Shaakirullaah

Nomads
  • Content Count

    218
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Shaakirullaah

  1. I am very disappointed about this reckless stance of the sheikh. However, I have been told that some important remarks and profound changes will follow from within the party in response to these unwise statements insha Allah.
  2. I dunno, may Allah preserve him. He's certainly no longer in office, that's for sure. A rather rigorous move if you ask me, but not the first in its kind. Last year for instance, Sheikh Xasan Maxamed Cali also stepped down in favor of Sheikh Mahad Cabdul Kariim in Baay & Bakool.
  3. Don't panic lad, I won't mention your apostate traitor uncle, despite the fact that he became synonymous with the term 'foreign agent'
  4. Reminds me of the two French security advisors who were also posing as journalists.
  5. Waaliga: Sheikh Abuubakar Cali Aadan Ku xigeen: Sheikh Xuseen Cabdi Geedi Maktabka Dacwada iyo Tacliinta: Sheikh Xassan Yacquub Cali Ku xigeen: Sheikh C/naasir Yusuf Cabdi Maktabka Qadaha: Sheikh C/raxmaan Xudeyfa Taliyaha Xisbada: Xasan C/raxmaan Maxamed Ku xigeen: Ciise Maxamuud Sheikh Cumar Madaxa Maaliyada: Sheikh Cali Bashiir Maxamed Ku xigeen: Yuusuf Saciid Tuuxin
  6. Apparently, the Islamic Administration for the Juba Regions has resigned and a new administration has been appointed. Further details will follow soon insha Allah.
  7. An interesting development. Click here to listen to Sheikh Farxaan Ciilmooge lashing out at Axmed Madoobe and Maxamed Macalin..
  8. It seems that after taking strong countermeasures, the anti-Shabaab faction prevailed within the party for the moment. The latest reports indicate that they have managed to persuade Sheikh Hassan Daahir Aweys to review his earlier decision to dismiss Maxamed Macalin Cali and the latter is back in office. There are also rumors that the hyena has secured a higher position for himself and is even mentioned as a possible candidate for the vacant post of vice chairman. Lastly some sources say that the party's defense secretary, Sheikh Muuse Caraale, has apparently resigned and was replaced by the more anti-Shabaab minded Ismaaciil Xaaji Caddow. If true, all this would mean that the good relations between Hizbul Islam and Harakat Al-Shabaab Al-Mujahideen could come under severe pressure. But nothing is official yet.
  9. There is no greater harm than to openly call and invite the muslims to shirk and to facilitate kufr. Allah knows how many rightly guided Muslims have been deceived and misguided into disbelief by these callers to the gates of hell. Nothing wrong with speaking some harsh words to such individuals.
  10. “..And those who are with him are severe against disbelievers, and merciful among themselves..” (al-Fath, 29)
  11. If you are genuinely interested in the islamic rulings with regard to this issue, (which I rather doubt given some of your previous posts on this forum), I'd like to refer you to a valuable and highly beneficial lecture by the amir of Harakat Al-Shabaab Al-Mujahideen, Sheikh Mukhtaar 'Abdur-Rahmaan Abu Zubayr (hafidhahullaah), for a scholarly explanation of this extensive and multifaceted topic. You can download it here.
  12. I mention their apostasy to clarify the Islamic ruling with regard to their condition and because it fits within the framework of the current reality regarding these people, since this is one of their characteristic features.
