dambarsame

Nomads
  • Content Count

    212
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by dambarsame

  1. the peace will come when every somali person understands that his future is in his hands (Although the emerging zonal administrations may negatively or positively diverge the dreams of the people)
  2. Cajiib, wax walba ma muran baa la gelinayaa. Soomaaliya ha midowdo oo duca ah baan ogaaye, goormaa dadka qaar habaar u qaatay
  3. Garaad Cabdullahi Cali Ciid is naturally Noble breed, since his Father was the cheif of their clan, his mother is Hawa Sayid muhammad Abdalla Hasan and his grandmother is Bullo Garad Ali Shire, so that he is one of the very rare remnant intellectuals hailing from Hubera-Lasqoray sultanate
  4. Originally posted by Maaddeey: ^Dambarsame, saaxibkeyga qaaliga ah, goormaad lafa garaaca baratay?. War sxb maaddeey, indhoweyd waan ka maqnaa meesha, markaanse dhurwaa dhurwaa ka gardaran arko ayaan dulqaadka lumiyaa But I am deeply indebted your idiomatic advise, which is in fact very rare to have recieved like it other than from a kind friend.
  5. Cawke is a brilliant boy who has ability to read what is going on the mind of others, but he never read what is melted by his mind.
  6. Originally posted by Hunguri PS: Dambarsame, saaxiib adiga waxba ku odhan maayo. Warankaygu adiga oo kale ma Gayo.... Nabaday [/QB] Hunguri Sxb waa runtaa illeen warankaagu waxaan xeero hilib ah iyo saxan bariis ah ahayn ma geyee,waaba haddaad waran abid yeelataye
  7. the sole points that you have ever acheived from a battle ground which I heard was only two nicknames which were Dheddig and dhabar macaan
  8. Originally posted by Nassir: Hunguri, hadal xikmad leh baad soo tabisey. Berigii la dhisayey dekedda kismaayo ayaa waxaa shaqaaleheeda ku jirey nin reer waqooyi ah oo la oran jirey Cali-waskhaan oo dhib badan, maalin dambe ayaa niman uu dhibay waxay uga ergoodeen odayaal ciddiisa ah, markaasaa odayadii dhaheen nimanyahow annagu ninkaas idiinma qarin oo waataan magaciisa idiin sheegnay. hadda hunguri xikmad ma sheegine sheeko magaciisa khusaysa ayuu noo sheegay. Maxaase sahan, talo iyo ciidan ka galay abidkiisba inuu martiyo ma'ahee cidi kama martiyine. Nimaan weligii in loo taliyo ma ahee talin cidina talo weydiinmayso suu maba yaqaane.
  9. Originally posted by Nassir: Peace, if you had listened to VOA's interview with Atam, you would have developed a dispassionate view of the whole conflict. It's Farole who has committed a series of errors on his approach to resolving this issue. He broke an earlier agreement in Galgala. He then bypassed the Elders' intervention and request to resolve this issue in a peaceful solution. Then he declared a war on them and labeled the region as a "terrorist haven" by appealing to the world to come to his aid. He also appealed to the animalistic instinct of his sub-clan family from all walks of life to attack (defend from his perspective) a different region. Prior to the two days before Karin, he ordered the deportation of hundreds of IDP's under the false pretext that they were threat to the city of Bosasso. Though condemned by international human rights organizations and UNHCR, this move was his ill-designed strategy to solicit a public support for his "campaign of full security crackdown", one that seeks a new indefensible position to justify his war on the people of Galgala and western region. Considering all of this fact, who is destryong Puntland peace or turning one community against another. Besides abandoning the people of SOOL and Buhoodle while hypocritically rallying for the support of his clan from all walks of life and urging them to bear arms and kill another community, does this warlord have any moral position left to unite what is already left of this fragile clan-system? Nassir stop crying and the war will continue and we will never accept the sinister cons of the dheddig folks
