7. Look, you criticized others' beliefs by openly judging on what the article described as 'Salafi version of Islam'. However, you seem too be to cowardly to clarify and defend your own position. Do not hide behind personal concerns and evading questions; Just make your position clear so we know where you stand. Are you Muslim? Yes or no.
  8. Rightly so. @Peacenow, I bear witness to the truth that there is no god except Allah alone [with no partner or associate] and that Muhammad is His slave and Messenger. Do you also bear witness to this twin declaration of faith?
  9. The failure of the Ethiopian occupation has given the U.S. a proper indication of the Somali hornet's nest. Africom certainly does not dare to invade Somalia at this stage, that's for sure..
  10. Actually, I was reading several reports regarding this issue and posted a wrong one. I replaced it with the one I intended to post, which gives a more accurate account of events.
  11. Wilaayada islaamiga Xarakada Shabaabul Mujaahidiin gobalada Jubbooyinka ayaa maanta xukun ku ridday Weriye Idaacadda Somaliweyn ugasoo waramayay magaalada Kismaayo Go'aan kasoo baxay Maxkamadda sare ee Wilaayada islaamiga Jubbooyinka ayaa lagu sheegay in Weriye Maxamed Salaad Cabdulle laga Musaafuriyay gobalada Jubbooyinka kadib markii uu si khalad ah u tebiyay warar wax udhimaya amaanka wilaayada Islaamiga Juubooyinka. Weriye Maxamed Saalad Cabdulle oo maalmihii lasoo dhaafay ku xiraa xabsiga magaalada Kismaayo ayaa maanta duhurkii lagu xukumay in uu muddo 6 saacadood ah uga baxo magaalada Kismaayo iyo gobalada Jubbooyinka. Saraakiisha Iclaamka Wilaayada Islaamiga Xarakada Shabaabul Mujaahidiin Jubbooyinka ayaa ku helay Weriye Max'med Salaad in uu baahiyay War been abuur ah oo uu ku sheegay in magaalada Kismaayo ay dagaallo ka abaabulayaan saraakiil Kaambooniyiin ah oo qaab beeleed u abaabulaan warkaas oo ahaa mid been ah oo aanay waxka jirin. Weriye Maxamed Salaad oo Maxkamad lahor keenay ayaa qirtay in uu Warkaasi udiray Idaacadaha SomaliWeyn iyo SBC oo uu wakiil Wareed u ahaa wuxuuna ku marmarsiyooday in lagu qasbay sheegidda warkaas. "warka waxaa igu amray saraakiil hubaysan oo sheegay in ay Xisbul Islaam yihiin sidaas ayaan warakaas ugu diray Idaacadaha Somaliweyn iyo SBC"ayuu Maxkamada ka hor yiri Max'med Salaad Cabduulle. Mas'uuliyiinta Iclaamka Wilaayada Islaamiga Jubbooyinka waxay sheegeen in Weriyaha lamasaafuriyay uu warka ogaal u baahiyay sidaas darteedna wakiisu uu amaanka Khal Khal gelin karay. Wararka ayaa intaas ku daraya in xaaladda caafimaad ee Weriye Maxamed Salaad Cabdulle ay aad u wanaagsantahay waxaana lafilayaa in uu maanta ka baxo magaalada Kismaayo isagoo fulinaya Go'aanka maxkamadda Islaamiga ka gaartay.
  12. Click here to listen to the remarks of Sheikh Abu Mansuur addressing the congregation at Mogadishu's Nasrudin mosque.
  13. actually, a fierce dispute has arisen over the deployment of these newly trained recruits. Kenya wants to deploy them in an offensive against the Juba Regions in order to overthrow the Islamic Administration there. However, Ethiopia is strongly opposed to this for fear that they will join the ONLF. The latter therefore urge that they be deployed in Xamar. Finally, the apostate puppets are divided, as usual.
  14. Well obviously, this shaky alliance of convenience backed by Ethiopia and made up of graveworshiping mushrikeen, secular warlords and tribal militias has nothing to do with islam.
  15. It is said that their forces are seriously weakened and divided.. Reportedly, they have even deployed them along clan lines as a result of this disagreement.
  16. May ALlah accept him and his hijra, jihaad and ribaat and reward him for his patience, perseverance, selfless efforts and sacrifices for the sake of his lord and religion. May Allah bestow his mercy upon this brightly shining example of his time, this noble, heroic and honorable knight and martyr – we consider him to be so and Allah is his Reckoner and we don’t purify anyone before Allah. There is no doubt that he will be missed by many..