  13. Israsaaseyn ay ku dhaawacmeen ku dhawaad 10 qof oo rayid ah oo maanta ciidamo ka wada tirsan dowladda KMG ku dhexmartay Magaalada Muqdisho Israsaaseyn ay ku dhaawacmeen ku dhawaad 10 qof oo rayid ah oo maanta ciidamo ka wada tirsan dowladda KMG ku dhexmartay Xarunta Villa Baydhabo ee Magaalada Muqdisho. Israsasaeyntaani oo u dhaxeysay ciidamada ka wada tirsan dowladda KMG ee Soomaaliya ayaa duhurnimadii maanta waxaa ay ka dhacday agagaarka xarunta Villa Baydhabo ee degmada Wadajir ee gobolka Banaadir. Inta la ogyahay ku dhawaad 7 qof oo ay ku jireen macalimiin ayaa ku dhaawacantay israsaaseyntaasi u dhaxeysay ciidamada dowladda KMG waxaana la sheegay in ay timid kadib markii ciidamo ka tirsan dowladda ay dhac u geysteen qaar ka mid ah ardayda wax ka barata jaamacadaha iyo iskuulaadka kuyaala agagaarka isgoyska Zoobe ee Magaalada Muqdisho. Mid ka mid ah dadka ku ganacsatada nawaaxiga Xarunta Villa Baydhabo ayaa Shabelle u sheegay in israsaseynta mudo kooban ay socotay islamarkaana ay saameysay dad rakaab ah oo sarnaa gaari Bl- ah oo ciidamadii dhibaatada geystay ay si qasab ah ku galeen,isagoo xusay in aan si dhab ah loo ogeyn qasaaraha dhabta ah ee ka dhashay iska horimaadkaasi. Maalmihii u dambeeyay ayaa waxaa isasootarayay israsaseynta ciidamada dowladda KMG ku dhexmarta goobaha ay ku suganyihiin iyadoona qasaaraha ugu badan uu soo gaaro dadka rayidka, waxaana maalmihii ugu dambeeyay gudaha magaalada Muqdisho gaar ahaan goobaha ay gacanta ku heyso dowladda KMG ka dhacay dhowr israsaaseyn oo dhexmartay ciidamada dowladda KMG taasi oo sababtay qasaare soo gaaray ciidamadii dagaalamay iyo dad rayid ah.
  14. In what may be the first major development following this issue, Maxamed Macalin Cali apparently lost his job. Reliable sources indicate that the chairman, Sheikh Hassan Daahir Aweys, fired him at the insistence of high ranking officials and key commanders within the party.
  15. Bumper harvest highlights need to help Somali farmers help themselves
  16. This is an audio of today's press conference which was held by the official spokesman of Harakat Al-Shabaab Al-Mujahideen, Sheikh Ali Mohamud Raage (Sheikh Ali Dheere), may Allah preserve him: Click here to listen..
  17. It reminds me of how Inda'ade was bundled into a car and detained by Ugandan security forces in Kampala
  18. Saraakiishii Maamulada dowladda KMG Soomaaliya ee gobolada Bay iyo Bakool oo ku gacan seeray Cafis ay u fidiyeen Xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab Saraakiishii Maamulada dowladda KMG Soomaaliya ee gobolada Bay iyo Bakool ayaa waxa ay ku gacan seereen Cafis ay u fidiyeen Xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab. Xuseen Macalin Axmed Biikole oo ah gudoomiyihii dowladda KMG ee magaalada Baydhabo ahaana duqii magaaladaasi oo sanad ka hor gacan ku haynta magaaladaasi si dagaal ah ay kaga saartay Xarkada Mujaahidiinta Al Shabaab ayaa waxa uu markii ugu horeysay si kulul ugu gacan seeray hadalka maalin ka hor ka soo yeeray Saraakiil sar sare oo katirsan Xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab kaasi oo ahaa in ay cafis u fidiyeen Maamuladii dowladda KMG horay looga saaray qaar kamid ah gobolada Koofurta ee dalka Soomaaliya sida ay sheegeen Xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab. Gudoomiye Xasan Biikole oo wareysi gaar ah siiyay Idaacada Shabelle ayaa waxa uu sheegay in xiligan la joogo maamuladii hore ee gobolada Bay, Bakool iyo Gedo ee iminka ku sugan degmooyinka Dolow iyo Yeed oo ka kala tirsan gobolka Gedo iyo Bakool aanay wax cafis ah uga baahneyn maamulada Islaamiga ah ee hoostaga Xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab ee hada ka taliya gobolada Bay iyo Bakool. Waxa uu intaasi ku daray gudoomiyihii hore ee dowladda KMG ee magaalada Baydhabo in ay haystaan awood buuxda oo ay dib ugula wareegi karaan goboladii horay looga saaray islamarkaana waxa uu sheegay in xiligan iyagu aanay isku dhiibeyn Maamulada Islaamiyiinta, isagoo sheegay in meesha ugu dambeysay ay marayaan abaabuladii ay wadeen dhawaana ay ku kalsoonyihiin sida uu sheegay in ay hantaan magaalooyinkii horay looga saaray. Sidoo kale Xasan Macalin Axmed Biikoole ayaa waxa uu sheegay in dalka ay ku soo duuleen dad uu ugu yeeray in ay yihiin Ajaaniib loona baahanyahay sida uu sheegay in laga xoreeyo gudaha dalka Soomaaliya, wuxuuna sidoo kale sheegay in dad aan u dhalan Wadamada Afrikaanka ah ay joogaan gudaha dalka ayna gacan ka heleen Xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab islamarkaana kuwa Midowga Afrika ee hada jooga magaalada Muqdisho ay yihiin dad Afrikan ah oo loo baahanyahay in ay dalka nabad ka dhaliyaan. Hadalkani ka soo yeeray xubnihii dowladda KMG Soomaaliya ee ka arimin jiray gobolada Bay, Bakool iyo Gedo aya waxa uu ka dambeeyay kadib markii Afhayeenkii hore ee Xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab Sheekh Mukhtaar Roobow Cali Abuu Mansuur uu sheegay in ay cafis u fidiyeen Xubnaha dowladda ee ku sugan degmooyinka Dolow iyo Yeed taasina ay muuqato in ay ku gacan seereen Maamuladii dowladda.
