dambarsame

Nomads
  • Content Count

    212
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by dambarsame

  1. Waa markii ummadda Islaameed ama gaalaad lagu marmarsoon jirey inta meel loo socdo la garanwaayo.. mar Westren, mar Etheopia, mar Amisom, mar Alqacida, and lastly walad cabdalla. wallee soomaali uun bay sartu ka qurunsan tahay
  2. haa internetku waa wanaagsanyahay. yes he can travel to gedo or p/land to look for the vice he addicted, sorry I don't mean to grasp the rule but to fight against anyone else. if its not that he had and has the chance allowing him to propagate his Islamic intentions through peacefull manners Originally posted by Maaddeey: Sorry, Caydiid buu wakiil u ahaa, sax? [/QB] waa laga yaabaa in iyada oo aan qiyaamihii la gaarin ay xubnahaagu ka marag furayaan arrinkaas
  3. Originally posted by Maaddeey: ^Su'aasha maaha sunta, ee waa inta aan bold ka dhigay!, si kastaba, i'm cool. Dar Ilaahay ku deg sxb, iyada laftigeedu xanaf ma lehe
  4. Originally posted by Maaddeey: [QB] SHEEKH XASAN DAAHIR: "Dagaalka aan kula jirno Dowladda Soomaaliya ma ahan mid fidno ah, mana ahan dagaalkeennu mid xukun doon ah" waxa la isku haysto ma ahan dagaalka looga horjeedo AMISOM, ee waan kan laguna jiro dowladda Soomaaliya, waxaana dagaal fidno ah lagu tilmaami karaa kuwii Jabhadaha Soomaaliya dhexmaray ee xukun-doonka ahaa iyo kuwa qabiilka ee meelaha qaar ka dhaca" ayuu yiri Sheekh Xasan Daahir Aweys. cajiib "alla shiikhu faan weynaa" oo haddaadan xukun dooneyn sh.xasanow marka dagaalkaad waddid ee aad xaafadaha masaakiintu ku nooshahay dhufayska uga dhiganeysid ee aad markii lagu weydiiyana leedahay "ha iska adkaystaan khayr baa ugu jiree" ma jihaad baa!! hadduusan xukun doon ahayn adiga iyo shabaab isku saf baad geli lahaydeen. maya aniga dannigayga waa balwad magac jihaad loo bixiyey ayaan oran lahaa
  5. Originally posted by Maaddeey: quote:Originally posted by dambarsame: Maaddeey, Adigu Alshabaab iyo xisbul Islaam kee la jirtaa. due to hidden factors Xisbul-islaam malahayga Waadigii fiicnaaye, ma suntii baa kugu soo duxday? non ti arrabiate con me! waar sxb weli waan fiicnahaye ma maqashay curious kills the cat. middeeda kale su'aashu ma sun bay xambaarsanayd non ha paura amico, non ti faro arrabiare mai sicome che sei il mio gran sheikh
  6. Originally posted by Jacaylbaro: [QB] Dambarsame, that side is the only survivor of the aftermath and still doing its best to stay strong. Waxaad ceebta u taqaan dad bay caadadiisa tahay what kind of stregth and survival you are boasting of, since you used to kill and even now killing each other ( like the incidents occured burco and ceerigaabo lately. and according to your hyperactive temper it will continue) and the peasants armed and actuated to the battle field are still living grass-made cottages and still living under the level worldly known of poverty..
  7. Everyone has got the result of his intentions, but unluckily there is a side not recognised still the aftermath and pridely chanting their unfortunate fate, alas but they will recognise it sooner or later
  8. Wallee nimankaan waa tashadeen oo dantooday garteen
  9. Originally posted by Jacaylbaro: quote: 1. HISTORY DOES REPEAT ITSELF. So u mean they will be defeated ??? no he means the will make you who you were
  10. Originally posted by Maaddeey: Too late, sxb. Adduunka, gees ka gees waxa ka socda revival of Jihad!: إذا تبايعتم بالعينة، وأخذتم أذناب البقر، ورضيتم بالزرع، وتركتم الجهاد؛ سلط الله عليكم ذلاً؛ لا ينزعه حتى ترجعوا إلى دينكم Markii Jihaadka laga tegay baa Dulli ku dhacay Muslimiinta!. Muxadith Diyaar Al Masriyyah, Shaykh Axmad Shaakir wuxuu yiri: والجهادُ هو ملاكِ الأمرِ كلِّه في الإسلام رضي عبيد أوروبة أم أبوأ waa sax laakiin sow jihaadku mid loo miidaan dayo ma aha, mise bishakli cashwaa'i buu isaga soo soconayaa
  11. SNM didn't want any kind of deal, since they had clan motivated agenda.. never mind maxayse ka dheefeen, iyagoo lo'da basta ku qadaysiiyaan garanayaa. maantana you wonder the large number of shanty towns deweled by indigenous people at the outskirt of every town belonged to SNM..
  12. waa yaab tani cay mooyee wax kale waa daysey!! Maaddeey, Adigu Alshabaab iyo xisbul Islaam kee la jirtaa. due to hidden factors Xisbul-islaam malahayga
  13. Originally posted by Jacaylbaro: quote:Originally posted by dambarsame: sannadkani waa sannadkii laysku raacay in xabaalaha la qufo . ninba ujeeddo haka lahaadee tani xabaal maaha yaa ahlal qubuur ,,, but unearth means exhume, notwithstanding your copied essay told nothing of the remains of the mentioned person was found anywhere. laakiin dhib maleh mid kalaad iska soo fagteen oo u niyooteen in uu isagii yahay
  14. Faarax macallin waa siyaasi dhiirran ostensibly,although his ocassinal political maneuver slips he never abandoned his somali interest aspirations.
  15. Originally posted by Jacaylbaro: Watch out niyow ,,,, Maadeey said Alshabab come with the rain as someone (cawke) said previously Al-shabaab will never dare to cross our line
  16. Horta ONLF hadda yaa madax u ah? Ma sheekh ibraahim, Mise admiralka?
  17. Originally posted by Amistad: Congrats to P.I.S. the name is changed as P.I.A recently. Do you work with them?
  18. Me I have never been excluded my self from somali people , let me to be one of my people war ii daa dadkayga ALLAA i badaye
  19. typical somali character. if I am not wrong some intuitions are telling me (nevertheles your different dogma) that all of you hail from same area, I mean the last three posters
  20. Originally posted by General Duke: The only problem one finds with Black Women, is the hair. Its difficult to be happy, while one is nappy. the hair will make no matter if the structure is sound
  21. Originally posted by AfricaOwn: the pirate boys are giving each other awards now...That's whats up. in referece of the thread you told that Dr. Gabbose is your uncle, even you are among those you call always "PIRATES" did they still aprove you to be an SNM