  10. Originally posted by Xudeedi: Dhahar oo Baaq Nabadeed laga Soo Saaray July 29, 2010 By admin BAAQHadaanu nahay Issimada, Cuqaasha iyo waxgaradka beesha ********** ee deegaamada Haylaan iyo Galbeedka Bari waxaa kasoo baxay shirkayagii maanta oo taariikhdu tahay July 29, 2010 ka dhacay magaalada Dhahar qodobada soo socda: Waxaanu kasoo horjeednaa wax allaale iyo wixii nabada iyo xasiloonida Puntland wax u dhimaya meeshay doonaan haka yimaadeen, ciday doonaana ha ahaadeene; Waxaanu si deg deg ah goobta uu dagaalku ka dhacay ugu diraynaa guddi isugu jira issimo iyo waxgarad kale oo soo baadha xaqiiqada meesha ka jirta; Maadaama uu dagaalkani ka dhacay deegaankayaga waa in ay dawlada Puntland naga war sugtaa inta aanu xal nabad ah ama mid colaad ah ka keenayno ciidanka buuraha Galgala ku jira; Waxaanu ugu baaqaynaa maamulka Puntland in ay go’doominta ka qaadaan shacabka degan deegaanka Galgala iyo tuulooyinka ku dhow magaalada Boosaaso; Waxaanu diidanahay hadalkii kasoo yeedhay madaxweeynaha ee uu ku baaqay in beelaha Puntland ay hubka qaataan, waxaanuna u aragnaa hadalkaa mid khal khal gelinaya nabada Puntland . Anagoo aaminsan in wax walba marka hore nabad lagu dayo, xalka ugu danbeeyana noqdo dagaal hadii nabad wax lagu qaban waayo. Shirkan waxaa kasoo qayb galay: Nabadoon Warsame Adan Geesood Nabadoon Cabdilaahi Maxamed Xassan Muuse Nabadoon Axmed Siciid Madaxay Nabadoon Siciid Xasan Xaaji Yuusuf Nabadoon Saxaradiid Ali Dhawaaq Nabadoon Abdi Ali Farah Nabadoon Cabdi Ibrahim Jarjoor Nabadoon Abdi Salaad Farah Nabadoon Maxamuud Cumar Muuse Nabadoon Faarax Cali Ilsar Nabadoon Bashiir Faarax Taalaherdi Nabadoon Boqole Cabdi Qacle Nabadoon Yuusuf Boobe Nabadoon Cabdi Halac Nabadoon Maxamuud Cismaan Yuusuf Nabadoon Ahmed Maxamed Xasan (Mucaarad) Nabadoon Axmad Saalax Caynab Nabadoon Cabdi Kilwe Cismaan Nabadoon Maxamed Yousuf Shire Nabadoon Muuse Gabayre Axmed Nabadoon Salaad Siciid Jibe Wixii faahfaahin ah, lasoo xiriir gudigaodayaasha@gmail.com Been badanaa goormay intaas oo nabaddoon yeesheen. Waryaa Dhahar people stop to complain for nothing when the chips become broken. you were the people who begun to kill the inocents in the mosques and streets. and we waited that you get your real Conscience back for more than one year and seven months. but from now onward waa allow kii roon reeraha u reeb Dagaalkuna waa soconayaa until we reach our aim. Xaalkuna waa ha wareegto giraantu, Qabaa'ilkuna hubka dhigimayaan:D
  11. waa yaab Waxaa la yiri "miidaamo dhego ma leh haddii malag dhawaaqee" Tolow ma sannad guuradii bushima-diir iyo darbadaaley ayaa soo wareegtey, Ifafaaleheedii ayaa aad isu soo tarayee. Waxaanse kaloo weydiiyey Xudedi, Nassir iyo koora tuunshe heshiiskii saddex-geesoodka ahaa ee Dhahar, karin iyo Qandala ee ku saabsanaa in dadka magoolkiisa masaajidda iyo meel walba si edebdarro ah loogu laayo xagee ku dambeeyey? Ninkii jirey wuxuu yiri "Adigoo dabaadi u dhashoo dagadi D.a.rod ah, oo daymo maalin ah ku filan dirir hadday joogto" Ogaadana hadda wixii ka danbeeya ninkii ooyi lahaa iyo habartii barooran lahayd dagaal waa kow, ee halla adkaysto.
