Shaakirullaah
Nomads-
Content Count
218 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Shaakirullaah
-
Al-shabaab oo beenisay ku lug lahaanshaha falkii maanta
Shaakirullaah replied to Maaddeey's topic in Politics
Where is the objective, factual and verifiable evidence to proof that Harakat Shabaab Al-Mujahideen are behind this? -
Ciidamo Tigree who are taking over Puntland
Shaakirullaah replied to Umal-Zamzam's topic in Politics
these soldiers are there because so called 'Puntland' is a neo-colony under their military rule and dependence. Soon, the mujahideen will be coming to destroy them, as well as their vile puppet clients insha Allah. -
The Islamic Administration for the Juba Regions has taken control of Dhobley, a southern border town located between Somalia and Kenya, after militiamen loyal to Ahmed Madobe fled the town. According to residents, hundreds of heavily-armed fighters of Harakat Shabaab Al-Mujahideen are patrolling the key border town with battle wagons. "I see a lot of battle wagons and heavily-armed militia. They came into the town a few minutes ago and they have captured the police station ... without any fighting," said Dhobley resident Nor Yusuf Ali. Earlier this week, the Islamic Administration for the Juba Regions took over the control of Qoqani, near the Kenyan border, and Afmadow, another southern key town.
-
Emiir Axmed cabdi godane Subeyr says ciid mubarak
Shaakirullaah replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Click here to listen to the congratulations on the occasion of the blessed 'Eid Ul-Adha by the Amir of Harakat Shabaab Al-Mujahideen, Sheikh Mukhtaar 'Abdir-Rahmaan Abu Zubayr (may Allah preserve him). -
Harakat Shabaab Al-Mujahideen orders WFP to halt food imports
Shaakirullaah replied to Shaakirullaah's topic in Politics
Xafiiska Lasocodka Arimaha Hay’adaha Ajnabiga ah Taariikh: 25/11/2009 Bayaan ku Aadan Hawlaha Hay’ada WFP ee Soomaaliya Marka laga hadlayo howlaha ay qabato Hay’ada WFP, waxaa la arkaa inay wadanka ku soo daabulayso tiro aad u badan oo ah Raashin Bilaash ah gaar ahaan xilliyada ay Beeruhu soo go’ayaan taas oo dhabar jab weyn ku ah Beeraha iyo wax Soo Saarka Soomaaliya, Waxayna Sidoo kale si weyn uga Niyad jebisay Shacabka Soomaaliyeed Ganacsigii Beeraha, iyadoo Dhanka kalena jidgooyo u dhigatay in Bulshadu isku filaansho gaarto. Sidaa daraadeed waxaa la go’aamiyay in Hay’ada WFP aysan dib dambe Dalka u keenin Raashin ay ka keentay meel ka baxsan Soomaaliya, taas badalkeedana ay Raashinka ka iibsato Beeraleyda Soomaalida ah si loogu qeybiyo Dadka u baahan Raashinkaas ee ku sugan gudaha Soomaaliya. Taas waxay xilliga dhow iyo midka dheer intaba Bulshada Muslimka ah ee Soomaaliyeed ka caawin doontaa inay ka gudbaan ku tiirsanaanta Shisheeyaha una gudbaan isku filaansho buuxda Insha’allaah . Dhamaan Ganacsatada Maxalliga ah ee Qandaraas-ka kula jirta Hay’ada WFP waa inay soo afjaraan Qandaraaskooda inta ka horeysa 1-da bisha Janaayo 2010. Hay’ada WFP waa inay faarujisaa kaydka Raashinka ah ee u dhex ceegaaga Bakhaarada una qeybisaa Dadka u baahan Raashinkaas, waana in howshaas la qabtaa inta ka horeysa 1-da Bisha Janaayo 2010. Allaah ayaa nagu filan Rabigeena ah. Xafiiska La socodka Arimaha Hay’adaha Ajanabiga ah. Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab -
The U.N.'s World Food Programme must immediately stop importing food to Somalia, the islamic opposition ordered on Wednesday, accusing the aid agency of devastating local agriculture. In a statement, the Office for the Supervision of the Affairs of Foreign Agencies of Harakat Shabaab Al-Mujahideen said imports by the U.N. organisation had become a barrier to Somalia's self-sufficiency. "It has been decided that WFP must immediately refrain from bringing food rations from outside Somalia and rather purchase food from Somali farmers and then that food will be distributed to the needy," the statement said. "The bringing of immense quantities of free food rations, specifically during the harvest season, has been devastating to the agriculture industry in Somalia and has greatly discouraged the Somali people from the agricultural trade." The Office said all local businesspeople contracted by WFP must terminate those contracts before Jan. 1, 2010, and that WFP must empty its warehouses and food stocks by the same date. A WFP spokesman in neighbouring Kenya had no immediate comment.