  17. Those who slander and speak ill of him by saying that he changed the name of his father usually didn't even knew him before he became widely known as the leader of the mujahideen. To clarify this, his name is Mukhtar 'Abdirahman, the son of Mohamud aka Godane and his kunya is Abu Zubayr. Previously he was known as Ahmed 'Abdirahman aw Mohamud and also as Ahmed 'Abdi Godane or simply as ina Godane. So he only changed his first name and added his kunya. He never called himself after anyone other than his father. This is a lie..
  18. Sheekh Mukhtaar C/raxmaan Abuu Zubeyr oo Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin ugu baaqey inay sabarka badiyaan si guusha loo hanto Amiirka ugu sareeya Xarakada ShabaabulMujaahidiin Sheekh Mukhtaar C/raxmaan Abuu Zubeyr oo mudooyinkii udambeeyey socdaalo ku marayey wilaayaadka ay gacanta ku hayaan Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa waxa uu khudbad dheer oo dhinacyo badan taabaneysa u jeediyey Ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Alshabaab isagoona kula dardaarmey inay sabarka badiyaan isagoona sheegey inuu sabarku yahey midka guusha lagu hanan karo maadama waqtiga lagu jiro uu yahey xiligii islaamka uu qariibka uu ahaa islamarkaana lala yaabi jirey jihaadka. “ waxaad ogtihiin waqtiga aan inagu nool nahey islaamku wuxuu ku jiraa qurbah,qurbadiisa rasuulku wuu sii sheegey salawaatu laahi caleyhi bada’al islaamu qariiban wasayacuudu qariiban fadhuubaa lil qurabaa. Qurbada waxaa ku jira caqaa’idku waxey ku jiraan qurbo iyo mafaahiinta saxda ah oo waxaad ogtihiin Towxiidkiiba in lala yaabayo maanta. Waxaa qurbo ku jira Akhlaaqdiisii, waxaa qurbo gashey cibaadaadkiisii, waxaa qurbo gashey shareecadiisii iyo shacaa’irtiisii, intuba waxey ubaahan yihiin in lasoo nooleeyo, qurbadaa la zuuliyo; waxaana lagu zuulin karaana waa camal waa jiil inuu soo baxo camal ahaana u muujyo waxaas oo dhan oo caqiido ahaana caqiidada saxda ah ku toosan, Akhlaaq ahaana Akhlaaqdii saxda aheyd ku toosan, Cibaadadiisa iyo hab dhaqankiisa iyo Alle ka cabsigiisa u eg dadkii hore sidaas ayuu islaamku usoo noolaanayaa mar labaad oo wacdigii Alle subxaanahu watacaalaa ee Tamkiinka uu ku xaqiiqoobayaa”. Amiirka Xarakada Shabaabul mujaahidiin ayaa waxa uu sidoo kale kula dar daarmey ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Alshabaab inay u tartamaan jihaadka Allah iyo talaab kasta oo wanaag ah oo horseedi karta raali gelinta Alle subxaanahu watacaalaa. Sheekh Muktaar C/raxmaan Abuu Zubeyr ayaa waxa uu sidoo kale ugu baaqey Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin inay u dulqaataan dhibaato walba oo ay kala kulmaan jihaadka ay ku jiraan islamarkaana ay kasii jeystaan aduunyada. Waxana uu ugu dambeyntii ugu bishaareeyey Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin inay guusha ahaan doonto dhanka islaamka islamarkaana ay jebi doonaan dhinacyada diidan jihaadka Allah. “ waxa naloo dardaarmey safka hore inaan u tartan, Aadanka aan u tartan, jihaadka inaan utartano Xiraasada, ribaadka iyo wixii lamid ahna aan u tartano, Sidaa oo kale Salafka Ridwaanulaahi Caleyhim Aduunyada uma tartami jirin, Aduunyada iyaga midba kale ayuu ka hor marin jirey walaalkiisa ayuu ugu hormin jirey oo uu siin jirey, laakiin camal aakhiro hadii uu yimaado midba midka kale isagaa ka xigsan jirey. Cali binu Abii daalib wuxuu yiri Aduun yooy ma Anigaa iisoo ban baxdey inaad ilumiso hey haat ma dhaceyso ayuu yiri, qeyrkeyga dag laakiin Anigu ima dageysid ayuu yiri Anigu seddex qodob baan kugu furey maxaa yeeley buu yiri facmuriki qasiir, waceyshuki xaqiir, wakhadharuki kabiir. Seddexkaas tilmaamood baad leedahey nolasha cimrigaagu waa gaaban yahey , noloshaaduna waa liidataa, khatartaaduna waa badantahey”. Khudbaddad Sheekh Mukhtaar C/raxmaan Abuu zubeyr ayaa waxey kusoo beegmeysaa xili mas’uuliyiin sar sare oo ka tirsan Shabaabul mujahidiin ay socdaalo ku kala bixinayaan wilaayaadka Islaamiga ah ee hoostaga Xarakada Mujaahidiinta Alshabaab iyadoona fariintii tan ka horeysey uu Amiirka soo direy 5-tii bishii September ee sanadkii aan soo dhaafney.