  12. Waryaa Antaram Sxb gabaygaas Salaan ma tirin, JOOJI BILILIQADA, maxaadse A&T Amxara ugu caayaysaa sow idinka ayaamahan oo dhan lahaa "Dee Ethiopiana way inoo soo hambalyaysay, Hayaay citiraafkii uun baa xiga ". just being happy with only very few words broadcasted by Etheopian junior officer. :eek:
  13. Originally posted by Raamsade: This can't be true since Moses almost certainly never existed. The Ancient Egyptians were the most meticulous record keepers of all the ancient civilization -- they even recorded the rise and fall of the Nile. They never once mentioned Moses irrespective of all the ET special effects Moses was said to have performed. Acuuthu BILLAAHI mina shaytani rajiim. war meeshu gaala badanaa!! look at this thing giving its credits what is said by the ancient egyptians but trying to rule out the verses of ALMIGHTY SW. it is sure that you will complain an other day, a day that the worldly provissions of property and progeny won't assist you..
  14. Mid ka macquulsan baa laguu hayaa sheekh nuunne. nin dhallinyaro ah oo qaadka cuna ayaa gabar la ballamay bacdal maqrib inay ugu timaaddo qolkiisa irrid bannaanka ah ee uu deggan yahay kuna qayilo. kolkii xilligii la gaarey ayaa albaabkii lagu soo garaacay, waa furay mise waa ri' meesha garaabo uga baratay oo xilligii ay heli jirtey la gaarey, wuu eryey oo albaabkiisii iska xirtay, mar labaad ayaa la soo garaacay, mise waa ri'dii, waa eryey haddana oo wuxuu soo dhoweystey ul uu is lahaa hadday hadday ri'du mar dambe soo laabato madaxa kaga dhufo ( Gabadhiiba waa hilmaamay), mar saddexaad ayaa la soo garaacay suu intuu soo dhuukiyey oo soo gabbaday oo ushii si fiican midigta ugu qabsaday ayuu albaabkii tartiib u furay oo isagoo aan waxba hubsan is yiri ri'daan baas madaxa ku dhufo. markii nabarkii ka dhacay ayuu maqlay "aaaa" show gabadhii buu madaxa kala dillaacshey..
  15. Maalmuhu waa badan yihiin, ee nimankaan maalintooda ha loo daayo oo maalin kale qashinkaan aad sheegaysaan ku beega
  16. Originally posted by Abtigiis & Tusbax: Cameron wuu yaabi doonaa? Riyaale is who unbaa ka soo hadhi doonta. Markuu Somaliland maqlana, he will send his thanks to Sheikh Sharif, intuu kala garan waayo. war malaha way is yaqaannaane ka fiirso, sow tuu riyaale dhowr jeer ingriiska tegey ee labada aqalba la kulmay
  17. maya qaxootigii ay haysey baa il fuur (dhacadiid) ku noqday oo meesha ka tegi waayey
  18. ilaa imminka habartu waa hareeraysan tahay
  19. Originally posted by Karl_Polanyi: The Somali Flag is offensive to Somalilanders, Islamists and Djiboutians. I think it should be changed. I have a Somali flag in my house, which was given to me at an event, but I would never bring it out- unless there was a volcanoe in the country which exports toilet paper material. real talk! war bal adna calankaaga soo daa kolley isna waa maro uun e, khilaafkii hadda calammuu ku soo ururay
  20. Anigu waxaan oran lahaa haddii uu diin iyo iimaan leeyahay ummadduu ka fariisan lahaa oo ciyaalka iyo maatada dhufeys kama dhigteen.
  21. Originally posted by PasserBy: If you can't beat them join them. Nothing wrong with that. I second to your opinion
  22. sheekadaan oo si kale u qoran kana dhadhan fiican waxay ku taal buugaagta suugaanta form fourka ee manhajkii hore ee soomaliya so it will become a kind of piracy