-
Maamulkii Xisbul Islaam ee Bay iyo Bakool oo ku biiray Xarakada Shabaabul Mujaahidiin Maamul cusub oo hoos taga Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa looga dhawaaqay degaano hor leh oo ka mid ah gobolada Bay iyo Bakool. Ku dhawaaqista maamulkaan cusub ayaa waxaa lagu soo bandhigay munaasabad goor dambe oo shalay ah lagu qabtay degmada Tiyeeglow ee gobolka Bakool,ayada oo ay ujeedada munaasabadaasina ay ahayd ka dib markii Ciidamadii Ururka Xibul Islaam ee ku sugnaa degmada Tiyeeklow ay ku soo biireen Wilaayada Islaamiga ee gobolada Bay iyo Bakool. Sh Mahad Cumar cabdul Kariim Waaliga Wilaayada gobolada Bay iyo Bakool oo munaasabaas ka hadlay ayaa sheegay in ay tahay wax lagu farxo in ciidamadii Mujaahidiinta ahaa ee ku sugnaa degmada Tiyeeklow ay midoobaan iyadoona lagu midoobay magaca Xarakatu Shabaabul Mujaahidiin. Taliyihii Ciidamada Ururka Xisbul Islaam ee degmada Tiyeeklow Sheekh Ibraahim Cabdi Maxamed ayaa ka hadlay munaasabadaas asaga oo sheegay shiikhu in ay si rasmi ah ugu biireen Wilaayada Islaamiga ee Bay iyo Bakool waxana uu bulshada ku dhaqan goboladaas ugu baaqay in ay gacan siiyaan maamulkan cusub. Sidoo kale waxaa Munaasabadaas ka hadlay gudoomiyaha cusub ee degmada Tiyeeklow Sheekh Warsame Iimaan Cismaan waxana uu shiikhu u mahad celiyey culumadii iyo ganacsatadii ka soo shaqaysay in ay midoobaan Mujaahidiinta ku sugan Wilaayada Bay iyo Bakool waxana uu balan qaaday shiikhu in haddii Allaah idmo ay wax weyn ka qaban doonaan xaalada ammaan ee goobahaasi. Gobolada Bay iyo Bakool ayaa haatan waxaa inta badan maamula Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ka dib markii maamuladii Xisbul Islaam ee goboladaasi intoodii badanayd ay u wareegeen dhanka Xarakada Shabaabul Mujaahidiin.
-
Wilaayada Islaamiga Gobalada Jubbooyinka oo Howllo Nadaafadeed ka bilaawday magaalada Kismaayo Wilaayada Islaamiga ee Gobalada Jubbooyinka ayaa bilaawday in ay dayactir ku samayso wadooyinka waaweyn ee magaalada Kismaayo oo waxyeeloobay dagaaladii sokeeyay. kadib markii Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ay xaqiiqsadeen gacan ku haynta gobalada Jubbooyinka ayay bilaabeen in ay wax ka qabtaan arrimaha Bulshada oo muhiim u ah Bulshada. 5-ta xaafadood ee magaalada Kismaayo ayuu maamulku ka bilaabay olole nadaafadeed, waxaana magaalada lagu arkayaa dad fara badan oo qashinka ka qaadaya xaafadaha magaalada Kismaayo. Madaxa caafimaadka maamulka islaamiga ah ee magaalada Kismaayo C/qani Gurxan ayaa sheegay in ujeedada ay u bilaabeen ololaha nadaafadeed ay tahay sidii ay u soo celin lahaayeen bilicda magaalada Kismaayo. Wuxuu sheegay in ololaha nadaafadeed uu socon doono muddo 5-maalin ah islamarkaana ay ka qeyb qaadanayaan 250-qof oo shaqaale ah. Shacabka Kismaayo ayaa si aad usoo dhaweeyay howlaha ay bilaabeen Maamulka Wilaayada Islaamiga Jubbooyinka oo hadda u istaagtay wax ka qabadka arrimaha Bulshada. Sheekh C/qani Gurxan oo katirsan madaxda arrimaha Bulshada ayaa sheegay in wilaayada Islaamiga ah ay u khidmayn doonto shacabka si sare loogu qaado ku dhaqanka shareecada alle.