  19. They control large swathes, yet can not set up a single functioning admin. Miskiin,, they govern more of Somalia than your apostate traitor uncle could, and they have done more for the people than he will ever do.
  20. Xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab oo sheegay in ay cafis u fidiyeen Maamuladii dowladda ee gobolada Bay iyo Bakool Xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab ayaa waxa ay sheegay in ay cafis u fidiyeen Maamuladii dowladda ee gobolada Bay iyo Bakool. Kadib kulan gudaha magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay ay ku yeesheen Xubno katirsan Golaha Aqoonyahanada, Odayaasha iyo Saraakiil sar sare oo katirsan Xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab ayaa waxaa looga hadlay arimo ku saabsan amaanka gobolada Bay iyo Bakool. Sheekh Mukhtaar Roobow Cali Abuu Masnsuur oo isagu ah hogaamiye sare oo katirsan Xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab oo kulankaasi uu la qaatay Odayaasha iyo Aqoonyahanada kadib Saxaafada la hadlayay ayaa waxa uu sheegay in ay cafis u fidiyeen Xubnaha dowladda KMG Soomaaliya ee ku kala sugan degmada Dolow ee gobolka Gedo iyo degmada Yeed ee gobolka Bakool halkaasi oo maalmihii ugu dambeeyay ay ka wadeen dhaqdhaqaaqyo ku aadan sidii ay ula wareegi lahaayeen gacan ku haynta goboladii lagala wareegay. Afhayeenkii hore ee Xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab Sheekh Mukhtaar Roobow waxa uu carabka ku dhuftay in xiligan aan loo baahnayn in la dhibaateeyo dadka ku dhaqan gobolada Koofurta Soomaaliya oo badankoodu ay ka arimiyaan Xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab sidaasi darteed waxa uu sheegay in ay cafis u fidinayaan xubnihii dowladda KMG ee ka arimin jiray gobolada Bay iyo Bakool isagoona tusaale u soo qaatay Xildhibaan Saalax Badbaado. Si kastaba ha ahaatee ma ahan markii ugu horeysay oo Saraakiil katirsan Xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab ay cafis u fidiyaan xubno katirsan Maamuladii hore ee gobolada Bay iyo Bakool oo iyagu ku sugan degmada Dolow iyo degmooyin kale oo katirsan gobolada Bay iyo Bakool, lamana garanayo qaabka ay cafiskan u aqbali doonaan Maamuladii hore ee gobolada Bay iyo Bakool looga awood roonaaday.
  21. The spokesman of Hizbul Islam recently stated that Hizbul Islam was behind the attack on Dhobley: Ururka Xisbu lslaam oo sheegay in iyagu ay ka dambeeyeen dagaalkii ka dhacay degmada Dhoobley iyo in ay xeelad dagaal uga baxeen degmadaasi Ururka Xisbu lslaam ayaa waxa uu sheegay in iyagu ay ka dambeeyeen dagaalkii ka dhacay degmada Dhoobley ee gobolka J/hoose iyagoo dhinaca kalana sheegay in ay xeelad dagaal uga baxeen degmadaasi. Shir jara’id oo uu maanta qeybo kamid ah magaalada Muqdisho ku qabtay xoghayaha War faafinta ee Ururka Xisbul Islaam Sheekh Maxamed Macalin Cali ayaa waxa uu sheegay in Ururka Xisbul Islaam ay ka danbeeyeen dagaaladii maalmo ka hor ka dhacay degmada Dhoobleey ee gobolka J/hoose kuwaasi oo u dhaxeeyay Xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab iyo Ururka Xisbul Islaam, waxaan uu sheegay Sheekha in dagaalkaasi uu xisbigooda ku soo qaaday degmada Dhoobleey islamarkaana ay la wareegeen degmada isgoona sheegay in qeyb ay katahay Istaraatiijiyada dagaal ee Ururka Xisbul Islaam, waxaana uu sidoo kale sheegay in iyaga si iskood ah ay uga baxeen degmada Dhoobleey ee gobolka Jubadda hoose. Sheekh Maxamed Macalin Cali waxaa kale uu Shirkiisa ku sheegay in dhowr jeer ay la hadleen Xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab kusoo uu sheegay in ay kala hadleen arinta gobolada Jubooyinka, balse uu sheegay in arintaasi ay xagal daacin ku wadaan Xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab, waxaana uu sheegay in ay arinta meel xun ay mareyso, hase ahaatee ay dhamaan doonto. Ugu dambeyntii xoghayaha War faafinta ee Xisbul Islaam Sheekh Maxamed Macalin Cali ayaa sheegay in hadalada ka soo yeeray Dowladda KMG Soomaaliya ee ku aadan in ay wadahadal la fureyso Xoogaga kasoo horjeeda ay tahay wax ay iska dhahaan mar walbo, hase ahaatee waxa uu sheegay in hadii dowladda ay dhab katahay in ay lawadahadasho dhinacyada ka soo horjeeda in ay joojiyaan duqeymaha ay AMISOM u geystaan Xaafadaha magaalada Muqdisho. The question is, why is he claiming this attack now and openly backing Ahmed Madobe, especially after his earlier statement - (audio) acknowledging the authority of the Islamic Administration for the Juba Regions? In this statement, he said that Hizbul Islam had changed its stance after discovering matters which were previously unknown to them. Many people don't know that the answer to this question is a recording that was made by some brothers who phoned him and asked if Hizbul Islam was behind the recent Dhobley attack. Click here to listen to this recording. It will be interesting to see whether Al-Shabaab will respond to this open claim and frank support for the hyena and if/how this will affect the internal relations within Hizbul Islam in the coming weeks/months.
  22. Mas’uul ka tirsan Shabaabul mujaahidiin oo ka Hadley Codsi kasoo yeerey WFP Sheekh Mukhtaar Roobow Cali Abu Mansuur oo ka mid ah horjoogayaasha Xarakada Mujaahidiinta Alshabaab ayaa ka jawaabey dalab maalintii shaley kasoo yeerey Hey’adda WFP kaasi oo ku aadanaa in laga qaado shuruudihii horey loogu soo rogey. Abu Mansuur wuxuu sheegey inaysan marnaba suuro gal noqon doonin inlaga noqdo shuruudihii horey loogu soo rogey Hey’adda WFP inta aysan Hey’adaasi oofin dalabkii kasoo baxey Xarakada Mujaahidiinta Alshabaab ee ahaa in raashiinka ay gar gaarka ah ee ay ka qeybisho gobolada koonfurrta dalka soomaaliya ay ka iibsato beeraleyda soomaalida ah. "Waxaa la leeyahay maxaa loogu diiday WFP inay dalka ka shaqeyso, inaguna waxaan leenahay waxay dhibaato ku haysaa beeraleyda Soomaaliya, ilaa ay aqbasho inay raashinka ka iibsato iyagana kama shaqeynayso dalkeenna" ayuu yiri Sheekh Abu Mansuur. Sheekh Abu Mansuur wuxuu sheegey in raashiinkii ay WFP ay kaqeybin jirtey gobolada kala duwan ee dalka soomaaliya uu ahaa mid laga keeni jirey dalka Mareykanka wuxuuna xusey in tayada raashiinkaasi oo uu ahaa mid aan hagaagsaneyn. "Halkii loor ee galeyda ah ee laga soo iibiyo dalka Mareykanka wuxuu ku fadhiyaa $50, mana ogola in qiimo intaas ka yar ($10) ay ka siiso beeraleyda Soomaaliya" ayuu yiri Abu Mansuur oo sheegay in beeraleyda Soomaaliya ay kobceen tan iyo markii WFP laga cayriyay Soomaaliya. Si kastaba ha ahaatee beeraleyda ku dhaqan gobolada koonfurta ee dalka soomaaliya ayaa horey si weyn ugu soo dhaweeyey shuruudihii ay Xarakada Mujaahidiinta Alshabaab ku xirtey Hey’adda WFP waxeyna sheegeen in laga dul qaadey culeys xoogan oo saarnaa Shaqadooda. Harakat Shabaab Al-Mujahideen orders WFP to halt food imports Sheikh Cali Dheere on the WFP suspension of operations in Somalia
  23. You know what, try to call Ahmed and ask him where he is and if he's still going to capture the Juba Regions.. You can also ask him why he and his pack Hyenas fled as soon as the lions arrived.