  19. Barakac saakay ka bilowday degmooyinka Waqooyi ee Muqdisho iyo Yuusuf Indhacadde oo duqeymihii shalay ku eedeeyay Shabelle Barakac baahsan ayaa saakay ka bilowday degmooyinka Waqooyi ee Magaalada Muqdisho iyadoo wasiiru dowlaha wasaarada gaashaandhiga dowladda KMG Sheekh Yuusuf Indhacadde uu duqeymihii shalay ku eedeeyay Shabakadda warbaahinta Shabelle. Kadib markii shaley Dagaalo iyo Duqeymo sababay qasaaro culus oo soo gaarey dad rayid ah ay ka dhaceen xaafado kamid ah Degmooyinka C/asiis iyo kaaran islamarkaana ay ku dhexmareen ciidamo ka tirsan kuwa Dowlada KMG oo gacan ka helaya kuwa AMISOM iyo ciidamo ka tirsan Xaratakatul Shabaabul Mujaahidiin ayaa saakay xaafadahaasi qaarkood waxaa ka bilowday barakac baahsan. Sida ay sheegayaan wararka laga helayo degmooyinka Kaaraan iyo C/asiis waxaa saaka halkaasi ka jira xaalad deganaansho oo aan cago badan ku taagnayn iyadoo saakay waaberigii mar kale uu halkaasi ka dhacay iska horimaad u dhaxeeyey ciiidamada Dowlada KMG iyo Kuwa xarakatul shabaabul mujaahidiin wallow aan la ogeen qasaaraha ka dhashay iska horimaadkaasi. Dadka ku nool degmooyinka waqooyi ee magaalada Muqdisho ayaa waxaa ay Shabelle u sheegeen in saakay halkaasi uu ka bilowday barakac balaaran oo ay sameynayaan dadkii fara ku tirska ahaa ee ku harsanaa degmooyinkaasi kadib markii shaley dad fara badan oo rayid ah ay ku dhinteen madaafiic ku dhacdey degmooyin kamid ah kuwa waqooyi ee magaalada Muqdisho sida uu shabelle u sheegey mid kamid ah dadka deegaankaas. Wararka qaar ayaa sheegay in ay sii kordhayaan qasaarihii ka dhashay duqeyntii iyo dagaaladii shalay galinkii dambe ka dhacday Xaafadaha Waqooyi ee Magaalada Muqdisho waxaana saakay la sheegayaa in xaafado ka mid ah degmada Yaaqshiid ay yaalaan ilaa 11 qof oo ku geeriyooday madaafiicdii shalay kuwaasi oo 5 ka mid ah ay ahaayeen dad isku qoys ah sida Shabelle uu u sheegay mid ka mid ah waxgaradka ku nool degmada Yaaqshiid. Dhanka kale Wasiiru Dowlaha Wasaarada gaashandhiga dowladda KMG ee Soomaaliya Sheekh Yuusuf Max’ed Siyaad Indhacadde oo xaley Markii dagaaladaasi ay joogsadeen la hadlayay Shabelle ayaa sheegay in uu ka xunyahay qasaaraha soo gaaray dadka rayid ah isagoo intaasi ku daray in saxaafada ay u soo bandhigi doonaan maxaabiis iyo meydad uu sheegay in ay ka qabteen dhinacyadii la dagaalamay, waxaa uuna tilmaamay in dagaaladii shalay ay ka gaareen guulo militari sida uu hadalka u dhigay. Mar Shabelle ay weydiisay Wasiiru dowlaha Wasaarada Gaashaandhiga Madaafiic culus oo ciidamada Midoga Africa ay ku garaaceen Xaafado ay degnaayeen dad rayid ah oo kuyaala degmada Yaaqshiid ee gobolka Banaadir ayuu sheegay in madaafiicdaasi ay ka dambeysay Idaacada Shabelle sida uu Sheegay isagoo tilmaamay in Madaafiicdaasi ay Shabelle hagaysay islamarkaana Shabelle ay tahay Warbaahin laheysto sida uu hadalka u dhigay. Dagaalkii shalay ka dhacay degmooyinka waqooyi ee Magaalada Muqdisho ayaa ahaa kii ugu qasaaragha badnaa ee Mudooyinkii ugu dambeeyay soo maray Magaalada Muqdisho iyadoo dhinacyadii dagaalamay ay wali u diyar garoobayaan dagaalada inta badan ay ku waxyeeloobaan dadka rayidka ah.