-
Ciidamada Wilaayada Islaamiga gobalada Jubbooyinka ayaa maanta la wareegay deegaanka Qooqaani degmada Afmadoow oo ay horay gacanta ugu hayeen Maleeshiyaadka Axmed Madoobe. Saraakiil katirsan Wilaayada Jubbooyinka ayaa la sheegay in ay meel fagaara ah kula hadleen Shacabka degmadaasi iyagoona ugu baaqay in ay is dejiyaan. Magaalada Dhoobleey ayay Dadka Deegaanku Sheegayaan inay ka jirto Xaalad kacsanaan ahi, iyada halkaasi ay ka socdaan Dhaq-dhaqaaqyo Ciidan. Mudooyinkii ugu danbeeyay waxaa Qeybo ka mid ah Jubadda Hoose ku Dagaalamayay Xoogaga Wilaayada Islaamiga ee Jubooyinka iyo Maleeshiyaadka taabacsan Axmed Madoobe. Dagaaladaan ayaa haatan u muuqda mid soo gabagaboobaya ayada oo xoogaga Maamulka Wilaayada Islaamiga ee Jubooyinku ay la wareegeen inta badan goobihii ay isku hor fadhiyeen labada dhinac.
-
Wilaayada G/Sh.Hoose ee Al-Shabaab oo Dayactiray Buundo ku taala Marka Wilaayada Islaamiga ah ee Xarakadda Shabaabul Mujaahidiin ee Gobolka Shabeelaha Hoose ayaa Dayactir ku samaysay dibna u furtay Buundo ku taala Magaalada Marka ee xarunta Gobolkaasi, iyadoona lagu gudo jiro Xili Roobaadkii Sanadkan. Buundadan ayaa loogu magac daray “Al-Qudus”, waxayna Xarakadu sheegtay inay Qeyb ka tahay Mashaariic kala duwan oo loogu Adeegayo Bulshada. Buundada waxay ahayd xiliyadii ugu dambaysay mid shaqo gab ah oo aysan Gaadiidka iyo Dadkaba Isticmaali Jirin, mana jirin Cid dib u Dayactirsan Bur-burkii ku yimid tan iyo Dowladii Maxamed Siyaad Barre.
-
Yet another heavy blow for the miskeen Ahmed Madobe and his miserable troublemakers.
-
the Islamic Administration in Banaadir has defined a regional compliance regulation for the general standardisation of prayer times during a gathering with imams from different mosques. All praise and thanks be to Allah. Maamulka Al-shabab ee G/Banaadir oo xilliyada Salaada mideeyay Kulan Maamulka Gobolka Banaadir ee Xarakada Shababul Mujaahidiin soo abaabuley kana dhacey Masjidka Nasru Diin ee Magaalada Muqdisho ayna ka qeyb galeen Imaamyada Masaajida ayaa lagu mideeyay Xilliyada Salaada. Maamulka iyo Imaamyada Masaajida falanqeyn ka dib waxay isla gaareen xilliyo go’an in Masaajida Muqdisho laga Adimo sidoo kalena isla xilli Salaada la galo. Kulanka waxaa hadalo ka jeediyay Wakiilka Maamulka Gobolka Banaadir ee Al-shabab, Sh Cali Maxamed Xuseen, waxaa sidoo kale goobta ka Hadley qaar ka mida Imaamyada Masaajiada oo arintan ku tilmaamey mid muhiim. Sh Cali, ayaa sheegay inay arintan uga gol leeyihiin sidii midnimada dadka muslimiinta loo muujin lahaa, waxa uuna ugu baaqey Imamyadii Masaajida ee kulanka joogay inay go’aankan la qaataan. Xilli Salaadeedka Maamulku go’aamiyay ayaa bilaabanaya isla caawa.
-
http://shabelle.net/news/viewnews.asp?newsid=9832
-
After the recent embarrassing and totally failed attack on Xagar, again a crushing and humiliating defeat for Ahmed Madobe and his rebellious militia at Biibi: Dagaalo u dhaxeeya dhinacyada isaga soo horjeeda gobolada Jubooyinka oo galabta mar kale ka dhacay duleedka Magaalada Kismaayo Dagaalo u dhaxeeya dhinacyada isaga soo horjeeda gobolada Jubooyinka ayaa galabta mar kale waxa uu ka dhacay duleedka Magaalada Kismaayo ee xaraunta gobolka Jubadda hoose. Dagaalkani oo ahaa mid culus islamarkaana la isku adeegsaday hubka noocyadiisa kala duwan ayaa galabta gelinkii danbe waxa uu ka dhacay deegaanka Biibi ee duleedka magaalada Kismaayo, waxaana uu dagaalku u dhaxeeyay dhinacyadii maalmihii ugu danbeeyay ku dagaalamayay qaybo kamid ah gobolada Jubooyinka iyadoo walaayada Islaamiga ah ee gobolada Jubooyinka ee Xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab ay sheegeen in dagaalku uu bilowday kadib markii ay weerar ku qaadeen goob ay sheegeen in ay isku aruursanayeen dhinayada ka soo horjeeda maamulka Islaamiga ah ee gobolada jubooyinka sida hadalka loo dhigay. Sheekh Xasan Yacquub Cali oo ah Afhayeenka maamulka Islaamiga ee gobolada Jubooyinka ee Xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab oo caawa Saxaafada Shir jaraa’iid ugu qabtay gudaha magaalada Kismaayo ayaa waxa uu sheegay in dagaaalku uu yimid kadib markii Ciidamada Walaayada Islaamiga ah gobolada Jubooyinka ay ka war heleen in deegaanka Biibi Saldhig ku yaala ay isku aruursanayeen dhinacyadii dhawaan kula dagaalamay qaybo kamid ah gobolada Jubooyinka islamarkaana weerar culus oo qorshaysan ay ku qaadeen, isagoona tilmaamay in ay la wareegeen Saldhigii ay weerarka ku qaadeen Ciidamada walaayada Islaamiga ah ee Xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab ayna dileen dhowr askari oo katirsan dhinacyadii ka soo horjeeday hub farabadana ay la wareegeen sida uu hadalka u dhigay. Dagaalkan galabta gelinkii danbe ka dhacay deegaanka Biibi ee duleedka magaalada Kismaayo ayaa waxa uu qayb ka yahay dagaalo maalmihii ugu danbeeyay dhinacyada isaga soo horjeeda gobolada Jubooyinka ku dhaxmaray qaybo kamid ah gobolada Jubooyinka kaasi oo sababay qasaaro soo gaaray dhinacyadii dagaalamayay iyo waliba dadka rayidka ah ee lagu dul dagaalamay, mana jiraan wax war ah oo ka soo baxay dhinaca ka soo horjeeda maamulka Xarakada Al Shabaab ee gobolada Jubooyinka oo ku aadan hadalada ka soo baxay maamulka Al Shabaab oo uu guulo kaga sheegtay dagaalkii galabta ka dhacay duleedka magaalada Kismaayo.
-
Maamulka Islaamiga ah ee Xarakada Mujaahidiinta Al-shabaab ee Wilaayada Sh/Hoose Ayaa soo gabagabeeyey Zako qaybin kasocotey Magaalooyinka waa weyn ee Wilaayada Sh/hoose, Mas'uuliyiin u hadashey Maamulkaas ayaa sheegey in ay haddana u gudbayaan tuulooyinka ku yaal Wilaayada, sidoo kale waxaa la filayaa in hawshaan Zaka qaybinta ah ay ka bilaabato wilaayooyinka kale ee ay ka jiraan Maamulada Islaamiga ah. Waxaa Camalkaan aad usoo dhoweeyey Bulshada ku dhaqan Willaayada sh/hoose iyagoo aad ugu farxey in ay heleen Dadkii masaakiinta ahaa xoolo ALLAAH uu u siiyey oo cidna aysan ku galadaysanayn, sidoo kale dadkii maal qabeenka ahaa ee Zakadaan laga soo ururushey ayaa ku farxey markii ay arkeen xaqii ay xoolahooda ka baxsheen oo meeshii loogu talagalay la marsiiyey. Arintaan ayaa ah arin taariikhi ah oo noqonaysa markii ugu horeysey ee wadanka soomaaliya loo guto fariidadaas (zakada) sida waaafaqsan sharciga Islaamka taas oo muujinaysa in soomaaliya ay ka hirgashey shareecada Islaamka oo wax badan laga hortaagnaa dhiig badanna loo daadshey in Soomaaliya lagu xukumo sharciga Allaah.