  20. It is amusing to see how the puppets are desperately making every effort to hide the truth from the general public. But then again, what else is there to expect from the official mouthpiece for the apostates? Anyway, the mujahideen have strengthened their defenses at the captured positions and spent the night there. The fight has broken out again in full force this morning and we will see what the outcome will be..
  21. Dhismaha Hotelka Global oo ay si buuxda ula wareegeen Shabaab Maydka mid kamid ah Ciidanka dowlada KMG ah oo lagu dilay dagaal Wadada laamiga ah ee Gobalka Hormarta oo lala wareegay Mid kamida ah dhufaysyadii lagala wareegay Maleeshiyada dowladda KMG ah Muuqaal dheer Hotel Global oo lagala wareegay Maleeshiyada TFG
  22. This is truly the most terrible blow in months for the apostate puppets. They have made desperate attempts to recapture the lost positions with support of the occupation troops, but even their hastily deployed tanks could not save them this time..
  23. Shabaabul Mujaahidiin oo dagaal kula wareegey goobo hor leh Afhayeenka Xarakada Shabaabul Mujaahidiin Sheekh Cali Maxamuud Raage “Cali dheere” ayaa sheegey in Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin ay la wareegeen goob ay horey u joogeen Ciidamada dowladda kmg ah kadib markii aroornimadii hore ee saakey uu dagaal culus ka dhacey qeybo katirsan degmooyinka waqooyi ee magaalada Muqdisho. “Saakey waabarigii salaadda subax kadib ayaa mujaahidiinta waxey weerar ku qaadeen kufaarta oo ka koobneydey murtadiina iyo Saliibiyiinta halkaana waxaa ka dhacey dagaal kulul ilaahey subxaanahu wataacaalana wuxuu guusha ku siiyey Mujaahidiinta”. Sheekh Cali Maxamuud Raage wuxuu xusey inay la wareegeen fariimiso ay degmooyinka Shibis iyo C/caziiz ku lahaayeen Ciidamada dowladda kmg ah. “Xiligan aan idin la hadleyno waxaan joognaa halkii ay difaacyadoodii aheyd ee la oran jirey Global iyadoo mujaahidiintu ay dhaafeen difaacoodii labaad oo inshaa’alaahu mardhow laga yaabo in la isku hoobsado xamar weyne ama madaxtooyada iyo agagaarkeeda. Hadalka sheikh Cali dheere ayaa imaanayaa Xili saakey aroortii dagaal culus uu ka qarxey degmooyinka waqooyi ee magaalada Muqdisho kaasi oo udhaxeeyey Ciidamada dowladda kmg ah iyo kuwa Xarakada Shabaabul Mujaahidiin waxaana ilaa iyo hadda aan la ogeyn khasaarihii ka dhashey dagaalkaasi.
  24. Cabdi Naasir Seeraar, the spokesman for Ahmed Madobe and self-styled Hizbul Islam commissioner for foreign affairs on Radio Mogadishu: Barre Cali Barre cidda dishay waan naqaan waana u aari doonaa, waxaan rabaa in aan baaq u diro Madaxda Xisbul Islaam iyo Shacabka oo aan ugu baaqayo in ay la Midoobaan dowlada KMG ah si meesha looga saaro Cadawga Shabaab, hadii Xisbul islaam iyo dowladu aysan midoobin arrinta shabaab faraha ayay kasii baxaysaa wadanka oo dhana way qabsan
  25. Hizbul Islam in a first reaction: Afhayeenka xizbiga, Maxamed Macalin oo ka waramey Dilka Barre Cali Barre, waxa uu sheegay iney aad uga xun yihiin, ilaa iyo haddana ayna ka war heynin cid Dilkiisa ku lug leh. Waxaa sidoo kale dilka Sarkaalkan ka Hadley, gudoomiye xigeenka Maamulka Gobolka Banaadir ee xizbul Islaam, Ibraahim Barre Cismaan, waxa uuna sheegay iney baaritaano dilkan ku aadan wadaan, balse ayna ogeyn cidda ka danbeysa. Labada Mas’uul ee Dilka Sarkaalkan ka hadashey ayaa sheegay Saxaafada iney dib warbixin ka siinayaan Markey baaritaanka Dilka Sarkaalkan ku aadan soo dhameeyaan. Barre Ali Barre used to be Ahmed Madobe's man in Xamar.