-
Harakat Shabaab Al-Mujahideen The Army of Difficulty in Somalia MEDIA SECTION PRESENTS Breezes from the winds of victory Watch Online 1- http://www.youtube.com/watch?v=-OkuKsy880o 2- http://www.youtube.com/watch?v=gaA17DK1T1g 3- http://www.youtube.com/watch?v=Vz9RGJ3WYZI To Download High Quality: 466 MB http://fyad.org/106cy Medium Quality: 140 MB http://fyad.org/106cz Low Quality: 36 MB http://fyad.org/106d0 Quality Mobile: 32 MB http://fyad.org/106d2 "And all Honor and Glory belongs to Allah, His Messenger and the believers, but the hypocrites know not." Don't Forget Us in Your Sincere Prayers The Media Section of Harakat Shabaab Al-Mujahideen The Army of Difficulty in Somalia Wednesday The first of Dhul-Hijjah 1430 18 November, 2009
-
Al-shabab oo Heshiis 2 Beelood dhex dhigay, Sharuudna ku xirey Shir dibu heshiisiin oo Soomaalida loo qabto. Degmada Ayaan-baal oo dhacda Xuduudka Gobolada Hiiraan & Shabeelada Dhexe, maanta waxa heshiis ku kala saxiixday Beelo Walaalo ah oo halkaa dhawaan shir uga furay, horeyna dirir uga dhaxeysay. Shirkan oo Xarakada Al-shabab gar wadeyn ka aheyd, labadii dhinac ee u dhaxeeyay oo kala ah Beelaha Xawaadle & ****** waxay ku gaareen heshiis ka kooban 10 qodob, ayna ugu muhiimsanaayeen Xabad joojin, wixii khilaaf ah ee jirana Shareecada xalkooda loola noqdo, Muddo bil ahna wixii hanti ah la isu celiyo. Odayaal labada dhinac u hadleyn, dhankooda waxey sheegeen heshiiskan inay soo dhaweynayaan kana shaqeynayaa hirgelintiisa, bogaadina u jeedinayaan Xarakada Al-shabab oo gacan ka geysatey. Afhayeenka Xarakada Shababul Mujaahidiin, Sh Cali Maxamuud Raage oo xafldii soo xirida shirka heshiiskana labada beelood ku gaareen ka hadley ayaa sheegay inay soo dhaweynayaan kana qeyb qaadanayaan fulinta heshiiska labada dhinac isla gaareen. Dhinaca kale, Sh Cali Maxamuud Raage oo Khadka Talephon-ka Saxaafada Shir jaraa’id ugu qabtey isaga oo ku sugan Degmada Aadan-yabaal waxa uu sheegay inay shuruudo ku xirayaan shir dibu heshiisiineed oo Soomaalida loo qabto. Heshiis & Nabad ka hirgasha geyiga Soomaaliya ayuu sheegay Sh Cali Raage, Shareecada Islaamka oo la dhaqan geliyo inay ugu filan tahey, howshaasna ku guda jiraan. Waxa kale oo uu intaa ku darey, inaaney dan ka laheyn shirarka dibu heshiisiineed ee dibadaha laga abaabulayo, horeyna u qaadaceen. Hadalka Afhayeenka Al-shabab, waxa uu ku soo beegmayaa xilli dhawaan Dowlada Liibiya shaacisay Shir dibu heshiisiineed oo u qabaneyso dhinacayada Soomaaliyeed ee iska soo horjeeda, balse ayna wakhti go’an u qaban. Dhinaca kale waxa uu isla mowqfikoodii hore ka istaagey hadal jawaab celin ah oo ka soo yeeray Madaxda Dowlada Burundi & Uganda oo ku aadanaa weeraro ka dhana Xarumaha Dalalkooda. somalimirror.com
-
"So if there are of you a hundred steadfast persons, they shall overcome two hundred, and if there are a thousand of you, they shall overcome two thousand with the Leave of Allah. And Allah is with As-Sabireen (the patient ones)." (Al-Anfaal, 66) “Ten of their guys can defeat 100 of us,” admitted Gen. Mohamed Sheik, chief of the government’s fledgling intelligence services. http://atwar.blogs.n ytimes.com/2009/09/2 4/the-front-line-in- somalia/